site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Garxajis suldaamadooda ismalahayn waa la xidhigaraa?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Garxajis suldaamadooda ismalahayn waa la xidhigaraa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 09:32 am
dhaqankii soomaaliyeed kumay jirin in laxidho suldaan maxaa yeelay suldaanku wuxuu madalaa beesha oo dhan wuxuuna sidaa sharafti qabiilka oo idhil middiidan iyo mid raacsanba. su'aashaydu waxay dahay maxaa sababay in cigaal oo reer awal ah in uu xidho nin garxajis ah ninwalbaaba reer buu kadhashay mana kala awoodwayna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Super Awal

Monday, November 13, 2000 - 09:57 am
Garxajisk hilibkuu noo qalaa Suldaankuna dee dadkaa hilibka noo qala uunbuu kamidyahay. Markaan rabnana waan xidhaynaa markay Super Awal u baahato wax hilibka qalana waan soo daynaynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kood-buur

Tuesday, November 14, 2000 - 10:35 pm
to:subeer awal. waxaan u malaynayaa adigu inaad tahay kuwii fakinka hargeysa lagu dhalay ,waayo si kasta oo wax laysaga sheego lagama hadlo salaadiinta ,markaa koley adigu xalaal ma tihide hooyadaa ma waxay kugu sheegatay inaad tahay subeer awal iyagaan waxba diidine ,anagu hadaanu nahay garxajis dadku wuu noo kala soocan yahay oo nalaguma dhex dhuunto. mida kale waxa kaa maqan in suldaanka cida xidhay ay tahay beeshiisii sida jananka booliska ee kaxeeyey suldaanka. mid kalena aan kuugu daro haddii uu suldaanku mowqifkiisii hore taagnaan lahaa waxaan hubaa in aad hargeysa sidaadii beydhmaan ku xaari lahayd guriga dhexdiisa ama aad gabiiley tegi lahayd . haddii aanad garac aheyn wax kale ayaan kuu sheegi lahaa ee hooyo intaan laysla jidhin gurigii fakinka ee ay deganayd ka kaxee hana toobad keento ..aahahahah waaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEBILEY

Wednesday, November 15, 2000 - 10:04 am
Waar intiina ka dhalatay reer Sheekh isaxaaq ee faqashtu kolba magac u soo qaadanayso waxan idin leehay rag aad iyo aad u xun una niyad xun ayaad tihiin waayo kolba inan yar oo faqasha ayaa idinkoo ka sareeya kolba very cheap topic idiin furaya ee xishooda reer Sheekh lama kala qaad qaado waana dad isku dhiiga isna jecel ee meelahan oo kalee laguma kaftamo ilmaadeerayaal.
To faqash ppl: nin diida iyo nin doonaba "LONG LIFE SOMALILAND"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kood-buur

Thursday, November 16, 2000 - 05:54 am
to;gebiiley . waad ku mahadsan tahay sidaaad u hadashay laakiin waxba kamaad odhan cayda uu yarkan subeer awal ku hadley ee bal u caqli celi .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARYA-ALOOL-KILLA

Friday, November 17, 2000 - 01:20 am
SAXIIB MA MAR YA ALOOL BAAD LA YAABAY SAA WUXUU IN SIDII BARIGII AAN U LAYNO BAY IS TAAHILAANE,
AS FOR SOMALILAND ANAKA AYAA ABUURNEY HADAANU DOONANA WAANU BAABINEY NAA E,IDINKA IYO INA CIGAAL SOO KAXEYSTA WAXAAD NOO SOO KAXAYSAN JIRTEENBA WALIGEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Friday, November 17, 2000 - 01:24 am
hore baa sayyid abdulla xasan u yiri, hawo been ah iyo hadel aan wax ba tarin habar awal baa lagu yaqiine ma hadel maalaa yacnigii baad wali wadaan tani walayaab, cigaal ha iska jooga meshan e waa nin iska sakhraan ahaa waligeeba e, doorashada danbe u abihii ku wasi

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.