site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HASSAN AHMED CILMI, HASSAN JAALE OO KA TIRSANAA BAARLAMAANKA KMG OO LAGU DILAY XAMAR

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: HASSAN AHMED CILMI, HASSAN JAALE OO KA TIRSANAA BAARLAMAANKA KMG OO LAGU DILAY XAMAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Tuesday, November 14, 2000 - 12:52 am
ILAAHAY HAW NAXARIISTEE WAXAA MAGAALADA XAMAR LAGU
DILAY HASSAN AHMED ELMI, HASAN JAALE OO KA TIRSANA
BARLAMAANKA KU KMG AH, WAXAANA LAGU DILAY ISAGOO
JOOGEY GURIGIISA, WAXAANA DILAY SIDA LA SHEEFGAYO
NIMAN AAN LA GARANEYN,MARKII LA DILAY WAXAA GURIGA
JOOGEY XAASKIISA IYO CARUURTIISA.ILAAHAY SAMIR IYO
IIMAAN HA KA SIIYO QOYSKII IYO EHELADII UU KA GEE-
RYOODEY MARXUUMKAAS AMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guulwade-diid

Tuesday, November 14, 2000 - 09:14 am
Ex-guulwade ayaa lagu dilay xamar isaga oo raba inuu noqdo Guulwade cusub. Soomaliya ilaah waa u roonyahay alxamdu-lilahi rabil-caalamiin.
Somalia ha noolato
Guulwadayaashana sidaa ha la isaga qabto
Nabadeey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASAD

Tuesday, November 14, 2000 - 01:36 pm
TO C/KARIN HASAN

WAA GU OGNAHAY MUCAARADKA DOWLADA CUSUB EE SOOMAALIYEED AYAA TAHAY.

ILAAHAY HA UNAXARIISTO MAXUUMKA EE MUNAAFAQNIMADA

KALA DHAX BAX UMADA AAD GU DHEXWADID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 03:52 am
Soo ilaahay ma rumaysnidiin ma marxuumkaa dhinta ayaa ammaan idinka waayey Somaliyey,ninka Guulwade-diid la baxayow alle ka xishoo,gafna ha is dul saarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JR

Friday, November 17, 2000 - 03:54 pm
MUXUU MEEDKA KA XISHOODAA, WAABA UU KA BAAYAC MUSHTARAA. MEEDKII AYAA BA KA AMAAN LA. ILAAH KAMA BAQAAYO. INAA GAFO MA DOONAYO. EE ILAAH HA UNAXARIISTO MARXUUNKAAS GEERIYOODAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Sunday, November 19, 2000 - 06:29 am
TO ASAD

Haddii qof munaafuq yahay waxa ah kuwa aad
dawladda ku sheegayso, adiguna waxa aad tahay
munaafaq taageere waxa kelia ee aad ku taag-
eeraysaa waxay ila tahay qabiil ee ma aha
wanaag soomaali loo hayo iyaga adiguba lol
asad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daljir

Sunday, November 19, 2000 - 01:36 pm
Kuligood ha dhintaan kuwa ka jira KMG. Waa xaara quutayaal isbahaystay.
Jiir naxaa iguma yaal markaan arko tuugada dadka boobaysa dhiigooda.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.