site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hawiye Ma boqortooyo miyay Lahaan jireen, mise Majeerteen Boqortoyadooda ay hoos imaan jireen?n

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Hawiye Ma boqortooyo miyay Lahaan jireen, mise Majeerteen Boqortoyadooda ay hoos imaan jireen?n
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIGAAL

Friday, November 17, 2000 - 04:11 am
Walaalayaal idinka oo mudan waxaan idin waydiinayaa Hawiye boqortooyo, malahaan jiray, Mise boqor Cali Yusuf ayay hoos imaan jireen, walaalayaal iig ajawaaba Suaalshaas idinka oo mudan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tahliil Xaaji

Friday, November 17, 2000 - 05:10 am
Cigaalow arintaas dadku waa ogyahay ee danta ka hadal waana fiican tahay in wax lays xasuusiyo haddii aan dhibi ku jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA-HIGARLE

Friday, November 17, 2000 - 07:08 am
SAXIIB CIGAAL HISTORYIGA HADAAN WAX KAAGA SHEEGO RUNTII RAGA MAJEERTEENKA LA YIRAAH DO BAA HAWIYE HU HOOS IMAN JIRAAN, WAA MARKII BOQOR OSMAN U JOOGEY MARKAA NIN LA YIRAAH DO INA HIGARLE OO HABAR YONIS AH BAA IN TU CIIDAN BURCO KA KEEXAYSTEY , KA DICI YAY MAJEERTEENKA IYO ISGA OO BOQOR OSMAN LABADA INDHOOD BA KA RIDEY , SIDAA AYAY HAWIYE KU XOROOWEEN,HADAAD BEENTEY MOODEYSO ODOYASHA HAWIYE WAX WAY DII,
ASALAMU CALAYCUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odeyga

Friday, November 17, 2000 - 01:19 pm
waryaada taariiqda yaan been laga sheegin hawiye waligiigumeesi daa rood magalin
sida ay taariiqdu sheegeyso mudo waqti dheer laga joogo wadanka som. waxaa daganaanjiray oo wadakana boqortooyo ka ahhaa ajuuran waxaa waxana xarunta ugu wayan ee som.ahed seylaciyo marka markaasna hawiyana wadanka majoogin markaas yaa waxaa yimid irir samaale waxena halkaas ku jabiyeen boqor tooyadii ajuuraanka daaroodna markaas kadib ayuu doon ku yimid martaariiqdu been sheegto laakiin
waalga been sheegaaoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taariiqi

Saturday, November 18, 2000 - 02:37 am
Nimankan Majeerteenka ah waa niman taariiqdoodu aad u dheertahay oo mar marka qaarkood waxaan is iraahdaa waxay tartami jireen Masaaridii hore. Boqoradii Majeerteenka waxay si xun u gumeeysan jireen Hawiyaha siiba nimanka la yiraahdo habar gidir, Ilaa markiidambe u yimaado boqor Abshir oo habar gidirta ka cafiyay gumeysiga, sida lincon oo u gumeysiga madowga oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a

Sunday, November 19, 2000 - 10:00 pm
waxay ilathay in ay majeerten hoos imaan jireen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-hobyood

Monday, November 20, 2000 - 02:11 am
War dadyohow taariikh haddii lagasheekeeyo waan xanaaqaynaa ee maa nalaka dhaafo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Goombe

