site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gadabursi

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Gadabursi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 02:06 pm
Habar Yonis ma Samaroon ayey ka luntay? Waxaan maqlay HY waa Makaahiilka Gadabuursi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 11:41 pm
waar gudabiirsi soo hilibka reer sheeq isxaaq uma qalaan. waar yaan mardanbe lagaa maqal waxaas.iyo wax la mida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ljgronli

Friday, November 10, 2000 - 03:47 am
samaroonku wamaxay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Super Awal

Friday, November 10, 2000 - 04:46 am
Reer Sheikh Issxaq waxa hilibka qalidiisa u xil saaran Garxajis ee beenta jooji. Shaqadaa ha ka xishoon Garxajisoow. Super Awal ayaad waligiin hilibka u qali jirteen, waligiina aad u qalidoontaan. Taas ku seexo kuna soo toos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaq run ah

Saturday, November 11, 2000 - 11:42 am
Waxaan la hadlaya ka isku sheegay "Supeer Awal"
Reer Sheikh Isahaaq wey ka shisheyaan, waanay ka
danbeeyan, waanay ka horeyaan ee nacasyahow sheekada gaaban meesha kala tag.Anaga Habar awalaha walaalahayaga Garxajisna u ma quudhno cay. Wa garabkayiyo tolkay waxba hasku kaaya dirina.Hadaad go'aan ku gaadheen inaad isaaq
netka ku kala qaybisaan "NO WAY HUUSE". Wax dhacaya maha taasi. Qolo walba ninba ka tagey Xamar ka soo ah dhuuni raac dantisa gaarka eegay oo duli ah,ama aan dhiig laheyn taasina waxba intayada kale ka badali mayso. waan qaranaya qolada super awal sheeganaysa ee garxajiska cayeysa. Lakiin qof isaaqi ku siin mayo jawaabta aad rabtid ( we are smarter than you)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer waqooyi Asal ah

Saturday, November 11, 2000 - 12:00 pm
Anigu Gadabuursi ma ahi, ee waxan u sheegaya Anonymous inu meel kaga dhacay Samaroon waayo wa
dad sharaf leh, Anigu waxan ahay gabadh Habar awal ah Cadabuursi xoolo nooma Qalo waa dad walalahaya ah oo anu wada dagnu. Asxaabtayda aan Jecelahay ila iskuulki waa wada Gadabuursi. Mana ihi Habar Awasha ay dhaleen lakiin waxan diidanahay in dadka la iska caayo oo waxanay aheyn lagu sheego. Hilibkana waa lawada Qala daan
walba waa lagu qaala maxa ku tilmaamay Garxajis iyo Gadabuursi, mida Kale hilib qalidu ceeb maha wa skill (xirfad). Ragow macna darida iska daaya.
Reer waqooyi asal ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 14, 2000 - 03:59 am
dunidii way quruntay hadii garxajis iyo gudabiirsi in maanta la tartan siiyo ay marayso.
ninkii boyga ahaan jiray haduu boqor sheegto boqorkii muxuu noqon?????
hadii garxajis hilibka qalo. gudubiirsi muxuu qaban??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAROON

Tuesday, November 14, 2000 - 06:22 am
MA MAANTAA IIDOOR QADHMUUNE RABAA INUU SAMAROON SUPER SOOMAALI ISLA MEELDHIGAYAA
IYAGOO YUHUUD KU ABTIRSADA OON AHAYN SOOMAALI SAX
AH.

IIDOORKU II DOORIDII INANTA WEEYAANE LAMA ARAG ISAAQ WUXU DHALUU AABO LEEYAHAYE

YUHUUD ILAA YUHUUD
IIDOOR QADHMUUNE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kkk

Tuesday, November 14, 2000 - 10:09 am
TO:SAMAROON;

adiga oo uraaya oo ialaahay gadbuursi kaa dhigay ayaad rabtaa in aad gobta reer sheekh isaxaaq isku dhereriso,nacasyahow bal ii sheeg yaa ku yaqaana,micnaha gadabuursi mataqaanaa hotta" GUDA BIIRSI = GUDAHA AMA SIILKA INANTA"dhamaantiin waxaad tihiin xaaraan,xaaraani dhashay,isaaqa waa layaqaanaa oo umadu wey taqaanaa.ee orod oo huush yahay huushtu dhashay sidii hidaha iy dhaqanka iyo caadaba idiin ahaanjirtay dhuusada xagga dabeysha nagala mara,iayn wax kale ma smayn kartaane.duli fooqal duli,waar wwanu idiin gumaysanaa walaaahi in aan qof gadabuursi ahi hadli karin boorame dhexdeeda,ciidamadayada ayaa sidii ay doonaan ka yeela,wasakhyahow cadaadiskaa ayaad weligaa ku jiraysaa.

