site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan idin weydiinayaa maxey Dumarka Isaaqu ugu soo Heermi jireen Dhul-bahante.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Waxaan idin weydiinayaa maxey Dumarka Isaaqu ugu soo Heermi jireen Dhul-bahante.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Habar jeclo

Tuesday, November 14, 2000 - 10:25 am
Waxaan doonayaa inaan ogaado aritaas oo aan kor ku xusey waayo waxaan taariikhda ku hayaa in dumarka Isaaqu ay u soo heermi jireen Dhul-bahante taas oo macnaheedu yahey baad ay Dhul-bahantahu ka qaadi jireen Isaaqa ,macnaha erayga Heerin waa qof dumara oo ka soo tagta reerkoodii oo u timaada qabiil oo tiraahda waxaan doonayaa nin xoolana la idinkama rabo aabaheyna waxuu yiri reerkaa aad bilaa sharuud la,aan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Tuesday, November 14, 2000 - 11:14 am
Waryaa ma shaqo kale ayaad weydey intaad dad marna deris ah marna ehel ah isku diraysid war hus duliyahow dhaqanka xumi.

Yaad u sheegaysaa oo aan aqoon heerinka cidiise aan aqoon ma inaad sida ugu xun ugu sheegtid miyaa.

Heerinku waxuu ahaa dhaqan Soomaaliyeed oo ka dhexeyey dadyowga dega waqooyiga Soomaaliya iyo ilaa xitaa gaalkacayo gabdhuhuna way is dhaafi jireen marba qolada ay tahey mooyee qolada kale ayay aadi jireen gayaankooda ayay doonan jireen xidhiidh cusub baana halkaa ka samaysmi jiray gabadhu markay guur soo hesho waxay usoo noqon jirtay dhibaad markaaseyna u sheegi jirtay reerkooda cidii guursatey.

Markaa wax dhaqan iyo xidhiidh wacan ku dhisnaa baad hada doonaysaa inaad qolo cay uga dhigto.

Anigu waxaanba u arkaa inuu ahaa heerinku dhaqan wanagsan oo hada laga tegay qoodhii dadkuna waa luntay oo intii meel wada degtaaba iyaga uun baa hada isku noqnoqda.

Markaa dhaqanka been haka sheegin xishoodna .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kood-buur

Tuesday, November 14, 2000 - 11:19 pm
TO:NINKAN SHEEGATAY WIIL HABAR JECLO. saaxiib su,aal aan ku waydiiyee goormay aheyd taariikhdu markii la odhan jirey (NAAGO DHAADHEER OO DHULBAHANTE AH OO DHILOOYINA BAA DHULKII YIMID OO RAGII DHIMEY !!!!!!) bal taariikhdaa dib u baadh hana xanaaqin . nabadeey .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal Godan

Wednesday, November 15, 2000 - 01:40 am
Kood-boor

Qofkan caytamey yaan lala shaqeyn xumaato iyo inuu dad isku diruu rabaaye.War cayda gabdhaha iyo Qabiilada meesha halaga daayo hadii kale food lasoo gelinmaayo dadkan waxan qoraana dhaqan celis baa ku waajibey ee dib ha loo dhoofiyo.

warfaa

Wednesday, November 15, 2000 - 06:35 am
qofka meesha wakuqorey maaha dhulbahante iyo habarjeclo toona. waamid reer berbera ah oo waqtigii dagaalada maskaxda wax kanoqdey. meelwalba su aal ayuu kuqorey? had iyo jaar wuxuu qoraa waxaan idinweydiiyey yaa iigawarami kara balaaaaaaaaa.....
markaa khalad hafahmina, dhulbahante waa kagobsonyahay iney kahadlaan dumar iyo gabdhaha soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siilanyo

Thursday, November 16, 2000 - 05:11 am
To: nin beyjkan furay.
Maxaad ku Hadashay? Waan ogahay inadan ahayn
Isaaqe aad tahay Darood futadhere.

Waxaan ku waydiiyay ma ogatahay in Isaaqu waligi
u ka guri jiray darood bada?
Hadaba miskiin ciyaal baad tahaye,ka carar mesha
oo tarikhdana soo baro. Ogowna in Isaaq uu
yahay Atoora somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NINYAABAN

Thursday, November 16, 2000 - 11:37 am
WAXAAN AYAY DHULBAHANTE HOOYADAYNA WAA ISAAQ NINKA HALKAN KU SOO QORAY CAYDA GABDHAHA ISAAQ WAXAAN IDHI ADEER SHEEGO CIDAAD TAHAY RAGANI WUU IS YAQAAN GABDHAHOODANA WAY QADIRIYAANE(LABADA DHINACBA).
NIMANKIINAN KOODBUURADA IYO SIILAANYOOYINKA SHEEGTOOW ABTIYAAL QOFKAN DHIABYSAN HALA HADLINA.MISE IDINKA LAFTIINAA SUMAYSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali geri

