site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HABAR GIDIR WAA>>>>>>>>>>>>

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: HABAR GIDIR WAA>>>>>>>>>>>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 03:11 pm
WAA MAXAY HABAR GIDIR?
MAXEEY SAMEEYAAN?
YAA U TALIYA?
INTEEY KA YIMAADEEN?
MAXEEY RABAAN?
MAXAA DAAROODKU UGA BAQAA HABAR GIDIRTA?
MAXEEY ISAAQU U AAMINSAN YIHIIN HABAR GIDIRTA?
MAXAA HAWIYAHA INTA BADAN HABAR GIDIRTA ULA SAAXIIB YIHHIIN?
MAXAA ABGAAL IYO HABAR GIDIR ISKU DIRAY?
MAXAASE MEEL KASTA HABAR GIDIR U JOOGTAA?

ANIGA WAXAAN AHAY NIN SOOMALIYEED OO IMINKA BARTAY SOMAILDA KOONFURTA DEGAN, WAXAAN LA KULMAY DAD BADAN OO REER KOONFUR AH, DHAMAANTOOD WAXEEY II SHEEGEEN IN REERKAN YAHAY REER AAD U XOOG BADAN ,DAD BADAN AYAA NACEB, DAD BADANNA WAA EEY JECEL YIHIIN.
SOOMALIYEEY WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IDINKOO SI DEGAN OO ASLUUBI IYO WAX GARADNIMO KU DHEEHAN TAHAY INAAD BAL II MICNEEYSAAN WAXA DADKA QAARKII U HADAL HAYAAN REERKAN SOOMALIYEED AMA UGA CABSADAAN?
RUNTII WAAN LA KULMAY DHALINYARO BADAN OO QOYSKAN KA TIRSAN, KUMANA ARKIN WAX KA DUWAN SOOMALIDA KALE. RUNTII BADANKOOD WAA DAD DANAHOODA RAACDA SOOMALIDANA KU DHEX JITA OON WAX SIDAAS AH U DHEEREEN?
MAXAA MARKA SU'AASHA KAMA DANBEEYNTA AH TAHAY?
IS THIS FEAR OF HABAR GIDIR A MYTH? WHAT IS THE BIG DEAL WITH THEM? WE WE JUST DON'T FORGET THEM AND STOP PERPETUATING THAT THEY ARE THE MOST IMPORTANT TRIBE OF THE SOMALI NATION????????????????
PLEASE WITHOUT ANY DISRESPECT, PLEASE WITHOUT ANY PROFANITY AND FILTHY LANGUAGE ..CAN SOMEONE EXPLAIN TO ME WHAT IS WITH HABAR GIDIR AND THE PHOBIA ASSOCIATED WITH THEM????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIAZIZ

Tuesday, November 07, 2000 - 05:31 pm
Walaal anigoo kaa jawaabaya su aashaada Habargidirtu waa dad asal ahaan ka soo jeeda hawiya dad kasoo degan gobalada dhexe MUDUG IYO GALGADUUD dagaaladii markii ay dhaceen waxay dageen gabalo badan oo ay yeesheen sida GOBALKA BANAADIR,SHABEELADA HOOSE, JUBADA DHEXE, JUBADA HOOSE oo xukunka HABARGIDIRTA hoos imaanayey kadib makii la jabiyey DAAROODKA.Waa dad laku tilmaamo iney yihiin geesiyaal,tiradooda aad bey u badanyihiin waxaana dhihi karaa qabiilka ugu tiro badan HAWIYAHA.xaga shaqada aadbey u shaqo badan yihiin meelkasta ay joogaan way kasoo dhalaalaan waxayna ku wanaagsan yihiin BEECMUSHTARKA.Haddii dib u raacno taariihda waxaa ka soobaxay dad qiimo u leh wadanka sida ninka layiraahdo C/LAAHI CIISE oo dowladnimo keenay wuxuuna wadanka haayey inta uu wadanka dowladnimo helaayey.CAYDIID oo ahaa nin taariikh la yaqaan reebay oo cadeeyey in hHABARGIDIR ay tahay qabiilka ugu awooda badan taasi ay keentay in ay daroodka ay ka carareen wadan cabsida daaroodka taas ayaa keentay,saaxibnimadu way ku wanaagsanyihiin qabiil kuguma eryaayaan taas ayaa keentay iney la heshiiyaan qabiilada kale sida ISAAQA oo iskaashi uu dhexmarey waqtigii SIYAAD BARE.Abgaalka waxay ka horyimaadeen arintii ay habargidirtu ay u soo dagalgashay in USC marka hore wadan dajiyaan aan wax dowlad ah ladhisin.HABAGIDIRTA ay soomaliya ku xiran tahay iney dolad yeelato haddi kale soomaaliya waligeed dowlad ma kadhimeyso maxaa yeelay awood badan ayey layihiin hub way haystaan dhaqaalihii wadanka ayagaa gacanta ku haaya taasey keentay iney noqdaan qabiil aan laga maarmin SOOMALIYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lander

Tuesday, November 07, 2000 - 06:18 pm
Hawiyee Waa qabiil ficaan they know that Daroods are cancer to the Somali people so we are forced to like them, they are the southern allies, USC jihaadki weynaa ee doroodka lagu jebiyeey ayeey ka qeybqateen, dee markas wax an walalnimo aheeyn naga ma dexeyso.

Lakiin waxyaboo badan oneey dintuu ogoleyn ayeey geysteen(rape, killing of civilians etc) marka dinaca daqanka wan ku kala duwanaheey.

Overall Hawiyees are good people with bad leaders that is my opinion as a Somalilander.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Wednesday, November 08, 2000 - 01:48 am
Habargidir taariikhdeedu maaha mid qarsoon. Aad looma aqoonin dagaalada ka hor waayo ma laheyn magac, hanti, awood. Waqtiyadii hore waxaa gumeysan jiray Majeerteenka waxaana looga dooday meelo ka mid ah isla bogaan ee ku noqo. Waqtigii Afweyne eaxay ahaayeen daba dhilif uu ku adeegto Maxamed Siyaad waana kuwii ugu badnaa ee lagu gumaaday Waqooyiga.

Degaan ahaan waxay degaan dhul saxaro iyo dhagax ah waxaana ka mid ah Dhuusa Mareeb, iyo Gaalkacyo oo uu Majeerteenku canshuur uga qaado.

Dagaaladii ka dib waxaa marin habaabiyay Caydiid oo u tusay in la gumeysan jiray uuna ka saaray gumeysiga. Caydiid wuxuu ka horyimid go'aankii USC oo ahaa inu Cali Mahdi noqdo madaxweyne. Ugu horeyntii wax awood ah kama helin qabiilkiisa saa darteed wuxuu u fakaday Itoobiya oo uu hub ka doontay ka dibna Habargidirnimo wax ku raadiyay.

Caydiid oo qabay cudur la mid ah kan haaya Sadaam Xuseyn waa maamul jaceyle, wuxuu isku dayay inuu qabiilada Hawiye la dagaalamo si u meelmariyo awoodiisa. Wuxuu aad uga cabsi qabay Abgaal oo ka xoolo iyo xoog badnaa. Caydiid wuxuu bilaabay dagaalo is daba joog ah isagoo adeegsanaaya dad gun ah oo uu maskaxda ka xaday sida Cayr, Jareer, Xawaadle, Duduble IWM. Wuxuu maato badan ku laayay Xamar, Kismaayo, Gaalkacyo.

Habargidir oo aan leheynin degaan ay ku noqdaan, waayo dhagax iyo saxaro, ayaa bilaabay falal aad u xun oo waxashnimo ah sida: bililiqada, kufsiga aan loo aabo yeelin, dhoofinta maarta wadanka, abuurista daroogada, sameynta lacago faalso ah IWM.

