site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan idin weydiinayaa yaa badan Maxamuud Garaad iyo Maxamuud Saleebaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Waxaan idin weydiinayaa yaa badan Maxamuud Garaad iyo Maxamuud Saleebaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Reer Faatax

Tuesday, November 07, 2000 - 11:04 am
Walaal waxaan idin weydiinayaa yaa badan Maxamuud Garaad iyo Maxamuud Saleebaan ,waayo anigu waxaan waxaan ahey WARSANGELI laakin labada waan aqaanaa siiba Maxamuud Garaad waayo waxay degaan laga soo bilaabo tuulada Widh-Widh ilaa Ceerigaabo cidina lama degto waana 500 oo KM markaa walaal waxaan doonayaa midka badan inaan ogaado xaguuse buu degaa Maxamuud Saleebaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Harti

Tuesday, November 07, 2000 - 11:50 am
Waar Maxamuud Saleebaan Isaaq oo dhan ayay ka badanyihiin iska daa Dhulbahantoo dhane

Reer Faatax ma tihid e grac baad tahay.
Waar Maxamuud Garaad miyuu ka badanyahay Garaad Yuusuf(Warsangeli) waa afar xabee.
Maxamuud Garaad tiradiisu waa Jaamac Siyaad iyo Naalaya Axmed.iyo xoogaa Nuur Axmed ahMid keliyi male'eka Garaad Cabdalle.
Bahma Jeerteen ayaa toban Jeer ka badan Jaamac Siyaad.Ee Jaamac Siyaad qaylada badan ayaa waxay ka dhigtaa inuu labalaab ka badan yahay Bah Majeerteen.

Anagaa isu tirina dadkee na weydii.

Faarax Garaad ayaa ka badan Maxamuud Garaad.
Ahmed Garaad oo keliya ayaa ka badan Maxamuud Garaad oo dhan.
Faraha dhulbahante waa Faaraxa Garaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEERIGAABO

Tuesday, November 07, 2000 - 08:58 pm
Saaxiib ha ceytamin Maxamuud Garaad waa la yaqaanaa waa qabiil balaaran mida kale adigoo Warsangeli ah oo aan la aqoon rag iyo dumar waxaad tahey Maxamuud Garaad wax ka sheegin ,mida kale Warsangeli waxaa toban jeer ka badan Naaleeye Axmed waadna taqaan waa ragii wax kaa celin jirey ee cadowga kaa difaaci jirey weligeyna ma arag 100 nin oo ciidana oo warsangeli ah oo meel jooga dadkuna waa ina yaqaan ee iska aamus yaan dadku kula yaabine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANAAG

Wednesday, November 08, 2000 - 03:46 am
Horta hadii aad habaartamaysid iyadu waa meesheeda waxa aana kuleeyahay hoostaada la hel.
Waar naagyahay waaa naage.Miyaanay ahayn Jiidali meeshaan kaa difaacayey Isaaqa.Damala xagare markii ragu is dilayey miyaadan wax bililiqaysanayn.Waar dhulkaagii oo dhan Isaaq baa qaatay doqon yohow inta aad aniga ii jeedid.Jiidali qaate.Guri kasta oo Naalya Ahmed dego reer isaaqa ayaa toban talaabo loo dejiyey, oo lays leeyahay kani waa socdaaye aad guriga qaadatid.Masagan iyo beeraheedii maye, Muuse Ismaaciil ayaa la wareegay adna Laascaanood ayaad kasoo jeensatey oo aad ku faanaysaa waxanaan samayey.
Doqoniina ku haysee nacayb ka aad aniga ii haysid car u qaad Isaaq.Hadeer ayaad markaad aragtid kabaha u leefaysaa.Laakinn gabdhaa idinka soo hadhay.
Waa kugaranayaa naagihii Naalaya Ahmed ayaad tahay.Anagu Naalaya Ahmed naaga mooyee ragba kama aragno.

Ii sheeg meesha aad wax ka tartid.Dadku kuma oga.
Kumee sowdigii Laascaanood u qaxay hadana Ceergaabo iyo sanaagba ka guuray.
Anagu iskama hadalo.

Taariikhdana aan kaaga sheekayee.Waxan ahay ragii intay dhulka kaa qaxiyeen uu Nuur Xidig lahaa:
"Ma maantaan dhaladkaygiyo dhudhunkayga saluugey, oo aan Buur dhaab hal dhukaan le kula dhuumanayaa oo weliba rag ii dhaaranayaa"

Ha faanin faanku ma fiicna.Raganimo aadan lahayna ha isa saarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANAAG

Wednesday, November 08, 2000 - 04:22 am
Ma ogtahay ninka faanayow anaga iyo Habar Jeclo inaanan waqti badan xad yeelan sanadahan mooyee.Adaa qaxay oo meeshii ka baxay, oo nugaal hoose iyo Laascaanood u cararay.Aniga one inch dhul ah laigama haysto.Doqon yohow intaad aniga ii jeedidi dhulkaagii mee.Xudun miyigeedii, Awr boogays miyigeedii, Ardaa, Karamaan eeriyadaa oo dhan Sacad Yoonis iyo Habar Jeclo ayaad uga carartay.
And you love them very much.Do u know why u love them, beacause naag ayaad tahay naaguhuna ninka garaaca ayay jecelyihiin.
Weligaa iyo allahaa kob caleenle kama soo durdurin.Warsangelina waxad u necebtihiin waagii hore ayaanu idin garaaci jirey hadase waanu iska kiin deyney oo danahayaga ayaanu u jeensanay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiidali

