site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaqu muxuu Gadabursi ugu masayraa?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Isaaqu muxuu Gadabursi ugu masayraa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiraab

Sunday, November 19, 2000 - 08:29 am
Asalamu Calykum,

Walaalayaal waxa jirta arin aan in mudo ah miskaxda ku haayey laakiin jawaab aan u waayey.
Anigu hadaan marka hore isku kiin sheego waxaan ahay nin Hiraab ah. Asxaab badan oo reer waqooyi ah ayaan leeyahay oo u badan Issaaq iyo Gadabursi.
Markii aan u fiirsaday waxaan arkay in Isaaqu colaad badan u hayo Gadabursiga. Arintan waxaan ku ogaaday Isaaqa aan asxaabta nahay oo markasta aniga ii arka inaan Hawiye ahay oo aan waxba iga qarsan oo markasta raba ineey in nacsiiyaan qabiilka Gadabursiga. Aniguse wax xun kuma aan arkin qabiilkaas oo intaan arkayna wax colaad qabiil kuma arkin. Waxan xitaa ogaaday inkasta oo Dir ahaan ay Irir yihiin inayna kala xigsan HAwiye iyo Daarood. Marka waxaan rabaa colaada Isaaqu u qabo Gadabursiga inaan ogaado taariikh ahaan meesha ay ka soo jeedo. Caydana ha laga saaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 19, 2000 - 12:16 pm
habr awal deh not all isaaqs

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadabuursi asal.

Sunday, November 19, 2000 - 07:12 pm
taariikhdu waxay tahay gadabuursigu waxay ahaayeen dad leh xukun ku dhisan boqotooyo ka da' weyn xitaa ta ingiriiska waxaa weligood gedabuursigu lahaan jiray saldanad taariikh dheer leh, isaaq iyo ciisena weligoodba way ka adkaayeen oo xitaa waxaad ka garataa gabayadii ugaasyadii samaroon iyo halyayadii la odhan jiray Boqorka iyo boqolka oday ay tiriyeen. Isaaqna hawd iyo buuro ayuu fuulay sidii loo eryanaayay Ciisena bad ayuu galay oo dhul beereedkii oo dhan waa nagaa ka xoraynay. taas ayaa sababtay in ay Cuqdad iyo cay afka kaga hadhay.
Xitaa imikadaa dawladkusheegtaa Ina Cigaal iyo Ciiseba way na yaqaanaan in aanaan biyo u kabanayn.
salaama huuno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Borama

Sunday, November 19, 2000 - 08:53 pm
the sad truth is this;

JIbriil Abokor ayaa Borame iyo Gudabiirsi ku qabsaday 3 Saacadood. marka ninka yidhi waxbaan ka adkaa ama iska celinayaa muxuu cududdiisa naafada ah u hafrayaa.
Gudabiirsi 3hrs baa Jilib Sacad Muuse ahi ku qabsaday macadallaa Ina cigaal iyo Somaliland.

Gudabiirsi Nasab maahan oo waa midgo, midgahana sida loo caayo ma aqaan ee raalli ahaada haddaan hadalka seego ama Subject-kayaga ku taagsado.

Haddii Dameeraha sabta ah ee Gudabiirsey(gudabirsi came from Guda(or SiiiL)+BIiris or Naagtii Garacyada hoosta ku biirsan jidhey) ay deyn waayaan aflagaadada waxaanu ku dari doonnaa badda. Cid danbe oo ay dhuusada dabaylka kala maraanna ma jiri doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaac

Monday, November 20, 2000 - 06:10 am
TO Hiraab

Aniga waxay ila tahay waa degaanka ay wadagaan. Labo qabiil oo kasta oo dhul wada daga ama xuduud wadaaga colaad qabiil ayaa ka dhaxaysa sida Isaaq iyo Gadabursi, Majerten iyo Habar Gidir, Ciise iyo Gadabursi, Isaaq iyo Dhulbahante, Xawaadle iyo Abgaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cisa muse

Monday, November 20, 2000 - 06:40 am
Waar bal masakintan iska hadlaysa Arka.
Waxaan idin waydiyay, waamaxay sababta Isaaq
magaca logadilayaa? magadubirsi oo jiriil abokor
Xukumo ayaa issaaq eda lasarayaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadhxajis-wase

Monday, November 20, 2000 - 10:40 pm
Waar beenta iska dhaaf IIDOOR waakii sheekh Isaxaaq markuu gabahda dhalay ku yidhi naagtii xabashiyada ahayd ee la odhan jiray WARQU ee wiilka dhashay ii doori (II-DOOR)Micnaha wiilka isii oo qaado gabahda, Markaa asalkiinii hore ayaaba sidaasi ahaa, geeljire fooqal geeljire.

