site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAMUD XARBI MA ILAWDEEN SOOMAALIYAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: MAXAMUD XARBI MA ILAWDEEN SOOMAALIYAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

français

Friday, November 10, 2000 - 02:30 pm
Haday reer jabuuti ilaaween ma ilawdeen halyaaygeennii waynaa soomaaliyay ayaa dilay see udhintay bal iga soo qanciya walaalayaal, djabutinne waxay ugu abaal gudeen hal place oo loogu magac daray ma arko qof reer jabuuti ah oo soo hadal qaadaya manaba yaqaaniin qaarkood oo waxaba uma layaan nin ku dhashay xamar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWYALINJO

Friday, November 10, 2000 - 02:39 pm
walaalkey ani see u ilaawaa lakiin wax ila hadal qaado aa waayiyee , ninkaas xarbi ani kistoo lee ka kasaa oo waa ilaawi lakiin iniis mujaahid ahaay oo usi la aantiis manta jabuoti aay ahaan laheed qayb ethpia raacsan lakiin markiis usi aas dadaali aa heer kaansoo gaarti lakiin waxaa la yiri abaal nin galo waa la arki lakiin nin gudo aa la waayi ee abow wixiii ka heesiin marxuumkaas iyi kuli kuli wixii somali u soo halgameen noosoo gudbiya qabarkood ,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 02:23 am
MAXAMUUD XARBI NIN LA ILOOBI KARO MA AHA. MEESHA U KU DAMBEEYAYNA DAWLADDA FRANSIISKA IYAA OG. CIDKALE OO OG HADDAY JIRTANA WAA DJIBOUTI EX-PRESIDENT XASAN GUULEED. WAXANAN JECLAAN LAHAA IN BBC WARRAYSATO GUULEED. TANINA WAXAY KU TUSAYSAA SOBABTA REER JIBUUTI U ILOOBEEN GEESIGAAS. CIISIHII UU KADHAY IYAA HILMAAMAY. GUULEED IYAAN KA DAMBEEYA ARINTAAS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shooble

Saturday, November 11, 2000 - 01:09 pm
maxamud xarbi hadii aan kuu sheego sida uu ku dhintay markii aan ka akhriyay buugga la yiraahdo HISTOIRE MOERNE DES SOOMAALIS (les Gaulois dela Corne de l'Afrique ee uu qorey ninka fraçais ka ah ee la yirahdo Roger JOINT-DAGUENETwaxaa uu sheegay in subax uu ka duulay dalka suisse uuna u socday dalaka masar lana waayay diyaaradii meel ay ku danbaysana aan la arag. HADABA taasi waxay kuu cadaynaysaa in la dilay waxaa ka dambeeyay français ka iyo nimankii la shaqaynaya oo uu ka mid ahaa GUULEED AXMED DIINI CAARIF IYO RAGKALA OO BADAN. hadii ay san ka demayn maxaa si fiican looga xusiwaayay dalka djubuti sida aan soomaliyaba uga xusno maxaase loogu samayn waayay taalo lugu xuso magaala djubuti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYWALIJO

Sunday, November 12, 2000 - 11:33 am
soco dheh ani na markas a jabouti nacaa dhiig laanteeda .. maxaani se ka noqoti uyika ,
unukaba sayidkii dad badan laayi oo wixi la ogaa noo geeysti taalo aa u dhisni maxaa yeele intiis gumeystaha la dagaali lee wixii dadka somali u geysti waa layska hilmaami lee , see ka noqoti jabouti.
ani dhiig laawayaasha waa necbahay ma lay tusi karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUURLABE

Wednesday, November 15, 2000 - 06:01 am
TO: Shooble
Adigu ma diidantahay
Xaaji diide.
Jacma zeilie

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sh.Cali Dheere

Sunday, December 03, 2000 - 07:41 am
D'Jabuutidana mar mar waxad is odhan dadku ma wada gaalo ayaa mise diinba may maqal waligood,
Xitaa magacyo faransiis kuwo badan oo reer d'jibouti ah oo sita ayaan arkay.
Waar shooble miyaanad ogayn in ay taaladu danbi tahay in la dhiso oo gaalnimo iyo sanamo ay tahay maxaa lagu fali waa fal gaalo ee Illaahow dadka xaqa tusi Aamiin, Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 06:48 am
adiga oo sheekh isku magacaabay iyaad haddana waddan dhan oo islaam ah dadkiisa gaalo ku sheegaysaa. Allaah ka ku soo hadeeyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.