Wednesday, November 08, 2000 - 04:28 am
asa/calaykum dhamaantiin waxaan sheegi lahaa inaan caydu banaanayn laakiin su'aashu furantahay iyo waliba dadka isuggu jecel Somaali in dad laga yaabo inayan ahayn labada reer midna ay furaan "Topic"gan oo kale dadkuna fooda isla galo hadaba ninkii su'aashan keenay waxaan u sheegi lahaa hadii maxamuud Saleebaan badanyahay iyo hadii maxamuud garaad ba badanyahay waxba ka faa'iidi maysid ee hadaadse rabto inaan ogaato kan badan intaad dhul martay iyo intaad dad aragtay iyo intaad oday waydiisayba kuugu filan su'aashan.
tankale caydu ma banaana ee joojiya yaynaana u wada hadlin sidii dadka qaarkiis waad salaamantahiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUHOODLE

Wednesday, November 08, 2000 - 09:54 am
WARYAADHA ABTIYAAL MA HADANA
HORTA WAA IDNKII WAAYO DEE IDINKA AYUUNBAA NAAGYAHAY RAGA KU CAAYA.
WAXAAN KALOO KUU SHEEGAYAA WAA GUNIMO IN AAD REERKAAD TAHAY KA XISHOOTAA, SHEEGO ILAAHBAA KAA DHIGAYO.HADII KALE DEE SUN CAB.
WAXAAN KALOO KUU SHEEGAYAA
WARSANGELI,DHULBAHANTE IYO MAJEERTEEN WAA WALAALO.WAYNA KAA NASABSANYIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanood

Wednesday, November 08, 2000 - 09:58 am
War yaadha tuug yahay ha ka dhex shaqaynina dadka walaalaha ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL BAH CABDALLE

Wednesday, November 08, 2000 - 10:57 am
Saaxiib hadaan kaaga waramo taariikhda aniga waxaan ahey Dhul-bahante waana lay yaqaanaa ilaa aduunka dabadiisa adigana laguma yaqaano mida kale Isaaqa aad sheegaysid aniga dhul igama qaadin ee adiga ayuu xitaa ragaagii sida naagaha fara xumeeyey oo waa la ogaa hadaadse sheeganeysid inaad dagaalami jirtey maxay Jamac siyaad kuugu yimaadeen markii isaaq hubkii kaa wada qabsadey mida kale waa la ogaa markii la qabtey niman Naaleeye Axmed ah iyo kuwo Warsangeli ah oo Isaaqu yiri waar Naaleeye Axmed aan leyno Warsangelina inaga sii daaya Rag iyo Dumar midna maahee ee Wiilka Naaleeye Axmedku dhaley ka soo harey Warsangeligii ee uu yiri waar walee inaanan naagaha raacey ee abtiyaashey aan meel kula dhinto waxaana la idiin bixiyey naago la mood mida kale waad ogeyd sida loo fara xumeeyey Badhasaabkiinii ,markaa walaal anigu kuulama faani karo Dhul-bahante iyo warsangeli ee waxaan kuula faanayaa BAH CABDALLE IYO WARSANGELI mida kale waxaa lagu soo weydiiyey su,aal ah yaa badan labadaa reer ee maad dhiibatid fikradaada maxaad la ceytamin mida kale waad ogtahey inaaney isu dhigmin Warsangeli iyo Maxamuud Garaad mida kale ma waxaad ka careysan tahay maxuu Ali Khaliif noo siin waayey Wasiir saaxiib waan kuu sheegay rag iyo dumar midna ma tihin waxaa Wasiirada la siinaya raga wax tarka ah hadii wax la siinaya waxaan wax siinaeynaa Dumarkiina oo idinka karti badan waana siiney,mida kale maxaa kaa galey Majeerteen ,Majeerteen waa walaaladayo anagaana u hiilino waana na ogyihiin adiguse waxba ma tihid Majeerteena waa ogyahay arintaas ee iska aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shire

Wednesday, November 08, 2000 - 12:31 pm
anaa waso dhulbahante,mareexaan,majeerteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Wednesday, November 08, 2000 - 01:00 pm
warsangali raali ahaada kuwan isaaq xishoonmaayeen, marey dhulbahante iska dhigaan marey warsangali iska dhigaan. waxaan umaleynayaa iney rabaan in madaxa marlabaad laga garaaco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldaan

Wednesday, November 08, 2000 - 02:34 pm
bah midgan war bal garcan dhulbahnate oo aan taariikhda loo dhigin orad awoowgaa waydii hadaan iidor dilin.
garacyahow dhulbahnate iyo muse ismaciil ba saldanata cali shirey hoos i man jiree.
waa xiligii midgaha iyi daayeerada bal dhulbahnataa maanta saldanatii warsangeli wax ka sheegaya.
markaad ina cabdalla xasan askar u ahydeeen warsangeli saldanat bay ahaayeen ina cabdalal xasan jabiyay.
makhnuud bah habar dhulbahante anigu cabdalaa ma aqaane jaahil baad tahay.
warsangeli waa ka taariikh fiican yahay soomaaloo dhan.
majeerteenka orad aad anaga idinka iyo iyagaba wasna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL REER HAGAR