Waar Jibriil abokor iyo habar oo dhan sawtii uu reer nuur oo kaliyihi dharaar cad baacsaday
sac sacyahow waalida ku dhashay ee cidlada laga soo helay,
Gadabuursi halkuu kugula wada dagaalamay? markaad nafta u yaabteen waydinkii ciise oo dawlad ah isna u tagay ee beenta ku yidhi ciisow waxaynu isku nahay dee ISAAQ BINU AXMED IYO CIISE BINU AXMED ee walaalayaal gadabuursigii maanta wuu na dabar gooynayaaye idinkuna dagaal ku bilaaba ee ay run moodeen ciisihii, ka dibna (SIILKA)SNM-tii iyo USKAGA kuwii aan odhan jiray labadiiniiba waatii soomaaliyi ogeed wixii gaadhay.
Ciisena dhulkuu degenaa ayuu isku qoonsaday oo waa kaas qaxootiga maanta ku jooga Jabuuti iyo meel baas ee la eryay.
Isaaqna isaga maanta waan iska heshiinay laakiin taariikhdii hore sidaas ayeey ahaan jirtay neefyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALMAR

Saturday, November 25, 2000 - 04:16 pm
war NIMANYAHOW WAXAA ISAQ LA YIDHAA WAA XOOLLO, NINKII LA JAARAANA DHIB BUU QABAA, WAR MA WAXAAD ARAGTAY WAXAAN CAQLI, DIIN ,IYO WADANNIMO MIDNA AAN LAHAYN OO UMAD KA WANAAGSANUUN CAAYAYA, WAR WAXA MAXAA LAGA SAMEEYEY QUDHANSANAA,ISAQQ ISAQ MIDGO MAAHA WAY KA HOOSEEYAAN, WIXII XUN OO DHAN WAA KU JIRAAN QAAD, DHILO, GEERASHAYN, WAAR WUXU SOOMAALI MAAHEE WAA FURUUKH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedi

Saturday, November 25, 2000 - 04:59 pm
ilma walaawayen xashiish xashiish dhalay faqash futa xum waar isaaq waa kinga waa nimanki idin xokumi jiray imakana idin xokuma tomorrow na I WIIL MAKE SURE in oo inankaygoo inankaaga xokumo,BSATARDS,son of bitchs,garac garac dhashay all of you gadabuursi darood waar jealous ayaad naga tihiin ii admit it.

1991 yaa oo soo cararay BURCO all of you faqash,gadabuursi,warsangali,dhulbahante qasab qasab canak ayaad ku timii.waar naagtaydii ayaad tahay YOU ARE MY WIFE.ii siilka xun soo dhigo dhaqyahay.ana ku qabaa today , tomorrow and forever.

gadabuursi iyo isaaq shaqa iskuma leh isaaq waa dowlad dhan isaaq waa masters gadabuursina waa our slave iyaga iyo dhulbahante iyo warsangaliba..jilibka yar ii jabriil abokor orda oo iska soo celiya FIRST then talk about the rest of isaaq,walee rag ba'nad baran walii habr jeclo iyo garxajis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haybe

Sunday, November 26, 2000 - 05:43 am
Dhammaan

Mar kasta Qabiil lasoo qaadi ma in la is caayaa? Car mar aan arko dad ka doodaya qabyaalad oo aan iscaayeyn?

Aan idiin dood qabiil oo wax laga baran karo.