Marka loo fiirsado falalkooda waxaa muuqaneysa iney yihiin dad aan leheyn xadaarad ama damiir ka celiya xumaanta. Dhamaantood waxay heshiis ku yihiin xumaanta iskamana celiyaan. Bal u fiirso Abshir bacadlihii shalay wadaanimada sheeganaayay maanta wuxuu noqday qabiiliiste weyn waa yaabe aaway diintii uu sheeganaayay!!!!!

Geba-gebadii maadaama Habarta aysan leheyn dhul iyo degaan ay ku noqoto waxay isku dayeysaa inay rafato inta tabarteeda ah laakiin rafshadu wey dhamaan doontaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI JAMAC YUSUF....

Wednesday, November 08, 2000 - 07:31 am
ASALAAMU CALAYKUM...
WALAALAYAAL ILAAHAY KABAQA OO ISKA DAAYA QABIILOOYINKA AAD CAAYAYSAAN WAX WALBA WEYLEEYIHIINE ..
TAKALE QOF WALBOW OGOW WAXA KAA DAMBEEYA GODMADOW OO AAN CIDI KUUGU IMANAYNE...
MARKA WAX IDIN ANFACA KA HADLA OO JOOJIYA QABIILOOYINKA CAYDOODA ..
WAD MAHADSANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Agoon

Wednesday, November 08, 2000 - 12:16 pm
Ahmad1 walaahi you are nothing but a jelous motherfucker,maxaa ka wadaa wadanimo,wadanimo ma in isaaq iyo hawiye la baabi'yo oo daarood wadanka ku tanto,wadanimo ma in nin reer baadiyaha ee daarood oo xerooyinka askarta ka taliyo isagoo aqoon leheen waraa kir ma taqaanaa abshir bacadlana iska daa waa u gaartee..waxaad sheegtaanba Habar gidir waa dad fiican oo couse daraadiis u dagaalamaya maanta anigoo Abgaal ah full support ayaan siinaa habar gidir just like Cali mahdi does couse we have the same blood and the same couse...Daarood waa habeenkii xalay tagay taas ogaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kk

Wednesday, November 08, 2000 - 04:04 pm
mr or mrs agoon what ever u r ha caytamin meeshaan topig ayaa furmay ama ka jawaab ama ka aamus hadaad meesha aadan wax cilmi iyo garaad ah ku hayn ......

teeda kalena hadalkaadu ma miisaana waxaad u hadleysaa sidii qof qaraar haayo ee maxaad u isticmaaleysaa abgaal waaba loo jeedaa sheekadaadu inay dhinac kale ka kulu shahee yaa kaa caqli yarna.
bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 10, 2000 - 10:11 am
NIn YAHOW GAAL DIL GARTIISANA SII!!
habar gidir waa dad soomaliyeed mantana soomalida iyagaa ugu xoog batay markii wadaka dagaalka qalafsan ee sokeeye ka dhacay. Soomali waxeey isu leeysay qabiil qabiil. waa ayaan daro in arintaasu dhacdo laakiin markaan aniga oo daarood ah si fiican arintaan u dhaba galay waxaan ogaaday:
1. daarood oo dadkaan ka dhashay ah in lagaga fiican yahay xag kasta.
2. in hawiye uu maanta dawlad yahay oo soomalinimadii dhimatay soo celin karo.
3. hadaan hawiye wadanka hagaajin weligiis ma hagaagayo.
4. hadaan daaroodka kala cararay la soo celin, duriyadii daarood ineey dhiman doonto.
5. habar gidir iyo abgaal oon hishiin wax xamar ka socon doono ineeysan jirin.
6.habar gidir iyo majeerteen oon dhaafin cadaawada eey isku hayaan ey iska dhafaan.
7. soomaali ineey midoowdo oo qof kasta oo soomaliyeed ka tago qabyaalada.
8 in la ogaado inaan muslim nahay oo aakhiro eey naga danbeeyso.
9. in la tageero wax kasta oo soomalinimo mdeeyn karo.
10. in dadka buka ee qabiilka uu ka buuxo la daaweeyo/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bege

Friday, November 10, 2000 - 10:28 pm
Hadaad tariikhda akhriseen waxaad maqasheen dadlayiraado "Mongols" ama Tartar uu hogaaminay Holako iyo Jenkis Khan. Hadda ba Habargadir waxay noqdeen Mongolskii Somalia. Waa dad farabadan oo savage ah waxay soo garaan baabiya. Marka waxa keenay in lagacararo oo lala dagaalamin waxaa wixii ay geesanayeen:dil,kufsasho,gubid,iyo waxyaalo badan oo dadku sheegayeen. Meshay tagaan waxay arkaan waylanayeen maalkana waydhacayeen magaooyinkan way gubayeen. Inta jecelna shartooda ayey kabaqayaan. inta necebna shartay kunaceen!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 01:17 am
To ahmed ama magaca badaloo la bax KK

Su`aashey koowaad waxay tahay,

Abshir Bacadle saad sheegtay wuxuu ahaa wadaad markii danbena wuxuu noqday qabiiliiste waa runtaa

Janaral Moxamed Abshir haamaa Markii ey Biljamka joogtay Kismanyo ayaa waxaa BBCda weydiisay

Janaral Maxamed waxaa la sheegay in Biljamka dhalin-yaradda magaaladda joogta ey kufsaddaan waxaana anni ahaan aaminsanahay in dhalinyaradaas ye wadda ahaayeen Majeerteen waayo isagaa u hadlayay.

Janaralka wuxuu ku jawaabay oon ladiidi karin

dhibta ey layimaadeen Biljamku waxa ey na tarayaan ayaa ka muhiimsan.

markii danbena Janaral Maxamed wuxuu noqday gudoomiye xisbi diiniya oo Bari ka jiray, SUBXAANA LAAH.


Marka adoo daacad ah oo ILAAH ka baqaya isku barbardhig labaas nin oo midna JANARAL hayay midna
aan wax shahaada ah heysanin yaad door biddi laheyd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANONYMOUS

Saturday, November 11, 2000 - 01:36 am
Walaalayaalow dulanka ma wanaagsano
inta qabiil qabiil yasayana horumar ma gaareyno
habargidir naceybkeedana waxaa ka weyn danta aan ka leenahey waayo waa qabiil somaliyeed, qabiilkasta oo somaliyana waa muhiim,
Habargidir intaan ka aqaan waa qabiil saalax ah dalkaana wuu burbursanaa marka ey habargidir u imaaneysay,dhiig ayaa meelkasta la daadinayay,xoolaha dowladda ayaa qof walba dhacayay, dumarka ayaa la xoogayay, duqeyda ayaa la leynayay magaalooyinka ayaa la duminayay,wixii dalka ka dhacayay wax laga subxaana ladeyto ayuu ahaa. dagaal sokeeye ayaa dhacay habargidir waxay ila tahay qabiiladda kama badnee waxey aheey qabiilka kaliya ee daacad u dhawaa sidaana ayaa badbaadisay.tusaale;
waxey rabeen in somali isu timaado oy dowlad wada dhisaan dowlad, waxey ka soo horjeedeen ciidamadda shisheeye waaba markaan bilaabey inaan habargidir ku figrad noqdo,waxey saan ognahay kaligood la dagaaleen UNISOM eryeena,waa dad aan xaqiiqdii aaminsaneyn iney guushaas soo hoyeen oon markasta afka ku heyn, waa dad saaxiibtinimo wanaagsan waa dad jecel somalinimo IWM

