site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

C/QAASIM & CALI MAHDI WAXAY ISKU RAACEEN IN AY DOWLAD KU SHEEGTAAN KA LACAGAYSTAAN EENA UMADA KALENA KA BOODAAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: C/QAASIM & CALI MAHDI WAXAY ISKU RAACEEN IN AY DOWLAD KU SHEEGTAAN KA LACAGAYSTAAN EENA UMADA KALENA KA BOODAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin yaqaan siyaasada C7qasim & Ali mahdi

Sunday, November 12, 2000 - 06:48 am
labadaan nin waxay ku hi shiiyeen in ay ka lacageestaan xukunka jira ama dowlada ku sheegtaan iyagoo isku mooqif ka istaagay halaka ay wax isla marin lahaayeen

Dowlada ku sheegta oo fadhigeeda yahay "KAARAAN"

cali mahdi oo raba qabiilkiisa in ay soo galaan siyaasada " HARTI"
c/qaasim oo waligiis wax jaanis ka helin qabiilkiis "CEYR" oo waligiis ayna wax ka dhagaysan iyagoo ahaa ASKARTII "CEYDIID" ayaa waxa uu helay jaaniskii uu raadin jiray oo ahaa in uu CEYR gacanta u soo galo ka dibna cali mahdi kula gorgortama isagoo oranayo CEYR waxaan ka soo reebay SACAD ee hadii aad wax noqotid waan ku taageeri ee i taageer hadii aan wax noqdo cali mahdina waa ku raacay sababtoo ah waxaa ku kacsanaa jilbaha lakala yiraahdo "WACBUUDHAN & WACAYSLE"
isfahamkaasna waxaa ka shaqeeyey ugaaska CEYR & IMAAMKA iyagoo ku fikaraya in jilbahaas wax noqdaan ina salaad boy &ali mahdina ka lacageystaan

xalna uma aha umada somaliyeed sidaas ayuuna ku diiday gudoomiyaheena SHAARGADUUD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 10:10 am
EELAYDI GU DHASHAY MAXAAN IRAAHDAA FARAHA KALA BAX

SIYAASADA HAWIYE EE AMXAARADA KA BAXSO GOBOLKADA

IDOOR AMA DAAROOD URAAYA AYAA TAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real wacaysle

Sunday, January 07, 2001 - 07:53 am
SOOMAALIYEEY MA IDILA TAHAY IN ABGAAL DOWLAD AY HABAR GADIR MADAXWAYNE KA TAHAY DALKA KA TALISO
JAWAABTU WAA MAYA
LAAKIIN ABGAAL WAA ISKA MISKIIN MAALINBA SHAAR AYAA LOO GASHTAA

MAR WAXAA ISKA WATAY ""MURUSADE""
MAR WAXAA ISKA WATAY ""MAJEERTEEN"
HADANA "" HABAR GADIR""
OO TIRI WAXAAN ISKU NAHAY ""HIRAAB""

CALI MAHDINA WAXA UU KU RAACAY IN AAN LAF AAN TIISA AHEEN SOO BIXIN OO AY CAAN KA NOQON ABGAAL GUDIHIIS

WACAYSLE OO AHAA HORMUUDKA ABGAAL AYAA BANAANKA KU DHACAY


MARK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 10:00 am
isku dire ABGAAL iyagaa isla dhashey hakal qaadin meelna kaagama banaana QOFKII madaxa idinka tumo ayaad daba dhilif u tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to= real wacaysle

Wednesday, January 10, 2001 - 01:37 pm
sxb dadka qabiilada aad beenta ka sheegaysid iska daa
mana kuu fiicna in aad qabiilo kale ku tilmaantid in ay abgaal iska wateen
abgaal waa dad wax garad leh meelna ha uga dhicin


abgaaloo raali noqda ninkii waxaan qoray waa nin raba in uu iska horkeeno qabiilada oo meesha ku qoray

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.