1. Ma jiraa qabiil ku faana nabad jacayl oo aan
cidna weligood wax yeelini?
2. Soomalidu qabyaaladda goormay bilowday?

3. Diinta iyo qabyaalada teebaa inagu horreysay?

4. Intaan diintu dalka iman ma lahayn qabiilooyin?
Hadday haa tahay, maye? maxaa ku dhacay?
5. Goorma ayeynnu dunida la mid noqon, oo aqoon,
mabda'a siyaasi isku xukumi doonaa oo aynnu
qabyaalad ka bixi?

Bal isku daya inaad tan ka doodaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

K.M

Sunday, November 26, 2000 - 06:13 am
Waryaa ninka DAAROOD caayay waxaan ku oron lahaa afkada huurada leh kaladuwo BOQORTOOYAD, teeda labaad aniga GADIBIIRSIGA aad caynaysid waligay waxaan ku aqiin dad wax barta oo cilmi leh oo wax garad ubadan hadana meel iska soo saaray, waana ogahay in dad badan oo ladagaa ay kamaseer san yihiin. ISAAQ aniga macaynaayo ileen dad badan oo Muslim ah oo wax garad ah baa kujiree, lakiin adaan kucaynayaa WAXAA TAHAY WAX AAN WAXNA ISKU FALAYN OO CAYDA AFKA KA SAARSAARAN TAHAY TAAS OO NATUSAYSA INAAD TAHAY WAX CIYAAL SUUQ AH, EE MEESHA ISKAGABAX DULI YAHOW.
HADAAD RABTIDNA IN AAD ISOO JAWAABTID QABIIL KAYGA AFKA KALABAX NAJIS YAHOW FOOSHA XUN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASAB SAMAROON

Sunday, November 26, 2000 - 07:20 am
iidoor qadhmuune waxay uga xanaaqaan samaroon waxay ka taariikh iyo xadaarad horeeyeen gadabuursina waa soomaali sax ah iiodoor qadhmuunane waa YUHUUD iioddr

IIDOORKU IIDOORIDII INANTA WEEYAANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daruus

Sunday, November 26, 2000 - 12:38 pm
colaad iyo xaasidnimo IIDDOOR waa u caado ee halayaabina soomaaliyeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Borama

Monday, November 27, 2000 - 04:50 am
Salaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

Maanta waa soon markaa walaalayaal cayda iyo hayte-ka ha la iska ilaawo bisha ramadaan fadligeeda khayr si aan u helno.

Waxaanan leehay walaalahayga Soomaaliyeed iyo Isaaqaba Ramadaan Mubaarak, Ramadaan kariim.

Salaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, November 27, 2000 - 04:57 pm
Idoorku waxay hadiyo jeer dadka kale u caayaan waanay isku kalsoonayn. Labaantan sanu ayay cararayeen waxay maanta hayaan oon cay, faan madhan iyo been ahayn majirto. Idoor waa garac isku ururtay waana dhashii bucur bacayr.Sirtaa ayay Gadabuursi, Darood iyo Issa ba ogyihiin.Had iyo jeer waxad maqashaa Idoor caayaya dadka kale, maqlimaysis Gadabuursi, Issa ama Darood dadka Idoor caayaya. Idoor are very jealous, destrictive, unpatriotic, whining cry babies of all times. Look what they did to Sayid Mohamed Abdila Hassan, look what they did to the Somali unity, look they sold berbera port to Amxaaro, look how they are conspiring to destroy the Somali nation, when she is down. History will never forget the Idoor, dirty bastards. They have no known origins. One day they Arabs, the other day they are Yuhuud, the other day they are Issa. They are suffering from identity crisis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, November 27, 2000 - 05:50 pm
Idoorku waxay hadiyo jeer dadka kale u caayaan waanay isku kalsoonayn. Labaantan sanu ayay cararayeen waxay maanta hayaan oon cay, faan madhan iyo been ahayn majirto. Idoor waa garac isku ururtay waana dhashii bucur bacayr.Sirtaa ayay Gadabuursi, Darood iyo Issa ba ogyihiin.Had iyo jeer waxad maqashaa Idoor caayaya dadka kale, maqlimaysis Gadabuursi, Issa ama Darood dadka Idoor caayaya. Idoor are very jealous, destrictive, unpatriotic, whining cry babies of all times. Look what they did to Sayid Mohamed Abdila Hassan, look what they did to the Somali unity, look they sold berbera port to Amxaaro, look how they are conspiring to destroy the Somali nation, when she is down. History will never forget the Idoor, dirty bastards. They have no known origins. One day they Arabs, the other day they are Yuhuud, the other day they are Issa. They are suffering from identity crisis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 12:34 pm
Horta waxaan idin suaalay. jibrill abokor asalkiisii ma isaaq buu ahaa mise qolooyin kale oo woqooyiga degan ayuu ka aasaasmay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laalays