"HILBO QUDHUN AH GUDABIIRSIGII HAYSAN JIRAYBAA LEH"
midgaan fooqal midgaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kkk

Tuesday, November 14, 2000 - 12:46 pm
Sheekh Ishaaq khaniis ayuu ahaa IIDDOOR waxa dhalay inan Kablalaxa ee IIDDOOROOw waxaad ku faantaan ma jiree afkiina dhogorta leh dadka muslimka ka jeediya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darod kumuu ahaay

Tuesday, November 14, 2000 - 06:47 pm
Daarood Kumuu ahaa?

Wuxuu ahaa nin badhi weyn weyn weyn weyn weyn weyn oo in dabada Wax loo gelsho jeclaa....

Daarood Dabaweyne ayaa u yimid Hawiye oo yiri YOU WANNA TAKE ADVANTAGE OF MY FAT BOOTY?
Hawiye ayaa ugu Jawaabay Hawiyaa Dabo nin duray ma dhacaysee Xaggaa Iyo Raxanweyn ii sii Dhaaf.

Darod Badhiw weyne ayaa Raxanweyn u tegey isagoo dabada weyn ruxaya si uu u soo jiito Raxanweyn.
Raxanweyn intuu la yaabay oo Sanka qabsaday ayuu yidhi " DUBUR DADOOW MA FADAAW".

Darod baa Isaaq kula soo orday isagoo rajeynaya in cudurka quraan laga saaro. Sheekh Isaxaaq ayaa yidhi Quraan baan ku saarayaa oo Ilaah baan kuu baryayaa inuu Caqliga DABADA kaa galay Madaxa u wareego.
Darod halkaasuu ku bogsoodey oo haddaan Sheekhu u duceyn lahayn Dabadaa dirxi ka geli lahaa.

TO: GUDABIIRSI
Cay kuuma quuro oo waa kugu qasaare saa ADDOON AAN leeyahay oo 4 xabbo ah baad tahay. Gudabiirsi wuxuu ahaa Wacal Habaryoonis ah. Markii Hooyadii garcatay baa la yidhi GUDABIIRIS =Tii hoosta garaca ku wadatey.

Gudabiirsi waxa ka badan Jibriil Abokor oo ah jilib Sacad Muuse ah. 3 Saacadood bay Jibriil Abokor ku qabsadeen GUDABIIRSATADA oo waa og yihiin in hadday is waalaanniin uu Jibriil Abuukar meel u joogo.

Waa Ceeb nin Master-kiisii Caayaya. Waxan sugayaa inuu idinka dhasho nin u dhigma Martin luther King III oo Gumeysiga Isaaq idinka saara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARYAQAAN

Thursday, November 16, 2000 - 02:13 am
WAAR YAAYA HEE WAAD ISKU DAWAQDEEN.
WAAR MIDKAAGAN YAROO GUDABIIRSI DEE ISTAATKA INTA USOO LAABATID HILIB FIICAN BAAN KUUQALA YAAYE I SAAMAX DHEH.
WAAR DADKU MA ARAG MEESHAN YAROOD KU JIRTIDE INTA ARADII TELPHONE U DIRAAN YAA CAAWA LAGU KALA GUURAYAA MEESHII.