WASALAAMO CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 06:58 am
habargidir hal ceeb kaliya ayey leeyihiin taasoo ah in ay diinta ilaabeen iyo maalinta aakhiro amaba waxaa laga yaabaa in aan 90% aysan garaneynba, ee majiro qabiil qabiil ka adkaan karo ee qofweliba wuxuu kabaqayaa rabigii abuurtey oo weydiindoono maalinta qiyaame dagaalkaagu ma jid ilaahey buu ahaa mise gardaro hadaba haduu jid ilaahay ahaa waad kujano tegi haduu bililiqeysi ahaana jahanamo ayaad geli. hadaba qofwalba oo islaam sheeganayo talaabada uu qaadayo waa in ay ahaataa mid uu ilaahay dartii usameynayo oo khayr ah hadii kale waa in uu iska daayaa. qof walba wuu ogyahay dulmiga ilaahay xagiisa wuxuu kayahay hadaba habargidir waxaan oranlahaa dhulkoo dhan waa dhul ilaahay ee meeshay doonaan hakadegaan waa dad walaaleheena ah oo aan marnaba kamaarmeyn laakiin hayska daayaan dhiiga muslinka ay bilaa micno udaadinayaan iyo xoolaha muslinka ay dhacayaan iyo naagaha muslimka ay kufsanayaan mase ogtahay qofka muslinka ah qiimada uu ilaahay agtiisa kuleeyahay hadaad ogaan lahayd adoo weliba katowbad keenay xumaantii aad ugeysatay qofka walaalkaa ee muslimka ah ayaa waxaad oynlaheyd ilaa ay tii rabi kaagatimaado, hadaba ilaahay kuligeen hana waa fajiyo khayrka AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Saturday, November 11, 2000 - 11:15 pm
marka hore ninka sheekada biloowbey su aasha aad dadka weydiisey adaa isku jawaabey oo hadba magac labaxay #1c/casiis ama axmed1 ama, kk ama waxaa rabtid aniga fikradeyda waa halnin baa tahay .
marka hore waa jiran tahay ee ilaah haku daaweeyo qof muslin sheeganayo baa tahay cudarkaaga daawadiis waan garanaayaa waa <HABARGIDIR > marka aan hadalkaaga fahmey laakiin ilaah haku daaweeyo meeshaan mararbadan aad ku qortey<HABARGIDIR ISWEYDIINTOODA HAWIYO MUXUU YAHAY IYO MAXEY YIHIIN>>>iyo anagaa adoonsanjirney meela kale aad waxaas ku qortey waan arkey sidaad hada u hadleysid baad u qortey ama<<< HAWIYE MAGACXUMADAOOD DHEH MARNA HABRGIDIR DHEH HADBO WAX HAWIYE KU SAABSAN QOR>>
HORTA MAFIYOOBID WAAD KU WAALTEY HABARGIDIR
maangaab baatahay habargidir waxbo kama qaadeysid hadaad ogtahay sidey soomaaliyo u galeen maxaad u oron su aal baan qabaa tani naceebkaa batey weeyaan laakiin qof aad necebtahay maxaad ku jeclaan wuxuu yahay wuxuu galo ama gudo taas waa midaan isweydiiyey aniga maantey majecli qabiilkaad sheeganeysid hadan saas ey tahay majecli in aan ogaado laa kiin nin yahaow ani ilama fiyoobid .
mida kale <<<<<habargidir >>>>> dadka markey leynayeen ma adaa joogey oo arkayey kow tan aaqira adiga iska fakir ee iska daa habargir hadii la cadaabayo hadii kale taas ilaah baa ku shaaqo leh oo nin walbo wuxuu sameestey baa hor imaan .
mida aad oraneysid dadka ay kufsan jireen majeerteenk gabdhahoodii markey askarta siyaad bare ku kufsanayeen gaal kacyo kufsi majirin ayadoo dowlad jirto ayaasidaasla idiin lagaley xataa xamar gabdheheeni lagu kufsan jirey dowladna jirtey kawaran taas dhaca aad hada sheegeysi ayaadoo dowlad jirto baa xoolaheena la dhacay
<<<< MARKAAS ILAAH UMAJEEDIN >>>>> qof dhan wuxuu shaqeysanayey uu qorax u taagnaa baa halmar laga dhacayey mida guryaha la idin bilil;iqeeystey oo aad sheegtaa horta ? guryihii xamarkuyaaley haaduu dhaho qofkasto oo daarood anaga GURIGEENII
waalabililiqeeystey ????? daarood oo dhan ma xamar buu daganaa???? qofkii aad aragto oo daarood wuxuu ku oran anaga gurigeenii iyo baabuurteenii waa la bililiqeeystey marka wax dhici karo ma aha wax macquul ku hadla koytayahay
guryaha aad sheegtii ma kuwii QABUURAHA MUSLINKA KU DUUGANYAHAY INTA LAGA DUDUMIYEY OO AAD DEGTEEN MARKII GURYAHA UU SIYAAD DOWLADIISA KA DHISEY BAAD KU FAANEYSIIN OOD ORANEY SIIN GURYAHEENII TAAS SHALEY MA OGEYDEEN INEY DANBI TAHAY UU ILAAH JIRO ? IYO GURYAHA DAD AYAGOO DAGANYIHIIN LA DHAHO GURIGAAN DOWLADA AYAALA WAREEGTEY KABAXA WAA AMAR DOWLAD MARKII DADKII MASKIINTA AHAA KABAXAAN BAA CID SIDEY GEEL UGU DHAQANAYEEN BAADIYO LA DAJIN ADIGII GURIGA LAHAA WAXAA LAGU ORAN MADIINA AYAAN KASIINEY BOOS MARKA TAA CADAALED MEY AHEED ADINKA MEELKASTO AAD KU DAGANEEDEEN FRII AAD KA SAMRI LADIHIIN OO GARABNA AAD U DAGI JIRTEEN GURYODOWLADA BIXISO HANA NOQOTO KUWA ASKARTA ,BANGAARIYAD ,CEYMISKA MEEQA HAWIYE BAA U SHAQEEYNEYSEY MAXAA LOO SIIN WAAYEY WAAGAAS HAKA HADLIN HABARGIDIR WAXEY GEESATEY SAA DOWLAD MAJIRINEE EE MAOGTAHAY WAXA LOO GEEYSTEY HAWIYE AYADOODOO XUKUNJIRO MIDA KALASE MAXAA DAAROOD KALIYA SIIYEY GURAYAHA AAD SHEEGEYSID RR XAMAR KUYAAL IYI LACAGTA DHACA AAD DHAHEYSID KOLEY BEENTIINII WEYBADNAATEE EE RUNTA KAHADLA ILAAHNA SHALEY WUU JOOGEY TAAS OGOOOOOOOOOOOOOW
adiga koley naceeb habargidir baa qabtaa doqonyahow laguuguma fadhiyo inaad waxfiican nasheegto waxaad shaley qurmiseen hada hasoo faqfaqina shaleynacanshuurtii hawiyaha laga sooqaadey baa cuni jirteen maantan tangaalada cuna oo waxaan layaabey tan gaalada hada waxey yiraahdeen waa danbi markii shaaley canshuurta hawiyaha ay cunayeen danbi maheen miyaa? maxaa yeeley ninka dameerka wado xataa canshuur baa laga qaadayey kan dukaanka sidoo kale kan caanaha keena sidoo kale marka soomaali baa waxay ku maahmaahdey xaq feeruhuu ka dilaacaaa anaga shaley waan sabarney hadey guryihiina xalaal yihiin waad heleysaan laakiin xooliihii hawiye aawey canshuur iyo wixii nalaga dhacay .
waxaan layaabanhey ayaga maalinta aaqiro hadey garteen miyaa waaba su aal markaey oronayaan habrgidir aaqiro warhooy shaleyna waan ogeen maantana waan kaa badinaa ee adiga ogsoonow
ee adinka waxaad shaley suubiseen ma iloowdeen ilaahna waana ga dhaxeeyaa adinka hada oranaaya qaarkood magaranayaan ilaah hada adiga danbi ha isku galin hadaad ilaah taqaan waxaas iyo wax lamid ahna kuma hadasheen.
meeqa hawiye ah baa xaqdaro lagu diley horta nin wax og hadaad tahay waxaas madhahdeen meeqa habargidir ayagoo nool aad ku aasteen ceelal waryaa ma ogtahay 1988 in gaalkacyo aad ku laayseen ka biloow niman-isugu jirey dhalinyaro iyo waayeel xataa indhoole ayagoo waxey geeysteen jirin wilaba lugu duugey ceel markaa taas maxey aheed wali aydoo dowlad jirtey marka aamusa ha hadlina oo ha iska dhigina dad aan wax geeysen horeed dad u leeyseen /

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa

Sunday, November 12, 2000 - 03:43 am
IDIL
Xiligan maxaad lasoo jeedaa? war angaa wax aragnay naa ma club baad katimi?
hadaad dar alle usoo toostay oo tukaneysayna raali iganoqoo noosoo ducee gidigeenba@@@@@@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Sunday, November 12, 2000 - 04:34 am
To Idil

aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida aad rag isku sheega runta ugu sheegtay

Waxaan ahay Habargidir waxaan diyaar u ahay inaan kala gar baxno qofwalba oo soomali ah rag iyo dumar.

