site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

EX-LIEUTENANTS AND SOLDIERS ARE BACK IN BUSINESS.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : EX-LIEUTENANTS AND SOLDIERS ARE BACK IN BUSINESS.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ex-national army

Wednesday, November 08, 2000 - 10:38 am
After ten long years of frustrations and without jobs, We are back in business baby.
How many of you were members of former national army? I'm talking to my follow Ex-lieutenants in the former somali national defence, are you with me? specially 1988 military academy garaduates then flew to hargeisa and bassed in 26th division of infantry brigade in northern somalia, my dear men and women, I solute you with the best army solute ever given to high ranked officials, We should go back home to do what we have been trained for and disable the warlonds, because our people need us more than ever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laba-xidigle fanax

Wednesday, November 08, 2000 - 06:56 pm
ex-national army.
saaxiib waxaad aheyd ciyaalkii oo leeyli sargaalka lagu qaadanaayey miyaa oo dugsiga sare kasoobaxay oo hargeyso xidigta labaad ku helay?
waryaa ciyaal aatahay, laakiin anigaba saasaa oo kalaan ahaa laakiin loodki oogu horeeyey oo leyli sargaal looqaato baanka mid ahaa, waa inaan noqonaa saaxiib. anagaa hogaaminayna saaxiib.

waa sargaal hore oo idinsalaamaya.~~~}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadiroow

Thursday, November 09, 2000 - 08:20 am
caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali-qaawane.

Thursday, November 09, 2000 - 10:06 am
shalaad dhalataye,waa la shubi jirey.
halkaan ku soo uruuura fariista,anigana i dhegeysta.haddii aadan diyaarad amxaar mig-21.qori faal-toos ah aadan ku soo ridin,pailotihiina soddon-daqiiqo ka dib beeynaad ku dooxin,jaalle digtoonow,salaan saar. waxaan ka hadlayaa 14-11-1977.
waan ogahay,in qaranku ii baahanyahay.laakiin mushaar fiican ciidanka meel ha loo saaro.nolol wacan,sida ciidammada adduunka, (good quality and provissionalism).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar-raadeer

Thursday, November 09, 2000 - 10:46 am
cali qawane, LOL!!!!!!
ciyaalki leyli saraakiil baatihiin loogu sheekeyey baaba naqabsadaye bal rageedi yimi, caliyoow hadee hadey ragan dowladan cusub lacag fiican sheegaan dee waa noqosho soow ma'aha ilaa anaga ciidanka ah mushaar xumo danbe dooni meynee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAFAAL

Wednesday, November 15, 2000 - 11:37 am
Ala maxaad isku camirteen waxaad tiraahdeen ex ciidankii qalabka siday,war miyeydan ogayn burburkii aad u geysateen umadda ama been isu sheega ama ha isku sheegina ogaada inaad tihiin dadkii ula dhaqmi jiray walaalahooda rayidka ah sida cadowga taasina ma aha maanta mid aad danbi ku leedihiin,waayo ma aydan lahayn aqoon la idiinmana sheegin mas'uuliyada aad u haysaan umadda.teeda kale hadaad is leedihiin tii yoo kale ayaa dhalan ma dhalaneyso,waayo dowladiinii milatariga ahayd shacabka ayaa riday,kuwa isku dayaya maanta iney taariikhdoodii soo cusbooneysiiyaana uma suuro galeyso in ay inoo horseedaan mar labaad burbur kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur-Hangash

