This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts QABIILKA: ISAAQ IYO DAAROOD MA WAXAY ISKU RAACEEN HAYB MISE GAASHAANBUUREYSI SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: QABIILKA: ISAAQ IYO DAAROOD MA WAXAY ISKU RAACEEN HAYB MISE GAASHAANBUUREYSI Mandela Thursday, November 09, 2000 - 09:32 pm Qabiilada sheegta Daarood iyo Isaaq anigu waxaan u arkaa inay yihiin gaashaanbuuro isu tegey laakiin ma wadaagaan hayb iyo isir toona. Yaa wax ka qaba? mandela Burco Friday, November 10, 2000 - 03:33 am War nacas yahow huradaway ka jeedi Isaaq afkaga. ma Darood dhagaxume ayaad lamidhigaysaa Isaaq. mandela Sunday, November 12, 2000 - 09:46 pm Raalli ha laiga noqdo waxaan ujeedaa qabiilka soomaalidu sida Isaaq ama Daarood waxay isu haystaan inay ka yimaadeen hal aabbe anigu laakiin waxaan u haystaaa inay yihiin beelo isu tegey oo gaashanbuur ah. waayo ninkeliye ma dhali karo qabiilo waaweeyn muddo saddex boqol oo sano ah. Waa sheeko khayaali oo la socota qabyaaladda haddana dadbadani fahmi karo. Maxaa ka oran lahaydeen? Anonymous Thursday, December 07, 2000 - 04:34 am cajiib Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.