site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiilku waa magaca gumaystaha ,sideese loo tirtirikrasa (FIIRI HALKAN KANA FAA IIDAYSO)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Qabiilku waa magaca gumaystaha ,sideese loo tirtirikrasa (FIIRI HALKAN KANA FAA IIDAYSO)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal torono

Wednesday, November 15, 2000 - 06:02 am
marka hore aan ku bilaabee waxbadan ayaan isku mashquuliyaay in dadkeenu ay ku dhaqmi doonaan sida dadyowga islaamka ee dawladnimada ka jirto,
sida carabaha oo kale oo aan wada ognahay inay diinta inooga timi, hadana aysan u isticmaalinqabiilka sidaan u isticmaalo sababtoo ah,Exs dhulkii aydiinta islaamka kusoo degtay
qabiilwalba wuxuu leeyahay shiikh oga mas,uul ah qabiilkiisa maxaa saaloowaayay garanmaayo,
hadaba somaaliyay miyaa lahelayaa qof walba inuu masuul kanoqdo naftiisa kuna wax yeelin qabiil kuna tarin qabiil, waa tan ila haboonaatay oo aan ku soo celin karo walaal nimadii mudada naga dhuntay, hadad taa wax kaduwan hayso inoo sheeg hadii kalena igu raac.


wabilaahay towfiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.