site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa yiri daaroodbaa habar gidir kaqa............................

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Yaa yiri daaroodbaa habar gidir kaqa............................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 07:31 pm
daarood waa kii 40 sano madax cagta idenkaga hayay oo aad guryaha ooga shaqayn jirteen. habar gidir goormey awooda yeelatay 9 sano waa ku wii geeloo dhax joogay ee qaaqaawanaa shalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 09:02 pm
maangaab waad jeclaan laheedeen iney habargidir idinka hooseeyaan kow laakiin <<HABARGIDIR>>>>>> daarood oo dhan guryo uma xaaqi karaan mana adoonsan karaan markii aad wax sheegeysaan wax runta u dhow ku hadla hadii kale la aamus anga inaad nafaanisaan idinkamo sugeyno #1 mida kale awalba calooshiin waan ogeen ee uurka maku haysan weydeen marka hore waxa aan xagiina ka nahay waa natusisey maxaa yeelay qabiil hawiye katirsan iyo daarood baa isdaba wadaan halkaa waxa iiga cad in ay habargidir uu daarood maqli karin maxaa yeelay soomaali baatiri kaa liite baa ku caayo iyo qof ku gaari waayey .
goormaad 40 sano heysatey dowlad mabajirin 20 kii baa kula badnaadey 60 kii baan qaadaney calanka reer baadiya yahow adigaa adoo qaawan xamartimid oo laba go sita markuu hawiye oo libisan aad kudeysateen ama noo sheega hadaad adinkoo labisan caloosha kasoo baxdeen taas waa laqaadan karaa habargir waaniman kii shalaey kuluglahaa calanka baluuga leh qayb weyn kaqaatey hadan kuma sheegayi maanta sow anga idinkamao rabnomagac fiican laakiin su,aal? waxa layaabanahey mar aad tiraahdaan hawiye waan gumeysan jirney maraad tiraahdaan habargidir guryaha noo,,,,, war heedhe doqon yahow riyoonaya maanta adinkaa booyaasooyin ah shaley tagtey waxaad ku faani laheed maanta ka hadal faataale waxa layiri wuxuu ku faana waxaan ahaan jirneyshaley adigan ninka waxaan qorey adigaa daaarood oo dhan ha u hadlinee iska sheego qabiilkaa faanka katag sidaad habar gidir u tilmaantey royadan ka kac waagii baa baryey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIIKH

Wednesday, November 08, 2000 - 08:32 am
INTAAD RABI KA BAQDAAN QABIILADA HA CAAYINA
SOMALIYA DHAMAAN WAA WALAALO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karbashe

Wednesday, November 08, 2000 - 11:07 am
Waar mantanaa doroodki ma Habar Gidir ayeey cayeeyan???waar wixi cadada idiin aheeyd ayaad imikana internetka kenteen ood meelkasta ku matageysaan cajiib!

Facts:Berbera,Burco,Hargeysa,Erigabo,Xamar,Merca, Baidhabo,Kismayoo,Djabouti,Afgoi, Beletweyn ,Borame intaas oo magalo dorood midnaa kama laha markaas inaad minority tihiin wa wax nin indo lee uu arki karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Agoon

Wednesday, November 08, 2000 - 12:04 pm
Cajiib waaye nin aanan wax heysan ayaa maanta dad caayaya waraa doofaartii cidiinaaheed wasee daarood maanta muxuu kuu haayaa,Hawiye ayaad Slaves u noqoneysaan becouse wax aa tihiin ayaaba iska yar Minority ayaa tihiin meel kasta aa gashaan sida baranbarada iyo cayayaanka kale ayaa la idiin buufinaa waayo dad jiran oo naftooda waxba u qaban karin ayaa tihiin waa in la idinku shaqaystaa sida aan Dhulbahante ugu shaqeysano...Somalia maanta Hawiye ayaa leh ninkii taas ogeene asaa cirka roob ku og.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asagii

Friday, November 10, 2000 - 05:47 am
Waryaa Agoon aabahaa ma Daarood baa dilay, sidaad u neceb tahay baan ka arkaaye!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BACAAD-WEYN

Tuesday, December 05, 2000 - 02:37 pm
AGOON CUQDADBUU KU SOO KORAY ALLAHA CAAFIYO.KAN TIRIYEY MAGAALOOYINKA SOMALIYEED.INTAAN MIDEE REERKIINU KA DAGAAN.LAASQOREY,BOOSAASO,QARDHO,LAASCAANOOD,BEYLA,BAARGAAL.XAAFUUN ISKUSHUBAN,QANDALA,BUUHOODLE,GAROOWE,BURTINLE,BACAADWEYN,CAABUDWAAQ,BALANBALE.KISMAAYO,AFMADOOW,LUUQ,BELEDXAAWO,CEELWAAQ,BAARDHEERE,GARBAHAAREEY,DOOLOOW,WARDHEER,GODEY,JIGJIGA,QABRIDAHARE,DHAGAXBUUR.BAL II SHEEG IN AAD RIYO XITAA KU TAGTAY,MAWADA TIRIN KARO MAGAALOOYINKA DAAROOD CIDII MAYNOORATI AH U SHEEG.MAXAADSE MAGAALOOYINKAAD SOO TIRISAY UGU DARTAY KISMAYO IYO CEERIGAABO MA BILILIQO DOONBAAD AHAYD LOL.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.