site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAROODKA MAXAA KU KALIFAY INEY WADANKA KA CARAAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: DAROODKA MAXAA KU KALIFAY INEY WADANKA KA CARAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIAZIZ

Friday, November 10, 2000 - 10:20 am
Waxaa ku kalifay iney wadanka ka caraan xoog ayaa loo sheektay dad tiro badan ma ha wadanka waa ku yaryihiin waxaa soo haray HANBO waana dad yar hadda waa qabiilka afaraad ee ugu badan soomaaliya waxaa ka badan:1) HAWIYE 2) ISAAQ 3)RAXANWEYN 4)DAAROOD. Markaa maanta waxba kama aha wadanka inta hartey hala laayo waa dad aan waxba u tareyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Friday, November 10, 2000 - 11:28 am
Nacas cuqdaad dishay baad tahay. Darood waa gob aanad gaari kariin.

Waxaan la yaaba caaqniimaada raagga ku faanaa dhiig sokeeye ayaa iguu maqan; oo haddana sii indha adag, oo ku andacoodda: maxaa loga gaabsan xaaranta iyo bililaqaadda!

Somaliland warkiisa daa asna. Ina Ciqaal maaliintuu Yahuud heeshiika la galay ayaa cashar inoogu filan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bige

Friday, November 10, 2000 - 10:00 pm
Darood waxay ahayeen sida Tusiaga ookale dad yar oo ku amarkutaaglaya dad badan. Ku hore sida Majeerteenka siyaasad bay wax kubasarin jireen. Kuwii dambe Siad and company markay xumaan toodii badatay dadkii majooritiga ahaa baa kukacay. Wixii kadambeeyey waad lasocotaan. Waxaa ka haray xogaa Xamar jooga oo kutuugsada waxaan nahay haraagii... nakaalmeeya Waa aduun!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, November 11, 2000 - 10:30 am
inaan is cayno ma aha darood waa dad aad u karti badan ahna lafdhabarka wadanka . hadii qofka lafdhabarta laga saarana wuu isku dumaa somaliya la'aantood way dumi sida dhacday maanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 09:16 am
Ala jecliyaa jabkaas waligood bay ku dhuuntaan diinta iyo waxaan meesha oolin daarood diin waxaa ugu horaysay otaango su aasha la idin waydiiyey ka jawaaba wajigiin gubayee qurunyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Monday, November 13, 2000 - 09:50 am
Ma diin iyo xornimo iyo maamul aan ka Daarood keenay ahayn baa jira bal car sheega idinkaan caytamin gunyahay meesha isugu timi wadani ama geesi aan Daarood ahayn.

Hawiya iyo Isaaq midna talyaanu u adeegay midna ingriis bal car wax aan Daarood idiin samayn yeesha 10 sanaad sida balaha isu cunaysaane maad wax qabsataan wuxuush yahay caqliga madhan hadana weli ma Daarood baa idin hortaagan duligaasaad u dhalateene aqoontii iyo quruxdiiba Daarood samey raacdey ee dadkiina runta u sheega in la idiin taliyo uun baad geydaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaadi

Monday, November 13, 2000 - 01:45 pm
Waar hawiyihii siday haan uraysa u sideen luguhu kala tageen ee kilkilada ka dhididi jirey,ka dibna muufada ku qallijasan jirey baa hadda hadlaya.Addunyooy xaalka b'a!! Xoolayohow isu yimid ee dumarka googradaha ka furtaa, markaad caqli idin kala kaxeeya waydeen waa idinkaa hadda noo yeedhay. xayawaan fawqal xayawaan! Lo'yahay haddana dameerkii baan idiin dhiibaynaa ilaa caqli meesha kuma haysaane wuxuushyahay dabada madawi. Carabtaa ku maahmaahda "Addonku caqli malaha ee ushiisa ku iibso!".Ilma daan dhagax halkiinii baad ku noqonaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 11:23 pm
to :sanaadi geeljire waryaa geeljire
hawiye xoogiisa buu shaqeysan jirey shaqona caymahaee doqon qoonbaarsan adeyahow uraaye kaadidiigeela ayaa kaasoo ureysa oo waliba geela aad dhacdaan baa caanihiis malax idinku noqatey ilkihiina suusbaa kaagaley sidaad hawiye xoolihiis u cuneyseen ee hanagu caayin xoogeenu beymaalney anagee oon horomar baan gaarney xoola dadweyne laga dhaco iyo xatooye adinkey idinku maqantehee waawaxaa beerka u ladihiin iyo walibo aduun weynaha caawinaadiis daarood baa qaadan jirey markuu siyaad naiisoo baryo tagey baad kibirteen canshuurtii hawiye baa cunijirteen ha caayin dameerka waa shaqo nin rag baa shaqeysto anaga shaxaat kuma nooli iyo faato adinkey
yariyo weyn xaaraantii baa ku faaneysaan kow adinkaa lugihii hada idinkale tageen siduu keenyaantiga,,,,,,,,,,,,,,
futadana dhuudhi kaa galey odeyahow qaxuubka ah
afka soo cadeyo marka aad oraneysid hawiye
bye qorunle qaxuub ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHAN

Friday, November 17, 2000 - 12:08 am
WAXAA TIHIINBA DAAYA GOBTA,WAAD WADA OG TIHIIN DAAROOD LA'AANTIIS INAYSAN SOOMAALIYA JIRI LAHAYN MARKA HADII AAD TAHAY HAWIYE WAA NINKA QORAALKAN SAMEEYAYOW IYO HADAAD TAHAY SOOMAALIDAA KALE WAXAAD OGAATAA IN DAAROOD UU YAHAY QOWMIYAD BALSE UUSAN AHAYN QABIIL LA SHEEGTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL MAREEXAAN

Tuesday, November 21, 2000 - 06:19 am
WAXAAN IDIN SHEEGAYAA HAWIYE FUTUWEENE TARIIQDA DIB UBAARA ILAA SOMALI XURNIMADA QADATAY WAXAA WADANKA MAAMULAAYE WAA DAAROOD HAWIYE WAXUU KAHAA WADANKII DABA DHILFLE WAXII LOODIRAA AYUU QABANAAYE SIDAA OGTIHIINBA MOQDISHO WAXAA DAGAAN AHAAN ISKALAH HAWIYE MAXAY KUDHACDAY IN LAGUMEESTO MIDA KALE DOWLADAAN FIIRI MADAXWENAHA WAXUU YAHAY BAA ISKA YAR WAXAA MAAMULAAYO WAA DAROOD WAAYO DAAROODKA WAA DAD TACLIIN LEH IYO SIYAASAT LEH DAAROOD LA, AANTIIS WAX UKALA SOCONAAYO MAJIRTO HAWIYE FUTO MADOOWE AKTEENA WAXAA KATIHIIN BAA ISKA YAR EE WALIGIIN MADAXA NIKA QARACEENA WAXAA TIHIIN CAWEEN CAWEENTANA WAA LATUMAA MAR WALBO EE SIDAA UOGAADA CAWENYAHE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Saleebaan

Friday, November 24, 2000 - 06:16 pm
Wiil Saleebaan ayaa u jawaabaya ninka isku sheegay wiil Mareexaan, Mareexaan waa kuma soo kuwii maaha aay xaarkooda ilmuhu nooga cagaagi jireen sidii kaxadhadii, oo aan kabaha ka tolan jirnay xaarkooda intay cunaan miraha shimbiruhu cunaan, waana ogtihiin in doorshaan inta lugta aad ka xirtaan aad dabadiina u diri jiteen si uu xaarka uga soo qodo dhaqtar laaan darteed, maantana waxaad sheeganaysaa in aad tacliin leedihiin.
Igana hoo tixdan gabayga ah,
sarmaan garow sankaas ceelbaxay ayaad silic ku nooleyd,
Sadex subaxle dhaan loo raraad wada sugarseene,