Saturday, November 18, 2000 - 02:27 pm
shaqadi diiwaan galinta ciidamadi hore siwanaagsan bay usocotaa illaa iyo hada, mar wasiika gaashaan dhiga uu lahadlayna wuxuu sheegay in ciidamadi hore uun ay soocelin karaan sharafti qaranka iyo umada soomaaliyeed eey kulaheeyd dunida, sidaa darteed ciidamada kalagadisan ee hore ayaa is diiwaan galinayo, waxaana fileeynaa in dhawaan ciidan kan ay howlgaan.
marka dhamaan nimankan leyli saraakiisha ah iyo kuwan kaleba war noqda wadanki markale ayuu idin baahan yahay.
mr qafaal, adiga ciidan markaad maqashaba hanixin, ciidankan waa kaadi walaal, waa kuwi aad kufaani lahayd, ee ma'aha inaad kanaxdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIRWAC

Sunday, November 19, 2000 - 06:50 am
waryaada warbaaba idinka danbeeyey, sooma aadan maqal in etoobiya c/qaasim amar kusiisay inuusan wax ciidan ah sameeysan, iskuna dayin inuu sooceliyo ciidanki hore!!!!!.

sidaa darteed c/qaasim bal aan fiirino waxuu la'imaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cige

Thursday, November 23, 2000 - 07:19 am
hayaay!!!!! waa tuugti, war adinka xageed kunoqoneysaan, EX- adigu ii sheeg meeshaad kunoqon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 28, 2000 - 11:54 am
Most Ex-Army Officers ( who were in the Siad Regime) should be executed forthwith without any trial.The main reason is that some of them ordered the killing of innocent somali women and children,pregnant women and old folks.The rest did not stop them or do anything about it.Enter the war of ethnic cleansing in the North during Siad Barbaric's vicious rule!
So shut up and do not even mention that you were remotely involved in that regimes dirty business.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daljir

Tuesday, November 28, 2000 - 08:23 pm
Is it my eyes? EX-national-army, you are proudly representing the murders of innocent children and women. Particularly, the Alleebi folks of 1988 who fought in the north most of them died for no reason. It's well documented that the "llebies" raped, murdered and looted civilians in big numbers.

Shame on you! To me you are Jeferry Dahmer calling for his canibal collegues or a hayena calling others for a feast after an inocent kill.

You'll never get away with it. Yes may be in this universe but God is watching. I hope you get what you deserve somewhere someday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUCAYSANE

Wednesday, November 29, 2000 - 02:42 pm
daljir,
walaal ciidanki ama saraakiishi naga dufaacayey cadowga inaad sidaas olahadasho ma aha, walaal maanta hadii ciidankaa noo dhisnaan lahaa dadkeena itoobiyaan iyo kiinyaati mahoos joogeen.
waryaada ciidanka tixgalin ayuu leeyahay ee hala tixgalyo, dhibaatadi dowladi hore ay geesatayna yaanan loosaarin ayaga madaxa.

EX-national army, walaal jirkaa idhaqaaqay markaan arkey in wali qaranimo ay kugu jirto, I love you guys, waxaan idinka filayaa inaad qaranimadi iyo dad nimadi umada soomaaliyeed aad soo celisaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 08:49 am
Balaayo kuu duceysay. maa habaarane sida loo qoro baad hilmaantay? War heedhe, hadaa ka mid aheyd ciidankii soomaalida ee ka qeyb qaata baa ba loo geystay dadka soomaalida ee dagan Waqooyiga, Is dil adigu madaxa iska toogo. Sababtoo aduuna waan ku ugaarsan, aakhirana ilaah baa hor tagee oo waa inaa ka jawaabto imisa qof oo ashahaadato ayaad dishay ? taas niyada ku haay.

You have nothing to be broad of except the demise of your sick mind. Keep in mind

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darawal

Sunday, April 15, 2001 - 02:08 am
waryaa warageedi!!! runti dhiiga baa idhaqaaqay oo xaada baa i'istaagtay.
war Ex-soow miyaad daawatay ciidanki xooga qeyb kamid ahayd oo april 12 sameeyey xuski 41 ee maalinti la,aas aasay xooga dalka?
waa inaynu wadanki u adeegnaa oo itoopiyan iyo dabadhilig aynu edbinaa.
Xooga dalka hanoolaado.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.