Wednesday, November 08, 2000 - 03:54 pm
Saaxiib weligaa adigoo wax tara lama arag waana la,idin ogyahay car intii uu Harti dagaalamayey ii sheeg meel uu Warsangeli wax ka tarey iyo iyadoo la leeyahay guushaas waxaa keenay Warsangeli waa laydin yaqaan ee iska aamus mida kale Dhul-bahante idin ma yaqaan oo waxuu degaa laga soo bilaabo Wardheer ilaa Ceerigaabo waa 900 oo km mida kale anagaa kaga guuleysaney kuuraastii baarlamaanka Ethoupia Majeerteen ,markaa saaxiib waxaad is taqaaniin Naaleeye Axmed ee la kaftama waxaad is le,egtihiin jilib Dhul-bahante ah,mida kale adigu ma waxaad tahay BAHALO DUFANLE ee oran jirey hadii DHAHAR YIRI ALAA YIRI ,mida kale Warsangeli waxuu ahaa ina Cali Shire wuuna dhintay waxaa hada la idinku tiriyaa Dumarka Majeerteen iyo Dhul-bahantana ma gaari kartid waa nin raga oo cadkooda goosta markaanu Harti laga sheekaynayo la idinma soo hadan qaado waayo hadaad rag tihiin waa la idin soo hadal qaadi lahaa ,mida kale Dhul bahante waxuu leeyahay 6 Garaad,1 Ugaas,1 Boqor,2 Sudaan adigu hadaad badan tahay maxaa halka suldaan kuu yeelay waan ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Bohogayslabe

Thursday, November 09, 2000 - 02:54 am
Wiil Bac cabdalle:
Ha caytamin ee xaqiiqada ka hadal.Waxan filayaa inay runtu ku kululaysay
Anigu waxan ahay nin Bahogayslabe ah si fiican ayay nuna isu garanaynaa.Weliba waad ogtahay in BAHALKANA nalagu naanayso oo hadii aan kuhelo aan indhaha kaala baxayo adiyo gabdhaha kale ee NAALAYA AHMED ba.
Faan meel ku gaadhsiin maayo.Waadna ogtahay in Naalaya Ahmed oo dhan ay Bah Ogayslabe ka badantahay Kana Labtahay.II sheeg meesha aad wax ka tartay.Bal waan dagaalamaa ayaad leedahay e meesha dadka aad laysay lagu aasay ii sheeg.Hal goob ood aad ku guulaysatay amba aad rag iska celisay oo aad ku faantaa majirto.
Marka wax yari dhacaan inta aad qaxdid ayaad waxad ka soo jeensataa Laascaanood iyo Taleex.
Nugaal dhulkii lagaa qaad.JIIDALI ILAA IYO NUGAAL HABARJECLO IYO SACAD YOONIS AYAA QAATAY.
Hadaba aniga dhul ONE INCH laygama haysto e waxan kuu sheegayaa wiilow kaftan kuuma fura.Horta dhulka soo dhacso.OO rag iska celi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil NUUX CUMAR

Thursday, November 09, 2000 - 03:00 am
Wiil reer Hagar.
Nin taariikh badan haya ma tihid.
Dhulbahantoo dhan inaad wax idhaahdona igama mudna.Dhulbahante tol ayaanu nahay laakiin qaar doqontu ku badantahay ayaa ku jira sida NAALAYA AHMED ka.
Hadalkaagana waxan kaa idhi "NINBA WAX ISLE".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Dubays.

Thursday, November 09, 2000 - 03:07 am
Alla boowe dhulbahante cali xumaa ma Hawiyay wax la wadaagaan.
Caqligaasi caqli Harti maaha.
War shalay miyaanay ahayn '98 makrii Maxamuud garaadka aad sheegayso oo dhan uu jilib yar oo Dubaysi uu dhebigooda u qoray.
Dhulbahante waxaad ku faantaan mahaysataan eee yaanu dadku idinla yaabin.
CAQLI IYO CUDUD MIDNA KUMA FAANI KARTID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xirsi Dalal

Thursday, November 09, 2000 - 03:12 am
Salaan,

Markan dhuuxay doodan aniga waxay ila tahay inay raga Warsangali ay gar leeyihiin sabab maan maqal Isaaaq ayaa dhul Warsangali ka qaaday , laakiin inay Habar Jeclo laf ka mida ay Caynaba dhulos oo dhan ka qaaday oo ay waliba ceel kaliya soo ceshan kari waayeen. Anaga iyo Garxajis dhula waanu kala qaadnay laakiin maalinba rag baa haystay ama Wardheer ama Wiilwaal ilaa Ceelbaxay.

Dhulbahntaw labada mid soo gala ama sheega dhul Warsangali laga xoogay ama idinku sheega dhul aad cadaw ka qaadeen ama garta qaata?