Simaartaas ilaahay baxshaad saab ku gurataane,

Idikoo saqiir iyo kabiir suudi wada taagan,

Siiga dheere maalintii laqodaa saynta kor u taagteene,

Saabuun intaad gadataa socod ka daanshootay,

Silicaas ninkii kuu yaqaan ha,isla sinin caawa,

Ee danyuusyahaw araga xumi dado dabadaada,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 06:08 pm
af somaligaadanin ee meesha ku qo ma fahmin hadal la fahmayo meesha ku qor labada nin ee kor isku magacaabay ma aha qolada ay sheeganayaan ee ha laiska jiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 06:08 pm
af somaligaadanin ee meesha ku qo ma fahmin hadal la fahmayo meesha ku qor labada nin ee kor isku magacaabay ma aha qolada ay sheeganayaan ee ha laiska jiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAHAHAHAHA

Saturday, December 02, 2000 - 09:21 pm
DALKA DAROD KA CARAREY XAGEE U TAQAAN?
MAAN GAAB YAHOW HAWIYE.DAROD SHACAB BADAN AYAA XAMAR KA QAXAY SABABTOO AH WAXAA LA YIRI GOBALKAN UMA DHALAN LAAKIIN DAROD WAXAY JOOGAAN DHULKOODII MAANTA KA SOO BILOOW JIGJIGA BOSASO,CABUDWAAQ,GALKACYO,GAROOWE,QARDHO,LASCAANOOD,CEERIGAABO,LASQOREY.BUUHOODLE,KISMAYO,AFMADOOW GOBALKA GEDO OO DHAN,QABRI DAHARE ,DHAGAXBUUR IYO KUWA BADAN OON AAN HALKAN KU KOOBI KARIN.DAAROOD KA DHULWEYN SOMALI OO DHAN.XAMAR HADAAN U SOO NOQDO,FUDADA ISKA GELI AWALBA GURI MOORYAAN DEGAY ANAAN RABIN.OGOOW DHULKAA AAN SOO TIRIYEY HAWIYE MADEGO LOOMANA OGLA.PS GOLDOGOB MA ILOOBIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood sis

Friday, January 19, 2001 - 11:52 am
waxaan uga soo baxnay in aad idinka hawiye is leydaan .oo markaad isdhameeysaan idiin soo laabano anagoo aqoonyahan ah oon idiin adoonsano or gumeeysaano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 01:40 pm
NNIMANKA REER SHAATI LAAWE IN AYNU
LA HADALO MA'AHA HADAYNU DAAROOD NAHAY.
DADKAYNU BARNAY SIDA DHARKA LOOGASHADO AYAA MAANTA REERBAADIYANIMO NAGU CAAYAAYA.

DABADA YAAD HAAWINJIRTEEN MARKA AANU INTAANAAN IDIIN IMAN. DAAROODKA WELIGIIN IYO INTA AADJIRAYSAN WAX AAN DAAROOD RAALI KA HAYN MA SOCONAYSO WAXAA DOONTAAN SOOMAALIAYA SAMAYA
MAALINTA AAD CAADI ISU DHIIBASAAN WAYDHOWDAHAY
AADNA ORANAYSAAN DAAROODOW NAMAAMULA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood yaqaan

Tuesday, January 23, 2001 - 12:24 am
CAYDIID BAA KA ERYADEY DALKA DIBNA UGU SOO NOQON MAYAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA SAMAALE