WAAR MIDKAAGAN YAROO DAAROODKA CAAYAY HUUNO DAAROODKU WAA GOB HAWIYE IYO WALAWAYN TOONA HAKU SIMIN YAAN LAGUGU QOSLINE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maandeeq

Thursday, November 16, 2000 - 03:53 am
waxaan layaaba nahay nacas walba wuxuu afka kusoo taagaa isaaq. xataa adoontii aan anaga lahayn oo biyaha noo dhaamin jiray oo hilibka noo qali jiray yaa maanta netka uga baxsan la nahay.

sida aan kor kosoo arkay boygii haduu boqor noqdo boqorkii muxuu noqon???
ninka mowduuca furay arintaas muxuu ka yiri.
waar yaa hilibkii qali oo biyaha soo dhaamin??
maangaab maangaab dhalay???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABAR-AWAL-WASE

Friday, November 17, 2000 - 01:41 am
WAR GADABURSI RAGII CIGAAL SOO KAXEYSTEY MAAHA MAR YA LOOL KII ANU LAYNEY MIYAY NA AYAAYEEN IN AY NAAGO YIHIIN BAL, EEG YAGA OO 6 QABIIL AH BAY INA LA DAGAALMEEN E MA KU WASAAD RAG U TAQAANE MAR YA ALOOL IMSA BAAN LAYAY ARAAB IYO GADABURSI IYO SUBEER AWAL WALAHI CIIL MA QABO ANIGUU ILAAHEY NA HA II DANBE DAAFO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiikh saciid axmad

Friday, November 17, 2000 - 01:52 pm
bismilaahi raxmaaniraxiim
waxan ilaahay idiinka baryayaa in uu idinku salido
cudur idin qalajiya intaqabiilka wada ilaahayoow
naga qabo ilaahayoow nagaqabo waxay aflagaaday na
yaan daddhintay ilaahii nabi yuunus kabad baadiyay
kaluun kii cunay ilaahii nabi muuse kabad baa
diyay fircoon ilaahii baytilcatiiq kabad baadiyay
abraham waxan kabaryay waasoomanahay waxan joogaa
dhulbara kay san in ilaahay iga aqbalo ilaahoow
nagaqabo rabiyow haday katoobad keeni waayaan
naga qabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEDOBUURSI

Sunday, November 19, 2000 - 05:47 am
Isaaq,
Wali ma waalidii ayaad ku jirtaan?
Goormaad bogsanaysaan? Anagu hadaan gadabuursi nahay waan idin ogayn in aad, Garac wada tihiin oo ilma Bucul bacayr aad wada tihiin, xagan carabtana aad naagihiina ka kirayn jirteen, oo ninku naagtiisa ku odhan jiray naa dee " Sheekha u soo uunso" waa shaydaanada reer boqor ee carabta ah, Isagana duburta ayuu habeenki carabku ka faydi jiray waa idin naqaan anaku imikana Soomaali oo idili idin wada ogaatay yahuud yahay yahuudu dhashay.
Naxariistii Allah ha siiyee waa kii sayidkii yidhi:
'Nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashlaysaane'
'Naaga u tihiin faranjigii nalashka dheeraaye'
waa markuu ka fajacay sayidku siduu ingiriisku nimankii isaaq u abaahinayo.
Gaalo wax kale kuma jeclidiin eh waa fusuqa iyo makhnuudnimadauun.
"Garac ururtay uuun baad tihiyo reer gabooya ahe'

Ma adiga oo isaaq ah ayaad maanta gadabuursi isku soo dhererin, Waar orodoo HAASH yahow mid ku daara meelahaas ka raadso cadaab gale. DHAQASH.

Cigaal waakan habeen iyo maalin na beryaaya ee abti abti S.land ayaan nahay na leh, Hada laga bilaabona Abtaa lo yahee Isha ka rid ayaan odhanaynaa.

Hadaad habar yoonistii gaajada ahayd aad tahayna Muuse caro iyo Ingriis caro waa walaalo kuwii la baxay ayaad tahay, Geelaaga ilaasho naag yahay.
Soomaali kuwii masiixiga noqday ee markiiba diintoodii tuuray waxay ahaayeen Habar yoonis oo hebel iyo hebel ayaan odhan karnaa, Caydhyahay wada dhuxulayaasha ah ee geedihiina dhameeyay ee nabaad guurku ku dhacay, Magaalada Sanfranscico maxaa idin wada geeyay ee aad u jeceshihiin saw dirxiga wax idinka qoda uma bugtaan, naahgayahow wada asoolayaa AIDS ka orda umada kala taga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALLO

Sunday, November 19, 2000 - 06:03 am
Salaamu calaykum waraxmatullah,

Walaalayaal Isaaq iyo gadabuursoow ha doqonoobina meeshan nooc waliba wuu ku jiraa oo waxa laga yaabaa in la iskukiin diraayo, ninka Gedobuursi ee isha ayaan wax ka ridaynaa lehoow Illaahay ka cabso oo ummada walaalaha ah ee nabada haysata ha isku gubin, ku tusaale qaata waxa ka jira meelaha aan nabada ahayn, ninka kale ee isaaqoowna waxba gadabuursi ha u hanjabin waa la is yaqaane. Dadku dad walaalo ah oo nabad ku heshiiyay weeyi, ninawna gurigaaga ha iska dumin dagaal Soomaali ku kala adkaata horaa loo waayee.