Intaas midna hadii laydinka waayo..walee naago naago dhaleen baad tihiin af ka hadal mooyee muruq muujin laydin ka waa..car Caynaba ku dhac..car..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANAAG

Thursday, November 09, 2000 - 03:42 am
HA HA HA HA HA HA HA
DHULOS CAQLI LAGUMA OGA......................
CAQLI AAD KU FAANTANA MALIHID CUDUDNA HABA SHEEGIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaag

Thursday, November 09, 2000 - 05:06 am
Gabay baa jirey hore loo yidhi:
ISKA DHEREG DHULBAHANTAAD TOHOO WAAD ABAAL DHICI.

Waar ninkaan Habar yoonis shalay ka dhicinayey.Oo jiidali ugu dagaalamayey, ninkii markii uu gaajadu haysey baabuurta soo dhiganayey Laasqorey oo raashinka urarayey (Waxan u nahay United Nations oo kale kaalmada si fiican ayaa loogu fidiyaa ilayn waa duul baahane).

War ninyohow iska aamus yaan dadku kula yaabine wax alla iyo waxaad ku faantid ma haysatide.
Dhulkeed ku faanaysaa dhulkii oo dhan lagaa qaadye.
ISaaq ayaa intuu nugaal oo dhan kaa eryey hawd kuu cayrshey.Hada waxa kugu soo hadhay luuq yar oo nugaal iyo hawd ah intii kale Habar Jeclo, Cirsi Cismaan iyo Sacad Yoonis baa qaatay.

Waa laidin yaqaan Hartigaad u xiniin ya waaweyn tihiin.Boosaaso marka aad timaadaan laba xiniinyood oo waaweyn baad muujisaan.Burco iyo berberana kuwa tuugsanaya laidinkama garto.

Ninyohow cadawga mark aad iska soo dhiciso oo aad Caynaba soo qaado oo Jiidali xorayso, oo Awrbogays iyo Xudun xorays raga shirka la kaalay oo kaftan.

Hadii kale waxa aad wadaa waa caqli Dhulbahante ee dhareerka isk du.

G

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Harti

Thursday, November 09, 2000 - 05:13 am
Waryaada joojiya waxa aad wadaan.
Sheekada halkaa ku xira tol hadaynu nahay yaan cadawgu ina maqale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Ogaaden

Thursday, November 09, 2000 - 06:56 am
WALLALO PLEASE JOOJIYAH WAXAD MAYSHA KU WAATAN
YOU ARE ALL FROM THE SAME GREAT FAMILY AND YOU HAVE MANY ENEMIES WHO WILL STOP AT NOTHING TO DESTROY OUR BROTHERHOOD. THIS IS A INTERNATIONAL WEBSITE WHERE ANY QABIL COULD SEE WHAT IS GOING ON HERE. SO PLEASE END THIS DISCUSSION NOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxmuud Saleebaan

Thursday, November 09, 2000 - 06:59 am
Ari boowe gabanada Warsangeli waa runtoode ha ku dherersan Maxamud Saleebaane horta bal Habar Jeclo iyo Habar Sacad yuunis isa soo arka oo dabadeed Booso isugu keen keen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Thursday, November 09, 2000 - 07:04 am
Sax weeye waryaadha hadda dhamaya dibna yaan wax loogu qorin meeshaan.
Waryaa duliyohow Dhulbahante iyo Warsangeli hadii ay xunyihiin labadiina midna wax ka helimaayo'e doqoniinada joojiya dad baa idin maqlayee.
Waryaa inagu sow inagii ku faani jirey isma cayno, isma qunjuraafnee waxanu leenahay dad wax garad oo wixii na dhexyaala xaliya.Waad beenayseen taa cadawgiina waad ina tustii DUF KU BAXEE duliyohow miidhni.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Thursday, November 09, 2000 - 08:17 am
mid iidoora oo hartiga kalayaqaana ayaa marba cid iska dhigaya. ufiirso hadalkiisa. sanaag markuu iskadhigayo iyo maxamuud saleebaan. yaan loojawaabin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, November 09, 2000 - 08:21 am
gaalka iidoor runtaa maad usheegteen.
ismaaciil mire markii gaalkii koofil ladiley
Annagoo Taleex naal jihaad talai soo qaadnay
Toddobaatan boqol oo Darwiish toogatay neef doora
Seyidkeennu tii uu na yidhi torog ku heensaynnay
Shakadaa intuu noo tebbeday noogu tacab qaybi
Illaahay ha tabantaabiyee ducada noo tuumi
Wareegada ragbaa waxay teweli yaan wax kaa tegine
Annana towlka qaalmaha nin iyo tulud u soo saarray
Sibraar caana geel loo tabcaday talax ku sii maallay
Tiirkii rasuulkiyo sharciga toog ku wada fuullay
Galabtaa taxaabiyo kadlaba toobiyaha raacnay
Habeenkii fardaha wow turraye taag ku sii mirannay
Tun biciida lagu qoofalyoow xamashka loo taabay
Talaaduhu markii ay dhaceen talalay oo reemay
Tixda gabay markii aan akhriyey toose niman jiifay
Tiraabkaygu meeshuu ka baxay la isku soo tuumi
Salaaddi markii aan tukaday yaarka kaga taagnay
Togga Ulasameed dooyadii horay u tuuryeynay
Intay timacad noo soo arkeen marada noo taage
Annaguna jihaad kama tagnee tiimbad ugu roorray
Sengayaal tabaadiyo gool weerarka u tooxnay
Tiiraanyo ololkii dhulkii Taani naga qaadday
Tallaala'ayda qaylada Berbera tahan la weydaari
Taambuuglayaashiyo kuway kuway tebaysay soo gaadhe
Taysaha gugii oo hanqaray tininigtii yeedhay
Talaxumada awrkuu u xidhay baqe taraarsiinnay
Girligaanka meeshuu tuqaday lagu tunsii geela
Tirsan maayo uunkuu tirmiyo tulushle Iidoore
Gaaladu waxay tacab lahayd taabnay galabtaase
Maadhiin turaabkaa ka badan tuurta kaga qaadnay
Tukihii intaan niman u wadhay tobanle soo qaatay
Gabagabo u tooxnoo kufriga maarre kaga teednay
Tafwareeman maynine intaan tubay ku aynshaadey
Galabtaa carraabada ku timi tuugga Buuhoodle
Habeenkaa ninkii tabar lahaa tarantarree gaadhka
Habeen kale taxaashay Nugaal godan u tuuryaynay
Habeen kalena tuuraha Cadduur toolin kaga maallay
Habeen kale Tagaabeeye iyo tu'innay Hayllawe
Habeen kale dariiqada tubnoo toosan lagu qaybsay
Toban gool tabaadiga dhigiyo taban unuun gooyo
Iyo taban tiftii hore rimoo taani lagu qooqshay
Iyo toban abeer tawllanoo tixinka qaalmooda
Iyo toban irmaanoo aniga la igu taageeray
Iyo taban eryoon jirey markay tubantehee joogto
Been laguma tookhiyo afaan taabud noqonayne
Intaa xarunta waa tubay xaq waa lagu tanaadaaye
Warka Tuurre waa laga hayaa tan iyo Iimay e
Waa Xamar tarrara oo misana taab ku sii daraye
Taltallaabsigiisiyokabtiga tabo kolow dheere
Anigana tis bay galay intaan col ugu taagnaaye
Tuludna uma godlaan reeruhuu tawl ka saanyade
Tafantoofka gaalkuu u dilay waa tixgeliyaaye
Suldaan Ruunna loo tebi inuu tuuladii gubaye
Tima soohanlow Eebbahay kuma tabaaleeyo
¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIAD HARTI