Waxaan ogolahay wax kasta oo wanaaga oo somaliya ku saabsan

Waxaan la jiraa qofka laga xaqa-daran yahay

Gumeysi ma ogoli

Waxaan diyaar u ahay nabad haddaad rabto nabad

Waxaan diyaar u ahay dagaal haddii aad rabto dagal

waan kaa shisheeyaa waana kaa sokeeyaa bro marka meel noo wad.

Ugu danbeyntii waan jeclahay somali qabiilkaa rabto ahaw waan ku jeclahay waana ku difaacaa lakiin somalinimadda ogolow, waxaan qof qalbo oo somali ah u rajeynaa guul iyo inaan midnimo gaarno


Su`aal somaloo dhan

Ma waxaa jirtay qabiil ey habargidir ku duushay iyadoon dhibaato kaga imaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 04:57 am
Daroot maxaad ku nacee habargidir adaa isu jabshee

1. hawiye maddaxweyne wuu soo maray wuuna ka dagayay marka ey waqtigiisa dhameysto
2. ka soo bilaw C/shiid iyo siyaad madaxweyne yaal ayaad aheydeen maxaad dalka u qabateen yaase kaa lahaa dalka marka aad isku dhajisay kursiga
3. Dalka waqtigaas ka hor wuu dhisnaa ee aaway
4. Dhaqaaluu lahaa ee aaway
5. Nin la ixtiraamo ayaad aheyde xageed ka baxday
6. Iimaanaad laheyde maxaa ku qaaday

si kalsooni ku jirto u hadal rutana hadiidin ee ka soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madarkicis

Sunday, November 12, 2000 - 09:28 am
Habargidir waa ilma madarkicis waxay degaan mudug/galguduud ilaa shabeele ama ceelgaabta. taariiq ahaan waa dad aad loogu dulmiyey dalkoodii marka laga soobilaabo ilaa sagaal xukuumadood oo soo martay somalia waxyaabihii ugu waaweynaa waa markay labaxeen koofiyadhuub 60meeyadii, halkaas oo ay kala soo jeesteen halgan hubaysan. waxay ahaayeen. waxa lagu tilmaamaa dadka ugu dagaalka badan somalia barkee majiro qabiil somalia oo ilaa mudo intaa laeg halgan wedi kara. waxa kadhashay ninkii swomalia ugu taariiqda sareeyey edmonde oo lawada garanayo taariiqdiisii, waxa kadhashay c/ isse & aideed waxa ka dhashay ninka hada somaalidu udooratay in uu madaxwene u noqdo. waa dad runtii kamuuqda halka ay joogaan markaan laxasdeynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Monday, November 13, 2000 - 12:19 am
Mowduucan waxaa loo furay in taariikh laysku weydaarsado ee maaha in leysku caayo. Aniu mowduuca ma furin, sida ay sheegatay Idil, ee waxaan ka dhiibtay fikradayda.

Waxaan idin soo hor-dhigay xaqiiqooyin farabadan oo weli qofna ka jawaabin. Waxaa hubaala in Habargidir umadoo dhan nacday laguna nacay falalka ay geysteen. Waa umad xumaanta doorbida, xaaraanta quuta, xoolo dadow ku dooda, xumaana ka xishoon.

Waxaan idin weydiiyay: Yaa daroogada ku abuuray Shabeelada Hoose????? Cismaan Caato iyo Habargidirtuu wato!!!!. Yaa lacagta faalsada ah soo daabacda???? Habargidir???? Yaa maarta wadanka dhoofiya???? Habargidir???? Yaa dad-nool biliqeystay???? Habargidir (gabdhihii reer Baraawaha aaway)!!!!

