site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Mooryaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Mooryaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 02:46 pm
Somali waxaan nuxur ka raacayn ayay waligood daba haystaan, Mooryaan dadka dhulkooda xooga ku haystay tobanka sano ayaa dad waxay rajo ka qabaan in ay si nabada uga baxaan, waa dad riyoonaya, dhul xoog lagu qabsaday oo si nabada looga baxay aduunkana lama sheegin, mooryaan in ay samaysana warkeeda dhaaf, somali waxaa la gudboon laba arimood, mooryaan haatan dawlada ayaa loo aqoonsaday ee si fiican halays kugu dhiibo, ama hala dagaalamo, waa xaqiiq in dagaal aysan faa'iido ku jirin, balse marbaadan hurayn, waa taas xaqiiqdu, Habar gidir aa xun iyo warka naacda ah iska dhaafa, nimanka ama iska celiya ama la heshiiya oo waxay idiin ogol yihiin qaata. taas waxba kama dhaxeeyaan, colaad aan lana dagaalamayn, aan dhamaanayna waa foolxumo.
hadalkaan waxaa uu ku socdaa laba qabiil, RRA iyo Majeerteen, habargidir Majeerteen kama xoog badna iska daa raxanweyn oo Daarood u dhigantee, marka xagee dadkaan laga haystaa, Habar gidir dadkii wadna kudkud ayay ku dishay oo markii magacooda la sheego dadbaa magaalooyinka ka cararaya, anigu Galkacyo ayaan ku dhashay waxaa la ii sheegay markii la dhaho habar gidir ayaa soo socota magaalada dhan waa laga qaxahayaa, ma sidaan baa cideeni udamabaysay, illaahoow xaal astur. waxaan u baahanahay hogaamiye Habar gidir runta u sheega, ka bax magaalooyinka aad xooga ku qabsateen ama waa inoo dagaal, yaan la gaadin, ha loo sheego in dagaal noo dhaxeeyo si ay maatadooda u fogaystaan, anagu ku dayan mayno waxii habar gidir samaysaye, ka dibna halala dagaalo, waxay degan yihiin inta u dhaxaysa gaalkacyo iyo dhuuso mareeb maahan dad aad meel fog ka doonaysid, waan fahmi karaa oo RRA dhib ayay ku tahay in ay halkaas soo garaan balse majeerteen waa isla degaan, ninkaan Puntland haysata waa cabdullaahi dagaal ma rabo oo madaxnimuu raadinayaa, marka doorashada dambe waa in la doorto nin dagaalamaya, ama waa in la doorto Mohamed Abshir oo go'aasaday mar hore in aan habar gidir lala dagaalin ee lala heshiiyo, lana yeelo wax walba oo ay rabaan.
make up your mind, yaa Majeerteen, stop fooling around, make a peace or fight for you right.
waa iga intaas.
MR Galkacyoos.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.