Tuesday, December 05, 2000 - 12:36 pm
nin jibrill abokor ah ayaa wuxuu iigu dhaartay inaaya jiritaan koodii hor isaaq ahay.
markaa waxaan umalaynayaa waxamaaka jira arintaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalad

Tuesday, December 05, 2000 - 09:36 pm
waar intaanan nimanka SAMAROON meel uga dhicin ma la hubaa in dadkan cayda qoray yihiin Gadabuursi mise waa Daaroodkii Fataalliinta ahaa ee aan naagahoodu qubeysan jirin.
Haddaad Samaroon tihiin la noqda caydiinna oo ha u gefina deriskiinna. Samaroon waa niman somali ah, islaam ah isla markaana wadaniyiin ah oon dalkooda denbi ka gelin. Waa run inay HA la xafiiltamaan oo ay is qabtaan laakiin is qabashadu waa nolasha ka qayb.
Daarood Waa dad kala nasab ah, kala dhaqan ah, kala muuq ah, kala midab ah, kala maan ah.
Waa Midgo ururay oo OPEN ah oo ciddii rabtaa gasho oo nasab loo sameeyo. Tiraba waxan hayaa illaa 70 qabiil oo yaryar oo maalinba mid ku biirayey Daarood.
dadka midgaha ah ee ku biiray daaroodka waxan tusaale u soo qaadan karnaa
--Muxumud, Gahayle oo 1965kii ku biiray WARSANGELI. Ugayslabe isagu 1940skii buu noqday cidaas
waa kuwii ku heesay
In warsangeliga nala qoray
oo soo wareega nala yidhi
ma war kaa dednaabaa
--Uurarweeyn, Gacal muuse, abirar, tuuryar oo iyaguna 1960-kii ku biiray dhulmahante
--Majeerteen isagu waa qudhun lafweyn oo CIDBA MA DIIDO ee sidii naag dhillo ah baa loo galaa....
filkucaag, caaqdoor, wadalmugge, Xarre, gaalgale iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 04:18 am
waar meesha cayda ha laga daayo. gadabuursi iyo isaaq waa laba nin oo walaalo ah ,jaar ah.muslin ah.labaduba waxay leeyihiin taariikh fiican oo la sheego,isticmaalo taladii qoraha boga ee ahayd in aad objectuve noqotaan.
anonomeous.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 12:07 pm
Adaa nasab lagaa dhigay. waayo markaanu
kuugu abtinay ree sheekh is xaaq baad nasab kaa dhignay. Adin ku ba waad og tihiin inay daan ka
soo farcamin sheekh is xaaq.
anaga noo mahad naq . magac baanu idiin yeelee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta Taabte

Monday, December 11, 2000 - 10:00 pm
To anon or anus niba suu u yaqaan.
Goonbaartu waxay caasidaa mid aanay gaadheyne
Ma gudboona gaarida sare iyo gibirta naaxdaaye.

