caaqil | Monday, November 20, 2000 - 03:49 am waxaanidin waydiiyay idinkoo mudan, oo meesha qabiil lagu caayay, yaa ugu tiro badan majeerteen?? |
axmed cade | Tuesday, November 21, 2000 - 07:45 pm AXMED Waxxaugu badan majeerteen lafta Amaanle. waxaan umalaynayaa in aadan weligaa maqlin. |
Anonymous | Tuesday, November 21, 2000 - 11:37 pm Amaanle wa lafta ugu doqonsan waxaa ugu badan Cumar Maxamud uguna raganimo badan |
Anon | Wednesday, November 22, 2000 - 08:09 am ILA QOSLA!!!!!!!! Mooryaan is arrursatay oo damacsan inay majeerteen isku diraan ayaa halkaan isu naageeynayaa. Alla raagu maangaabsanaa! |
mooryan | Wednesday, November 22, 2000 - 09:46 am waryaa anon... waryaa maxaad qabiilkeeyga u caynaysaa..ma ogtahay in magaca mooryan la yiraahdo qabiilka ugu xoogga badan nigeria oo dhan 42.ooo.ooo. afartan iyo laba milion.rumee ama ha rumeeysan,laakiin waa ku aqaannaa oo waxaad orandoontaa (waa majeerteen iyaguba.) lol |
shabba | Thursday, November 23, 2000 - 07:04 pm moow Waxaan jeclaan lahaa in aan la hadlo doqonka ka hadlay AMaanle doqon baad tahay . haka hadlin majeerteen dhexdiisa. The question is {ASK your mother please ]. |
DOQON | Saturday, December 02, 2000 - 07:52 am WAA UGU TIRO IYO TAYO BADAN CIISE MAXAMUUD, NACASYAHOW |
Runta | Saturday, December 02, 2000 - 08:31 am Waar anigu waxaan ogolahay in dadka la isku tiriyo soomaali oo dhan tiiyoo UN ay computer inagu caawinayso farahana dadka laga dhigo si aanay isku laba goor tirin. ka dibna la is ogaado. |
calasow | Friday, December 22, 2000 - 02:41 pm majeerteen wxaa ugu badan lafta la yiraahdo aan is wasno, waxaa ku xiga xalaan degnay. waxaa ugu jaq-jaq badan uguna naago deeqsi san maxamuud saleebaan(raga ka leexo, naagaha la xaajoow waa raaxaysanee markaas) |
Wiil Amaanle | Sunday, December 24, 2000 - 10:49 am doqonka Amaanlaha caayayow waxaad tahayba waad tahaye afkaaga suubso waxaan rajaynayaa in aad tahay figlio di nassuno.ee ka dhex bax afaaraha aadan shuqul ku lahayn. |
Majeerteen Yaqaan | Thursday, December 28, 2000 - 08:07 am Nimanyahay anaa wax idiin sheegi ee i soo jaleeca majeerteen lafta ugu badan hadaan idiin sheego waa wadalmage ama Mohamed talareer qofba suu u yaqaan |