site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Malaga yabaa in ee somali isku timato?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Malaga yabaa in ee somali isku timato?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cube

Thursday, November 09, 2000 - 06:46 pm
qibilada somaliyeed qabiil kasta qabiil bu u faanaya in uu kabadan yahay. wexeyna ilatahay dowlada cusub ee somaliyeed in aay keeney so borobaleem, ayaga dhan dawladii siyaad bare aay uu shaqeeyn jireen. marka somaliyey malagayabaa in aan umidowno sidi 1977?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalan_hood

Friday, November 10, 2000 - 11:53 am
it is possible with justisc otherwise never.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/AWAL

Friday, November 10, 2000 - 11:55 am
I DONT THINK SO.

LAGAMA YAABO INAY ISU TIMAADO INTA MADAXAY SAAN LEEYAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, November 11, 2000 - 06:59 pm
somalia way isu imaan kartaa haddii la fuliyo
arrimaha hoos ku qoran.
1 in ilaahay loo noqdo.
2 in laga haro arrimaha qabiilka.
3 in maxakamed la soo taago kuwii ka dambeyey
xasuuqii soomaaliya ka dhacay waa kuwa isku sheega
hoggaamiyaasha qabiilada(qab-qable)
4 in somalidu si caddaalad ah oo aan qabiil ku
dhisneyn u doorato hoggaamiyaheeda.
waxaynu soo marey dhibaatooyin aad iyo aad u
fara badan lamana qiyaasi karo inta inaga dhima-
tay sababta ay u dhinteena ay tahay arrimo qabiil
waxaynu ka leexaney xaqii.
waxaynu sameynay wax ka baxsan islaanimada iyo
bani-aadaninimada, waxaynu xalaal ka dhiganay
dil, kufsi, dhac, been iyo qabiil caabud intaasna
diinta islaamku way xaaraatinimaysay somaliyana
waa ka xalaal, ilaahay aynu u noqono cafisna aynu
waydiisano, hana laga digtoonaado inay arrimahaasi
dhacaan mar kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

why you care

Wednesday, November 22, 2000 - 08:04 pm
why you care any way????leave it the way it's know.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Thursday, November 23, 2000 - 02:11 am
diid ama hadiidin dowladan way socon waxayna dowladaan ku socon doon taa dadwaynha soomaliyeed ee dagen dalka soomaliya balse waxay doowlada soomali ka socon doonin dadka degen dalalka iu hysto ineey hurumreen ama ilbaxeen ama baasboor qalaad jeebka soo gishtay haduu wadanka yimaadna waxaa lugu qaadi doonaa
SAMADIIDOOW DABIN BAA KUU DHIGAN LAGUUGU DILI DOO NEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garxajis

Tuesday, December 12, 2000 - 11:11 pm
to h/awal
habarawl waxey ku jiraan nin daadqaadey xumbo cuskey.hadaad rabtaan hasoo laabanina ileyn awalba doqonka afka weyn ee ina cigaal baad maskaxdiisa ku soctaye ee ogow iney dhamaan reer marya alool maxkamad sugeyso .see baad uga hadashaa somaliland iyo go id ama midnimo ISAAQ
kadib markaad dumarkii iyo waayeeladii caruurtoodii layseen .dhulbahante oo awoodleh tag warsangali tag gadabiirsi teg ciise tag garxajis teg adna baroordiiq la fariiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 04:23 am
IF ISAAAQ THINK SOMALILAND IS SOMETHING THEY MUST BE
STUBID POPELE. DROOD WHEN SOMALIA COME TOGEATHER IN PEACE THERE WILL BE DISAGREEMENT AND U KNOW WHAT IS THAT MEAN UU HAWIYA AS MOTHERFUCKER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirashid

Wednesday, January 10, 2001 - 07:11 am
Soomaaliya way isu imaan kartaa aadna looma kala foga ee waxay u baahan tahay oo keliya in dadku dhinaca wanaagsan wax ka eego, oo sama katalis lawada noqdo, waayo nebigu mar uu asxaabtii la hadlayey wuxuu yidhi:

Ma idiin sheegaa wax soonka, salaadda, iyo sakadaba idiinka qiimo badan waxay yiraahdeen haaye noo sheeg. Wuxuu yiri waa Islaax Bayna Naas, waa dadka oo nabad dhexdooda la dhigo, maanta walaal xumaantii baa badatay, isku dirkii baa batey, qofka dadka isku diraana cidhib xun buu dambaynayaa. Markaa sida C/kariin sheegay dib haloo noqdo no other conditon, waayo iyada ayaa cashar wayn noqonkarta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheeg

Thursday, January 11, 2001 - 06:52 am
soomaalida aad raadinsaan sowdinkii beri hore ku qureecday badhkii hadhayna ku casheeyey maxaad iskugu keeni kala daa ha kala joogto banaankeeda.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.