Daarood aan ab iyo aabbe lahayn baad tahay oo kula yaabi maayo inaad gobta ashraafta ah yu'atp illeen masayrka waa la idinku yaqaane.
Isaaqa waa isku ab iyo isir oo meel kastay joogaan waa la isku suureeyaa inay isku dad yihiin.
Daarood waa biire biire maalinba ruux lagu daro oo magac hor leh loo suubsho.
Isxaaq bin axmed wuxuu dhalay 16 caruura oo 12 ka mid ahi wiilal yihiin.
Isxaaq wuxuu qabay saddex haween ah oo kala ah
1. Faaduma bint makaadalah 2. Shariifo 3. Seynaba (Xabuusho) oo ayadu u dhalatay reer harar
Isaaq waxa hareerihiisa ku aasan caruurtiisii oo bah bah la isu xejiyey.
Ninkii Qabriga Sh Isxaaq booqdaa waa arkayaa in meesha family ku duugan yahay oo taariikhi fadhido.
Daarood dabaqalaal lama hayo meel uu ku aasan yahay, lama oga inuu jirey, dadka lagu kabo waa dad kala isir ah oo aan ehel wadaagin ee iska bahaystay Galla of Ethiopia. Wax Daarood la yidhaahdaa ma uu jirin oo sida gaalgale, muxumud, uurarweyn, gahayle, abirar, tuuryar, gacal muuse, filkucaag, caaqdoor, umad nebi, wabeeneeye, gumasoor, turryar IWM ayaa maalinba qabiil ugu soo biirayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run Sheeg

Tuesday, December 12, 2000 - 02:26 am
s/c
Jabriil Abakor ayuunbaa gadabuursi Ximi waligiis ayagaana wada dhalay, waa kuwo ugu badawsan Issaaqa aan u maleenaa, Anigaa mar ileen Joogay Gabiilaay. wax ka xin badan, Samaroonka waa gob waana ka faani jireen Jabriil Abokorta markasto.
Iska dhaaf waa walaakayo waa waalan ay dhihi jireen, Xoogaa madaxaa looga jiraaye Taliye ha xirin ay dhihi jireen.

Isaaqna mar kasto waxa dagaalka u bilaabo waa Jabriil abokor oo ku duulo Reer nuur oo gadabiirsay ah, ka bacdi reer nuurne wax ka dagaalyahaynsan waligeey ma arkin waa soo bursan jireen ilaa iyo hargeeso ay soo galaan Isaaqa, Markaas Ciidanka ayaan kaga Joojin jiray si aan uga badbaadino. waana fulayaal Jabriil Abokorta aad ey uga cabsan jireen Heer Nuurka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNSHEEG

Monday, December 18, 2000 - 06:36 am
ISAAQOW: REER NUUR OO KALIYA AYAA IDIN BAACSADAYE; OOD MEEL WALBA MARISAAN GADABUURSAA NA LAAYEy; BAL KA WARAMA, HADII GADABUURSI OO DHAN IDINLA DAGAALAMI LAHAA ?

FADLAN ADOO CAAFIMAAD QABA KA JAWAAB:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jacar/wabxo

Monday, December 18, 2000 - 11:05 pm
Gadabuursigu waa dad ka aqoon iyo anshax wanaagsan iidoorka dabcan taas ayaana u tiirinayaa maseyrka iidoor,

dhowr mar baan arkay iidoor gadabuursi xamanayo
laakiin waligey ma arag gadabuursi iidoor caynaya
"iska garo timir lafbaa ku jirtee"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lixle

Tuesday, December 19, 2000 - 12:00 pm
To Duulka Daarood ee Dire-diraha wada

Ma fiicna Diredriaalenimadu. Inkastoo aad damiir xumada, dirediraha, dammiinnimada, doqonnimada, duuflaalnimada, dacaayadaha, iwm aad ab isir iyo awoow u leedihiin hadana mar uunbaa Sidii dad caadi ah loo dhaqmaa.
Gadabuursi waa walaalkayo, waa niman soomali ah, waa niman aan Doorood ahayn inkastoo aad damacdeen inaad mareexaamaysaan oo aad tidhaahdeen Gadabuursi= Gedo+Isbiirsatay. Waxa ka xuntihiin inaysan idinka yeelin sheegashadaas indhaha la' ee aad dad aan idinku nasabka ahayn ku Qaramaysaan.

