site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Boqorkii Cali Yusuf Siyaasadiisa maxay aheed, Adoonsi mise dhul raadis?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Boqorkii Cali Yusuf Siyaasadiisa maxay aheed, Adoonsi mise dhul raadis?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cigaal

Friday, November 17, 2000 - 04:42 am
walaalayaal idinkoo mudan waxaan idin waydiinayaa, Boqor Cali Yusuf allah u naxariistee, Sababta uu boqortooyadiisa halkaas uu u dagay maxay aheed u jeedadiisa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tahliil Xaaji

Friday, November 17, 2000 - 05:05 am
War Cigaalaw ma falalkiisi baad na xasuusin, fadlan ha nagu furin mawduucaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina Cali G/weyne

Saturday, November 18, 2000 - 05:35 pm
Mataqaanaa waxa dilay Cali yuusufka aad sheegayso? mataqaanide waxaa dilay ••• H/Gidir (Saleebaan) oo uu lahaa nin la,oran jiray Cali (gusweyne) hadii ay shaashadu qariso magaca aan u adeegsaday sababta uu u dhintay ninkasi waa bahalka madow ee ragga, waxaana sababahaasi oo kale u dhintay rag badan waxaana u dhiman doona dad kale oo ay kamid yihiin labada nin ee meeshan waxku soo qoray ee kala ah
1. CIGAAL
2. TAHLIIL XAAJI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The Kingz

Sunday, November 19, 2000 - 03:23 am
Boqorkii H:E and his Majistary Ali Yuusuf wuxuu u qabsaday dhulka Habargidir waxay ahayd inuugumeeysto uuna ku shaqeeysto,naagahoodana wuu ka faani jiray. wuxuu kaloo u diri jiray dhulka xabagta si ay uga shaqeeyaan beeraha Maydida iyo xabkaha qaaliga ah ee loo dhoofin jiray wadamada carabta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MA CAYTAME

Sunday, November 19, 2000 - 11:37 am
ina Caliyow wixii cay ah waa xagaagee ma haysaa sheekooyinkii ka dhici jiray dhulkaas xilligii Cali Yusuf sida tii raggii uu ka mid ahaa Diirshe Digay, Ilaah baan kugu dhaarshee waydii awoowayaashaa oo dheh Diirshe Digay muxuu samayn jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Goombe

Tuesday, November 21, 2000 - 12:51 am
waxay ilatahy Majeerteen in uu dhulbalaarsi iyo adoonsi doonayay, sidaas ayuu ku qabsaday dhulka Hawiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cigaal

Tuesday, November 21, 2000 - 12:55 am
To: Calicige/g/wayn, sxb ayadoo la is caayin, Boqor Cali yusuf "Kandiid", waxaa u timid tii allah, ee wax dilay ma jiro, ee beenta kadaa mesha sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiine

Thursday, November 23, 2000 - 09:54 pm
Waxay ilatahay in uu dhulbalaarsi u yimid ,Kanadiid walagiis wax m aadoonsan waxay u ahaayeen Khaadumiintiisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cismaan

Saturday, November 25, 2000 - 02:02 am
waxuu rabay in u wax gumayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Monday, November 27, 2000 - 10:46 am
wuxuu rabay cali yuusuf wuxuu ahaa iskaariko marka wuxuu rabay haweye in uu uyimaado oo kaxanaajiyo markaasna ay wasaasan marka hadaad rabto taariikhda cali yuusuf wasidaas,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIIB

Wednesday, November 29, 2000 - 05:44 am
Qabiilka hawiyaha ee soomalida waxay leeyihiin khaniisiin aad u badan. Mar walba oo aan arko meel qabiil looga hadlayo waxay ku hayaan nin baa nin wasay! homosexualiy is well accepted among hawiye tribe and this thread is one prime example!

Hawiyow miyeydnaan ogayn homoseuxality inay xaaraan tahay mise diintaydnaan wax ka aqoon?

Nin isaaq ama daarood oo ku oranaya ninbaa nin u tegey ma jiro laakiin idinku waxaa ka hadashaanw ax caadi idiin ah laakiin dadka kale aad uga xumaado.

Ninka gusweene qoraalkaadu wuxuu tusayaa qof walba oo caqli leh in wax xun uu idinku sameeyey keenadiid maadaama sadex generation ka dib aad wali sidaa ugu xanaaqsantahay.

Hadaa u baahantahay taariikhda Kenadid tag library-ga ugu weyn ee magaaladiina kadibna raadi taariikhda Soomaaliya waxaana wax ka ogaanaysaa taariikhda ninkaas iyo meeshuu ku aasanyahay.

Taariikhda in been laga sheego ma aha. Keenadiid bari ayuu kasoo xanaaqay wuxuuna magaalo ka dhigay Hobyo oo meel banaan ahayd kadibna boqortooyo ayuu sameystey boqortoyadaas waxaa hoos imaan hirey qabiilo badan oo ay ka mid ahaayeen habar gedir, shiikhaal, mareexaan iyo majeerteen. Taariikhda hadaa si fiican u baartid waxaad ogaanaysaa runta waxaana meesha ka baxaya sheekooyinka awoowayaal nooga sheekeeyaan oo sida ayaga la fiican ay wax noogu sheegaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Thursday, November 30, 2000 - 12:16 am
Jamaaca cajiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 02:15 am
Najiib waad mahadasantahay sidaad wax u tilmaantay.

hadaan fikradayda ka dhiibto Horta ninka Hobyo yimi maahayn Cali Yuusuf ee wuxuu ahaa Aabihii Suldaan Yuusuf oo kasoo carooday boqortooyadii fadhiday Baargaal ee Boqor Cismaan.