Salaamu calaykum waraxmatulaah wabarakaatuh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. Objective

Sunday, November 19, 2000 - 07:02 am
looooooooooooool

Hi everybody!!!!!!!1

Let me start of by expressing my dissapointment with my fellow Somalis. It is sad to say the least that we the people abroad should be totally in the hands of the devil, only a few people wrote something of value, the rest of you jumped in to racist remarks and derogatory statements that will only make people upset and hurt.

Gadabursis is a name and so is Garxajis. They are not two individuals but two clans with many people,some good some bad as with all groupings of people. There is no way of telling who is Garxajis and who is Gadabursi by looking at them so the superioriyty clames from both sides(or outsiders) are as stupid as they are unproven.

When you want to debate a topic you should have a thesis and then support it with facts.


Ex:Clan x is better than clan y!=Thesis

Why is clan x better than clan y???=Question

Because, ..., ......, ....., etc.=Arguments(Facts)

As far as I can see none of the debators have followed this format of presenting a valid thesis and validating it with evidence(arguments, facts).

Clan is a fictional thing and it unfairly leads to "Guilt by association"= an unfair attempt to make somebody responsible for the beliefs or actions of others.

Ex: I happened to be borned into a clan that calls themselves Isaaq(Garxajis) therefore I have to like camels and war and to kill other people from other clans because some Garxajis men like camels and war and killing other men from other clans. This type of statement is called "Guilt by Association and is flaud(wrong).

Another thing people in this forums have done is"Hasty Generalisations". That is when you make a statement that is based on to little evidence or on exceptional or biased evidence.

Ex: One Gadabursi man i know could not pass the english test, he must be stupid. This is of course a flaud(wrong) statement, because his performance might improve the next week. These kind of statements that are exceptional and contain little evidence are not good and we should avoid them in our debates in this forums, if we want to be credible that is!

One man taking part in this debate said "midgaan fooqal midgaan" to another participant of the debate.

This kind of statement is called "Ad hominem" that means a personal attack on an opponent that draws attention away from the issues under consideration.

Ex:"you are a Migaan fowqal Midgaan" this statement is an implication that the other debator belong to a certain people popularly labeled Midgaan by other people of that society, the writer is trying to imply that this group is bad in somekind of way(which of course is totally unproven) and he is making this statement although it has no relavance to the topic at hand, it is just intended to be a personal attack(Ad hominem) that is intended to draw attention away from the issue at hand, these kind of cheapo arguments are likely to tarnish your name as a honest scholar or debator.

I think this topic can be disscussed without using this logical fallacies.

However it is my opinion that the notion that a whole group of people(a clan), with many thousands of members can be lumped up to be portrayed as one person in your arguments is realy a logical fallacie and it would not be published in a newspaper.

I would urge all of you to be more like profet Muhammad(PBUH) he said in a hadith "When a muslim speak he should speak good or not speak at all" not in the exact words but that was the overall message, so i ask that all of us could try being a bit more in touch with the religion we claim to adhere to.

Nabadgelyo!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaab

Sunday, November 19, 2000 - 08:43 pm
Inay dunidu ciir ciir tahoo laga carraabaayo
Gudabiirsi caawaba miyuu caayey habar yoonis
Ciiloow ba'eeey sow arlada laguma ceeboobin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sayidkii

Monday, November 20, 2000 - 08:57 am
'Gadh hunguriya habar yoonis iyo herer nin joogaa leh'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiin

Monday, November 20, 2000 - 03:37 pm
Gadabusri waa aqoonta iyo iftiinka dadka soomaaliyeed, ama kanax ama ku farax Isaaqoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IHY