Thursday, November 09, 2000 - 09:02 am
DONT RESPOND TO GAALADA IDOOR WHO ARE TRYING TO MAKE US HARTI BROTHERS FIGHT EACH OTHER.
THERE IS ABSOLUTELY NO DIFFERENCE BETWEEN WARSENGELI AND DHULBAHANTE, THEY HAVE ALWAYS BEEN AND WILL CONTINUE TO BE THE CLOSEST OF KIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamuud Harti

Thursday, November 09, 2000 - 09:14 am
That's exactly how it is.
Joojiya waxaan oo isla yaaba.
Yaan cadawgu idinka faaiidaysan.
Waaruntii Said Harti.There is abstolutely no difference between Said Harti and Mohamud Harti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run-sheege

Thursday, November 09, 2000 - 09:38 am
all of you listen up:

gbeygan dhegaysta

Neecoow dellegan baa ka timi nimankii daaroode
nasabkoodu inuu naaqus yahay nuunka lagu sheegye
nacadalbaa ilaahay kuriday sabo nugaaleede
Naaleeye iyo Nuur hadii naago laga yeelay
inay naarta wada gelahayaan nacal abuugooyin
oo dabada loo nuuriyoo lagaga niibaayo
Nebi-luud kuwii diidaybay nacam ahaayeene
Ninwelboow ka carar waa weled nijaaseede.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Shirshoore

Thursday, November 09, 2000 - 10:47 am
Anigu walaalayaal waan joojiyey doodii laakiin waxaan idiin waydiinayaa ilaahbaan idinku dhaarshee ma waxaad is barbar dhigeysaan Maxamuud Garaad iyo Warsangeli waana xirey doodaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Bahogayslabe

Thursday, November 09, 2000 - 10:59 am
Waryaahee aniguna aan dooda ku xidho sidan:

Maxamuud Garaad wuxu leegyahay Garaad Cabdalle.
Naalaya Ahmedna wuxu leegyahay Bahogayslabe.

Runtu waa sidaa ama faan amba ha faanin.


Aniguna halkaasaan doodii ku joojiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaag

Thursday, November 09, 2000 - 11:05 am
Dadka is maqashiiya, waa dabeecadaada.
Waad ogtahay Maxamuud Garaad inaanu jilib Dubays ah la cudud iyo faro iyo caqli ahayn.
Ninyohow faanka joojiyoo raga iska celi.
Oo Jiidali, Masgan, ardaa, fiqiga, Awrboogay, Xudun soo dhacso.Dabadeed raga miiska lasoo fadhiiso.Intaa ka horna ogow in MEHER KU KU QABTO.

