site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kumuu ahaa AFXAKAME (Dhulmahante)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Kumuu ahaa AFXAKAME (Dhulmahante)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ma Taqaan

Friday, November 17, 2000 - 08:19 am
Ruuxii ninkaa history-giisa soo cayima ee sheega ninkaasi waxa uu caanka ku ahaa, cidduu ahaa iyo camalkiisa wuxu helayaa abaal marin buuxda.

There will be a reward by the amount of C$500.00 (Cyber $s)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheega

Monday, November 20, 2000 - 11:13 am
TO:ma Taqaan

wuxuu ahaa khaniis,ragga xagadambe uga taga
ama laga roone(gay)
waa ninkii ugu horeeyay ee nin guursada,ee taariikhda soomaaliyeed gala

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Tuesday, November 21, 2000 - 04:40 am
Wuxuu ahaa nin Dhulbahante ah oo kibray dadkoodhani wakhtigaa mawada kibri jirine Dabadeed yidhi waxaan hore loo samayn maan sameeyo oo wiil yar oo Isaaqa guursado.

Markaa intaas buu uga danlahaa yaryarkiina cuqdada qaba ee Dhulbahante soo Guursanjirayna xishooda ogaadana taariikhdu waa mid ee labo maaha tiinuna ama waa gaal ama waa anaga mid uun dooro.
Khaniisna ma ahayn idina wakhtigaa sida xaqiiqdu ahayd waxba kama aydin odhane waad ogolaateen yarkiina waad keenteen.

Markaa hada iska caytama ileen hadba waxaad ku ciil bixi karto ayaa kuu cawo aduun ah baad ku jirtaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurji-Hater

Tuesday, November 21, 2000 - 05:55 am
Faarax Afxakame wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyey ee nin Inaadeerkiis ah guursada.
Waxa ninkaas loo dhisay NIN yaxye (dhulmahante) ah oo habeenkaa amray in rag keliyihi ka soo qayb galaan Xaflada arooska oo waa habeenka Dhulmahante u kala baxay QODE iyo LA QODE.

Ninkaas wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyey ee Taariikhda nin Aroosa. Waqtigaas xitaa gaalada xun xumi sidaa way dhaameen oo waxooda way qarsan jireen laakiin Ninkaasi Daarood Taariikh madoow buu uga tegey.
Wuxu ahaa Nin Maxamuud Garaad ah oo Aroosay nin Badhi weyn oo YAXYE ah. ha ha ha ha ha...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run-sheege

Tuesday, November 21, 2000 - 09:43 am
Qurji-hater:

saaxiib waa runtaa oo faarx afxakame wuxuu aroosay nin inaadeerkiis ah,taariikhdan way ku cadahay,oo waa wax run ah oo jira.waxaana kuu cadaynya arintaas foosha xun ee ay sameeyeen nimankaas dhulmahante,gabaygan oo la tiriyay waa hore.

"Neecow dellagan baa ka timid nimankii daaroode
nasabkoodu inuu naaqusyahay nuunka lga sheegye
nacdalbaa ilaahay ku riday sabo nugaaleede
Naaleeye iyo Nuur hadii naago lagayeelay
inay naarta wada gelahayaan nacal abuugooyin
oo dabada loo nuuriyoo lagaga niibaayo
Nebi-luud kuwii diidaybay nacam ahaayeene
Nin welboow ka carar waa weled nijaaseede"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHARARSAME

Monday, December 04, 2000 - 10:35 am
waxaan la yaabanahay cadownimada intaa le,eg ee aad u qabtaan qabiilkaas soomaaliyeed ee uu ku jiro shikh, shariif, dumar geyaankiin ah, dad qaraaba idin ah,(waxaa laga yaabaa kuwiina meeshan waxan ku qoray in hadii dib la idiin baaro laga heliyo awoowyadiin iyo ayeeyooyinkiin, dad ku abtirsada qabiilkaas, markaa waxaan idin oran lahaa ilaahay ka baqa oo information khalad ah umada ha garsiiniina.
Dhulbahante waa qabiilkii u soo halgamay xornimada soomaaliya, waxaa ku naf waayey kumananaan qof oo ku abtirsada qabiilkaas, waxayna soo hooyeen xornimadaas aad maanta hadhsanaysaan.
Aniga waxay ila tahay waxaan waxaa idinka keenay magacaabida la magacaabay(galaydh), ama colaad aan meel fog jirin.
Markaa waxaad ogaataan inaydaan wax wanaag ah ku helayn colaad aad colaadisaan dad walaalihiin ah, colaadaasina idinka ayey dib idiinku soo laabanaysaa.
ma jiro qabiil soomaliyeed oo aan lahayn taariikh been aan laga sheegin,balse waxaas waxaa lagu ogaa geeljiraha iyo dadka badowda ah oo isku maaweelin jirey.
dhulbahante=realmuslim=realsomali=peacepeople.
godbless you all real muslims.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hangool

Tuesday, December 05, 2000 - 05:51 am
To.BS Man

War u dignay oo u dignay oo duulka waa loo danleeyahaye war waxaasay meel walba la taaganyihiin afxumina ninkiisu ku yaala ee ha la iska ilaawo aniga waxay ila tahey in dadkani waalanyihiinba e.

Markay soo miyirsadaan baa Soomaali iyo Dhulbahanteba la xisaabtimi doonaane.

From another BS Man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi

Tuesday, December 05, 2000 - 06:19 am
To: Hangool
adigii baaba isku qiraya inaad Afxakamism waddo ee maxay u taagan tahay BS.
I hope it doesn't stand for a BiSexual..ha ha ha
qurji weyne waa inoo Laascaanood. Markaan tuulada yar kaa gubo ama Somaliland baad sandulle ku noqon ama Majerteniad Qaxooti ku noqon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

day-day -laaye

Wednesday, December 06, 2000 - 07:27 am
Run sheeg:
Khaniisnimo idinkaa la idinka soo gaashey oo Richard Burton oo khaniis ah daba idinka fuuli jirey.

Eyyga naareed, hooyadii wasaha soo dhigey meesha dhulmahante
ina dhilo, ma hooyadaa intay dhilasaynisay kaa ilawdey inay fartuu ina siyaad idiin dhigey ku galiso.

waa DHUL-BA-HANTE. oo waa kuwii DHULkiina idoor- ali doori qadhmuunow ininka HANAN JIREY.
IBNUL KALAABIIN!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.