site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SNM, SSDF,UNCE,USP,SNA.SNF,RRA,SNL. DADKA SOOMAALIYEED MIYAY MADALAAN ?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: SNM, SSDF,UNCE,USP,SNA.SNF,RRA,SNL. DADKA SOOMAALIYEED MIYAY MADALAAN ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 09:26 am
Waxaan layaaba sababta ay qabqablayaashu usheegtaan in ay madalaan shacbiga soomaaliyeed su'aashu waxay dahay haday madalaan dadkooda maxay u laynayaan markii ay cadaaday in shacbigu la socdo dawlada lagu dhisay shirkii la magacbaxay badbaadada ummada somaliyeed waxaan qabaa in shacbiga soomaaliyeed ee u ooman nabada ay meel ugasoo wadajeesdaan ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 11:25 pm
Dambiilayaashaas waqigiibaa ka dhacay,cid ay matalaan ma jirto waxay aaminsanyihiina ma jiro xataa EEbbe,waa wathaniyiin "laa yu,minuuna shay,an" inay dadka khaldayeen oo jabinayeen waa ogaaday dadku,e iyagu ma ogaadeen in dadku ogaadey inay dhiigmiirato,dhiig daadiyeyaal,isku dileyaal,ka macaasheyaal dhiiga shacbiga Soomaaliyeed inay ahaayeen,in la ogaadey ma ogaadeen tolow?!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARTAAG

Thursday, November 09, 2000 - 08:44 pm
waxaas oo urur ah waxaa ka nool labo waana ssdf iyo snm labadana dadkooda ayaa jecel oo caabuda markay dadkoodu nacaan ayaana la helayaa soomaali nimo,ee yaa kaloo yaqaan ururo kaloo soomaliya hada laga caabudo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Saturday, January 13, 2001 - 06:46 am
To: Fartaag
Beenaali kaafira SNM waa war criminals, waa Nazi wana loo haytaa dad badan oo raydah oy xaooqeen.
Jaahilyoho IsaakNM waaxay isbiirtoolayaal aan diin lahayn, edab iyo mooraalba dibada ka ah.
Xumaanta ay kala dhixdhigeen dadka Soomaaliyeedna waliguud laga bugsan maayo. IsaakNM waa kufaar illahay ka gu ay wax ictiraafyaana waliguud majiro. Ha isdaalinuna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaleif

Friday, February 02, 2001 - 12:03 am
they all full of •••• and all the gabhoo based on tribe •••• them

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil -nece

Tuesday, March 27, 2001 - 02:14 pm
Qofkii amaana jabhad gacan ku dhiigle waa qof aan ilaahay aqoon.
Gidigiin qabiil baad isku wada haysataan ee ilaahii idin abuuray ka baqa.

Lab mid dooro:

1. Inaad noqotid nin Ilhaay ka baqa oo aan qabiilkiisa ka biqin qabiil kalean ka biqin, xaqana sheega qofkii doonaba haka xanaaqee.

2. Inaad noqotid qabiiliiste aan ilaah aqoon oo Brain-wash lagu sameeyay, ilayn nin qabiil aaminsani kolayba wuu eexanayaaye.
haddaad #2 dooratid Ilaahy hortiisa sharafi kuuma taalo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.