site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan idin weydiinayaa yaa badan Mareexaan iyo Dhul-bahante, Xaga tirada,Aqoonta ,Dhaqaalaha,Awooda,Degaanka

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Waxaan idin weydiinayaa yaa badan Mareexaan iyo Dhul-bahante, Xaga tirada,Aqoonta ,Dhaqaalaha,Awooda,Degaanka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

U.S.A

Thursday, November 09, 2000 - 10:55 am
waxaan rabaa inaan ogaado arintaan idin soo weydiiyey .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS,

Thursday, November 09, 2000 - 08:48 pm
intaba hooyadaa waydii iyadaa taqaan labada qabiilbe,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ehelo

Thursday, November 09, 2000 - 11:36 pm
doqonka qoray mowduuca hala imaan mardanbe waxuush nimadaas oo kale goobta.
waxaan ka codsanayaa inta sharafta leh. inaysan ka qayb qaadan mowduuca wax aflagaada ahna aysan u gaysan qabiiladeena. nawada kulmiya.
mahad sanidiin.

mowduuca intaas hanoogu egaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 12:11 am
mareexaan yaa walayaqaan iskadaa daarood oodhan anagaa nalgu yaqaan hanoqoto lacag hanoqoto wax barasho anaga iyo dhulbahante maxaa isku keen keeney kuwakale isdaa mareexaan waalayaqaan ninkaa aqoon taariiqda dib ugu labo bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS,

Sunday, November 12, 2000 - 10:44 am
To:usa ma u jeediddoo anonymous ayaa hoyadii kaa fiican tahay hooyadaa,iyadaa ka qurux badnayd hooyadaa ayaan u maleenayaa,marka anonymous maxaa kale oo hooyadaa kaaga sheegtay labada reer?labada reerba waa labada nin oo ••• waa wayn ee ninkii hooyadii wax uga sheegtay waa uu noo soo sheegi karaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiyo

Sunday, November 12, 2000 - 11:33 am
dalaloos waad ku sugtay dadka raba inay labadaas qabiil isku diraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiyo

Sunday, November 12, 2000 - 11:33 am
dalaloos waad ku sugtay dadka raba inay labadaas qabiil isku diraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil sade

Sunday, November 12, 2000 - 01:56 pm
waa labo nin walaal ah sacdiyo daroodna waa labada qabiil uga dhiig badan iyo somali gidigeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Sunday, November 12, 2000 - 02:15 pm
waryaa mareexaan waa dad ka badan dhulbahante laakiin waa labaada qabiil oo dad isku gu jecel.
anigoo gabar habargidir ma garanhayo kan lacagata badan laakiin waxaan kuu huubaa inay dad isjecejl yihiin daqan iyo dabeecad wanaagsan generally.

may i ask why aad dadka u waydiinaysid questionkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Sunday, November 12, 2000 - 03:14 pm
xamdi isku dirka dhaaf !kii badan iyo kii yarba isagay jirtaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Sunday, November 12, 2000 - 03:19 pm
Ogaysiis

waxaan ushegayaa labada qabiil ee meshan lagu soo qoray inay iska ilaaliyaan ninkan u.s.a ee isaaqa meelkasta la taagan yaa badan darood dhexdiisa waxuu rabaa inuu idinka faa,idaysto ood mesha sida idiot kii isku caydaan isaaq iyagaan naf isku hayn oo aad og tihiin waxa ka dhacaya hargaysa garxejis iyo awal markaa daroodow yaa niliga faa,idaysan.meelo kale oo rayiga dadwaynhuu ku soo qoray yaa badan warsangali iyo dhulbahate marmarna naag buu iska soo dhigaa marna nin markasuu isku jajawabaa.saa ula socda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heegaale

Monday, November 13, 2000 - 02:00 am
Waar markii boonta mareexaan lagu daro naga badan. Haddiise intooda nasabka ah aan isu tirsano anaga ayaa badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Dalla

Monday, November 13, 2000 - 04:13 am
War horta eygii ciyaba maxaa loogu jawaabaa waxaan dhamaan dadka netkan soo gala ka codsanayaa shakhsiyaadka waxan oo kale meesha ku soo qora in aan loo jawaabin waxay rabaan in ay dad walaalo ah oo Soomaali ah kala dilaan aflagaadona isu geystaan kaasoo kale waxaan Laascaanood ku odhan jiray war hus oo hus.