Aniguna sheekadii halkaasaan ku xidhay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUHOODLE

Thursday, November 09, 2000 - 12:01 pm
AMA HA KALA BADNAADEEN MAXAMUD SALEEBAAN IYO MAXAMUD GARAAD, BAH UGAYSLABE IYO NAALEEYE AXMED WAA UUN WALAALO MA AHA HABROWADAAG SIDA ILMA HABAR HABAR.
ABTIYAAL SHAQO YEESHA SIDA NAAGAHA MEELAHAA HA NUUCLAYNINA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax101

Thursday, November 09, 2000 - 04:08 pm
To: All of You MEN

First of all, you are all brainwashed by this so called qabiil business. Secondlly, you keep saying "sida naagaha, sida naagaha" what the hell is wrong with women pry tell? You are grown men when judged by the way you all wrote your filthy articles, so why not act like a mature person?

Crab, period!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yube

Friday, November 10, 2000 - 06:07 am
Azalaama calaykum.maangaab dhulbahante ah miyaa nagu malaabeeyey mergi kuusyadii hore miyaa muruqa noo tuujay.waxaa yiri khaliif sh Maxamed oo sheegay markii aad u hiilinweydeen walaalihiin Majeerteen.tankale hadaad naaga nagu sheegteen naago waa kuwii layidhi.ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye,maashaa allaah dumarku waa mahurtadeeniiye mid aad qabtiyo hooyadaa lagu mataalaaye maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyay macdantii xishoodkiyo maxaa sharabtii kaa qaaday.
hadaba warsangeli:Inaan nahay inaan nahay gobtaadii oo meelkastaba joogta,inaan nahay dad wada muuminoo badi wada mashaa'iikha,inaan nahay dad magacweynleh oo midhona loo yeelay, maqalkiyo miskiin yahow dhulbahante indhaa laga madoobeeyey,dad aan kula martabad joogin baad maag isleedahay'e. tan aad tidhi galaydh baa idin qadiyey horaanu idiin ogayn inaan waxba inaga dhexayn wax tol ladhahaana ma jirto shisheeye kalkaal daba dhilif hawiye wax ka fiican baan haystaa mase og'tahay inaan warsangeli kuu baahnayn ee uu aad u baahantahay,ninka yidhi Isaaq baa niman dhuloos ah iyo warka ah qabtay oo warsangeli sii daayey dhuloosna laayeey waa taariikh aad been ka sheegtay car sheeg goobta iyo aminta,adaa sidii Palettine dhulkaagii la haystaa laakiin anigu 1" la igama haysto.Isaaqna dadku waa dagaalamaa waana hishiiyaa laakiin adiga horaa loo yidhi dhulbahante intuu nabad kugu yeelo colaad kuguma yeelo Soomaaliyana waxaad tihiin reerka ugu bililiqo iyo xaaraan cun badan waxa aad sheegteena waa wax hantaatac ah illeen waad sumaaysantihiin oo xaaraan baa idinka buuxdee marka dadku dhinta ayaad weligiinba baadhan jirteen oo waatii la idiinku gabyey Laas-caanoodna waxaa loo yaqaan 3gobol laqa oo Hargeysa,Burco iyo Ceeri maatada xoolaheedii ayaa laga dhisay.mida kale aad tidhi waan kaa badnahay waxaan kaa idhi China waa 1,380,000,000m
Americana waa 2,87,000,000milion,macnahuna maaha tiro laakiin tayo.
Aamina matihidin idinka iyo abeesada xeebtu isku mid baad tihiin idinmana rabno waayo meelkasta oon koonka tagoba waxaa laga sheegayaa waa ceebtaada.tan aad tidhi barasaabkiinii baa Isaaq qabsadeen wuxuu ahaa nin waan waan iyo mas laxad u tegay oo Isaaqna waxay u arkeen nin taliskii Siyaad Bare ka socda ka dibna markay ogaadeen arinta uu u socdo way sii daayeen waana.laakiin taasina waa mid naga dhexaysay anaga iyo Isaaq maalintii Damalaxagare ee Isaaqa 19laga qabsaday Warsangeli way sii daayeen waana sii sagootiyeen adiguse waad baadhanlahayd oo dili lahayd illeen nimaad tahay baad tahaye.waxaas oo dhan iskaba dhaaf sharafta aad Somliland iyo Somaliweyn ku leedahay iyo taan ku leeyahay bal miisaan saar oo weydii deriska iyo tolka,aan hadaba kuu sheegee adiga waxaa laguu arkaa xaasid ana rixim, ugu danbayntii dhulbahantaa kala roon eh Naaleeye axmed waa Refuge waxayna ku yihiin dhul-kale oo ayan aqoon sida qaxootiga kurdishka waana ka baxay waadna salaamantihiin......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar Ibraahim

Friday, November 10, 2000 - 06:39 am
Waar tirada ay ku faanayaan anigu garan maayo Cumar maleg yihiin horta nimanku.Iska dhaaf Cismaan Ibraahim iyo Dubays ba oo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dishiishe

