Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 09:42 am walaalayaal soomaaliya mawaxaad u malaynaysaan in cidaan idinka ahay ay u dhalanayso waar ka kaca fadhiga oo lashaqeeya dawlada cusub. |
Wadani | Thursday, November 09, 2000 - 02:43 am Waan kugu raacsanahay walaal waa in aan dawladda la shaqeynaa oo aan xoojinaa illeen cid kale oo anaga aheen ma sugeysee. |
RUNAHAANTII | Sunday, January 28, 2001 - 09:49 pm Somalinimaddu waa waddanimo ku jirta jecelka dhulka somaliyeed ,ee ka reeba qabyaaladda,xaadsinimadda.yasidda. kaddib halaga wadda hadlo wixii dalka danteenaba wax ku kordhinaayo, ilow qofka aan ahay ka fikir dhul kaaga aan gumesiga laheen ee barwaaqadda ah . ogaw gumeste ayaa kadanbeeyey dagaalkii so keege magaceegu waa somali, qabiilkeega waa somali , dhulkega waa somali |
SOMALILANDER | Tuesday, February 13, 2001 - 05:51 am WHAT GOVERNEMENT R U TALKING ABOUT????? THE NEW FAQASHS OR WHAT? THE CRIMINALS OR WHAT ? THE MAKERS OF MASS GRAVES OF 10000'S OF PPL OR WHAT? MORGAN? GANI? QASIM? NO WAY I PREFER TO STAY WITH NO GOVERNEMET OR TO SELL THE LAND TO EHTIOPIA. GROW UP YOU SHOULD OPEN EYES AND EARS. |
Anonymous | Saturday, March 31, 2001 - 12:34 pm Lol Somalilander.Rageedii. |