Waryar aan idin idhaahdo anigu waxaan hada kasoo laabtey shirkii Jabuuti waxaan kusoo arkey runtii wax aad u wanaagsan oo aanan is odhan beryahan waad arkaysaa waxaan arkay Soomaali oo meel walba wada fadhida arimo dantooda ah kawada hadleysa.

Marka loo soo noqdo Daaroodka dhexdiisa Daaroodku Shirkaa wuu ku midaysnaa danahoodana meel bay uga soo wada jeedeen waxaan soo taagnaa oo aan laa'iiga sheekayneyn in aan arkey gudi Daarood oo ay kuwada jiraan shakhsiyaadkii iyo qoysaskii la odhan jiray way ugu kala fogyihiin.

Tusaale hadii aan idin siiyo waxaa gudi farsamo oo Daarood kuwada jiray General Gaani iyo General Moxamed Abshir oo meel ugasoo wadajeestay danta guud dhinacna iska digay waxay caqli gaabku ku sheekeyn jireen iyo cuqdadihii qarnigan dhamaadey.

Markaa dadkiinan yurub iyo Ameerika joogaa waxaan idin odhanlahaa war ordoo wadankii taga oo indhihiina kusoo arka waxa isbadel iyo horumar iyo isku duubnaan jirta buufiskana ka ilbaxa colaadiina way dhamaatey hadey tahey Daaroodka dhexdiisa iyo hadey Soomaliweynba Kismaayona waa lagu heshiiyey oo dib la isugu dilimaayo heshiis loo dhanyahay baa taana lagu gaadhey.

Yaana la idinka dhex faa'iidaysanin ee xaqiiqda la socda wadankiina la xidhiidha oo dad kala duwan la xidhiidha dadka qaarbaa belo sheeg ahe.


Daarood ha midoobo Soomalina ha israacdo guul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shir shoore

Monday, November 13, 2000 - 11:18 am
Mareexaan iyo Dhul-bahante waxaan idinka codsanayaa inaan la idinka dhex faa,iideysan waayo waxaad tihiin labada qabiil ee soomaali isugu jecel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMDI

Monday, November 13, 2000 - 04:19 pm
TO HEEGAALE:
OGOW INAAD TAHAY MIDGAHA LASHEEGO SABABTOO AH ADGIGAA WAAXAAD TIRI Max. WAXAY LEEYIHIIN BOON WAADNA KU AFLAGAADAYNAYSAA QABIIL DHAN. KU TASHO QABIIL KASTO WUXUU LEEYAHAY KUWO YARYAR, KUWAASAANA LACAAYAA, EE OGOW HADUU Max. LEEYAHAY BOON Dhul. WUU LEEYAHAY.

MARKEA ISKU XISHOW AND FEEL SHAMEFUL.

REGARDS XAMDI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS,

Monday, November 13, 2000 - 08:05 pm
USA:ninka isku magacaabay USA way kaa halaawday markaan sababtoo ah labadii isugu jeclayd ayaad doonaysaa inaad isku dirto ee saxiib wax kale keen,teeda kale aniga iyo adiga keebaa ••• dheer aan ka hadalo?love dhuloos long life bro and sister,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Ismail Ali Geri

