site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEE INTA BADAN WAX ULA QAYBSANAA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Ururada Kale - Other Political Parties: SIDEE INTA BADAN WAX ULA QAYBSANAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIILE

Wednesday, November 08, 2000 - 04:50 pm
HADII AYNU NAHAY DADKA LAGA TIRA BADAN YAHAY SIDEE U MIDOWNAA OO AAN WAX ULA QABSANAA SEDDEXDA QABIIL EE AASAASKA U AH BURBUKA DALKA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sabar badne

Saturday, November 11, 2000 - 07:49 am
TO___ CIILE

CIILE WAAN KU SALAAMAY SALAAN KA DIB ARINTA AAD
SHEEGANAYSID WAA JIRTAA HASE AHAATEE QABIILADA
AAD KU SHEEGTAY IYGA DHEXDOOD WAXBA ISKUMA OGALA
WAXAY MIDOOBAAN OO KALIYA MARKAY RABAAN IN AY QOLO LA DAGAALAMAAN

WAXAA JIRTA IN QABIILADAAS WAA WEYN DHEXDOODA
" KUWA DAD ISKU XIGA AYEY IS NECEB YIHIIN"

ANIGA KUULA HADLAYA WAXAAN KA TIRSANAHAY KUWAAA WEYN LAAKIIN WAA XAQ DARO IN AY SIDAAS DHACDO RAALINA NAQDA WAX ALLA WIXII DHIBAATO OO IDIN SOO GAARTAY INTII AY COLAADA JIRTAY

SABAR LAHAADA QYER AYAA KA DANBEEYA

ILAAHAY XAQA HANA TUSO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.X500.

Saturday, December 09, 2000 - 08:57 pm
Xaqa wa la ogyahay ee indhaha ayaa la iska tirayaaa.Sabaka aad sheegayso illaa waqtima?????
Cgaal Shiidaad ayaa naagtiisii qarinaysay ,markaas ayay ciidankii markay reerkii soo galeen ayay baroor biloowday si ay u muujiso in uu Cigaal dhintay.Waxay ku oo yaysay "Hoogay oo ba;ayay.Colhortiiba ba'ayay".
shekadaas waxaan ka waday dadka laga tiro badan yahay colka hortiiba way ba'een.
Dagaal iyo colaadba minotityga Somalia waa la xaqiraa.
Aniga taladaydu waa mid aad u qalafsan.
1)Marka ugu horaysa Somalinimada aan ka baxno.Sababta oo ah ,xyquuq Somalinimokuwa badani marna nooma ogala.
2)Soamalidu dhamman waa Muslin.Diintooda oo faraysa in Mulinku siman yahay ayay sidaa nagu sameeyeen.Aan ka baxno diinta Islaamkana.
3)Somalia meel aan iskugu ururno.Gobalkaasna aan dawladd madaxbanaan ka aasaasno.
Waxaad arki doontaan hadaan sidaa ku dhawaaqno tiiyoo layna sasabayo oo waxa aan maanta la' nahay laynagu baryaayo.
Waligiin ma aragteen nin gaal ah oo waan Muslimay yidhi oo caddaan ah.
Somaalidu ninkaas oo kale waxay u soo dhaweeyaan sida nabiga.
Kii waligii ku dhashay Muslinka lama qiimeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Thursday, December 14, 2000 - 07:35 pm
qurmuune,yaa kaaga futoxun hadaad gaalowdo
khasaara aduun iyo cadaab aakhiro adaa qabee
yasidii ayad gaalnimo ku,darsatay labo,khasaar
2,,,waxaad tiri aan soomaaliya ka baxno deedna
soomaaliya kasamaysano gobal iskiis isu taaga
hadaad ka,baxday see laguugu ogolaanayaa gobal
soomaaliyeed
waxaana la yiri gafuur maalmeed ninkii fiirshuu
dhibaa,gafuur,habayn ninkii buurana asagay
dhibtaa,ilayn qofna umajeedee marka walaal
adoon waxba gaaloobin cidna kuuma ogee oowaa
lagaa maarmaaye,,dadkaaga wax la qaybso
diintaadana hayo hadii kale makula tahay adoo
gaala oo lagu yasi jiray inaad soomaaliya danbe
ku,neefsanaysid intaad islaanimo wax ku weyday
wixii xaqdaro kugu sameeya oo.aan ka toobad
keenin waa shalay u danbeeya adiga waxba
kuuma dhimin ee,,dantaada raaco cidna kuma ogee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.