site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliyeey in ilaahay dowlad qayrqabto inoo keena aan ku ducaysano

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Somaliyeey in ilaahay dowlad qayrqabto inoo keena aan ku ducaysano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, November 18, 2000 - 12:32 pm
INA SALAAD BOY WAA LACAG RAADIS WAXAANA KU TUUGSANAAYO INA GEELE SIDAAS AWGEED DOWLADIISA WAXAY KA TALISAA "FIAT" & ISBIIMA


ee mid kale oo qayr qabto ilaahay ha noo keeno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Sunday, November 19, 2000 - 06:42 am
TO WADANI

sxb hadda ayaad hurdada ka kacday ood ogaatey
inaysan ka aheyn soomaali badbaadin ee ay ka
tahay Lacag doon iyo xukun doon, waxaana habon
mar kasta ood ilaahey wax waydiisaneyso in aad
ku duceysatid wax kheyer qaba.
dawlad kheyr qabta
ubad kheyr qaba
oori kheyr qabta
shaqo kheyr qabta, ilaahey wax wanaagsan hala
waydiisto ilaahey waa naxariistee, haddii kale
dawlad dhaha ka dibna sidii naagtii laga sheegayey
ilaahaw ubad isii ee ilaahey wiil aan hadleyn
siiyey ee tiri ilaahaw wiilka iiga hadli wiilkina
yiri hooyo aan ku waso, markaa inta aynu leenahay
dawlad, inoogu duceeya dawlad kheyr qabta si aan
ilaahey mar kale daalimiin gacanta inoogu gelin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.