Friday, November 10, 2000 - 06:47 am
Arintan waa la xidhay.
Joojiya please.
TOl hadaynuna nahay arintan joojiya.
Iidoor ayaa meesha wax isku diraya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Friday, November 10, 2000 - 09:16 am
Yube, well done. I agree with you 100%. You're being more realistic than those idiots whom most of them are emotional. Aniga oo ah nin Majeerteen waa ay ii siman yihiin labada qabiil dhalasho ahaan laakiin waxaan aad ugu kalsoonahay warsangali sababtana uma baahna inaan halkaan kufaaleeyo oo waa lawada garan. Hal mid ayaanse ku tilmaami lahaa dhulbahante: Hadii muran dhexmaro reer tolkood way ismutuxiyaan; goortay shisheeyaha mutaan reer marti xumooyin. Dhulbahante kula tol ma aha runtaan kuu sheegin maxaa yeelay waa duul-baahan sida walaalkeen kor ku xusayba. Waxay ku tolyihiin hadba ciday shaxaad ka helayaan. Hadaad horay ugu tashan jirtay hada arag anagu mar hore ayaan aragnay go'aana kagaarnay. Harti maxay sheegteen miyeysan ahayn ragii Majeerteenka walaalahooda nag ka dhigay ma adigay asxaan kuu samaynayaan. Duulkaan waa duul baahan ee taa ogaada. Waana ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali saleebaan

Friday, November 10, 2000 - 12:31 pm
Bowayaal inigu ini Cali saleebaana baan ahay
labada reerna aad yaan uqaana khaas ahaan
reerka Warsangali layiraahdo.
anigoon reerna u eexanayn
Taariikhda Warsangeli leeyahay
reer Soomaaliyeed ooleh maan arag, reerka
aan kadhashayna kudaroo.
markaa dhulbahante yaanu isla barbardhigin
Warsangeli.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

U.S.A

Friday, November 10, 2000 - 08:37 pm
Waar nimanyahow anigaa furay Topigan laakiin waxaan moodayey rag haasaawaya oo aragti is dhaafsanaya balse arintu waxay isu badashey is xiniya taabasho,Anigu waxaan ahay nin Dhul-bahante ah markaan runta idiin sheego hadaan magaceyga idiin sheego rag badan ayaa garanaya inaayadeyda oo awoowgey ayaa caana laakiin waxaan arintan u furey inaan wax is weydaarsano base ma,aanan fileyn arintan ka dhex dhacdey Dhul-bahante iyo Warsangeli waxaana eegayey aqligiina laakiin labadiinu midna aqli malaha siiba warsangeligu waa uu ceytamey anigu waan hayaa taariikhda Warsangeli iyo Dhul-bahante laakiin halkan ku faah faahin maayo waayo ma doonayo inaan tolkey waxka sheego waana ogahey warsangeli waxuu tarey iyo waxaanu tarin,mida kale waxaan Dhul-bahante leeyahey ineydaan tolkiin la ceytamin ee aad kala xishootaan tan kale waxaan Warsangeli iri waar Warsangalow gun ilaahey idinkama dhigine joojiya aflagaadada waxaa sidaa u hadla dadka laangaabka ahe,tan kale waxaan idin weydiiyey su,aal ah yaa badan Maxamuud Garaad iyo Maxamuud Saleebaan maad jawaabtaada si fiican u dhiibatid maxaad la ceytami oo aad labada reer ee kuu siman ugu kala hiilinaysaa ma bahnimaad ku raaci, waayo waxa Dhul-bahante idin tarey waligood Doolo jilic idinma tarin(Majeerteen)markaa walaal hadii aad xitaa u hiilineysid u hiili laakiin su,aasha habsami uga jawaab,mida kale waan akhriyey mawduucyada aad ka doodeyseen raga oo dhan wax macnale kameydaan wada hadlin waan ka baxey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Sunday, November 12, 2000 - 01:47 pm
waxaan idiin shegayaa nimankina darood amam harti inaydaan inta badana aad fudud tihiin oo aydaan wax hubsan ninka u.s.a isku magacaabay waa nin idoor ah waana nin ka isku jajawaabaya ee marna iska dhigaya warsangali marna dhulbahate markaa cadowgiin ha isku kiin direen .waxaa kaloo jirta in u.s.a uu meel rayiga dadwaynaha ka mida ku qoraya yaa badan marexaan iyo dhulbahate markaa waa idoor abihiis dhulbahate soo dilay oo la soo ciilay ee ha idinka faa,idaysto intaad is caydaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Sunday, November 12, 2000 - 01:49 pm
waxaan idiin shegayaa nimankina darood amam harti inaydaan inta badana aad fudud tihiin oo aydaan wax hubsan ninka u.s.a isku magacaabay waa nin idoor ah waana nin ka isku jajawaabaya ee marna iska dhigaya warsangali marna dhulbahate markaa cadowgiin ha isku kiin direen .waxaa kaloo jirta in u.s.a uu meel rayiga dadwaynaha ka mida ku qoraya yaa badan marexaan iyo dhulbahate markaa waa idoor abihiis dhulbahate soo dilay oo la soo ciilay ee ha idinka faa,idaysto intaad is caydaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Bohogayslabe 2

Monday, November 13, 2000 - 02:45 am
In yar ayaa aniga sheekada iigu hadhay.
Dhulbahante waxa uu ku abtirsadaa DARAAWIISH.Harti kuma abtirsado.
Ina Cabdulleh Hassan na ninkii gumayey weeye laakiin xataa 100 yrs later Dhulbahante ma oga.
Garaad koodii ayuu dilay(ma gunimaa u hadhay), wax garad koodii ayuu afka ka wada garaacay.Tolkood ayuu u isticmaalay.
Sheeko ayaan idiin ka sheekaynayaa:

