site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAROOD MA DAD KARTI LEH MISE WAA DAD CAYTAMA OO AFKA KA NOOL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: DAROOD MA DAD KARTI LEH MISE WAA DAD CAYTAMA OO AFKA KA NOOL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIAZIZ

Friday, November 17, 2000 - 09:43 am
Dadka daroodka ah waa dad caytama caydooda waa sidan: WAA GUMEISENJIRNEY. DAMEER AYEY WADAAN. DABA MADOOBE,WAXAY KU FAANAAN ANAGAA XUKUNKA NAQAAN. Markii aad did u eeg tid soomaali way is dagaali jireen cic cidkale gumesatey majiraan dagaaladaan ayaa lagu ceebeeyay daarood waa la jabiyey.xaga shaqada dameerku waa gaadiid soomaali oo dhan biyaha gaarsiinjirey markaa kuwo reerbaadiye ayaa dad ku caynaya shaqo musqulaha ayey ka dhaqaan YURUBTA MAREYKANKA.waa dad mashqeeste ah oo afka ka caytama. Dabadoodana way kacadahay ayey isku timaamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhan

Thursday, November 23, 2000 - 10:30 pm
ilhaan: walaal maila aragtey anaga sidaa anaa ka aabo weyn waa wixii lagu yaqiin kuwa cawaanta ah
walee huuna waad ilagaratey anigoo layaaban baa rux ila arka soo reer isfanshe faqash baa layiraa waa reer hunqaaco weyne haa hhaaaa hhhaaa
haa hhaaaaaa haaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 04:04 am
Daarood oo dhan ma caytamo ee waa majeerteen oo afka kanool kuna qaraabta magaca daarood cayda iyo afka noolidana waa u dhasheen oo marka runtu gaarto waa cararaan siiba ragooda anigu dumarka waxba kama sheegayo oo waa hooyo ama walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 05:01 am
war hayaay waad ila aragteen daarood wuxuu igu caayaa daba madoobe
anigaa arkey daba daarood walaahi waa naga daba madowyihiin maxaa yeelay alaha iga cafiyee
anigaa afgooye ku naageystey
wax ka qurun badan ma jidho oo ma jidho
caydooda waxba how arkina
qadhaadh baa hayo
kuwa kani daarood maa han waa midgo sheegta uur midig iyo gari koonbe daaroodka runta ahi waa uu nagaran oo kuma cayn karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN_SHEEGE

Friday, November 24, 2000 - 07:35 am
TO:EVEY ONE:

bal gabaygakan hala dhagaysto oo ha ladhuuxo

"DAAROOD WAAA WADA MAKHNUUD MAGAN ILAAHAYE
MUSLINIMANA WAA WAXAAN KU DHALAN MEHERXALAALEEDE
MABUUTO IYO MINGISTE AYAY MAGACWADAAGAANE
MANA JIRIN MIDHAHA JABERTOO WAA MALAAWAALKOODE
MURBADLE IYO KOONBUHUNA WAA MAGAC AMXAAREEDE
MIDHO YARIDU WAA WAXAY MIDGAHA ULA MIDOOBEENE
MAALINKII WELIBANA DUUL HORLAA MAGACLASIIYAAYE
MADHIBAANA WAA SOCDAA MEEL UU JOOGABA'E
MURTAD IYO MACUUN URURAY OO MIRIDHSAN WEEYAANE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 04:03 am
daarood waa rag maxaa yeelay markeey runta timaado
ma hadlaan war meeyay daaroodkii may ka jawaabaan gabaygaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JINI

Thursday, November 30, 2000 - 07:44 am
ANONYMOUS.SIDAAD U HADLEYSO MARKAAN ARKEY AYAAN OGAADEY INAADAN HAWIYE AHAYN.LAH JADAADA.QOLO WALBA OO IIMAANKA ISKA QAADA,RABI KA FOGAATA AAN KALA AQOON XAARAAM IYO XALAAL SOMALIDU WAXAY U TAQAANAA,GEESIYAAL DAGAAL YAHANO.WAXAAN XAMAR KA SOO TAGAY 1991 JUNE.WAXAAN SOO AADEY BOOSAASO ANOO SOO DHEXMARAY OGAADEENYA.DARODKA INTAA DEGA WAXA XAMAR KA SOCDA WAR WEYN KAMABA HAYAAN OO WAA DAD DHULKOODII NABAD KU HEYSTA SIDOO KALE DH/BAHANTE,WARSANGELI IYO MAJEERTEENKA NUGAAL,BARRI SIDOO KALE WAXA JIRA AKHBAAR AHAANBEY KU SOO GAARTAA.MARKA MA WAXAAD MOODEEN DAROD INEY YIHIIN INTII XAMAR DEGANEYD OO KALIYA?RUNTII XAMAR WAAN JOOGEY HAWIYE XUN IYO KUWA FIICANBA WAAN ARKEY.ANIGU IN LAGA AAR GOOSTO HAWIYE HADDII LA AWOODO MA QABO WAAYO ILAAH DULMI DULMI KAMA JECLA WAXAANSE QABAA IN LAGA FAKARO SI AANEY MARDAMBE WIXII DHACAY U DHICIN,QOLO WALBANA DHULKEY DEGTO KU EKAATO OO AAN LEYS DHEX GELIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Friday, January 26, 2001 - 03:01 am
daaroodka waa jaahiliin dabaalo fulayaal wax kala
ogeen dadka ugu liita waxii kudhacayna waa layaqaan
koleey mardanbo mahadli doonaa bastariinta

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.