Tuesday, November 21, 2000 - 01:46 am
hilib quruna gudubiirsigii haysan jiraybaa leh..
gudubiirsigii baqtiga qalan jiray haduu caawa habar yoonis caayayo maxaa laga wada hadlayaa.
cidii adigaas hadal kula wadaagto. baqtiga ku tir..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

far jin

Tuesday, November 21, 2000 - 07:12 am
Garxajis ayaa maanta Gadabuursi hilib qalid ku caayaya. Waa yaab. Garxajisoow shaqadaada iyo hidohaaga haka xishoon. Daantii Hargeysa ee Garxajisku hilibka ku qali jirey miyaad iloowday
mise soomaalida kale ayaad rabtaa inaad khaladid.
Garxajis hilible, walee baanad qiiq isku qarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ardo

Tuesday, November 21, 2000 - 09:23 am
habar yoonis wax ka naago fool xun xun waa wada xuux.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ardo

Tuesday, November 21, 2000 - 09:25 am
Horaa loo yidhi naag habar yoonis ah ninka qabaa waa nin nin qaba, Qurux ma leh, Raaxo ma leh, Xishood ma leh, Naxariis ma leh, 0-0-0.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 08:59 am
mr objective, i cant read somali, but its obvious that they are insulting each other. I love your comments. lets hope they can understand what you've written, digest it and act upon it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waayaab

Tuesday, November 28, 2000 - 04:23 am
WAA YAAB WAXAAN KA YABANAHAY ISAQ OO LEH WAX AYAAN GUMAYSANAYAA 1000 SANO EE LA SOO DHAFAY AYAA LA GUMAYSANAYEY MANTA AYEY LEYIHIIN DAD AYAAN GUMAYSANAYNAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaniye

Thursday, December 07, 2000 - 12:54 am
waryaada waa nimanka gadabuursi iyo isaaq iyo waliba kuwa iskudiraya war ilaah halaga baqo oo wax hala iskulaharo war musheekhda iyo nasabiyadaba cayda kadaaya war waa la dhiman isaaq iyo gadabuursi waxkuu tari mayaan qabriga iyo maalinta akhiro. xasuusnow intii aad ku hadashay maanta in lagu waydiin doon. markaa wax wanaagsan ku hadal ama iska aamus.
wasalamucaleykum. soon wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Saturday, December 09, 2000 - 06:09 am
Dhammaan

Waar hala koro. Macne ma leh qabiil cay. Waxaa muuqata in dad badani ay sheeganayaan qabiil aanay ahayn si ay laba reer isugu diraan.

Anaa run sheegaya. Waxaan ahay H/jeclo. Dad badan oo gadabursi ah ayaan Soomaliyana ku aqaannay, qaarna qurbaha ayaanu isku baranay. Waxaan sharaf iyo aqoon ahayn kumaan arag. Waa dad aqoonyahanna. Per capita, waa qabiilada ugu macalimiin badan dalka. macalimiintaydii dugsiga sare shan baa Gadabursi ahaa.

Gadabursi se ha ogaado in Isaaq u dareemay in walaalkii Samaroon ka raacay afweyne markay la halgameen. Colaad hore oo Isaaq u qabay samaroon weligeed majirin. Isaaq badan ayaa daremay shoog iyo dhaawac, waayo way ka filayeen metelan Dhuloos iyo warsangeli inuu afka u hiiliyo waayo inaadeerkood, Samaroon Siciidse daarood iyo Isaaq waa u sinnaayeen. Markaa Isaaq badan (gaar ahaan Isaaq bari) oo weligood Gadabursi u arkayey Reer woqooyi asal ahi way naxeen markay arkeen Samaroon oo afweyne ku raacday colaadda Isaaq.

Maantana isku dal iyo dad ayeynu nahay. Haddaad Soomaali weyn doorataan welkam. Ceeb ma aha. Raaca. Waa iga dhab. Ogaadase, in nin aanad ka aargoosan karin aan wax lagu darsan. Hawiye inuu sidii dameer bakhtiyay u dilo Geesigii Gen. Tallan lamaan yaabin. Hadduu Daarood ahaan lahaa kumay dhaceen. Adna waad ogtahay anna waan ogahay. Haddii HA,ama HY dili lahaayeen, aarkiisa waad gaadhi lahayd. Taa ha ilaawin. Haddii Isaaq nacayb ku hayo, (oo iyana runtii aanay ii muuqan waxa keenay, waayo Isaaq Samaroon wax ma yeelin), maad ku darsatay walaalkaa Ciise. Labadan qolaba dal, dhaqan, dhaqaale iyo dan wadaag baad tihiin. Hawiyese wax aan Soomaalinnimo ahayn ma wadaagtaan. Haddaad u tagto, ha caban marka Qaldaanow laguugu yeero ee cagta hoosteeda lagu geliyo.

