site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

2003 - NEW PARTIES

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Ururada Kale - Other Political Parties: 2003 - NEW PARTIES
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaasi Cusub

Friday, November 10, 2000 - 08:41 am
Soomaaliyeey sharciga Soomaliya ee KGM wuxuu dhigayaa in saddex sano kadib ururro cusub la ogolyahay. marka ma laga yaabaa in la helo dad 100% nadiif ka ah qabiil oo isu taga samaystana urur ka duwan dhamaan kuwan qabillka ku heshiiyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koshin

Monday, November 27, 2000 - 03:49 pm
Insha allah waa lahelindoona, lakiin iyagu marabaan in ay faraha lagalaan wax aan nadiif ahey. Dadka nadiifta ah ilaahbey kabaqayaa oo masuuliyada walaalahood weyka baqayaa in ay dhibaato uga timaato. Waxaan fileynaa inuu ilahay noo garadsiyo dadka iyaga ah. Somali badan oo nadiif ay wey jiraan, ee ilaah ha noogu dhiibo. Tuugadan alaha naga qabto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed

Monday, December 04, 2000 - 07:59 am
saxaab dhagaso waxaan kuu hayaa xisbiga barwaaqasooranka soamaliyeed oo laga aas aasay magaalada stockholm 2000/1/23 hadaad kaqaybqaadanaysid waxaa igala soo xiriiri kartaa
lo.kvmnynas@samhall.se wixii faahfaahin oo dheeraaad ah halkaas ayaan kaaga sheegayaa
mohammed awil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOOLAN

Tuesday, January 09, 2001 - 06:28 am
ha yla yaabine weli suntii qabiilka ayaa iheysee waa qabiilkee? ma H/GIDIR MISE ?
sharaxaad dheeraad ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed

Thursday, January 11, 2001 - 08:27 pm
TO SIYAASAD CUSUB
WALAAL HAA WAXAAN HALKAAN KUUGU HAYAA DAD WALAALA HAA SOMALIYEED OO KADUWAN KUWA HADA QABIILKA WAX KUKALA QAYBSADAY WAXAANA HALKAAN AAN KADHISNAY URUR SOMALIYEED OOLAYIRAAHDO URURKA BARWAAQA SOORANKA SOMALIYEED MARKII LASOOGABIYANA WAA SIDAN (SDVP)WAXAANA KULEEYAHAY SOO DHAWOOW
WAXAANA NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA EMAILKA
lo.kvmnynas@samhall.se swedan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.