Tuesday, November 14, 2000 - 10:10 am
Waxaan la hadlayaa Gabarta Xamdi ,walaal ninka sheegayana heegaale ma aha Dhul-bahante ee waa Idoor ee iska ilaali yaanu afka isu keen geline mida kale Mareexaan iyo Dhul-bahante waa laba qabiil oo waa weyn markaa cidina isuma tirin waxeyna degaan gobolo fara badan waana dad aad iyo aad isugu kalsoon oo is qadariya hadii walaal aad aragtid nin fikrad gaaban meesha ku qorey ha la xumaan ee iska daa waxuu rabaa inuu inaga dhex faa,iideysto waxaan u maleynayaa ninka isku sheegey heegaale waa Idoorkii xumaa ee aynu xabsiyada ku guri jirey ee iska ilow.mida kale Mareexaan iyo Dhul-bahante hadey badan yihiin iyo hadey yaryihiinba waa ragii 21kii sano ragii wax is moodi jirey xininyaha ka siibey ee taa ogow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, November 18, 2000 - 08:20 am
anigu waxaan qabaa in dhulbahante kabadanyahay mareexaan. mida kale labadan qabiil walaalo ma ahee dadkiinan yiri waa walaalo joojiya waa wiil iyo awoow gii 5aad.
mareexaan = sade= daarood.
dhuloos= saiid= harti= kombe = kablalax= daarood.


peace out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 01:15 pm
waxaad ku jirtaan ka baxa somaliyay waa laba nin oo jacal dhismaha wadankoda iyo wanaaga somali
somaliyay aan u soo wada jeesano dhismaha wadankeena ikana deeno fikradaha raqiiska ah oo nakala qaybinaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARAJI

Tuesday, November 21, 2000 - 12:27 pm
MAREEXAAN IYO DHULBAHANTE AAD AYAY ISU JECEL YIHIIN WAAYO 21-KII SANNO AYAA MAREEXAAN DAWLAD AHAA DHULBAHANTUHUNA AHAA JAWAAJIISTA DAWLADDA OO AAD UGA FAAIIDAYSTAY XUKUNKII MOHAMED SIAD BARRE SIDAA DARTEED ABAAL AYEY U HAYAAN MAREEXAANKA EE TAAS LA SOCO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuloos

Wednesday, November 22, 2000 - 01:34 am
waxaan idiin sheegayaa in la iska ilaaliyo oo laga
feejignaado ninka la yidhaahddo USA waa nin xun oo hadba laba qabiil uu isdhaho Daarood ayay isugu dhowyihiin jecel inuu madaxa isu gesho waana Idoor. hada ka hor ayuu damcay inuu Dhulbahante iyo Warsangeli isku diro waana doqon ee hala ogaado yaana loo jawaabin...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Monday, December 04, 2000 - 05:23 am
Mareexaan waxay u badanyihiin Midgo.Markaa Mareexaan ka asalka ahi runtii ma le'eka jilib Dhulbahante ah.
Mareexaan waa qabiil la samayey.Kasoo qaad reer Diini.Siyaad Bare sida askarta uu u uqorto ayuu reer Diini dad ugu qori jirey si uu u badiyo.Kuna guuleysey.Laakiin xaqiiqadii Mareexaanka asalka ahi dad badan ma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASCAANOOD

Monday, December 04, 2000 - 10:43 am
NINKAN BUUHOODLE SHEEGANAYA YAAN LOO JAWAABIN WAA EY XUN OO IIDOOR AH.
MAREEXAAN IYO DHULBAHANTE ARE BROTHERS AND SISTERS
NODOBY CAN DIVIDE THEM.
NIN REER BUUHOODLE AH SIDAAS UMA HADLO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Monday, December 04, 2000 - 11:05 am
Waar reer Buuhoodle ayaan ahay.Waxana ahay nin Ahmed Garaad ah.Marexaan na waan aqaan ma garatay, nin iiga sheekay nayaa ma jiro.
Waa afar midga ah oo la isu soo ururshey.
Dhulbahante waa niman Harti ah ilaahay Midgahaa kuma xidhxidhin.
Ma intii ay Dawlada haysteen bay gob noqdeen awalba waynu niqiin oo waa ka faani jiree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gedo-Boy

