site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaqa ma u dhanyahay gaalo jacaylka mise waa habaryoonis oo kaliya?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Isaaqa ma u dhanyahay gaalo jacaylka mise waa habaryoonis oo kaliya?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awal

Sunday, November 19, 2000 - 06:15 am
Suaashu waxay tahay Isaaq gaalo jecaylka tan iyo sayidkii waa tii la odhan jiray waa yahuud, waa gaalo, waa qoomuluud etc, marka arintan Isaaq ma u dhanyahay mise waa wax ku kooban uun habar yoonis iyo gadhxajis anigu waxaan qabaa sidaas eh, Fadlan iiga soo jawaaba?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Si fiican baad u jawaabtay

Monday, November 20, 2000 - 06:51 am
War nacas yahow Issaaq Isaaq magiciisa meel dhig.
Waan ku ogahay inaad tahay daroodkii uskaga wayne
Ee yuhuuda ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta

Monday, November 20, 2000 - 10:26 pm
waxay ku koobantahay oo kaliya habar yoonis siiba muuse carro!,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 08:04 am
Anigu hadaan kajawaabo suaasha uu codsaday inika isulabaxay awal

Isaaq yuhuud ma aha weligiina nonmaayaa
isaaq qabiilka labaxay waaa dad isutegay
hadaad taariikhda taqaano
waadakii looguyimi dhulk iyo Daarood iyo Dirr.
waxaana isu keenay sheekh isxaaq. wakhtigii sheekhu waa wakhti aad udhow
oo intaa oo reer aanay ku tarmi karin
isxaaq reerka labaxay dhexdiisu way isyaqaanaan inta reer sheekh isxaaq ah oo sheekhii dhalay.
iyo inta oroma ah iyo inta qbiilada kale oo soomaaliyeed katimi.

tankale oromadu muslin ma ahaan jirin badankood.
markaa diin nacaybka waxay kawataan asalkoodii hore iyo taariikhdii oromada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 03:49 pm
Isaaq waa ilma bucur bacayr.Toduba cisho ayuu bucur bacayr naagaha Isaaqa haysan jiray markay nin iyo naag Isaaq ihi ay is guur sanayaan. Isaaqa in badan oo ka tirsisin waa caruurtii Boqor bucur bacayr u naagahooda u kadhalay.Mixay dadka sharafta leh ee midgaha loo yaqaano ay Isaaqu u caayaan.Waxay in secure kayihiin ayada ooy inbadan uu Isaaqa ka mid eh ay Midgo ka soo jeedaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Y

Thursday, November 23, 2000 - 05:15 pm
xaar xaar dhalay waar isaaq waa dowlad waa gob waa dad aqoon iyo sharaf leh ii adigu yaad tahay?????????--------------->BIG NOTHING

waar ordoo shaqa doonta kulba isaaq this iyo isaaq that halasoo shir tagaina ilma walawaayn

as to answer your question Mr:Awal,haa habr yoonis aya ingiriiska wadatay biin maaha waayo nimanka muuse carre niman wax garad ayey ahaayiin waxay is bar bar dhigeen walawaaynta oo dhan let it be darood xashiish,hawiya dabamadoobe,gadabuursi tuug markaasey arkiin in aaney in yar oo sharfna aaney lahayen Thats why we choose the englishman over the faqash and Awal for your information if it wasn't for the garxajis and the englishman somaliland would have been thrown into chaos like the rest of somalia,the governor of zayla in 1825 was haji sharmaarke*he was a habr yoonis*the english respected him and appointed him as the governor they even treated him like a king,what did the faqash achieve?????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samaroon

Monday, November 27, 2000 - 04:46 am
SCWW,

Ramadaan wanaagsan kuligiinba, waan soomanahay maanta ee waan u jawaabi lahaa Isaaq.

Soon wanaagsan walaalahayga soomaaliyeed iyo Isaaqaba.

Ramadaan Mubaarak.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 04, 2000 - 12:21 pm
inma bucur bacayr
waanu idin baraya hore bawaanu u ogayn inaan sheekhu idin dhalin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAASIR

Tuesday, December 05, 2000 - 11:31 am
TAARIIKHDA BUCUR BACAYR
YAA WAX IIGA SHEEGI KAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 03:40 pm
H/Y looooooooooooooooooooooooooooooool rageedi nin nin dhalay walee nimanki la yaqaanay ayaad tahay walawaayna sharaf ma leh hadal garxajis loo daa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Wednesday, December 06, 2000 - 07:21 am
Waa wakhti Ramadaan ah markaa markale ayaan ka soo jawaabi doonaa sua'alahan iyo Bucul Bacayr sheekadiisii runta ahaydba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majerten California.

Wednesday, December 06, 2000 - 10:30 am
To:Khasaaro(Awal).

Walaal aad baan uga xumahey jaahilnimadaadu meeshey kugaarsiisey.Jaahilnimadaasna ilaahey kuguma abuurine qabiil baa kugu abuurey.Marka qof walba qabiilkiisa ayaa la-weyn. Laakinse adiga waxey kaa gaarsiisey inaad gaalo ugu yeertay, Qabiil dhan oo laga yaabo shakhsi gaal in uunsan kujirin. Ilaahey dambi dhaaf weydiiso,dadka aad kusheegeysid gaalo bisha Ramadhan.

Question:

Adigu ma Islaam baad ku faaneysaa marka-aad waxaan ku hadleysid Bisha ramadhan?.

Ra'yigeyga:

Islaam matihid hadaan ku iraahodo danbi aad iyo aad uweyn ayaan galikaraa.

Laakinse waxaan U'arkaa inaan hadalkaa iiga muuqan
*Iimaan,
*Muslinimo,
*Sharaf,
*Reer magaalnimo,
*Caaqilnimo

Marka Habar-yoonis ama Isaaq kaliya danbi kama aad galin,laakinse, ilaahey, soomaali oo dhan, naftaada iyo Muslimka oo dhan ayaad wax u dhintey.

Marka waxaan aad ujeclaan-lahaa inaad ilaah danbi dhaaf weydiisatey,Dadka aad gaaleyseyna raali galisid (Ilaahey waa Raxiim)anigoo kuu nasteexeynaya waa Ramadhan Walaal, sheydaankii waa la-xirxirey.


Yusuf Abdisalaan Jaamac.

May allah bless all the Muslims and Ramadhan Karim

"Somalian Man in Cali"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.