Weli ma arkin qof Habargidir ah oo eedeynaya dadka xumaanta sameeya aaway culimadooda!!!! mise duulka culimaba ma lahan waa yaabe?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Monday, November 13, 2000 - 09:34 pm
maangaab horta hore anaga dagaalada nalama baran kow habar gidir waa dadkii shalay ciida keeney calanka baluuga kow dheh anaga waan layaqaan qofkii aan aqoonin hadana yeynabaran waxa aan layaabey maxaa meelkasto uga hadleysiin habargidir majeerteenka markey maqlaan iyo adiga axmedZERO waaad usku xaarta marka shaqo anaga hanaga dhigan ee shaqo yeelo mida kale hadaad u baahantahay taariiqdeena sidee ku ogaatey waxey suubiyaan dad kufsasho adinkaa yaqaan ayadaa dowlad jirto ayaad gabdhahii reer hargeyse kufsteen hadan waxaad hore ugasheen baa idinka soobaxay bililiqadii hargeyso aad soo dhcdeen dad xoolahood kawaran aadna laami karkarayo ku rideen taa kawaran iyo tii xamar dadka guryaha lagala baxyey subixii aad qaleyseen oo qofkii yoo meed lugu arki jirey jidadka ma iloowdey waxaad kuu cad tan habargidir geeysataey tiina aaqiro malaxisaabayo miyaa.
kawaran dadkii laga helaey gurigii siyaad bare oo darjiinooyinka ay kugureen kuwaas maxey ahaayeen ayagoo nuurad lago kor shubey kawaran dadka
koley axmedZERo baatahay ha iska dhigina dad aan wax geeysan sidaan hore kuugu iri laakiin adiga taariiqda waxba kama ogid sidaad geela u raaceysey baa qurbaha timid ayaan umaleena maxaa yeeley hadaad wax ogtahay maadan dhahdeen habargidir sidaan beysuubisey ,,,,,,,,,,,iyo sidaan marka ZERO iskaa aamus saacadan afka baa boorkaa gali lahaa ee dibada maad joogteen geelii baa raaci laheed geeljirayahow aan wax ogeen.
taariiqdiina baro waxaad kusuubiseen soomaalida kale iyo waxaad geysateen soomaali baa hore
<<<< tiisa yaqaan baa tu kale daneeya>>>>>
zero anaga waxaan dagnaa sidaa hore laguugu sheegey galgaduud ,mudug, ilaa hobyo meesha xeebta leh ee anaga waalayaqaan kow dheh ee adinkaa daga meelaha boholaha kuyaal qardho iyo dudumaha ee anag meel dad leeyihiin ma dhaheyno angaa leh sida kusmaayo
mida caydiid maxaa karabtaa wuu dhintey ee alaha u naxariisto zero adigaa marin habaabsan oo rabo dad aadan cay wax kaga qaadeyn caynayo hadaad sida ad sheegeyso u ogtahay maxaa karabtaa mesa waad layaaban tahy heerka ay joogaan caydiid waa geesi kow dheh anaga anaga xumaan teena iska daa madinkaa samaan yaqaan adinkaa xumaantiinii waata maanto idin heyso daarood kaa ku heshiiya waxaas kow ilaa hada aad wadaan habargidir majeerteen aagumeysan taa waa ku riyoote ee kakac kow adinka shaley siyaad bare idin gumeysanayey maantan hawiye ayaad hoos imaaneysaa laakiin shaley markuu siyaad bare heystey sas baa igu karneydeen oo u caayi jirteen adinkoo daarood isla ah oo waxad rabteen inaad afganbisaan adinkaa iska shifey oo ninkamid majeerteenkii sheegey inaad rabtaan inaad afganbisaan dowladii siyaad waana ladiley nimamkii kawaran xataa madaxwenihii hore c/rashiid yaa diley ina adeerkii adinkoo isla ah majeerteen waliba isku dhow baad isku ogaleen ee kawaran taas?
haku caayin caydiid in uu madaxtimo jacel yahay adinka maxaa umaleenee haduu qabsado niin hawiyo
madaxtinimo ninkii nii baa harcad ku disheen madaxtinimo jaceel kawaran yaad uquureesaan intuu siyaad bare haayey baa cuqdad qabteen hadan wey idinku jireysaa saa adinka heer magareysaan walaalkiin baa udiideen aad ku disheen ma umaleenee maanto oo hawiye noqdey yaa idinka sugaayo faan warxumo la fadhi sidii habar cajuuso ah axmedzero shalaad ka faa iideysan laheedeen markuu siyaad uu daaroodka kale wax laqeybsanayee adinka cuqdad aad qabtee maantan kabadaran .
anaga daroogo hanagu caayin kow magaca xumada habar gidir kadaa adinkaa hada cabee
habargidir dhaqaale malaha umamaleynayo dhaqaalheen anaga waa laog yahay saa dowlad waxanamo siineysoo ileen daarood manihin habargidir waa dad ilaah barey sidey u shaqeysan lahayee wadanka caan baan kanahey in habargidir darteed loo gubey maogtahay BACADLYAASHII KUYAAL <<<XAMARCADE>>>> DHAQAALO ALXAMDULILAAH WAAN LAHEEN KAWARAN LACAGTIEENIINA WAALA DHACEY
habargidir wey yaqaanan sidey wax ku soosaartaan ee anaga wax farii macuno oo dadka maskiin laga dhacay laakiin qarar baa ku haayo.
<<<< magaareysidii geedkii kaa gu weyn wa a laga gaabsadaa >>>>>>> marka habargidir koley wytaqaan danaheed soomaalida majecla ninka dantiis yaqaan
mada <<caato waligiis buu ahaa lacagley ee ilaah baasiiyey maan sho aalah kow dheh >>>>>>
anaga gaba anagoo nool baa maalkeenii lagubey haku caayintaa dadka oo wali dowladna laheen
mida adiga hada maa baratey diinta iyo culumada sow maogid in shaley markii hawiyaha la dhacaayey loo geysanaayey dhibaatooyinka aawey adinka culumadiina waa taa ka hadli weyseen markii layiri naagaha iyo nimanka weysiman yihiin dawladii siyaad bare hade maad ogaateen diinta war ilaah waa qoreyaa tii shaley loo geystey soomaali kow dheh geel jirayahow hada ku bartey qurbaha diinta anaga horan u naqaaney wiixii danbi ah ayadoon dowlad jirin baad kahadleysaa ayadoo dowlad jirtaa gabdhaha la xoogi jirey kawaran zero soo bara taariiqdiina markaas kabacdi baro tansoomaalida oo kale habrgidittana markaas hana fiirsan angee waad noo quuri ladahay nolosha laakiin ilaah baa waxkasta bixiya by
mida sadaam waa geesiga carabta waa na nin muslin ah uma ogala gaalada dalkiis ogoow sida caydiid uu u yahay geesi soomaali bye zero

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habargedir

Tuesday, November 14, 2000 - 09:44 am
thanx idil waxaad ku banaantahay habargedir hablaheenaa idin jawaabay! marka in nin habargedira ujawaabo maáhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Wednesday, November 15, 2000 - 12:04 am
Idil (waxaan u maleynayaa inaad tahay nimoo naageys) jawaab sax lama imaanin. Waxaad ka bixi la'dahay caay iyo aflagaado, lama yaabaayo waayo dantaa kuu geysay.

Aniga Daarood ma ahi waxaan ahay Hawiye, hadana, Habargidir waxaan ku nacay xaaraanta iyo tuugnimada. Afweynaha aad sheegeysid intuu Hawiye u geystay iyo inta ay Habargidir u geysatay waxaa badan intaad idinka u geysateen. Tusaale ahaan fiiri wixii Habargidir, Ceydiid, ku sameeyay reer beydhabo oo caalamkoo dhan ogyahay.

Idil Daroogo iyo bililiqo wax lagu faano maaha ee lasoo shirtag wax macquul ah ama iska aamus. Habargidirnimadaada heerey gaartay Cismaan Caatoo tuug, mooryaan, daroogiiste la yaqaan ah ayaad difaaceysaa oo Habargidirta lafteeda ka ashahaadatay. Waxaan maqli jiray naaraha waa kala ashahaataan!!!!

Soomaaliya maanta wexey ka degi la'dahay waa Hawiye, Hawiye wuxuu ka degi la'yahayna waa Habargidir oo salvage ah waxay soo gaaraana bur-buriya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 01:26 am
To Ahmed1

Dugaag ayaad tahay mana tihid hawiye iyo wax la mid ah waayo waxaan aaminsanahay in nin hawiye ah uusan gabar sidaas oo kale ugu jawaabeen ee waxaa dhaqankaa leh dadka aad ka dhalatay anagu malihin.

Midda kalewixii jawaaba IDIL ayaa ku siisay oo aniga kuuma quuro inaan kula hadlo, laakiin waxaan ku oranayaa,

HABARGIDIR NACNAC UMA BAAHNA EE U TAG KA QABO WAXAAD SHEEGEYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaloos/aalow

Wednesday, November 15, 2000 - 12:09 pm
ahmed loooool bro i sweer ma tihid hawiye, faqash waaxid maxaa yeelay meel page kasto oo aan furo waxaa ku ceeynooysaa habargidir marka nin hawiye ahna saas uma necba habarta iska daa xataa abgaal oo eey is baabasheeen ma necba marka aan ku weeydiiyee adigu sxb hawiyehee tahay adoo raali ah adeer?

anigu waan jeclahay maadaama umaaydii i dhashay ay tahay iljeex marka sxb orodoo isi soo cadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJ

Wednesday, November 15, 2000 - 12:10 pm
idileey waxaa qortay tiro badanaa macaan,, aniga waaba ka wahsadaa markaan qoro 5 sadar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIL

Wednesday, November 15, 2000 - 03:17 pm
waad mahadsantihiin kuligiin
jj, runta iyo ilka waala cadeeya marka aboowe axmedzero oo badan ayaa buuxa ....
jj ma maqashey damiin farwaaweyn ayaa wax looga dhigaa sidaas darteed ayaa u bal balaarin .
mida kale waryaa kow haduu xunyahay caato iyo hadii kale waa nin habargidir habargidir waa hal hawiyena waa hal ee haku wardiyinee subxaanaleeso taas baa ku anfici .
tuugnimo iyo xaaraan adey kugu maqantahay 20 sano ayaad ka samri ladahay saa dad xoolihii iyo aduun weynaha caawindiis ayaad ku nooleyd marlabaad soo baro dadka tuugnimada ku dheer oo ilaa baadiyo geela islaameed dhici jirey iskadaa magaalo
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Thursday, November 16, 2000 - 12:21 am
Aniga runtii Hawiyaan ahay qabiil aan aheyna ma sheegto. Habargidir Soomaaliyoo dhan aa nacday waxayna ku neceen bililiqada, xaaraanta iyo tuugnimada.

