site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Urur cusub oo soomaaliyeed SSP

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Urur cusub oo soomaaliyeed SSP
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 11:10 am
walaalayaal waxaanu u asaasnay in anu ku wacyigelino dhalinyarada soomaaliyeed ee ka soo horjeedda sharcidarada iyo sharaf dhaca ku yimi ummadii soomaaliyeed markaa hadaad doonaysid in aad ka midnoqadid uma baahnid form ee waxaad u baahandahay in aad isdicmaashid magaca ururka oo layidhaado somali salvation party shaqadaaduna waxay noqon doonda ladagaalanka qabiilka iyo jabhadaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aywalinjo

Friday, November 10, 2000 - 02:45 pm
ar waa duceesan tihiin ani 10 sano aa raadi haaye meel ama qof somali nimo ku jirto lakiin nasiib daro waa daali sii u jirihaaye hada aa somali net hoosta si dhib lahaan iga soo galisay ! si u farxi ilaahey lee og , ar ani waa ku jiraa kow , wixii sanadkaan aragni ilaahoooooooow intaan lee nogu sim , qeer aa kabtaa walaalkey ani meehee aa ka wadaa dadaalkey adna meehaa wixii ku soo biiran waxaa dhihi lahaa soo dhawaada ha is martiyeenina minik nimikiin waaye , wixii ku tari kartiin ku naftiina lee u tara wixii dan noogu jirina meehaan ka ilaaliya ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar-gidir

Tuesday, November 14, 2000 - 01:26 am
Sorry, lakiin hadaanu Habar-gidir nahay waan kugu diidnay. Xagee ku noolaneynaa qabyaalad la'aan .
Qabyaaladu waa every day live for us and also for Majeerteen

Long live Qabyaalad
Long live Habar-gidir
Long live Hawiye
Long live Myself and my family

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Sunday, November 19, 2000 - 11:22 pm
waad edeb tarantahay ninka isticmaalay magaca habargidir.

walaalayaan waxaan ka mid ahay dhalin-yarada habargidir waana idinku raacay figradan aad keenteen, waadna mahadsan tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jyuitr

Friday, January 05, 2001 - 07:26 pm
yaa hali kara habargidir waa dad wanaagsan oo dadkey cunaan markay dagaal waayan birhana waa jajabsadan dhiigan waa caban waxa laga joogi waayey waa abgaal iyo suuuuuuuuudi iyo waxii soo raaca waan u duceynaya cagta hoosteeda iyo ciida dameerada bay yaqaanan sida loo dhaqdo iyo hilibka byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyfutomadooba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 04:32 am
waxaan marka hore u mahad celinayaa dadka is xilqaamay aasaasayna ururka micnaha balaaran waxana ku leeyahay aasaasayaasha iyo cid kastoo waxgarad ah badbaadi dada dalka soomaaliyeed, adigoo adeegsanaya magackasta iyo qaabkasta oo aad doonto.
mid kale hadaan gadaal ka raciyo, nin baa isagoo sito HABARGIDIR caaytamay, si garaadli`i ahna u hadlay, balse waxaan ku leeyahay(wiiloow sama kataliye noqo)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.