Gadaboursi anakaa walaalo ah, anakaa is dilayna, anakaa heshiinayna, ankaa is decaayadeynayna, anakaa aabayaashayo Maydh, Sanaag ku wada duugan yihiin oo dad isaga shaw. Ha ku daalina inaad isku kaaya dirtaan. Ama Samaroon la soo baxa ama boorame, waan aqaan ninka daarood markuu hadlayo iyo waxa uu damacsan yahay.
Gadaboursi horumarka ay maanta gaadheen weligood ma gaadhin waxaana u sabab ah is afgaradkayaga iyo isu kaashigayaga horumarinta Bulsha weynta Isaaq iyo beesha Gadaboursi.
Ha iga filannina inaa Gadaboursi u caayo cawaan magacooda soo qaatay si uu isugu kaaya diro.
Somaliland ha noolaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Tuesday, December 19, 2000 - 05:19 pm
WANNING TO SOMALILAND NATION?

waxaan tihiin juhalo aan siyaasad aqoon sidii la idinka faa idaystay 1960 ayaa maantana idinku soo socota ha daad tihiin reer somaliland taasi waa rag siyaasiyiin ah oo idinka siyaasad badan oo soo maalida kale ah, ama ha ahaadaan darood ama hawiye ama cidkale ayaa jacel inay awooda waqooyiga ku ciyaaraan awooda waqooyiga dad baa u fahansan inay waqooyi dagaan (((isaaq only )) waa qalad taasi taariikhda baro waxaa daga qabiilo affar ah (((gadabuursi,isaaq,dhulbahante,warsangali))))iyo ciise oo dagaanka soogaadha laakiin aan awoood badan kulahayn ama dagaan badan.

hadaba rag iyaga ((darood ayaay noqdeen waa, dhulbahante, iyo warsangale,horeyba way u ahaayeene hada dhul ahaana iyagay ku beereen markaa.

waqooyi waxaa haga danteeda kataliya (((gada buursi, iyo isaaq))) haday labadaasi kala tagaana soomaliland way kudaysay markaa reer somaliland iska jira raga madaxa isku kiin galinaya ee idinka dhex shaqaynaya ee ragbaad tihiin idinku toos isku wajaha. sida dumarka ha caytamina.


TO: dhalad

sxb nin caaqil ah ayaa tahay raga iyo dad soomaliland inay wax iska dhiciyaan ayaa ladoonayaa oo aan dadka isku diraaya isaaq iyo gadabuusi layska celiyo ilaa iyo 1960 ayay iku keen derayeen ilaa maanta heerkan ay nagaarsiyeen markaa ((isaaqna cid magumaysto, gadabuursina cidmagumayto, ismana gumaystaan ,soomaliya wax kadhacay maaha waligiid in la is gumaysto.

ee aan tashano reer soomaliland siyaasada koofur dani inoogu jirto hadaan nahay reer waqooyi dhulkeena aan utalino markay sooodagaan ayaan iswaray sanaynaa koonfur iyagoon wax awood oo xukun ah inaga dhaxay wixii umada somaliland iyo koofur ay isku afgarato waa gaar oo rag tashan karo, laakiin isku dirka joojiya .daroodka ama hawiyaha . labadiina waamide.

dadka qaar ayaay kadhaadhacsantahay inay isaaq gaduursi ay haystaan waxaasi waxjira maaha, way jirtaaan inaan dastuursamaysanay inan kataliya awdal oo isaaq ah majiro ama dhulka reer awdal,sidaad si le'eg nin samaroon ah oo ka taliya dhul isaaq majiro.

qofwalba meeshiisa ayuu ku eg yahay cid cid ku xad gudubtaahi majiro xaaladu waaa sidaa.

be united the nation of somaliland


peace and rest of our somali brathers

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lughaya

Wednesday, December 20, 2000 - 07:52 am
to deeq


iyaa kuugu waramay ciise dhulbadan kuma laha waqooyiga?
misa kuwa dhulka in ay ka raraan doonaya iyaad ka mid tahay?
siday doontaba ha ahaato e ciise illaahay uun baa dhulkooga ka rari kara intuu degaan koogu leegyahayna iyaguu u mitirsanyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Wednesday, December 20, 2000 - 12:13 pm
To lughaya

sxb salaan markal labaad dhulka ciise dagaan waxay kuyihiih maynorati oo waa looga badanyahay sidaad ogtahay waxayna hoos imanayaan gobalka awdal markaa dad ciise ahi way kunool yihiin dhulka laakiin waa shacab, sida aad adoo ciiise ah dad ugu dig dig laysid jabouti nin walba alle meel uu ku digdigleeyo ayuuu siiyay. sxb lughayana sidaad ogtahay (((samaroon ayaaa leh markaa. sidaaa ula socon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram Adem

