Anonymous | Thursday, November 09, 2000 - 11:29 am walaal si wanaagsan uga jawaab |
xaqiiqda | Sunday, December 10, 2000 - 06:55 am dhuloos= 2% Wersangeli= 1% Gudabiirsay= 3% |
xaqiiqda | Sunday, December 10, 2000 - 06:56 am garxajis=0% |
xaqiiqda | Sunday, December 10, 2000 - 10:46 am dhulos 20% gadabursi 30% warasangali 10% Isaaq 40% |
bulshaawi | Sunday, December 10, 2000 - 11:23 am waxaan qabaa hadii aan sicadaalad ah u fiiriyo arantan in aytahay sidan anigoo rayigayga kadheeganaya sheekada iyo haasaawaha aan lasheekaysto dadka goboladaa udhashay inay noqon karto sidan ; isaaq 65 boqolkiiba daarood 1"""""""""" ciise 6 """"""""" godabiirsi10:::::::: |
fairness | Sunday, December 10, 2000 - 04:12 pm waa sidaan; h/awal=99% h/jeclo=99% arab=99% ayuub=99% toljecle=99% garxajis=90% dhulbahante=10% gadbuursi=55% wersengali=30% madhibaan=85% i think that is fair enough |
xogogaal | Sunday, December 10, 2000 - 05:37 pm dhulbahante -0.0000001% warsangeli -0.0012% gudabiirsey -0.11% ciise -0.000000000001% others -000000125 isaaq 55% minus percentage = not confomrtable the question isaaq is only 45% of the whole population if you do not count the isaaq in ethiopia where many isaaq live. so 70% support somaliweyn. |
Maxamud Saleebaan | Monday, December 11, 2000 - 03:13 am Ari boowe horta Dhulbahante isaga meela laguma tirin karo. Markii Somaliland la dhisay ee lacagaha la qaybinayey waa ay ku yaaceen, markii dawlada Puntland la dhisahayey aad ay u joogeen.Markii la bilabay dawladii Carta na xagaa iyo Jibuuti ayay u yaaceen (markaa dhinacee ku tirinaa). Hadan waxa la sheegahayey doorashadii Somaliland ayaa soo dhow markaa xoogaa lacaga ah ayaa bilaabanahaya in la qayb qaybsho, markaa waxa la yiri macaa ini Khaliif Galaydh waxay usoo socdaan xagaa iyo Hargeisa. |