Ardo
Fadlan walaal ha caytamin, gabadhbaad tahaye! waanse ku qoslay kelmedda Xuux. Indhihii baa i cassaday sidaan u qoslayey. Hooyaday oo HY ah ayaan u sheegay, waxaan ku idhi hooyo ma Xuux baad ahayd markaad yarayd? Saacad bay qoslaysay!

Fadlan Samaroon soo jawaaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S. Siciid

Saturday, December 09, 2000 - 07:55 pm
HALYAY, Habar jeclo,

Salaamu Calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh,

Isaqa dad macquul ah oo lala xaajoon karo, lala kaftami karo, diin loogu soo dhawaan karo horta waxa la yidhaa waa habar Jeclo waa marka gadabuursiga galbeedku sheekaysanayo waana odhaah, waxa kale oo Gadabuursigu yidhaa hadii ay habar Jeclo deris inala ahaan lahayd Isaaq marna ismaan Jiidhneen, kuwa kale way xun yihiin igama aha,laakiin macnaha waa H/jeclo ayaa 1st ah.

Waxa Gadabuursi iyo Isaaq isku dirana inta badan waa Hadalka Faraha badan iyo cayda ay nagu hasyaan siiba kuwa garxajiska la yidhaa, Waanad wada ogtihiin. Samaroona mar haduu cadhoodo waad taqaaniin oo dagaalkayagu ma dhamaado.

Siyaad barena maanaan raacin anaku markii horeba ee afkiina ayuubaa na raaciyay iyo sidaad magacyo jini noogugu yeedhayseen sida Faqash iwm.

Isaaq waa walaalahayo oo laakiin yar fudud markaa walaal waxaan idin leehay H/Jeclooy idinka ayaa walaalihiin u fayaw oo noo dhaxayn kara marka ay na ximaana gadabuursi waa taqaan oo waa umad qunyar socod ah, oon fidmo iyo hadal badan lahayn, markaa aad na tuuryaysaan ayaad hadana odhanaysaan Daarood ayaad naga raacdeen iyo waad nala dagaalanteen.
mida kale waa runtaa oo koonfur waxa lana odhan jiray qaldaamiin, Soomaali leen etc. Xagana faqash iyo wax ka xun hadaba xagee noo roon waa yaabe!!!loll.

Illaahay waxaan ka baryayaa in uu Umada soomaaliyeed walaaleeyo iskuna soo dhaweeyo, Dawlad cadil ahna siiyo Waqooyi iyo koonfurba, Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Sunday, December 10, 2000 - 06:15 am
S.Siciid

Mahadsanid. Waar maxaa dadka u diiday inay sidaa u wada doodaan. Ducadaada aad leedahay ilaahay Soomaali ha isu soo jeediyo waa Aamiin. Shaki ma leh in ummaddani mar mid noqon doonto. Haddase reer woqooyi(gaar ahaan Isaaq, in kastoo aan aqaan Samaroon, Dhuloos iyo Warsangeli badan oo S/land aaminsan) waxay rabaan inay mar ismaamulaan. Aniga taa ceebi igulama jirto.

Haddii Isaaq ay sidaa ku diidaan dadka kale ee rer S/land, waa in Isaaq taa aqbalaa. Metelan, Awdal qaybta la baxday hadday rabaan inay ku biiraan Soomaali weyn, xaq iyo nus bay u leeyihiin. Way jiraan dawlado dawlad kale u dhexeyaa(sida USA Kanada ayaa kala qaybisa Alaska iyo dalka intiisa kale, Bangladesh marbaa la odhan jiray East Pakistan, India oo dhan baa u dhexaysay) Sidoo kale haddii Dhulos iyo Waros ay rabaan inay ku biiraan, waa welkam!

