site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

INA CIGAAL ISAAQA MA XOOG AYUU KU HAYSTAA??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: INA CIGAAL ISAAQA MA XOOG AYUU KU HAYSTAA??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WANLAWAYNE

Wednesday, November 08, 2000 - 01:22 pm
Waxaan u malaynayaa ina cigaal inuu xoog ku haysto isaaqa oo wax taageero ah uusan ka haysan waxaa taageera waa qabiilkiisa oo kali ah waana habar awal sidaa owgeed wixii ka horyimaada sidd garxajiska umbuu lugta marin ina cigaal waxaan kula talin lahaa inuu taagrro dowlada cusub ee soomaliya u dhalatay ileen isaga lama yaqaanee bye ahmedey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAAQ

Thursday, November 16, 2000 - 03:03 am
to wanlawayne
saxiib adiga is ka dhaf isaaq iyga ayaa is ka kaa xiga, walaluho way islaayaan wayna heshiiyaan.
ee niyahow shaqakale yeelo.
isaaq way iska kaa jecel yihiin/
markay runta timaato waa dad walal ah
remember back days in SNM we destroyed siad bare rulles and other rulles, who was that people.was a hawiye or majeerteen, dhulbahnte.gadabguursi or ciise it's a no it was ISAAQ/
ISAAQ HAYBET EEBE SIIYEY HABEEN KA MADHAXDEE NIMANKII DOLARKA IYO POUND KA CONAYAY ILAAH ISAAQ BUU KADGEE TIBJIRKA DAAROOD IYO KA WALAWYNBA, DAROOFAADKII SOOMARAY WAA KUWII KU LA YACAY ISAAQ WANA GEESIGII DUNIDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Friday, November 17, 2000 - 01:37 am
WALAWEYN HORTA XALKAA WAXA IGA MUUQHATA IN AAD MAR YA ALOOL TAHEY , HADII ANUU RAACNO SOMALIWEYN MAXAA KAA GALEY, MA SIDADAD BAANU CIGAAL SLAVES U NAHEY NIMAN XOR AH OO MESHAY DOONAAN KA DACA BAANU NAHEY ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 09:04 am
Ina ibraahim Cigaal
Sanka ayou Isaaq oodhan Waxaana umalaynayaa inuu yahay inimank dictators ka ah ee africa kuwa ugu taajirsan unuu ka misyahay
wsaxaa lagu soo qoray Joornaal South africa ka soo baxa in uu ina Cigaal ka iibsaday Palace 3 milion oo doolar jooga. Lacag badana Bangiyada south africa ayuu ku shubtay Maanta hadii uu katago meesha uu hayo waxaa ii cad in uu is meeleeyay.
Dadka uu maamulana waa dad aan iska fahmin. wax na ufiirsan iyo dad baqaya. Dawladaa uu samaystay So called Somaliland waa meesha keliya oo habeenkii dadka lawaayo hadii aad ina cigaal waxkasheegtid ama dawladiisa. miyaad aragtay ninka soo horjeeda doladaa. waa maya waayo maanta hadaankasoo horjeesto ama anaa laywaayayaa ama dadkaygii. haaduu kugu arko in aad garab wayn oo aanu ku soo dhicikarin waa uu ku laalooshi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 07:52 am
INA IBRAAHIM HIGAAL
HBARYOONIS NA GEED BUU KU XIDHAY
INTA KELE EE ISAAGNA ISAGAA HOGAMIYA
OO SIDUU DOONO U MAAMUSHA

WUXUU YIRAAHDONA WAA IN AY SOCDAAN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.