Tuesday, November 21, 2000 - 12:48 am
waxay ilatahy Majeerteen in uu dhulbalaarsi iyo adoonsi doonayay, sidaas ayuu ku qabsaday dhulka Hawiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 21, 2000 - 07:57 pm
to: maangaabka meesha tobanka magac labaxay ama isu jawaab cawaanyahaow yaad gumeysan jirteen niyada hakudhisanina taas oo hawiyo oo dhan afka hasaarin nimanka aad u dan leedahay waalagaranaayaa adigaa marqaati ka ah cadeyn waan kuu hayaa maxaayeeley faan cidla ah baa meesha ku heysaa cilmo hadaad leedihiin maantaa la,arki lahaa boqornimo ba daa taas waxaad taqaan xin faan iyo fatalinmo sedexdaan socon meyso sharaxaad meesha loogama baahno iyo matag ee kawada meelkasto hunqaacada aad wadaan <<<habargidir>>> gaarimeysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Wednesday, November 29, 2000 - 04:26 am
gax gax gax war ni yahow waad iga qoslisii say MAJEERTEEN wale meel buu idinkaga soo haray WAA IDIN GUMEYSTAY hadana WIXII UU IDINKA Sheegi jiray baa idinka soo baxay WAXAA JIRAY BUUG LAGA QORAY SALDANDII HOBYO oo kujiro waraysi uu nin Talyaani ah layeesha SULDAAN KEENDIID markaas ayuu wuxuu leeyahay keenadiid qoladaan aan xukomu waxaa ku jiraa in aan hanuuniyo aana wax baro markaas waxuu intaa kudaray waa DAD AAN AQOON SIDA WAX LOO SAMEESTO LAAKIIN AAD IYO AAD UGU XEELDHEER XAGA JAJABINTA >YEAR 1898 marka ileen wuxuu keenadiid markaa idinka sheegaayay haday soo baxday oo SOMALIA oo dhan baad fiiqateen.
Markaa wax qarsoon maaha oo aduunka oo dhan baa laga yiqiin in uu nin Majeerteen ah oo Layiraahdo keenadiid xukumay dhulka hawiye. Orodoo soo raadi Taariikhda Hobyo waxay uun kabilaabataa markii uu KEENADIID kusoo dagay intii kahoreysay magaalo maba aheyn. asgaana u baxsha magaca HOBYO >oo katimid (HOO BIYO) ayadoo aheed magaalo biyo fiican ku fadhiday oo wax yar hadaad qodid biyo ayuu suu baxaayeen. KEENADIID intuusan imaan HOBYO waxa uu rabay in uu dago JASIIRADA SOQOTARA ee udhow yemen, laakiin Biyo la'aan uu uga soo tagay kadib meeshaan Hobyo markuu yimid baa loo sheegay in ay dhulkaan ladagi karo oo HOO BIYAHA ah sidaas buu kuday. Halkaas aya isku arkeen rag HAWIYE ah oo kacod saday in ay siiyaan meel yar uudago. waxay siiyeen HARAG LO oo waxay yiraahdee odayaashii HAWIYE hargaas balaciisa uun baad leedahay. kadib sheekadu waa sii socotay ilaa uu KEENADIID kadhistay halkaa QASRI ilaa iyo hada taagan hadaad rabtid in aan kuu sii wado sheekada soo sheeg waa hadaa runta dooneysidee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Friday, December 01, 2000 - 01:13 pm
Waa run in Majeerteen uu xukumi Hawiye, laakin taariikhhda boqortooyo ee uu majeerteen sheegto sidaa uma fogo, waxaad ku garan kartaa waligay ma aanan maqlin boqortooyo dhaafsiisan cali yusuf iyo kenediid oo shalay ahayd.
Ajuuraan waa la ogyahay oo boqortooyo fac dheer oo sooamli ugu xoog badan buu laahaan jiray.
issaq, Ogaadeen iyop qabaalilka kale waxay leeyihiin boqortooyo fac dheer oo la ogyahay meesha ay ka soo jeedo.
Mitaal ahaan waxaa qoran oo la hayaa siday isu daba joogatay boqortooyada Absame, laga soo bilaabo Garaad Wiilwaal ilaa Ugaas Nuur warfaa ama nuur cuburiye.
Ciaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ic

Thursday, December 07, 2000 - 09:51 pm
Waxan ilatahy in ay majeerten Boqor tooyadoda hoos iman jireen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qw