Dabcan Isaaq wuxuu jeclaan lahaa in aanay sidaa yeelin, laakiin waxaynnu qaati joogna dad la qasbo, markaa yaan Isaaq maanta isku deyin inuu cid qasbo!

Shako ma leh in Isaaq hadal badan yahay, in kastoo inta badan hadalkooda iyo caydooda midna aanay caloosha ku sidin ee uu yahay afka baarkiisa.

Weligayse maan maqal nin reer Isaaq ah oo Gadabursi caayaya ama xaqiraya. Waan arkay kuwo Daarood, Hawiye, midgo, reer koonfur, sanweyn etc oo aan midna markaa cay uga qalmin caayaya, laakiin WELIGAY maan arag nin leh Samaroon waa sab, ama wax kale. Run ahaan, marka lasoo hadal qaado wuxuun bay ahaan jirtay waar "nimankaasi waa maskaxdii reer woqooyi"

Ta kale maan ogayn, haddana ma ogi cadaadis Isaaq saaray Samaroon. Markaa waan yaabay markaan arkay niman reerkan ah oo leh " Yuhuudda Iidoor halaga saaro Boorame!" Waar goormaa Isaaq qabsaday Boorame? Goormuu wax yeelay Samaroon? Haddii wax aanaan ogayni jiraan hala soo caddeeyo.

Haddii kale dhammaan cayda an iska dayno.

Waa sax markaad tidhi haddii Isaaqna na yidhaahdo Faqash, Hawiyena Qaldaan, xageen qabannaa? Laakiin ogow midina Samaroon wax yeeli mayso. Waa iska hadal madhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S. Siciid

Sunday, December 10, 2000 - 06:52 am
Salaamu calaykum Halyay,

Horta anigu dagaal uma ololeeyo siyaasada ayaan u ololeeyaa.

Anigu hadii aan iska hadlo waxay dantu idiinku jirtaa anagana noogu jirtaa in Isaaq iyo gadabuursi isku dan noqdaan mar hadayba yihiin isku deegaan,
Hadiise aan idin fahmi wayno oo aad beri biloowdaan Duriyadii iyo Isaaq weeyi Somaliland citiraafna inaga dheer soomaali koonfur oo soo duusha oo anaga, Dhuloos, Waroos aan raacnona dhawr.
Hadiise aan anaku aragno dad miyir qaba oo Derisnimadii, Gobnimadii, garashadii, deeqsinimadii Isaaq lagu yiqiin dad leh Somaliland waa la wada dhisanayaa siyaasad ahaan citiraafna waa heli karnaa, marka dadku isku duubmaan oo midoobaan.

Hada waqooyi beri dhawayd ayaan tagay waxaan arkay in ay dawladu qabiilo iyo magaalooyin ay aad u dhisto oo mashaariicda UNta ay u badiyaan dhinac maxaa keenay taas hadii aad leedahay Gadabuursi qalbigooda ha sifeeyaan?
Dariiqii laamiga ahaa ee la dhisaayay xitaa diide oo xaside in boorame la mariyo meelo kale oo boodh leh ayaad la doonateen yeeli mayno inta aad khayaanadaasi nagula dhaqmaysaan!, Arintuna hada ayay wax ka qabasho leedahay ee goorta aan idin soo weeraro, GO'no ama aan ku biiro Soomaali weyn hana doon doonina.

Hadii dalka iyo dadku ay sinaadaan oo laga soo qayb galiyo si buuxda dhuloos iyo waroos waaba la ina citiraafi lahaa mar hore.
Gaaskiina Awdal ayuu ku jiraa o waa la ogyahay xaga Laas caanoodna waxbaa lagu sheegay markaa H/Jeclooy qolo walba maamuuskeeda ula imo aduunbaa lagu af yaqaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabiley

Sunday, December 10, 2000 - 08:43 am
halyey iyo saciid waad mahadsantihiin sida sharaftu ka muuqato ee aad fikradihiina kala duwan aad isku waydaarsateen. siciid waa uu iga qosliyey markuu yidhi wax isaaq ah oo la fahmi karo waxa ka jira habar jeclo. anigu qabiilkaygu waa gadabuursi waxanan aaminsanahay khilaafka ugu weyn ee gadabuursi iyo isaaq dhexyaal in uu is afgarasho waa uu ku salaysan yahay. gadabuursi waa dad dagan oo had iyo jeer dhina dhabta ah wax ka eega. isaaquna waa dad qabiilku aad ugu dheerhahay aaminsana sida diinta oo kale. marka waxaan odhan lahaa isaaqu intaanay gadabuursiga eedayn oo farta ku fiiqin, oo aanay odhan gadabuursi ayaa reer waqooyinimada diidan, somalilandna diidan, bal horta isaaqu waa inuu soo dhaafo isaaqism oo reer waqooyinimo ku shaqeeyo. hadii uu isaaqu filayo inay gadabuursigu isaaq ku raacan fikradahooga isaaqism ku salaysan, taasi waa riyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Sunday, December 10, 2000 - 11:16 pm
To Halyey:

Nacas baad tahay. waar gun ma af taqaannid ee ka ag fogoow.
Dameer aad leedahay Ilaahay ka sokow maxaad u subaasalaaxi. Gudobiirsato waa afar xabbo oo yibro ah hadday sandulle nagu yeeli waayaanna gelin baannu ku qabsan sidii 1991-kii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuloos-hater

Sunday, December 10, 2000 - 11:17 pm
OOps ..I am not dhuloos but a dhuloos hater

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/A

Monday, December 11, 2000 - 05:45 am
waar waa midgihii dhulmahante oo raba inay isku diraan walaala isaaq iyo gadabursi ee dheg ha u dhigina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULBAHANTE

Monday, December 11, 2000 - 06:36 am
WARYAADHA GEDOBUURSI NINKAA DHULBHANTE SHEEGTAY BAL U FIIRSADA SIDA UU U HADLAY. WAAR YAAN LAYSKU KEEN DIRIN INAGAA ISKU MEEL WAX U WADNEE.
ARDOOY CEEB XISHOOD MISE NINKAAGII AYAA MID IYAGA AH KAA RAACAY DHOWR JEER AYAAN ARKAY ADIGOO KELMEDAHAA OO KALE MEELAHAA KU QORAYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULBAHANTE

Monday, December 11, 2000 - 06:36 am
WARYAADHA GEDOBUURSI NINKAA DHULBHANTE SHEEGTAY BAL U FIIRSADA SIDA UU U HADLAY. WAAR YAAN LAYSKU KEEN DIRIN INAGAA ISKU MEEL WAX U WADNEE.
ARDOOY CEEB XISHOOD MISE NINKAAGII AYAA MID IYAGA AH KAA RAACAY DHOWR JEER AYAAN ARKAY ADIGOO KELMEDAHAA OO KALE MEELAHAA KU QORAYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Tuesday, December 12, 2000 - 10:38 am
Dhulos-hater

Kor oo weynow cidna wax ma yeeli kartide. Maxaad reeraha aan wax kuu gaysan hanjebaadooda iyo af-xumayntooda kuu geetyay? Ma tihid reerka aad sheeganayso. Malaha sax baad ahayd markaad isku sheegtay Dhulos! Was that a Freudian slip? Dhuloos baad tahay isleh ka xanaaji Samaroon!

Gabilay

Isaaq Soomaali inteeda kale kama qabyaalad badna. ilaahay bahashan qabyaalad la yidhaahdo waa inagu wada salliday. Waxaan ogahay inaad qaldantahay haddii aad tiraahdo Isaaq S/landnimo ma rabo ee Isaaqism buu wadaa. Hadii S/land hirgasho ogow Isaaq Isaaq isku ahaan maayo ee wuxuu noqon habrihiisii. Dalka qaybtiinna ka qaata, waad ogtihiin inaan Xamar dal idiin noqonayne.

Adoo meelaad leedahay jooga maxaa meelaad socoto ku tahay ku gayn oo raggaaga si fudud loo dilo, aan shimbiri shimbir u waydiin. Ma tallan baa maanta Hargeysa si fudud ugu dhiman lahaa? jawaabtu waa maya. Jilibkii dilaad garan lahayd ood la xaali lahayd. Xamarse shisheeyaad ku tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram Adem

Wednesday, December 20, 2000 - 10:02 pm
Anigu ma aaminani inan qaabiil caayo laakiin waxaan idinka codsan lahaa dadka qabiilka meherada ka dhigana meeshii wararka dalka laisku dhaafsan lahaa kadhigay gole shaydaan walaalayaal iska ilooba qabiilka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.