Waqti dhow aan xamar kasoo noqday guyaha bililiqada 90% waxaa degan Ceyr, Beeraha 90% waxaa bililiqeystay Habargidir, Daroogada waxaa beeray Habargidir, Lacagta faalsada ah waxaa ka taajiray Ceyr, filimaanta dhalinyarada meelaha lagu ijaaro waxaa bilaabay Habargidir, gabdhihii reer baraawaha waxaa bililiqeystay Habargidir.

Marka akhyaaray jawaab caqli gal ah ka bixiya ama igu raaca in Habargidir wuxuush xero laga soo daayay tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 02:22 pm
Somali waxaan nuxur ka raacayn ayay waligood daba haystaan, Mooryaan dadka dhulkooda xooga ku haystay tobanka sano ayaa dad waxay rajo ka qabaan in ay si nabada uga baxaan, waa dad riyoonaya, dhul xoog lagu qabsaday oo si nabada looga baxay aduunkana lama sheegin, mooryaan in ay samaysana warkeeda dhaaf, somali waxaa la gudboon laba arimood, mooryaan haatan dawlada ayaa loo aqoonsaday ee si fiican halays kugu dhiibo, ama hala dagaalamo, waa xaqiiq in dagaal aysan faa'iido ku jirin, balse marbaadan hurayn, waa taas xaqiiqdu, Habar gidir aa xun iyo warka naacda ah iska dhaafa, nimanka ama iska celiya ama la heshiiya oo waxay idiin ogol yihiin qaata. taas waxba kama dhaxeeyaan, colaad aan lana dagaalamayn, aan dhamaanayna waa foolxumo.
hadalkaan waxaa uu ku socdaa laba qabiil, RRA iyo Majeerteen, habargidir Majeerteen kama xoog badna iska daa raxanweyn oo Daarood u dhigantee, marka xagee dadkaan laga haystaa, Habar gidir dadkii wadna kudkud ayay ku dishay oo markii magacooda la sheego dadbaa magaalooyinka ka cararaya, anigu Galkacyo ayaan ku dhashay waxaa la ii sheegay markii la dhaho habar gidir ayaa soo socota magaalada dhan waa laga qaxahayaa, ma sidaan baa cideeni udamabaysay, illaahoow xaal astur. waxaan u baahanahay hogaamiye Habar gidir runta u sheega, ka bax magaalooyinka aad xooga ku qabsateen ama waa inoo dagaal, yaan la gaadin, ha loo sheego in dagaal noo dhaxeeyo si ay maatadooda u fogaystaan, anagu ku dayan mayno waxii habar gidir samaysaye, ka dibna halala dagaalo, waxay degan yihiin inta u dhaxaysa gaalkacyo iyo dhuuso mareeb maahan dad aad meel fog ka doonaysid, waan fahmi karaa oo RRA dhib ayay ku tahay in ay halkaas soo garaan balse majeerteen waa isla degaan, ninkaan Puntland haysata waa cabdullaahi dagaal ma rabo oo madaxnimuu raadinayaa, marka doorashada dambe waa in la doorto nin dagaalamaya, ama waa in la doorto Mohamed Abshir oo go'aasaday mar hore in aan habar gidir lala dagaalin ee lala heshiiyo, lana yeelo wax walba oo ay rabaan.
make up your mind, yaa Majeerteen, stop fooling around, make a peace or fight for you right.
waa iga intaas.
MR Galkacyoos.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Friday, November 17, 2000 - 04:43 am
To majeerteen

Waan idin salaamay marka hore marka xiga waxaan ahay wiil HABARGIDIR hadana SALEEBAAN waxaan degaa CADAN-YAREY CADDAADO iyo BAXDO WAA LAAS digir ayaana iiga baxda, MOORDIINLE waan degnaa oo qasab iyo sabuul kaley aa iiga baxdo, maley haddaan rabo iyo inaan qorax qaato HOBYO waa keyd, maqaayad service fiican GODIN-LABE ayey ku taalaa, haddana waxaan daroot daris kala ahey MAREEXAN maalintii nala abuuray ilaa hadda waan dagaaleynay dadna waan isugu jecelnahay dad
daris fiican ayaanu nahay waan isla cunaa waan isla cabnaa waan isdhacnaa waan is dilnaa dhibaatadda aan isu geysanay oo intaa le`eg waligey AABAHEY ima dhihin MAREEXAAN iska ilaali, qurbaan joogna oon maanta waxan nahay isku dad dalkan joogna haddana waxaan nahay isku dad, marka aan su`aal ku weydiiyee haddaad majeerteen tahay
- Maxey tahay dhibaatadda ey habargidir kuu geysatay oo qaaskaa?
- Maxaan daris ahaan kuugu geysanay?
- Maxaad habargidir ku nacee?
- Mase habargidir uma jeedide dowladey kaaga cadahey?


nabadeyna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 19, 2000 - 01:37 pm
To Wiilshidan.
Koley su'aalo macquul ah ayaad Majeerteen weydiisay, waxaan isku dayi in aan uga jawaabo si caqli ku jiro, su'aasha hore
- Maxey tahay dhibaatadda ey habargidir kuu geysatay oo qaaskaa? aniga qaasatan qoyskaygii ayay habeen oo modow tirtireen, xigtadayda sidoo kale, qabiil warkiisaba daa, guryaheeni ayay xaraan ku haystaan, deegaankii dadkeenu daganaa ayay ka saareen, hantidii aan lahayn ayay dhaceen, dadkii ayay waxay u laayeen si aan naxariis iyo darisnimo ku jirin, iyagoon u aaba yeelin mid weyn iyo mid yar.

su'aasha labaad waxaad tiri
-Maxaan daris ahaan kuugu geysanay?
waxaad noogu soo gabateenba waa derisnimda, anigu ma lihi habar gidir oo dhan waa wada dambiile, qof kastana waa og yahay sida habar gidir ay ukala dambi badan yihiin, waxaad taas kuu cadaynaysa saleebaan iyo sacad in ay dad badan xamar ka soo daayeen, oo waliba ay dhib ka gaartay qaarkood sidii ay u soo badbaadin lahaayeen, waxaa kaloo la ogyahay qof Cayr qabteen oo Majeerteen ah in uusan baxsan.

su'aasha sedexaad waxaad tiri
- Maxaad habargidir ku nacee?
wax kale kuma nacayo oon ahayn in aysan wali garwaaqsan amasa aysan ogaynba dhibka ay geysteen, qaarkoodna halkaan ku faanaan siday ugu raaxaysteen gabdhaha Darood qaastan kuwa Majeerteen.

su'aashaada udambaysay waxay ahayd
- Mase habargidir uma jeedide dowladey kaaga cadahey? taas somali oon dhan baan u siman nahay, qabiil aan xukun raadis ahayn ma jiro, habar gidirna dawladnimo haday si xalaala ku helayaan cid u diidi karta ma jirto, waxaanan marnaba aqbalay aragtida ah Naagiihaanan kufsanaynaa, xoolahaan idin ka dhacaynaa, dadkiinan si axmaqnimo ah u laynaynaa hadddana taas haddii dawladnimo nala siiyo waan yaraynaynaa, dadbaa aaminsan Habar gidir dawladnimo halagu dajiyo si ay dhaca iyo boobka u joojiyaan, taas wax la yeeli karo mahaan, balse haddii majeerteen aysan habar gidir iska celin karin waa in ay qaataan waxii habar gidir u ogashahay. sida dawlad haatan la sameeyay oo habar gidirna madaxweyne iyo laba wasiir lagu dajiyay, reer tolkeyna laba wasiir oo dadkoodi soo dayriyeen la siiyay, maxaa kaa bi'i lahaa hadday waxsiin lahaayeen dad dadkoodi rabaan, waa maqaarsaarkii caydid, goormay habar gidir waxaas ka waantoobaysaa, oo ay waxii ay geysteen garwaaqsanayaan, inta taas la gaarayo habar gidir nabadi nagama dhaxayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lander2

Sunday, November 19, 2000 - 07:45 pm
salaam all,
marka hore waxaan odhan lahaa anigu habar gidir waa dad waalan sida isaaqawaxayna la mid yihiin:

-Habar Awal ama Habar Awd(la daaro rag, dumarba)
-Habar yoonis ama Habar yuusto(Gaajo)
-Habar jeclo ama habar jacayl waa kuwo naxariista.
-habar gidir ama habar Gidaar joog (tuug)
-Habar cofaan ama habar Cafi waxbay cafiyaan.

marka habrahaas oo dhan ayeey habar gidir la mid tahay waxaase u dheer habar gidir oo lagu xantaa in ay xoogaa xaga DAROOGADA caalim ku yihin oo is duraan xashiishadana sanka ka qaataan, dambiyada ay geleenna xudama ayaa ka go'yn.
Hal sheekh oo kaliya ayaa laga reebi oo fiican eey leeyihiin Ilaahay kheer ha siiyee.
inta kalese waa dadcun iyo wax masiibo ku dhacday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARAB

Sunday, November 19, 2000 - 07:51 pm
Habrahaan oo dhan waa kuwo wada garcaday asalkoodii ee ma taqaanaan miyaa Taariikhda waa la hayaa wax alla wixii sheegta habar waa kuwo wecelo dhalay oo aan la guursan calaamadna looga dhigi jiray habar hebel. Ha la ogaado waa garac iyo furuukh habraha tafiirtoodu waana aragtaan ficilada ay sameeyaan, oo dhal wecel waaba yihiin.

Habar oo dhan waa dhilo tafiirteedii taas ogaada.

bye habar wecel, dhilo oo dhan, nijaas aa tihiine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Sunday, November 19, 2000 - 10:43 pm
To Anonymous

Waad mahadsantahay sida aad iigu jawaabtay laakiin aan kugu celiye su`aal kalee
Ma aragtay meel dagaal ka dhacay oo loo aaboyeelay maato iyo caruur iyo dumar, mase kula tahay in aan la kufsan dumarka hadargidir, sidda isoo gaartay dacaayad ha ahaato ama run ha ahaatee waxaan maqlay in dumarkii habargidir ee caruurta DAROT dhaley markii ey u qaxeen dhinaca Majerten in ragoodda kuwii la dhashey ey kufsadeen.Midda kale maxuu sameynayay kacaankii QURMIS gabdho yaryar oo mareexaanna oonba Siyaad Bare aqoon oo ari la jooga ayuu Mareexaan ahaan u kufsan jiray ariga ka dhici jiray,tuulooyinka ragga ka maqan yihiin gubi jiray, iyo wax aanan soo koobi karin.
Ka soo tag taas qabiil aan dhibaato soo gaarin ma jiraa somaliya. Tan kale eed tiri Habargidir dhulka yagii bay dagen tahay waa xagee, su`aal kale qof walbo oo darot ah oon ku arkay yurub wuxuu yiri waxaa la iga dhacay GURI iyo BAABUUR daacad u hadale hadey u baddato hal milyan ayaa XAMAR daganeyd imisa guri ayey lahaan karaan halka milyan qiyaas ahaan 200 000 kuli ma waxaa lahaa Darot


midda kale waxaad tiri DOWLADNIMO waa loo wada ordayay waan kugu raacay, majirtaa maanta dowladnimo aad somaliya gudaheeda doorasho ku heleysid waa maya, HABARGIDIR ayaa oogu rooneyd oo baryo iyo maslaxo wax ku raadisay waana taa dhib ma jiro, walaalow dadkaaga dhinac ka raac wax nala qeybso, somalinimadaa ka muhiimsan midda maanta joogto, hadii kale bro wali DIGIRTA waa ii baxoysaa.

I LoVE YOU ALL SOMALIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 01:18 am
Majerten walaalow meel aan kuu raaco yeelo,haddaan habargidir ahay oon qalad sameeyey waxaan u sameeyay adiga awgaa adiga inaan cabaadkaaga ku qanciyo,shalay anagoo fadhino oo reeku dagan yahay ayaad dareen na gelisay ood tiri Marexaan haleyga qabto, wuu i kufsaday,wuu i dacay, wuu i laayay IWM. markaasaan intaan ka gubtay oon xanaaqay ayaan maanta qaladkaan sameeyay, waa haddii aan qalad u aragto.maanta anet joogtaa inaad tiraado habargidir ha la iga qabto, marka maxaan sameeyaa ood ku qanacdaa.Mareexaan ma soo celinaa baabe siyaad wiilkiisa waa nool yahay, kursiga ma u celinaa, waan sameynaa hadaad diyaar u tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Monday, November 20, 2000 - 02:08 am
Wiil shidan saaxib comments kaaga waa kabaqay " Wali Digirta Waa ii baxoosaa" hahhahahha
that is funny man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

degaan

Monday, November 20, 2000 - 06:26 am
habargidir waxaan xamar ugu haynaa inay daaroodka iska celiso yaysan kula noqon inhabargidir xamar xoog kujoogto haday xoogkujoogto way ufududayd inay bay bakol iyo kismaayo iskaqabsato maxay barmudo iyo madiino ee ah xaafado ayaga ku dhaxyaal u qabsa waayen marka waxaan ku hesheenay maadaama ay yihiin walaaalaheen aan haysanmeel ay ku laabtaaan inay cadaw goodaa u noolaadaan byyyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 03:09 pm
wiilshidan iyo raga kale ee habar gidir,
dhibku waxaa weeye su'aalo ayaad i weydiisay si wanaagsan ayaan kaaga soo jawaabay, haddana arintii meeshii aad dhibka ka hadli lahayd oo ama aad qiil u yeeli lahayd sida caado u ah habar gidir ama qiran lahayd oo dhihi lahayd waxii dhacay dhecee maxaa maslaxad ah ayaad hadal iska jikaar ah oo aan micne samaynay gashay, marka hore u noqo su'aalaha aad i weydiisay iy sababta Majeerteen Habar gidir ku dirtay, waxaan kaa sugnaaba waa jawaab, dadkeena dibada joogna walow aanan wax weyn ka badali karin arinta somalia haatan ka jirta haddana anigu waxaan rumaysnahay haddii jaaliyadaha dibadu ay midaysan yihiin in ay wax weyn ku kordhin karaan dib u heshiinta somalia, xaqiiqdii dadka gudaha ayaa naga roon markii si loo fiirsho, arintu si kastaba ha ahaatee haddii heshiis la rabo waa in daaroodkuna tanaasulaad sameeyo habir gidir iyo hawyena waxay geysteen laga xisaabiyo.
Gaalkacyoos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liiban

Tuesday, November 21, 2000 - 05:45 pm
War doqomadaan Majeerteen maxaa laga siiyaa ASHARAAFTA HABARGIDIR aristoograadka Soomaaliya. Majeerteen waligeen baa isu taagtan wiilaal karbaash hayta, haddana carataan. Dhoos foqol Dhoos. Faqash foqol faqash

Ninkii daac ah oo raba in uu barto HABARGIDIR akhri. HABARGIDIR waa dad culumo ah oo diinta Islaanku aay aad ugu dheer tahay sidoo kale

1) waa geesiyo.
2) waa lafta ugu wayn qabiilka Soomali ugu badan.
3) waa dad Alle ku hodayey maal
4) waa gob
5) waa dad kale yakhaan saaxiib iyo nacab
5) waa waddaniyiin
6) waa dad uu la noolan karo Somaali kasta

Lee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Tuesday, November 21, 2000 - 11:34 pm
waxaan idinka soo salaama CADAN-YAREY CADDAADO kuligiin waan idin jeclahay waayo somali ayaad tihiin waxaana idin leeyahay kaalaya i soo booqda aan idin marti sooree. CAANO GEEL,FALFALIIR IYO GOCOSO,HILIB ARI OO LA DUBAY, ayaan idinku martiqaadaa, ka bacdina waxaan idin baraa taariikhda HABARGIDIR.