Tuesday, December 05, 2000 - 06:59 am
Dhillohante miyaanu ahayn kii mareeexaan u naagayn jirey ee naagaha dalbaha leh inta ay u keenaan wasiirnimada ku heli jirey. Goormay durba caayahayaan Mareexaan oo dad ka dhigay mise ayagu waa dhillo maalinba nin u uunsata oo client-keediii hore wax ka sheegta.
Dhulmahanto waa afar xabbo oo iidoor gumeysto ee mareexan sideen ula simi karahayaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 08:21 am
Dhulbahante inuu hadba ninkii kursi haysta ama madaxnimo udhow gabdhihiisa u geeyo waa wax aad loo ogyahay.Mareexaan ayay gabdhaha u geyn jireen oo JAAJUUS iyo askar ka wada dhigtay oo u isticmaalahayey xasuuqii iyo dilkii walaalohooda Harti.
Hada tolow ma Habar Gidir baa ilaahay u kaday gabdhihii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Marreexaan

Tuesday, December 05, 2000 - 08:26 am
To: Dhamaan Akhristayaash Dhulbahante Iyo Marreexaan.
Waxaan u sheegayaa dhamaan dadka ku abtirsada labadaan qabiil in ay ogaadaan dadka bilaabay dooda noocaan ah in ay yihiin dad ka xun wanaaga iyo is tixgalinta ka dhaxaysa labadaan qabiil.
Waad la socotaan qabiilada Soomaaliya mid walba mid kale ayuu wax ka tabanayaa ama dakano u qabaa,laakiin Marreexaan Iyo dhulbahante wax dhibaato ah waligood ma dhex marin waana dad is fahmi kara.
Dadkii sheekadaan bilaabay uma suuroobin sidii ay rabeen,waayo majooratiga dadka labada qabiil u dhashay way cadaysteen fikradooda.
Ninka hadba magac cusub la baxaya waa isla ninkii sheekada bilaabay,Haddii uu ku abtirsado Dhulbahante waa beentiis waayo waan ognahay In nin IIDOOR ahi uu si fiican ukala yaqaan JILIBYADA Dhulbahante.
To: GEDO-BOY
Saaxiib Jawaabtaada waad ku dag-dagtay ee ha ku fududaan DHULBAHANTE, mar dambana ha ku dhicin Shirqoolka noocaas ah. Sida ugu fudud ee aad ku xaqiiqsan karto in ninka marreexaan caayay uu san ahayn Dhulbahante waa adigoo si fiican ugu fiirsada fikrada dadka DHULBAHANTAHA ah ee aad taqaano.
Waligaa ma aragtay nin Dhulbahante ah oo Marreexaan xumaato u qaba???
Saaxiib canaasiir badan ayaa jirta ee dadku yaysan isaga kaa khaldamin.
Sheekadaan waa iska xirantahay,waayo DHULBAHANTE IYO MARREEXAANBA waa cadaysteen fikradooda.
Qofkii aflagaado danbe ku qora meeshaana ha laga soo qaado DAMEER DHUUSAY.

TO: DHULOOS
Waxaan u sheegayaa DHULBAHANTE In raali laga noqdo Jawabta Gedo-Boy, waadna ku mahadsan tihiin sida aad runta ugu sheegteen kuwa magiciina ku qaraabanaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 08:56 am
To Wiil Ilka Yar,
Adigaa dabeer dhuusay ah.
Dhulbahante waa kugu danaysanayey, dawlad ayaad ahaydeen. Hada who cares about ILKA YAR?
Ilkaha yar yarna waa laidinka guri.
Walaahi baanu hada Dhulbahante kabihiisa idiinka aqoon hada.Habar Gidir ayaa hada gabdhi hii si layaqaan u guranaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boqorka Majerten.

