site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ilaa hada waxaa is casilay wasiir iyo wasiirkuxigeen dowlada c/qaasim ..maxay tahay sababtu..

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Ilaa hada waxaa is casilay wasiir iyo wasiirkuxigeen dowlada c/qaasim ..maxay tahay sababtu..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gudoomiye

Thursday, November 09, 2000 - 01:37 pm
marka hore dowladu qofna ma cayrin..kumana qasbin in iscasilaan..laakiin xildhibaanada iscasilay iyaga ayaa doortay..lakin aniga fikradayda:dowladu waxay saartay xildhibaan kastaba howl farabadan oo aad u adag in ay xildhibaanadu ka soo baxaan..markaa dowladu waa inay ka fiirsataa qaabka ay u howlgalinayso dadka raacsan..hadii kale qofba maalin ayuu ka tagayaa...fikradaada ka dhiibo hadii aadan caytamayn..thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Friday, November 10, 2000 - 08:26 am
awalba ayagaa is doortay hadday is casilaana cid wax u og ma lahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jj

Saturday, November 11, 2000 - 08:45 pm
laa ilaaha ilaa laahu maxamadu rasuulu laahu salalaahu calayhi wasalam

maxaa tirina dawladu bil ma dhisna all readyna labo qof aa is casishay aa ar maxaa ku jac ah meesha dawladu dawlad lugo yeelan doonto ma aha sababtoo ah halbowlaa ka go ay meesha halbowalahana waa rider kii lugaha marka dawladu mar dhaw wey fariisan doontaa ....
sababtoo ah maxay tahayna meeshan iyadoo fadhido nin dawlada ah lagu dilay dadkii kalana is casileen iyadoon bil curan dhismaha dawladu ,marka tartiib tartiib ayey u soo hooban doonaan wasiiradu soo fiiriya 2 ayaa la maraayaa hada midna wuxuu lahaa wiigan labac labacleyn kaasna wuu soo raaci doonaa mashaqo iyo jac badanaa ar dawladii jac aa ku dhegtey ilaahow jac hanoo dilin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run usheeg jj

Monday, November 20, 2000 - 05:16 am
jj JAREER meesha af qurxoon oo soomaali la imoow haddii kale shut your fucking hall nac nac da kala tag waanu ku garaneynaa shaati gaduud ayaa kusoo waramay you jifi jareer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 12:53 pm
Ilayda qaab ahaan Hawiyaha aad iyo aad ayay uga qurxoon yihiin cidkastaana oge maxaad usheeganaysaa been sheegaw madawlad ku sheegta Hawiye naareed baad ku khasbaysaa ummaada,majooratigii iyo baawarkii soomaalidu meesha waa ka maqan yahay dawlad ku sheeg yar oo hawiye dhuguf magacawday ha ku khasbin dadka naagyahaw adiga iyo majeerteenka kuwasi jiray ee kuwataba waala idin wasayaa EELAAY+ISAAQ= POWER
Hawiye+Faqsh=DACIIF

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.