I LOVE YOU ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Wednesday, November 22, 2000 - 10:35 am
Jakatam! Jakatam! Jalewaaley, Il-Jeex habartiis jabatay qabta!
Moryaan is mahdiisay wax ka foolxuun. Bal yaa arkay dad ku faano dil, dhac, kufsi, iyo bililaqaaysi!! Qaxooti maxaa idinka dhigay haddaad "guul" aad soo hooyseyteen??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Wednesday, November 22, 2000 - 01:28 pm
Kuligiin salaan, Hadaan dhexmaray bogan, tani waa dooddii aan xumeyn oo ijaafo badan aan leysku geysan. Wax la tiltilmaanyey, ha yeeshee caadifaddii waxaa daboolay dood wanaagga Anonymous ama galkacyoos iyo wiil shidan doodiisii furitaankiisii. Habardidir anigoo ah waxaa u soo jeedinayaa dhalinta Habarta in isla-weyni iyo is-qaadqaadka laga dheeraado, runtii wax aan dadka dheernahay ma jiraan oo waxaan wada nahay Soomaali hadana adoomadii ilaahay. Dowlad awoodeeda lagu tagri-falo cawaaqib xumadeeda waxaan ka aragnay Majeerteen iyo Mareexaan.

Dhibaatada Soomaaliya ka dhacday waqtigii dowladnimada iyo waqtigii fowdada cidkasta eed bey ka qabtaa oo anaa ley dulmiyey bey la soo tagan tahay, in la xisaabtamo uun baana looga gudbi karaa is-jiidjiidka iyo is-eedeynta lagu sii kala fogaanayo. Habar-gidir raalli kama noqon, kamana noqon doonto, kumana heshiinin in la geysto falalka dadka qaar ku eedeynayan, haddii ay dhaceen.In la is-xisaabiyo ayeyna aqlibayaddu raacsan tahay. Dowladda hadda ku meel-gaarka ah, yaan loo saarinin Habar-gidir, waa dowlad dhib badan faraha kula jirta, kuwa loo dhiibayna culeyskeedu saaran yahay. Habargidirna faa'iido gaar ah sina ugama heli doonto.
Is-kaashi Soomaalinimo ayaan kuligeen xoog ku yeelan karnaa oo sharafta Soomaali lagu dhisi karaa ee maya in aan is kala fadilnno.

Dood wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Wednesday, November 22, 2000 - 11:50 pm
To Bilan

Bilic bilcaan tii lagu beegey
Boga iyo beerka bogaadisow
Tii bisinka lagu bilaabey
Ceel biyo badan iyo
Kaalay Baxdo ku dabalo
Hobyo sea-food kaga cashee
Caddan-yar hilib dubaniyo
Godiblabe shaah macaan
Ka bacdina deegaan waariyo
Ku soo dhowow guriga aabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/guure

Friday, January 26, 2001 - 10:46 am
Duunyo waa haleeladoo kuu dhashoo howdka miranaysa
Dur dur waa nugaal doocatiyo daawga ceel bulacle
Dad waa kii eebahay derajo kaasiiyoo
Deris waa kii duugan oo dib u macaanaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, January 26, 2001 - 05:07 pm
Habargidir waa dad soomaali ah oo dadnimo leh la isku halaynkaro marka aan usoo laabto dadkan dhahaya waxbay dhacaan dadka ayay dilaan niyahow waad qaldantahaye dib isugu laabo tan kale habargirtu waa dad dimoqoraadiyada heer ka gaaray waayo soomaali oo dhan ayaa ku kaftanta mana ay xanaaqaan waana la ogyahay soomaali oo dhan anigu waxaan ka dhashay cidan aad afka ku haysaan laakiin ogaada in aan dad badan caawiyay anigoon u eegin cida ay ahaayeen hana ubadnaadeen Daarood,tan siyaasadu ma aha in qabiil lasoo dhexgaliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIIRAAN

Friday, January 26, 2001 - 05:33 pm
ali

miyaad waalantahay?

inaad Hawiye aan waligii maydhan tahay way kaa muuqataa.

sababta aan waligiin la idiinla hashiinayna waa
waxaad ku hadlaysid

dadka kama garbixi taqaanaan
nin waa khaldamaa waana garbaxaa
laakiin inaadan RAG IYO RABI midna aqaan ayaad cadayseen hawiyoow

ordoo soo maydha meel rag ku shirayana ha imaanina

IN ILAAHAY IDIN WADA CADAABAYO MURAN KAMA TAAGNA

ILAAHOW HABARGIDIR WADA CADAAB ADAA WEYNOO WAAXID AHE

WALEE JANA MA ARAGTAAN

1. NIN DHIIG QABAA JANA MA ARKO
2. NIN AGOON DHACAY JANA MA ARKO

LABADAASINA WAA DHAQAN HAWIYE

NACA LADI IDIN KORTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muwadin

Monday, January 29, 2001 - 03:43 am
doqon ka habargidir neceb lalama hadlo
balse u daya idill

gabar hawiye thank,s idil


run shegto idil lolllllllllllll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Tuesday, January 30, 2001 - 01:34 pm
TO : ALL HABARGIDIR ( WHERE EVER YOU ARE)

Asalkiina soomali ma tihiin waxaat ka soo jeetaan dadka dinkaha loo yagaan ee daga SUDAN. Dad cawaan ah weeye habargidir laakin dinkaha waxaad ku dhaantaan dhar baad qabtaan inugu, dharkana waxaa nii giliyay DAROOD. Bahalo ayaad tihiin darood wuxuu nii maleeyay inaad rabaayad nogoteen laakiin bahal rabaayad ma nogdo. Dowlad baat isku sheegtaan mar marka qaarkood laakiin maskax aad dowlad ku dhistaan ma lihidiin. Habargidir sida bahalka wax bay dumin karaan laakin wax ma dhisi garaan. SOOMAALIYA WAXAAD KU TIHIIN TUFAAX QURMAY OO TUFAAXYADA KALE QURMIN RABBA MARKA WAA IN TUFAAXA QURMAY LA ISKA TUURAA SIDA AY INTA KALE U QURMIN. HABARGIDIR WAA IN LA TIRTIRAA HATII AY SOOMALI MUSTAQBAL RABTO. Hawiyahii kale ayaad been u sheegteen oo markii dambena ABGAAL baad la dirirteen. (MASKAX XUMO IYO JAAHILNIMO WAA HABARGIDIR)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geed dhagax

Wednesday, January 31, 2001 - 01:59 am
war xumaantu ma wanaagsana ee yaan las is caayin rag aloow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Yamays

Wednesday, January 31, 2001 - 11:33 pm
Habargidir - gaar ahaan Sacad annagaa wasna, naagahooda maahee naag kalena iima baxdo. Magacana ha laga beddelo, ha loo baxsho Daarood-was. Weligayna la heshiin mayo, mana arki karo nin ayaga ah, Koonfur oo dhanna ayagaan u nacay. Go'aan waxaan ku gaarnay aniga iyo intii wada tashi naga dhexeeyo inaannaa khadka Gaalkacyo kala bara konfur u dhaafin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.dhax

Thursday, February 01, 2001 - 01:57 am
habar gidir anagaa hubka udhiibnay oo nidhi waxa kaloo dhan wasa anagaa xidhna angaana furna ee anga hanala weydiiyo qofkii ay ku celiyaanow anaga noo kaalay naaga hoodana anga ha nala weeydiiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

@your face

Tuesday, April 10, 2001 - 04:03 pm
haye

Horta hore dadkan xanaaqsan oo ciilka hayaa..IDIL baa sifiican ugu jawaabtay, thanks idil runtana sheegtay..

waxaan kaloo dhihi lahaa Habargidir Somali ma ugu badno tiradeenu waa yartahay but we got good qualitieve in many ways. Abgaal baa hawiye ugu badan, majeertena darood buu ugu badanyahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.