Sunday, December 10, 2000 - 12:53 am
To all my brothers & Sisters.


Walaalayaa soomaalidii bahalkii qabiil la oranjirey aad bay ubaratey.Markii hore dhalinyarii waxaas aad uma xiiseynjirey.Sidaa owgeed walaalahey waxaan ka codsanayaa Dhulbahante iyo Mareexaan waa labo qabiil oo walaalo ah marka yaan la idinka dhex faa'iideysan. Marka erey kor xusay oo ahaa soomaali qabiil waa baratey ayuu wuxuu cadeynayaa dadka inta badan 80% qabiilkaa ey sheeganyaan ma'aha. Marka walaalayaal qofkaan waxaan wanaag ah kuhadleyn ka iska aamuso waa "Ramadhan".
"NINKII CIILQABA CEYTAMA"

Ramadhan karim to all muslims.

Peace!!!!!!!!!!!London_uk.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Sunday, December 10, 2000 - 06:07 am
Mareexaan aawayba maanta?

Dhulbahante waa gontaas la yaqaan oo ka qayb qaadata xukunka Soomaaliyeed mar kasta tan iyo ilaa sayidkii safka hore ayaan kaga jirnay, waanan idinka da'weynahay shalay ayuunbaad siyaad bare la dhalateen ee yaa idinba yaqaanay.

Hadii aad tahay Majeerteen kani soo qoray sua'ashaan oowna waa na taqaaniin anaka, Qarniyo ka hor warankii aan idinku wadnay waa tii aan idinku geeynay bada ee aan afartii soo hartay ka naxnay, hadaan afartii bada ku dari laheena mabaad soo had hadasheen maanta.
Dhulbahante isagoo qabiilooyin is bida xoog dhex dega ayuu ahdana kuligood kaadi waraabin jiray.

dhuloos waa dhimbiil ee ha u dhawaan
dhuloos waa dad diin leh ee ha durayn
dhuloos dhuuso maahee ha u dhanabo
dhuloos boqor u buke maaha ee ha u dhawaan
dhuloos dad faan maaha ee ha dhawaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamud Saleebaan

Monday, December 11, 2000 - 02:44 am
To Dhulos:
Boowe, aan kaaga jawaabo tan ah inaad weligaa xukun ku jirtey.Ilaahay ayaad been u sheegtay.Weligaa ciduun baa kugu shaqaysanaysey.Ina Cabdulle Xasan miyaanu kugu shaqaysanayn, miyaanu ahayn kii Garaadadii idinka laayay, miyaanu ahayn kii idin gumayey ee idin dhamay(laakiin Dhulbahante caqli uu ku kala garto waxa u fiican iyo waxa u xun malahan).
Ta kale xagee cid isgaga celisay.Sow tan Isaaq dhulkaagii oo dhan qaatay oo Ethiopia lagaa tuuray.Caynaba iyo Nugaal meeday.
Hadaba waxa aad ii sheegtaa boowe waxa aad cid ugu faani kartid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Monday, December 11, 2000 - 07:32 am
Ari boowe ilay Dhulbahantina waa faanaa.
Ar ordaya oo Isaaq iska celiya.Idinkaa marna ragiina Hargeisa lagu laynahayaa marna Isimadiina laiska xirxiranahayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Dalla

Thursday, December 14, 2000 - 01:52 am
Waryaa munaafaqaagan Majeerteen meesha ka bax madalkani waxaa uu u furanyahay oo qudha Dhuloos iyo Mareexaan oo kaliya iyagana dad adoo kale ah baa raba inay ka dhex fa'iidaystaan.

War hooy or hooy yaan laysku keen dirin.