Wednesday, December 20, 2000 - 09:51 pm
Walaalayaal waad Ilaahiina ayaad u gafteen oo bishaa ramadaanayaad ka shaqayseen qaabiil iyo waxaan loo baahnaynanigu waxaan ahay nin Gadabuursiya ama samaroona waan jecelahay qaabiilkasta oo soomaaliyeed ama isaaq ha noqdo ama daarood ha noqdo ama hawiye ha noqdo ama ciise ha noqdo waa dad walaalahayo ah Ilaahayna waxaan inooga rajaynayaa is af garad iyo wanaag waxaynu nahay wiil iyo abtigii iyo dad gacal iyo xigaalo ah aniga hooyaday waa isaaq naagtaydu waa daarood walaashay hawiye ayaa qaba markaa halkay nuku kale tagay kolay soomaalidu ama ibniaadamku waa jiraa in qofku jeclaado qabiil gaar ah aniga laftigaygu waxaan jeclahay qabiilka layidhaa warsangali sobobtoo ah gabadha aa jeclahay ayaa warsangeli ah walaalo ayeynu nahay soomaalidu waxay ku maahmaahdaa doqoni meel lagu kaftami ayey in lagu kale tagi moodaa ee hadaynu xunahay iyo hadaynu fiicanahay Ilaahay ayaa ina walaaleeye ee ilaahay aan u soo noqono Akram Jibraacin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lughaya

Friday, December 22, 2000 - 05:21 am
to deeq
marka hore waad salaamantay. Alif wax buu leeyahay iyo wax male labadaba adaa halkan ku qoray saaxiib deeq. waxad tidhi ciise dhulka wuu degaa laakiin waxba kuma laha sobobtoo ah waa shicib!!! Haddaba waa yaab iyo fajace wa´ayo qoladda askarta ah ee dhulka lihi? xageese lagaga dhaqmaa sharcigan: shicib baad tihiin e ciidda ha sheeganina??? waad ka sii gudubtay ood waxad ku dartay lughaya samaroon baa leh. haddana waa yaabe lughayadu ma tii an ku dhashay baa mise waa tu kale? malaba lughaya iyaa jira deeqow mise waa tii badda cas ku taalay inta u dhaxaysa bulaxaar iyo saylac? tan haday tahay waxan ku odhan lahaa saaxiib wax hubso lughaydan ciisaa degee. Hadaad leedahay sidaad horayba u tidhi ciise wuu degaa waxse kuma laha oo waa shicib oo qoladdii GADABUURSI EE MILETARIGA ahayd iyaa kala wareegtay dhulka waa sheeko cusub waxay ku dambaysana la arki doono.waxad kalood tidhi ciise jibuuti iyuu ku dig-dig leeyaa dadka kalana alle dhul ay ku dig-digleeyaan iyuu siiyay. Iyaa ku haysta samaroon BOORAMA inay durmaan ku tuntaan.
aniga waxay illatahay damaca in la iska daayo abti inaguna dad kala maarma ma nihin ee xumaanta an iska dhawro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar Daarood

Sunday, December 31, 2000 - 07:05 am
SaMAROON Baaba Su;aasha furay ee daarood Maxaad dabada u Qabsatay oo ab malaha iyo isir ma laha oo waa kala abtirsiinyo aad u tiri KULAMA caytamayo aflagaadada jisaakalaah Cuqdada daaroodse ma xaa idiinku wacan Cayda daarood aad u daba gashaan waxsidiina oo kale idinla caytama waad helaysaanWabeeneeye curadkii majeerteen buu ahaa ee dadka si fiican u soobaro dhalasho raadis hadaad tahay na soo gal sidaad sheegtay kuma tuuraynee Wax iskuma fale baa tahay aan alle iyo islaan toona ka xishoon ISAAQ MA CAYNAYO AFKEYGANA MAGAARO Laakiin adigu maraan marduufkii waaya baa tahay wasaq yahow Taariiqda dadka ha ku tuman yuslis

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.