MDEEQ | Tuesday, November 14, 2000 - 05:50 am Saxiibayaal] Dilka loo geysanaayo Ninkii Nabad ka hadlo Waxaa ka masuuul ah (Suudi, caato ceydiid) |
garuun | Tuesday, November 14, 2000 - 06:18 am waryaa meesha kadaa beenta iyo burabagaanka mar dan bana hasoo qorin hadal kusaabsan suudi suudi nin utaagan isdifaac |
Anonymous | Wednesday, November 15, 2000 - 04:00 am Waa runtii ninkasta oo siyaasi ah ama sharci dajiye ah ama ody beeleed ah (nabad taageersan) waxaa ka dambeeya CAATO,SUUDI,CAYDIID,SHRGUDUUDAN,AFGUDUUD IYO ODEYGA KHAMRIILAHA AH INA CIGAAL. D/weynaha Somaliduna maanta ma joogaan xili been loo sheego ama qiiq laysugu qariyo waa waayo arag |
JAAMAC | Friday, November 17, 2000 - 07:22 am WAARUN ARINTAAN WAXAANA KA DAMBEEYA 1 SUUDI YALAXOW 2 XUSEEN CAYDIID 3 XUSEEN BOOD 4 CIMAAN CAATO NIMANKAAN AYAA WIXI DIL AH KA DAMBEEYA HADAY JOOJIN WAYAAN WAXAA LOO SOO CILINAA CALI MAHDI HA YEELEE SIDI UU SHEEQ CALI DHEERE CASHIRKA UBARAY. |
Anonymous | Friday, November 17, 2000 - 07:25 am WAR WAXAAD ILOWDEEN TUUGI WAYNAA MAXAMED QANYARE OO QABIILKIISU ISGU TIRKA JAAMACADA UKA SOO BAXEEN OO RABAAN IN HIRAAB MADAXA ISU KALIYAAN MAR LABAAD |
Burus | Saturday, December 16, 2000 - 12:26 pm Naac naacda kala baxa meesha boon yahay hudhudnimada meesha kala baxa |
nabaddoon | Monday, December 18, 2000 - 04:29 pm waa run oo intaa aad sheegteenba waa tuug, dilaa, beenaalaya, axmiqiin, wax ikuma falayaal, damiir laawayaal cadow u ah ummadda somaliyeed. Aan iska qabano inta goori-goor tahay. |