Wiil garoowe miyaad iloowdey markii Gaalkacayo lagaa qabsadey in ciidamo Daraawiish ah iyo Tekniko Mareexaan inay meesha kuu qabteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Thursday, December 14, 2000 - 03:07 am
Ari boowe adna Ilka yare ha faanin.
Ilka yar waxay ku fiicantahay ba lawaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal

Thursday, December 14, 2000 - 05:16 am
Mareexaan oo Somaalida badan keedu u taqaan Ilka Yar,
runtii waa qabiil yar, waxa uu ka midyahay qabaa'ilka Soomalida amba Daarood ugu yar.
Mareexaan iyo Leelkase iyo Awrtable waa ay isle ekaayeen 30 sano ka hor.
Laakiin ilaa 1969 ayaa askar la qoraayey Mareexaan wayna bateen, inkastoo aanay gaadhin
Dhulbanate.Umalaynmaayo inay Faaraxa Garaad le'egyihiin xataa marka lagu daro boontooda.
Ragan waxa maslaxayow, waar Mareexaan iyo Dhulbahante waxba isuma aha.Dhulbahantena waa niman Daarood
ah oo Harti ah.Mareexaan na waa niman Ajuuraan, Booran, Boon, iyo xoogaa Daarood ah oo duloobey ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaq

Thursday, December 14, 2000 - 06:29 am
TO: NUGAAL;
Majeerteen oo Soomaalida badankeedu ku tiriyaan dhinaca dumarka,kuna caan baxay FAAN,MUNAAFAQAD,IIMAAN-DARRO,ABAABUL COLAADEED IYO FURIN NACAYB.
Waa qabiilka ugu quality xun reerka la yiraahdo DAAROOD,waana qabiilka kaliya ee qabiilada SOOMAALIYA oo dhan aan ku lahayn wax sumcad ah.Waxaana ugu wacan ayagoo aan lahayn adddress loogu soo hagaago.
Waxay ku faanaan mar walba MAJEERTEEN IYO WIXII MADAX MADAW BAA IS LE EG laakiin waxaa la yaab noqotay in markii tiradaas loo baahnaa la waayay.
Waxaan wada ogsoonahay in GAALKACYO laf ka mid ah SCAD ay ka qabsatay, ka dibna ay khasab ku noqotay in Mareexaan iyo Dhulbahante u soo gurmadaan,ka dib markii ay ku sheekeeyeen HAWIYE ayaa meesha naga qabsaday,laakiin dib laga ogaaday in ay ahayd laf ka tirsan SACAD.
Naagayahow halkiina faanka kawada, ilaa Sayidkii dhinaca Dumarka ayaaa la idinku tirinayay,dabeecadihii dumarkana waa idinka muuqdaan.
Waxa idinka qaylisiinaya waa sida MARREEXAAN idiin siiyay cashar lama ilaawaan ah ka dib markii munaafaqdiinii ay ku kala disheen DAAROOD.
Tabar kale ma haysaane afkiina ku ciil baxa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Thursday, December 14, 2000 - 07:27 am
Ilka yar meel walba inaan kaaga adkahay waad ogtahay.
Mareexaan oo dhami haduu isu yimaadana Biciid yahan maleeka.
Mida dagaalka, anoo og inaad adigu ii dagaalamayso maxaa aaniga furin igaynahaya.
Addunkuna kaa rumaysan maayo MAJEERTEEN ayaan wax ka celiyey. Hadaba ILKA YARE buufis ayaa hada ku haya oo Gabdhihii nimanka aanu ilma adeertanahay(Dhulos) idiin keeni jireen berigii aad dawladii AFWEYNE ag joogteena lawaa.
Bal inaydinaan caqiibo lahayn, 21 yrs ayaad Soomaaliya haysateen idina wax ma qabsan, wadan kiina waad buruburiseen.
Ileyn Ilka Yar daawa maleh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardho

Thursday, December 14, 2000 - 08:52 am
Ilka Yar waxa keliya oo ay dawladii Afweyne ka barteen, waa sida KHAMRADA loo fuudo.Wax kale oo taqaanaana majirto waxkale oo aad ku fiicantihiina ma jirto.Idinkuna waad ogtihiin inaad tihiin reerka Daarood ugu liita.
Dhulos yaa xoogaa idin dhaamo.

