site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

INAMADA SACAD-MUUSE MAXAY CREAM-KA U MARSADAAN !!!!!????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: INAMADA SACAD-MUUSE MAXAY CREAM-KA U MARSADAAN !!!!!????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kood-buur

Tuesday, November 14, 2000 - 11:50 pm
Waxaan in muddo ahba is weydiinayey sababta ay inamada sacad-muuse u marsadaan cream ka ? ma waxay doonayaan iney isku cadeeyaan oo ay sida hablaha u eekaadaan?ma hablaha iyo dumarka ayey ku dhex koraan oo ragba isma arkaan ?ma tartanada quruxda ee raga ayey ka qeyb galaan ? yaa jawaab iga siin kara arintan ?!!!!. sababta aan su,aashan idiin weydiiyeyna waxa weeye anigu waxaan ahey inan reer hargeysa ah marka ay dhalinyaradu kaftamayaan kaftanka waa laga helaa wiilasha sacad-muuse,mida kale ugu yaraan maalintii saddex waqti ayey inamadaasi marsadaan cream ka (dabcan kama aha nadaafad ). arinta sadexaad ee fajicisada noqotey waxa weeye markii maxkamada hargeysa la hor geeyey laba dhalinyaro ah oo is qaba oo sacad-muuse ah !!!!!!> ee bal wax fikrad ah ma ka haysaan wiilashaa sida hablaha u socda .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fu,aad

Saturday, November 18, 2000 - 07:07 am
TO;KOOD-BUUR. Ninyahaw su,ashaad daka weydiisey anigu kama jawaabi karo waayo waxaad sheegtey wax lala yaabo markaa bal cidii kale ee ka jawaabi karaysaa haysku daydo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.