site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Abshir Bacadle ma Wadaadaa mise waa Qabiiliiste????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Abshir Bacadle ma Wadaadaa mise waa Qabiiliiste????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Wednesday, November 08, 2000 - 02:06 am
Waxaan maqli jirnay inuu bacadle yahay nin wadaad ah diintana ku difaaca gabayo. Wuxuu tiriyay gabayo fara badan oo ugu hadlaayo arimo kala gedisan sida: xijaabka & wanaagiisa, guurka, suufiyada IWM.

Dagaaladii ka dib, markii ay dheceen dagaaladii ku saleysnaa qabyaalada, Abshir waxbaa iska bedelay oo dhinaca qabiilka iyo qabyaalada ayuu u janjeersaday.

Gabayaduu tiriyay waxaa ka mid ah qaaruu ku ceynaayo Majeerteen oo uu ku matalay yuhuud iyo munaaiqiin. Ma banaantahay in qabiil dhan la caayo????

Dagaaladii xamar, wuxuu aad u difaacay Ceydiid iyo Habargidir wuxuuna tiriyay gabayo badan uu kula xifaaltamayo niman Abgaal, Murusade iyo xawaadle. Raga ay hadalada is weydaarsanaayeen ma aheynin rag wadaado ee wexey ahaayeen rag difaacaya danaha qabiilkooda dabcan isaguna wuxuu difaacaayay danta qabiilkiisa!!!!

Markii Ceydiid iyo Caato dagaalameen wuxuu u leexday dhinaca Caato illeyn waa reer Hilowle e, wuxuuna soo baal galay Abgaal Muuse Suudi.

Hadaba Soomaaliyeey Bacadle ma wadaadaa mise waa qabiiliiste?????!! Sommaalidu waxay ku maahmaahaan "Fiqi tolkii kama jano tago" waa mida heysata Bacadle!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 06:21 am
Asalamu Calaykum.

Ninyahow waxaan ku weydiiyey markii uu reerkiisa caayey waa tii dadka jeclaayee, qaasatan cidan aad sheegatay, ee maxaa lagu nacay markii uu reerkan caayey, mase marka uu caynayo reerkiisa waa wadaad markii uu caayo qoladana waa ka baxay wadaadnimada, I mean Abshir Bacadle?

Asalamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 09:09 pm
to : axmed zero ninyahow maxaa habargidir kaa galey oo kaga dhexlumey ninyahow waad naqiimeysey hadaad saas u taqaan xataa <<gabyaageena>> laakiin umamaleynayo inaad fiyoowdahay maxaa yeeley baalkasto ma habargidrbaa ku furee war shaqo miyeen kaa dhicin walee aaqiro lagaama yeelayo habargidir baan baranaayey ee dantaada raaco
jawaabna wiilkaa ku siiyey ninyahow maankoobiyaad u baahantahay waa iga run
bye axmed zero

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Friday, November 17, 2000 - 02:32 am
To: anonymous

Waad is ka shiftay, meelaha qaarkood waxaad ku gashaa magac dumareed sida Idil, meelaha qaarkoodna waad is qarisaa sida halkaan laakiin waxaa ku ka-shifay qaab qoreedkaada.

Fadlan iska sheego hal-magac fikradaadana ha ka cabsan qof wax kaa qaadi karo ma lahane.

Habargidir qaladaadkeed hadii la sheego ceeb maaha, laakiin waxaa ka daran qofka xaaraan iyo tuugnimo sameeyo weli soo indha cad. HABARGIDREEY WAA LEYDIIN BARTAY waxaana leydinku bartay:


DAROOGO
BILILIQO
KUFSASHO
TUUGNIMO
LACAG FAALSO AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil diini

Wednesday, November 29, 2000 - 01:53 am
To:Axmed1
Abshir bacadle, waxa weeye ragii ugu horeeyay ee dacwadaan ku taageeray gabayo dhaxalgal ah, marka aad sheegayso(kolba sheeko uunbaad ku maqashaye)xaqiiqda ma ogide!!!. Uu shirabka tirinayay waxa uu ku heshiisiinahayaya umado kala shakisanaa si uu kaftanka iyo is dhaxgalka qayb ka qaato,amab uu isugu soo dhaweeyo taasina in aad ku dhaliisho dow ma,ahan!!.markii 32dawladood oo aduunka ka socday ay ku soo duuleen soomaaliya(koley adigu caydh uunbaad qaadanaysaye) ay shacabku la jihaadayeen waa dhab in baraarujin wayn uu ka qaatay oo uu yiri( Goolkaan ku laadnay waa galoo waa geedi gaaladii xumayd ) iyo erayo lamid ah marka In aad iyana ku dhaliisho waa dadnimo xumo iyo hantaatac, halka aad leedahay majeerteen ayuu waxa ka jeegay waxaan ku oranlahaa wiilyahow qabrigaada ha isaga dheelin waxa cid waliba sugayso god mugdi ah oo hal mitir ah, sidaa daraadeed Soona waa lagu jiraa mana haboona hadalada caynkaas oo kale ah in aad ku kaftan barato oo aad ku xaradho meeshaan oo kale!!
waxaan umalaynayaa booska oo yar aawdii intaasi cibro iyo wax sheegidi kuugu filan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.