Anigu hadii talada laiga maqlayo SUNTA CAYAYAAN KA AYAAN IDINKU BUUFIN LAHAA.Ilayn bani aadam ka lama garaad tihidine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wariye

Thursday, December 14, 2000 - 09:16 am
qoladn isaaq maxay dhulbahante karabaan, maxayse dadka isugu diraan marba magac usheegteen. gabdhahan aad sheegeysaan maxay ahaayeen? ma waxaad kahadeysaa siyaad bare gabdhihiisii dhulbahante qabey.
Marna inaanan maakhado ahayn maanac iyo saanac
oo aanan kutubo la isu maray meersan wacadkooda
Waa taan makhnuud iyo noqdaa maqawad iidoor ah
waa taan mallooliga cayilay macasha jiidaaye
waa taan mindiyo uus le iyo malabsadaa dhiige
waa tay miskaha iyo dabada wax i maleehaane
waa taad i mooddaa dhurwaa maraya jiir dheere
waa taan middaan dhalay idhaa maydhan yaa gadane
waa taan mushtai baayacaa suuqa mariyaaye
waa tii saliid la marshaa maalin iyo layle
waa malooliga kufrigu igu maraacshaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Friday, December 15, 2000 - 05:42 am
kii badan ma aqaan waxeysa ku kala badiyaan
dhulbahante majeerten
rufiyaan labawijiile
axmaq duli
damiirlaawe damiirlaawe
naaga xume naago badoweyn
fuli warbadan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Friday, January 05, 2001 - 03:33 am
Garyaqaan ayaa gartii qaday.Inkastuu tii Mareexana ka tegey.
Mareexaan=======NOTHING.

Waa zero.21 sano ayay Somalia haysteen, maantana waxay ka hayaan majirto, caqli, cudud iyo cilmi midna.

Markaa Mareexaan ===========nothing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

21OKTOBER

Tuesday, January 09, 2001 - 10:18 pm
A'M SO PROUD TO BE MAREEXAN REALY,IT I'LL REMIND ME WHEN I WAS IN THE POWER.I LOVE WHEN YOU GUYS TALK ABOUT MAY 21 YEARS IN POWER HOW I •••• YOU IN THE ASS,AND YOU WILL BE TALKING ABOUT ME THE NEXT 30 YEARS COMING COZ WHY •••• YOU HARD.YOU FUCKIN LITTLE IGNORANT SHUT THE •••• UP AND LEARN HOW TO SUCK DICK BEFORE I COME BACK,YOU LITTLE BITCH'S KEEP TALKING ABOUT MAY LEGACY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar mareexaan

Thursday, January 11, 2001 - 10:50 pm
To QARDHO
WAXAA TAHAYBA ADI UNBAA ISU AH
laakiin 21sano ee maxamed siyaad bare uhasaytay doladii soomaliyeed wa ogaydeen majeerteen waxaa ahaydeen dhamaantiin waxaad ahay deen mid kabaha udhaqa mid uriix riixa mid guriga hagaajiya mid
mama qadiijo dharkeeda dhaqa marka waxaa kufiican tihiin in aad iska aamustaan oo la idi gumaysto waadna ogtihiin mareexaan iyo majeerteen habeen meel kawada hayaantaan balse waxaad kutilmaamtay mareexaan in uu ahaa qamriyacab laakiin waabeentaa waa naagihii majeerteen aa cabaaya qamrida mahaa moodaa nimankiinii naagihiinu waadhilooyin wa ogtihiin jareeraa wada wadatay marka hadaa wax tarey saan naagihiina dhacsada meeshiikasta waa taaganyahiin marka majeerteen afka hakahadline gacanta kahadal ok waa gabar Meexaan mareexaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabadh Dhulbahante