Friday, December 22, 2000 - 02:53 pm
waxaad haysaa taariiqdii gabdhaha iidoor ee dhulbahantaha usoo heerimi jiray, ee maad is waydiisay ragii iidoor ee giriiga usoo heerimi jiray(waxay la bexeen see man) iidoor wasmana isuguma filla (ragbadanbaa in iyaga la wasa raba) wasma la aana ma joogi karo rag iyo dumarba marku dumarku dhuloos kaa udhawaa ooy u wasma doonan jireen raguna griiga iyo carabahay u socdaali jireen,
ninka dhulooska ah oo hooyadeey waa isaaq ku dagaalamayoow, hooyadaa maxumayn ee Ina adeer keed baa griiga aaday ,rag dhulbahante ah oo •••••• dhaa dheer bay kusoo dhex dhacday,. abaalkaan ugalayna waa adiga hada hadlaya ee hooyadaa lama caayin ee ogow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 07:06 pm
To Caligeri
Waxan aad ku hadashay maaha af dhulbahante ee ceeb, dhulbahante ma caytamo afkan qolyo kale ayaa lagu yiqiine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Saturday, December 23, 2000 - 08:33 am
Salaan,

Walee waa yaab iyo amakaag ragii Dhulbahante markay dhan kaste ka catameen ayay hada bilaabmeen tii ugu jilicsanayd. Aniga horta Dhulbahante meelo badan ayaau iskasoo galnaa ilaa shan dumar ah waxa qaba abtiyaashay iyo niman ii adeer ah. Lakiin hadaan doonaayo dhulbhante inaan wax ka sheego, naag baa sidaas ah ama sidaa simayan jiraty igama suurto gasho oo ciil waxaas oo kale waxba kama qabto.

Walee ninka meeshan furay waad buktaaye adeer si kale ku ciil bax. Caynaba , Garadag, ood leedahay ayaa hablo dhulbahante ah lagu qabaa, aniga intaasi raganimo iyo sharaf igu filan. Laakiin cayda noocaas ah, reer tolaky uma dhalan..lol

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali gary

Saturday, December 23, 2000 - 11:25 am
war iidoor ma runtaa idin dhibta anigu idinma caayine runtaan sheegay runtuna ilaahay bay taqaan
marka ha gal galaninee iska daaya heerinka raga iyo dumarkaba(wasmo isugu filaada) hadii kale anagu wixii taariiq ah waanu ka hadlaynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amran

Saturday, December 23, 2000 - 11:42 am
waxan ahay naag dheer oo dhuuban oo foolal dhaadheer oo afku madag yahay dhexduna jiriqtahay oo habar awal ah oo isaaq nin micna leh ka wayday
waxaan raadinayaa wiil dhulbahante ah oo i dhaqda hadaad ku nooshahay North America waxaan ahay inan wanaagsan oo heerin ah ee e-mailkaaga ka tag

Raga duriyda walaalayaal hayga xumaanina danahaygaan raacanayaaye

dhulbahante hay dayicina!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina koosaar

Saturday, December 23, 2000 - 08:03 pm
lol

wooooooow waligeenba iskasuu dhiga lol ma imikaad hablana iskasu dhigteen???????? walee darood sharf ma leh tan aya ku xaqeejinaysa naag isaaq ah intay meel ay rago isku haystaan suu gasho waxaa kumay hadlin,wax e-mail ah maxay uuga tagi wayday?????????????????????????????????

ilma (nin aan la aqoon) wax kale lasoo shir taga naagaha isaaq ma gaydaan saxibayaal naag cad nin cad uun ba gaya naag darood ahna ninkastaa gaya.

duriyaduu waa dowlad calanle ka nax oo nafta waa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARKAD

Monday, December 25, 2000 - 04:29 pm
NAYEE AMRAN WAA KAN WIIL BARKAD EE MEEQA SANAAD JIRTAA HABAR ISAAQ MA DHAQANTEE, HADAAD INAN YAR TAHAY SIDA AAD SHEEGTAYNA INAN WANAAGSAN TAHAY WAXBAAN KULA EEG EEGAYEE
INIGU WAXAAN AHAY

1. 58 JIR
2 WAXAAN LEEYAHAY TUUR
3 WAXAAN LA EKAHAY DHERERKA FIRCOON
4.FAMILIGIINA WAXAAN YARAD U SIINAYAA BAAKAD SIGAAR AH IYO HAL MARDUUF OO QAAD AH
5. WAXAAN AHAY LAANGARE

INTAAS OO DULI AHAAN QABAA OOD IGU DIIDAAYE WAXSE IGA DARAN ISAAQ NINKA UGU DOOR ROONE, SOO DURDURI DA DAADAN ISEE DEEQSI BAAN AHAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amran

Tuesday, December 26, 2000 - 09:46 pm
waryee barkadoow hablaha isaaq raga dhulbahante way is garanayaan laakiin inaan sidaa u baa ba sanahay ina eer hayna moodin waxan aan raadinayaa waa gadh iyo xeer hore usoo jiray, laakiin nikaagan inuu nasaqanyahay sheegtay inigu naag uma noqon karayee iga raali noqo.
WARYEE hadaan dhulbahante kale meesha joogin waan idin salaamay meelahaygaan hawiye ka day dayanayee nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiiye

Tuesday, January 30, 2001 - 01:39 am
Naa heedhe kuma rabee ha igu soo lug go,in
maxaan ku falayaa Naag marfash kusoo kortay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.