Gumaysi maanu raadinayn laakiin wuxuu ahaa nin saqaafad leh oo doonaayay meel uu ku xasilo caradii walaalkiisna kaga ba,do.

taariikhdu waxay sheegtaa inaanu suldaan Yuusuf oo roonaan jirin dadkii raciyada u ahaa ee ku noolaa mudug sare, wax yar kadibna wuu geeriyooday waxaana saladanadii la wareegay Wiilkiisi Suldaan Cali Yuusuf.

Suldaan cali yuusuf aad ayuu ugu roonaa una dhaqaalayn jiray habargidirta, waana uu ilbixiyay nolosha sidaytahay ayuuna tusi jiray ilaa talyaanigu jebiyay saldanadiisi.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najiib

Monday, December 04, 2000 - 10:11 pm
Wcadale in ad run sheek bro waa run waxaa sheekaysid , runta ayaan kugu jeclahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Thursday, December 07, 2000 - 09:54 pm
Waxay ilathay Kanadiid markuu walaalkiis Boqor Cismaan ay isku xanaqeen ayuu waxuu abuurtay in uu dhul uu asaga xukumo uu yeesho, waana i suurta gashay, sidaas ayuu ku qabsaday dhulka H/gidir,
Waxuuna ahaa dhul raadis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dantaadagaro

Thursday, December 14, 2000 - 10:03 pm
BARASHO HORTEED HA INICIN EYEY SOOMAALIDU KU MAAH MAAHDAA
!!!!!!walee lagu baray!!!!!!..
waxaan maqli jiray nin isfaanshay waa ri is nuugtay.. Hadaad in boqoro la idinyiraah saas u jeceshihiin awoodeedaa layeeshaa ee been abuur lalama yimaado.. cidwalibana waa ay ogtahay waxa aad isku dayeysaan in aad dadka ka dhaadhicisaan ee aad meesha la imaateen .. wa dadkiinaan meel walba magacyo kaladuwan iyo isfaanis u soo dharxeytay.. bal aan aragno wax kale dhihi maayo ee waxaan halkaan ka ogaaday soomalida oo dhana ka ogaatay in reerka soomaali uguxun ugu qabiileystiisan .. dadka isku dira.. isfaanis jejec uguna liita aad tihiin..

MAJEERTEEN LA IDIN BAREY>> SOOMAALIYI IDINBARATAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

proud hawiye

Sunday, December 31, 2000 - 09:05 pm
waryaada waxba ma fahmeysaan majeerteen boqoro baad tihiin la yiraahdo gadalna laga siiyo oo la edeb baro ayey aheyd oo loo ceeb asturo ayeey fahma nimankan teeda kale horta cigalkan ma majeerteenbaa mise waa nin qaldaanland doonaya oo u arka isku dirka hawiye iyo daarood jidka keliya ee uu u mari karro!!!!!waxaa ka muuqata majeertenka qaarkiis isku kalsooni darro sidaas darteed ayey u rabaan ina y boqoro lagu sheego si aysan u muuqan waxey galaan iyo waxey gudaan bal day king kong xamr maalin abdiqasim baan u shaqeeya maalin muuse suudi ayaan ka baqayaa maalinta kalana puntland ayaa dowlad gobeleed ah maalin inna cabdi arshiid maalin cabdulahi biijo iyo soo nooleyntii daaroodisam dad xishooda ma ah sida ad la socotaan siyaasadan maankgaaban ee boqorada waxey ka socota waa qaldaamiinta iyo mahbarad uu ugu horeeyo mid maxamed rashiid la yiraahdo ooaan beenta ka xishoon oo yirri faraciinta waxey ahayeen majeerteen cajiib yaan leesku daalin qaldaamiinta ayaan marna ku qorra bagegka in ay ceydiid taalo u dhisyaan si ay daaroodka uga diraan hawiya maalin cali yusuf oo qaxooti magan gelyo la siiyey waxuu ahaaba aan garaneyn soo qaad qaada geel ban lahan jirey waxaa dhanta dameer baan leeyahy ka fiirsada dameerkana waanu rarana halka qaldamiinta iyo mjeerteenka maangabaayaasha ay haweenkooda rartaan sidaas darteed nin is faaninay hadad argto ama nin isku diriya dad inuu kaa hooseyo baa muuqata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Sunday, January 14, 2001 - 11:55 pm
Saaxiibayaaal magaranaayo, waxay ilayahy xukkundon ayuu ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salah

Monday, January 15, 2001 - 11:54 am
Asalaamu caleykum

Anigu waxaan qabaa in Soomaalidii hore iyo Soomaalida maanta ay kala duwan tahay, dhibaatadan maanta ee is aamin la´aanta is dhex marid la´aanta iyo dhexdegid la´aantu ma aysan jirin waqtiyadii hore ee aduunku maantuu is bedelay, Cali Yusuf waxaa soo ceyriyey walaalkii waxaana soo dhaweeyey walaalo Soomaaliyeed oo dhul siiyey ee ma jirin wuxuu dhul doon iyo gumeysi doon ahaa.. taasi fikradeyda.

Mahadsanidin
Salah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise

Friday, January 26, 2001 - 06:43 am
magaranaayo waxay ilatahay dhuldoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dooli

Thursday, February 01, 2001 - 03:56 am
Waxay ilathay in uu adoonsi rabay sababta oo ah kama soo tageen dhulka uu walaalkiis xukumay, waxayna ilathay maant adhibaatada somaliya haysata in uu asiaga u sabab ahaa waayo xaqdaro ayuu ku qabsaday qabiilo masaakiin ah, sidaas ayay ilatahay.
Dooli

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.