Friday, January 12, 2001 - 04:39 am
Gabar Mareexaan oo af dheer, ood moodo nin(naaso ma leh)
Foolxumada meesha kala taga midga yohow laisusoo urushey.
Dhilooyinka ugu weyn Soomaali Mareexaanay ahaayeen.Majeerteen waa dad Harti ah oo Sharaf le.
Ogow hadan karbaash ayaa idiin soo socda.Mar futadii qalalayd xabad waa laidinkala dhacayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEEL KUSOORAN

Monday, January 15, 2001 - 09:54 pm
TO IASAQA DODA FURAY XISHODA OO RAGAD GABDHIHIINA OGA FATAALI JIRTEEN KA XISHOODA XITAA INAY IDIN DHALEEN WAR UMA HAYSAANE WAA DHULBAHANTE IYO ISAAQ LAGA BILABO 60

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabr darood

Saturday, January 20, 2001 - 05:25 pm
mareexan &dhulos yuu idoor maqnuud isku kiin dirin marba majeerten buu iska soo dhii iyo dhulos saa ula socda cadowgaa badan meshan

darood guul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yurubo

Saturday, January 20, 2001 - 10:19 pm
leelkase girl: walaalayaa caydu waa ceeb. hasa ha ahaatee laba gabar oo darood ma is ku banaana in ay is caayaan. waxaad na tahiin laba qabiil oo ina iskakayn jecal marka loo eego leelkase iyo majeerteen. hadana waxaa idin ku waanin la lahaa cayda iyo ceebta is kadeysiin. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Monday, January 22, 2001 - 07:02 am
Mareexaan wuxu ka mid yahay lafaha Daarood ugu yar hadii runta laysu sheegayo.Waar Mareexaan aan reer Diini(reer Diini laftiisa oo ilaa '69 midga la qorayey) ahayn miyaa jira.Mareexaan waxan aaminsanahay inay Dishiishle ka badanyihiin.
Runtiina hadii nasabada dhabta ah lagu xisaabtamayo Dishiishlaa badan.
Mareexaan hadii la bar bar dhigo Dhulbahante amba jilibada kale oo Hartiba waa habaar.Jilib Harti ah oo Mareexaan leegyahay majiro.
Waa afar midgaan oo laisu soo urushey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil sade

Wednesday, January 24, 2001 - 08:49 pm
waxaan la hadlayaa nimanka isaaqa ah ee halkan iska dhigaya inay yihiin marrexan iyo dhulbahante anigu waxaan ahay nin mareexan ah marka hore waa ceeb inaad iska dhigto qabiil aanad u dhalan,teeda kale waxaan ku oron lahaa dhuloos waa walaalkay iga yar marka oo aan aad u jeclahay marka taa ogow oo malintii uu ii baahdo inaan garab siinayo ogow waa ninka keliya oo aan ilgaar ah ku eego ee saa ula soco,intaan aduunka joogana in la ciilo ha ku riyoon,waxaan kaloo rabaa inaan la hadlo nimanka majeerteen idinka maalin ayaa xukun madaxa idinka galay marka kala saara siyaasada iyo walaaltinimada oo horta garo waxan isu nahay intaad cawdibilaysatid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARAARUJIYE

Thursday, January 25, 2001 - 01:09 am
TO:DHAMAAN WALAALAHA KU SUGAN HALKAN WAAD SALAAMANTIHIIN. MARKA XIGTA WAXAA IDIN KHEYR BADAN IN AAD BADISAAN DIGRIGA ALLE. INTA-
-AAD KU HEESAAN YAA BADAN? YAADEEGAANKIISU WEYN YAHAY? MAREEXAAN IYO DHULBAHANTE.
ALLE HANAGA DHIGO KUWII MAQLA WIXII LOOSHEEGA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.