Saturday, December 09, 2000 - 05:11 am
xayawaan miyaad iloowday boqortooyadii olol-diinle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 09, 2000 - 03:40 pm
TAARIIKHDU WAA CADAAN HAWIYE MAJEERTEEN BUU HOOS IMAN JIRAY, WAXAANA KA HOOS BIXIYEY SIYAAD BARE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil ajuuraan

Sunday, December 10, 2000 - 03:20 am
war dad yahoow mida kowaad aan la yaabay waxey tahay waa idinka oo hadal haya HOBYO magaaladaas sideedaba waa magaalo yar mana matli karta hawiye

tan labaad boqortooyada kaliya ee la yaqaano waa ajuuraan oo dadkaas ahaan jiray boqortooya siiba waxayna dagnaanjireen dhulka uu hada hawiyaha daganyahay sida shabeelaha dhexe,banaadir,shabeelaha hoose

marka waxaan la yaabanahay maxey tahay boqortooyada ay sheeganayaan MJ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Monday, December 11, 2000 - 06:53 pm
Majeerteen baa hawiye gumaysan jirey saa maxaa ka raacay.
Afkaa xun iyo taariikhdaa xun maxaa naga qabsaday haddaan daarood nahay 1991kii.waxay ila tahay 'ina rag walaalow wuxuu ku dhaamo in aanay jirin'.
Bal burburkii 1991 haddii majeerteen laga uruniyey taariikhdaa daaroodka kalena muxuu geystey?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 08:59 am
Caruunrta iyo martida ayaad laysaan
maydinkaa wax iska celiya hawiye

hada kadibse yaa marti kuu noqonaaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hawiye

Monday, February 05, 2001 - 10:00 am
KU:inta halkaan kusoo qortay qurunka iyo taariikhbeen abuurka.
Walaalayaal walaalayaal waxaan idiin sheegayaa in aanay jirin wax layiraahdo boqortooyo majeerteen waa jirtaa in ay boqor lahaayeen laakiin taasi boqortooyo lama yiraahdo waayo cid kasta waxa ay leedahay boqortooyo ugaar ah laakiin luqada ay ugu yeeraan ayuun baa kala duwan.
boqortooyo waxaa layiraahdaa nidaam iyo kala danbayn iyo ismaamul qaab dowladeed.laakiin tan somalida lama oran karo boqortooyo ee waxaa layiraahdaa clan system nuucaasna aduunyada waa laga yaqaanaa oo looguma yeero boqortooyo ama saldanad.mida kale qolyaha majeerteenka layiraahdo waxay iska jecelyihiin in ay isugu yeeraan bortooyo iyo wax aan jirin.
hadii aan wax yar ka iraahdo cali yuusuf iyo waxii uu hobyo kasamayn jiray runtii ma ahayn mid boqortooyo ee waxay ahayd mid mooryaanimo iyo tuugnimo waxuuna haystay fatro aad uyar waxaana ka kiciyay hobyo shiikhj la oran jiray shiikh daa,uud culusow cubayd oo awood meletery kumuquuniyay iyo nabadoon xasan geedi waxaana dhacday in ay cararaan gabdhahoodiina ay xitaa ka cararaan waliba markii ay gabdhaha ka carareen waxaa loo khiyaar geliyay labo arimood waa tan koowaade in ay boosaao iska aadaan waa tan labaade in ay halkooda iska joogaan waxayna doorteen in ay meeshooda iska joogaan halkas ayaana loogu guuriyay midgaantii hawiyahay waayo waagaas hawihuh maguursan jirin gabdhaha majeerteenka oo waxay u arkayaan wax aan nasab ahayn.sidaas darteed hobyo kaliya ayuu wax yar ku noolaa waxuuna halkas kafulin jiray kufsi iyo boob fatradaasna waxay ahayd mudo 15 sanadood ah cidii dood kaqabtana waxaanu ukeenaynaa daliil cad
hadaba waxaa iga su,aal ah dad hablahooda iyo naftooda soo fogeeyay miyaa la oran karaa boqortooyo ayuun bay ahaayeen??????????????
jawaabtu waa maya.
sidaas iyo garaad wacan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.