Waxaa jirey nin la odhan jirey Nuur Xidig laguna tilmaami jirey inuu yahay nin qiima badan (aniguse aan u aqaan doqon kii aabeheed ahaa).Dhulbahante ayuu ahaa daraawiishna waa ku jirey.Nuur waxa uu dhalay nin aad u fiican oo la odhan jirey DHOOLEY.Dhooley Sayid Mohamed ayuu mucaaraday, dabadeed na Sayidku ilayn NUUR labada xiniinyood ayuu ka saaraye wuxu ku yidhi Dhooley (oo ina Nuur ah) soo dil.Nuur Xidig na inta orday ayuu wiilkiisii shafka xabad kaga dhiftay.Sayidkii ayuu ku soo laabtay oo ku yidhii:
Sayidii soo diley DHOOLEY.
Ina Cabdulle Hassan waxa uu ugu jawaabay : ANIGU HADAAN DHALAY DHOOLEY MA DILEEN.

Ilaah baan kugu dhaariyee ninka sidaa kuu galay miyaanu xiniin yahay kaa saarin oo ku gumayn.
Mase ku abtirsan lahayd DARAAWISH hadii sheekadaasi oo kale kugu dhacday aadna wax dareemi kartid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadaaftimo

Monday, November 13, 2000 - 03:12 am
Boowe sheekada waa la xiray.
Ninkii dib u furaana dembiile waaye.
Nimankii Dhulbahantena way aamuseen.
Hadii aan lakala roonaan roob ma do'o.
Raali halaka ahaado.
Tol waa layahay laakiin mar mar hadii geesaha lais daro waa iska alright.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tolka

Tuesday, November 14, 2000 - 08:37 am
Nimankiinaa maxamuud garaad marka horena gardaradiina ayaa badan marka danbena wax is kama
celisaa. hadaad dad kii tol inoogu dhowaa
gardaro ulatagteen
waryaa joojiya aflagaadada wax aydaan ahayn baad weligiin iska dhigi jirteene qurun yohow.
dhulbantena idika yaa magaca kadilaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHARARSAME

Tuesday, November 14, 2000 - 09:27 am
WARYAADHA ISKU XISHOODA OO YAAN LA IDINKA FAA,IIDAYSANIN,
AAD BAAN UGU XUMAHAY INAAD ILAA HEERKAA ISLA GAADHAAN IDINKOO DAD WALAALO AH OO AAN WELIGOOD COLAADI DHEXMARIN.
HADII AAD QAADAN WAYDAAN WAANADAYDA CEEBAA IDIIN DANBAYSA. HADALKIINA ANAA DHAMEEYEY,MAXAA YEELAY WAXAAN AHAY GARAADKIINII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suldaan Warsangeli

Thursday, November 16, 2000 - 03:39 am
sidaa garaadka Bahararsame u sheegay weeye ee joojiya labadiinuba waxaad tihiin dhalad bal eega sida umada kale isu colaadiso iyo sida aad marwalba isugu heelanaydeen oo gaashaan iyo gootaad isugu ahaydeen. cid iskaga kiin dhow oo iska kiin jeceli ma jirto ninka dhulbahante markuu dhulbahante waayo wuxuu raadsadaa warsangeli kan warsangelina ka daalik yaan hadaba la isku kiin dirin duliyahow oon shisheeye iyo cadow idinku wiirsan qabaa il kale ayaa hadba idinka iska kiin dhigaya waana cadaan ee joojiya Ilaah baan idinku dhaarshee ninkii kale oo halka wax ku qorana maaha dhalad dhulbahante iyo mid warsangeli ee waa cadoowgiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iidoor

Thursday, November 16, 2000 - 10:10 pm
Maxamuud Garaad Anigaa aqaanna oo waa 11320 Ruux.
Majerteyn ma kala aqaan laakiin haddaan tiradii idiin sheegay idinkaa laydinka rabaa inaad sheegtaaniin lafta majeerteen ee intaa le'eg ee la isku dhererin karo nimanakan.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Friday, November 17, 2000 - 03:03 am
Fidmada hala joojiyo.
Dadkan xun ee isku diraya HARTI gana waan garanayaa waa IIDOOR qudhmoone..


Harti Niman oqoon baa yidhaa hadalka qaarkiise.....


Waar ku dara dee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xadeed

Tuesday, November 28, 2000 - 03:15 am
Ninka Toopic-gan furay waxaa uu sheegtay inuu yahay nin Warsangeli ah hadana wuxuu dhahay waxaan ahay nin Dhullbahante ah isku soo duu-duuboo ninka fidmada bilaabay waa dhulbahante
ninka cayda bilaabayna waa dhulbahante.Hadaba ninmanka warsangeli yaynaan nimankaa la caytamin tolka iyo deriskaba aanahay,ogaadana inaga keliya sidaas inakuma aha ee waa Soomaali oo dhan.
arintuna intaas haku ekaato.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Saturday, December 09, 2000 - 04:06 pm
GOW WAR WALAAHAY IDOOR DABAXUME ISKU KEEN DIR. WAR HALA JOOJIYO WAXAN AAD WADAAN. IDOOR DABA CAYUUN BAA IDINKU DHEX JIRTA. WAXAA IIGU DARAN KA WILL REER HAGAR ISTICIMAALAY EE ISKU KEEN GUBAYA. WAR DHEG HOW DHIGINA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.