Tuesday, January 23, 2001 - 08:12 am
NINKII DHOOFKUYIMID BEY GEERIDU DHIBAYSAA WAQTIGII DHAMAAYOO WAAN DHAQAAJINAYNAA
DHULKU SOW HAWIYE MALAHA
DHASHU SOW INAGA MA AHA
LAAAAA LAAAA LAAA LAAAA LAAAA LAAA LAAAA LAAAA
DAMIIRKA IYO RAGANIMADA MA WAXAA KU YEELATEEN
NOTH AMERICA MASE ILOWDEEN DHUUDHIGII OTANGO OOD
ISUGU FAANI JIRTEEN HAWIYE CADE WAA KII IDIN KEENAY ILAA XUDUUDKA KEENYA OO ADOONTU IDINKA
BARISAY XAMARNA RAGANIMO AADKU TAGTIIN MARKAAD
WAYSEEN BAAD TIRAAHDEEN DAAROOD MADEGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Tuesday, January 23, 2001 - 03:59 pm
INA SAMAALE. SXB WALAHI INAAN DAAROOD XAMAR UGA SOO BIXIN HAWIYE SIYAADNA CUDUD HAWIYE UGA SOO BIXIN XAMAR IMASE RUMEYNEYSID. WAXAAN AHAA ASKARI 1991.HADDII DAROD OGAAN LAHAA WAXAY USC RUNTII DAMACSAN TAHAY WAA IGU WALAAHI OO BILAAHI OO TOLAAHI ILAAH OO IDIN BADBAADIYA MOOYEE TII KU DHACDAY 1994 QABIILKII TUTSI AHAA EE RWANDA MID KA DARAN AYAA IDIN HELI LAHEYD WAXAANSE DAROD WAQTIGAA OGEYN WAXA USC SAMEYN DOONTO, MANA JIRIN IS AAMIN KA DHEXEEYEY DAROD OO CUMAR JEES WAA ISAGII AFGOOYE JOOGAY OO WUXUU RABEY INUU XUKUNKA QABSADO. MARKA SXB WAX XAG RABI KA QORNAA AYEEY AHEYD IN HAWIYE FALO WUXUU FALEY WAAYO 1991 HUBKU WUXUU GACANTA UGU JIREY SIYAAD WAXAA KU FILNEYD IN UU U QAYBIYO DAROD. CALAA KULI XAAL. HADAAD DAAROOD KA RAGANIMO BADAN TIHIIN WAXAA LA ARKI LAHAA WAAGII SOMALIYA HUB OOLIN EE WARAN IYO MIDIYO,FALAARO LAGU DIRIRI JIREY WAAGAANAA MADAXAAN IDINKA GARAACI JIRNEY. MA WAXAAD DHALATEEN 1991KII? HEHEHEHEHEHE
GUN AAN KALA AQOON SAX IYO KHALAD AYAAD TIHIIN EE DHOWRA WAXA DHACA IINSHA ALLAAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WarsangiliAbgaal

Thursday, January 25, 2001 - 12:38 pm
Warsame ilaah ka baq Daarood diini ma keenine waryaahe maxaad ku hadli duliyahow,wajigu ku gubay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Tuesday, January 30, 2001 - 02:01 am
waryaa kuwaan doqomo waaye waa leydinka faaideysanyaa dushiinana lagu sameynayaa qaldanland.
daarood iyo hawiye waa is dagaaleen waana heshiinayaan mana kala maarmaan waxaaan kuu cadeynaya in neceeb iyo jeceel ay aad isagu dhow yihiin daaroodku hawiyah aad buu jecel yahay waayo waa aqoonyahano waa wax gard waa dagaal yahan waa wadaniyiin .
daaroodna waa geesiyaal soomaaliyeed waa dad sharf leh waa dad deris leh waa dad wanaagsan waanana is jecel nahy dagaal ma rabno ee walaalyaaloow israaca markan kuli aqriyey waxad qorteen waxaa ii cadaatay in aanan kal maarmin dad wuu dagaalmaa dabeedna heshiiyaaa inaan raacno duul kale ma ha sida amxaarada.aniga waan diiday in daarood la caayo in hawiye la caayo in leys aflaageedeeyo iyo nabaro ween is dhex dhigno oo halis sida internetka oo cidii doonta waxey rabto ku soo qori karto haleys dabbo qabto oo cadawada ha la dhaafo kuligeen waxaan nahy dad tamar yar dad dan yar dad isku baahn oo wax isi siiya ay tahay waxaan rabno oo dabka kal qaata oo is daaweeya oo isa samato bixiyoa oo sumad qarameed ama nabdeed yaqyaqaana iyo soomaalinimo caro cay iyo faan energegeena yuusan ku dhuamaan nabdey walaalkey soomaaliyeed hawiyoow iyo walaalkey kale soomaaliyed daarood waa noo kaftan iyo shaqo howl ween baa na sugeysa sinaba iyo marnab ma filayo in howshaas ku fuliyso hadaanan isku duubnaan oo dhinaceena wanaagsan is tusin yaan la kala caroono ama la is leyn macno daro qabiil awgood weligeey wax uunbaa iga maqnaanaya hadii aan dad kale oo soomaaliyeed oo dhan kuligood colaad u qaado wadnahag fur oo isku kalsoonoow in aad dumarka soomaaliyeeda waxey u baahn yihiin sida xushmad iyo qalbi nuur ah iyo barwaaqo caruurta soomaaliyeed u horkacdo oo keento waxey u baahn yihiin waa wax barasho waa caafimaad iyo niyad suuban oo cadaawad aysan u qabin dad aay isku sinji yihiin sabatoo ah qabiilkiina aya kal gedisan taas waye waxaan u noqon la nahy qaran run ah oo casri ah walaalayaaloow iska dhaafa oo is kontoroola anigab waan caroodaa markii si guud ah qabiilkeyga loo caayo laakiin aan iska dhaafno in aan isku daydayano oo loo doodo si isku qaab ah oo macno dheer keeneyn taasna waxaa kaaga marqaati ah meesha ay siyaad barre iyio ceydiid ku danbeeyeen oo aan cidii aan la noolaan karno la nolaano ciddii aan wadda ciyaari kerin am wada qosli kerno leysku kaaya derin aduunkan waa faro kutiris samee awooda intey ku garsiineyso sidii isagu dulqaadan laheyn isagu naxariisan alheyn isu cafin laheyn is tus tuska iyo iska dhigida dad sare oo rn aheena iska dhaafi laheen haddii madx adke kaa horyimaadan aan ukala caro gedisan lahen ileen madx adag wixii adkeeyey buu qabaa waana eber waa uu maran yahaye aniga somali baan ahay waana ku faanaa sidaas darteed hoos ha ii dhigin adigaa qabiil igu caaya iyo waxan meel fog jirin ognahy in dalkeena da'da yar ee afartan jir ka ah dib u dhis u baahan yahay kan sii hormarino siduu ahaa waxaan u baahn yahay qof soomaliyeed ee uma bahni qof cadawad ii haaya adigan sidaas oo kale uma baahnid qof cadawad kuu haya ama cadawad kugu abuura waana ka heersareynaa in sidaas noola isticmaalo si wadaninimo ah ban idiinla hadlaya iam you're somalian we are somalian na hordhaaf hadaadan caqligaas oo kale heyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI HAWIYE

Tuesday, January 30, 2001 - 04:52 am
daarood somaali maahan yuhuuda afrika waaye
kadibna naagahooda nimankooda anaa wasey wadanka
kasaaray; daaroodka yurub iyo amrica hadaad is
dhahdaan waa soo baxsateen xabadii nama soogaareeyso CIAda aan katirsanahay meeshiinaa
idinkugu dhameeynaa sharmuutooyin la iska waso
aadtihiin nacasiin afka kabooteeya laakiin
hawiye waa rag gacantuu kahadlaa taa cadeenteeda
waa daaroodka waxay soo qoreen caytin oo qura
laakiin hawiye runta in uu wax dilaayo
oo uu naxin idina xasuuqaayo marlabaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI HAWIYE

Tuesday, January 30, 2001 - 04:54 am
daarood somaali maahan yuhuuda afrika waaye
kadibna naagahooda nimankooda anaa wasey wadanka
kasaaray; daaroodka yurub iyo amrica hadaad is
dhahdaan waa soo baxsateen xabadii nama soogaareeyso CIAda aan katirsanahay meeshiinaa
idinkugu dhameeynaa sharmuutooyin la iska waso
aadtihiin nacasiin afka kabooteeya laakiin
hawiye waa rag gacantuu kahadlaa taa cadeenteeda
waa daaroodka waxay soo qoreen caytin oo qura
laakiin hawiye runta in uu wax dilaayo
oo uu naxin idina xasuuqaayo marlabaad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.