site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAASABOORKA CUSUB YAA KU KHASAARAYA!??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : BAASABOORKA CUSUB YAA KU KHASAARAYA!??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahalow

Monday, November 20, 2000 - 11:47 am
Assalaamu caleykum..
walaalaheyga soomalliyeed..
boggan waxaan u billabay iney ka soo qeyb galaan dhamaan ummada soomaaliyeed bal sideey u aragto baasaboorka cusub ee arbacada soo socota lagu wado in lagu soo bandhigo dhamaan dunida, sida lawada ogsoonyahayna waxaa jiray in dad badan hore isugu dayeen ineey baasaboor soo sameeystaan, hase yeeshee ey ku hungoobeen, waxaana kamida dowlada somaliland, iyo qaar ka mid ah hogaamiya kooxeedyada koonfurta soomaaliya, hadaba hadii uu baasaboorkan hirgalo(oo ku xiran hir galida dowlada) waxaa dhib ku noqoneysa hogaamiyayaal badan ineey safraan, waxaana ka mida kuwa somaliland, puntland, iyo kuwa hada dowlada ka soo horjeeda, arrintaasna waxa ey noqotay arrin eey il gaar ah ku fiiriyaan hogaamiyayaashaas maalmahan, hadaba waxan ka codsanayaa bal in fikradaha leysku dhaafsada boggan oo ku saabsan arrimahaas, si xushmo iyo edebi ku jirto.
wabilaahi-towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Tuesday, November 21, 2000 - 04:41 am
Aniga su'aal kale ayaan qabaa. Waxaa la yiri baasboorka cusub waxaa ku sawiiran: shabeel, arrogosto iyo moos!! Su'aasheed waa maxaa dameer loogu sawiri waayey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali-man

Tuesday, November 21, 2000 - 11:26 am
baasiboorkan soomaaliyoo dhan oow uyahay GUUl, marka safaaraha intaad tagtiin soomaalida qurbaha roogto baasiboorka haladoonto, waa baasiboor qurux badan oo aan kufaani karno.

TO-Roon.
walaashay xaadhacay? dameerka ma asaa kagadishan xayaanka kale ee baasiboorka kusawiran, iskusi aan ujecelnahay dameer, shabeel iyo aargoosato.
dhamaan waa xayawaan soomaaliya lagahelo, ee dii hashaas aad walax kale aadkawadato adlee waa!!!.

Enjoy getting your new passport, you are now a person with valid documentations and for sure you will be more respected after ten years of disrespect in and around international airports, every somalian should feel the difference, today we all somalians have a goverment which will take care of all of us, children, elders, youth, men and women.

hope everything will be better.
support your goverment, this goverment is yours, you rule it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Tuesday, November 21, 2000 - 12:00 pm
Somali-man, waa runta oo xayawaanka waa isku mid. Waad araagta dawladda Mareykanka labadda xisbi ee democrats iyo republicans waxaa astaan uu ah dameer iyo maroodi respectively. Marka su'aasheed waxay aheed ma'daama dawladda KMG ee tahay mid Hawiye maxaa astaanta dameerka basboorka ugu masawiriwaayeen? Teeda kale mooska iyo arrogostada maxay matalaayaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Wednesday, November 22, 2000 - 02:54 am
Ruuney nafta raaxadeeday moos iyo aargoosato haduu ku masawiranyahay hawiye kama dheero arinka,

mideeda kale darot dameer ma leh miyaa isaaqse dameer ma leh miyaa, xaa hawiye kaliya dameerka u saarshay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Wednesday, November 22, 2000 - 08:39 am
Wiil shidan aniga weligay ma arag nin aan hawiye aheen oo dameero dhaqdo. Hawiye ayaa taa hido iyo dhaqan u leh.
(By the way ha igu qaldin qofka la baxa ruun-raaxo. That is not me).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Wednesday, November 22, 2000 - 10:51 am
Ruun anaka waa dhaqanaa Dameerada oo maxaa yeelay waan awoodnaa wax ceeb ahna ma aha oo somalia meel kasto ayaa laga dhaqtaa dameerka,midka Boosaaso,Kismaayo,Hargaysa,Ceeri-gaabo joogo ma Hawiye aa dhaqo bal iiga soo jawaab taas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHALOW

Wednesday, November 22, 2000 - 12:38 pm
Assalaamu caleykum..
to:walaasheey ruun
waxaan ka xumahay ineey boggan soo galeen dad aflagaadada u abuuran, calaakulli xaal walaasheey RUUN iyo walaalhey kaleba waxaan oran lahaa yaan leysku aflagaadeyn boggan, dhinaca kale walaaley waxaa iga su,aal ah hawiye somali ma aha miyaa?
maxaa keenay anagoo afar xabaa inaan misana saas isu galno, mase waxaad leedahay dowladnimada hal dad baa u qalma? kolley anigu waan kugu diidanahay, hadii aad doneyso inaad wax ogaataan macnaha mooska waa qudaarta kaliya ee aan dunida oo dhan #1 ku nahay!
sidoo kale shabeelku waa mid kamid ah xayawaanada aan ku faanno, waxaase iga ogeysiis ah in baasaboorkana markii lasameynayey laga wada fariistay, oo eysan cidina kaligeed go,aan soo gaarin!
waxaana ku leeyahay xushmo muuji..
walaalkaa sahalow..
wabilaahi tow-fiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Thursday, November 23, 2000 - 10:24 am
Daacad, aniga ma maqal cid kalo dhaqto dameero.
Sahalow, su'aasha aflagaado igama aha ee waa iga su'aal ee adiga sheekadda ha badalin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Thursday, November 23, 2000 - 11:27 am
TO RUUN
ABAAYO BEEN BAAD SHEEGTAY ANIGU WAXAAN AHAY NIN DAAROOD AH OO GEDO DAGAN DAMEERANA WAA LEENAHAY WAX CEEB AHNA MA AHA WAA GAADIID AAN UBAAH NEEN SHIDAAL SAAS ULASOCO MEELAHA AAN GUWADANO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CURRI

Thursday, November 23, 2000 - 12:43 pm
RUUNEY,, I GREW UP IN MOGADISHU AND YOU'RE CORRECT WE(DAMEER DHAQATADA HAWIE) HAVE DAMEER TO MAKE MONEY AND THATS OUR JOB. BUT THE SECOND JOB WE HAVE IS TO MAKE YOU AND THE IGNORENT GIRL LOOK TO THE FUTURE WICH IS EVEN THE MOST DIFFICULT JOB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Friday, November 24, 2000 - 07:57 am
Curriyow, mid ogow: 'we are all ignorants, but only on different subjects'. Aniga su'aasha kor ku husaan bayaan dadka weydiyey kow dheh. Shabeel, arragosto iyo dameer waa xayawaan Eebe wadda abuurey, marka maxaa dameer loogu sawiiriwaayeey baasboorka ee soo saareeyso dawlaadda Hawiyaha hoorseedka uu yahay?
Hawiyaaha oo markasta ku andaacoodda "waan is xooreeyneenaa" waa inaay ku faanaan waxaa ee hiiddoo uu leeyihiin. Miyeenaan aheen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Friday, November 24, 2000 - 10:11 am
Ruun,
hadal xun kuma aadan hadal, su'aal qaldan neh soo ma aadan jeedinin, ee aan isku dayo in aan kaaga jawaabo,waa ay ku jirtay fikrada iyo taladaba maadaama doowladu ay tahay mid Hawiye hogaaminaayo,in Dameer lagu soo sawiro baasaboorka cusub, waxaase dhacday in la raadiyay dameer lagu soo sawiro, waase la xujoobay, oo waxaynu waynay dameer CAARKIISA hurdo, lagana xishooday dameer Caarkiisa taagan yahay in lagu soo sawiro,ee walbo agtiina malaga helaa qaar GUFEEYSAN si aan u soo sawirano?haabee.
Ruun,
Dameerka iyo Ninka wado waa isku Cir oo isku Caar ee ka kud yuusan kugu albaabine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Sunday, November 26, 2000 - 02:51 am
To: Mudaneh- Gabadhu su!aal simpel ah bay idiin weydiisay waxayna weliba idiin la hadashay si xushmad leh, markaasaad waxaad ka hadlaysaa wax ceeb ah in lagu hadlo dhaqanka Soomaalida oo anigu kolayba aan ka yaqyaqsooday, waxaana aaminsanahay in ruun ay idiin ka wada caqli badan tahay sida ii muuqata, laakiin waa sax roon waa naag, hooyooyinkiin iyo walaalihiina waa naago xushmad iyo sharaf mudan, laakiin idin la yaabi maayo waxaa tihiin doqomaddii hablaha Soomaaliyeed
dariiqyada Xamar ku qabsaday oo kadibna diricyaddii iyo goonadii ka furtay baynaadna caloosha ka galiyey, markii qaarkood masaajidyada ilaahay u carareen yiri war waxayba noo dhexgashay
guri. laa ilaaha ilalaahu maxamed rasuulu laahi ilaahow ha noogu caroon waxyaabaha ay kuwaasi geysteen.

To: roon please mar dambe wax ha u soo qorin doqomadaan aan jawaabta sida loo bixiyo iyo kaftankaba aqoon.

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowzi

Sunday, November 26, 2000 - 05:59 am
marka hore waan idin salaamay
marka xiga ruun
Walaal aniga su,aasha aad weydiisey wey
ila qaldan tahay sababtoo ah marka hore
dowladda hadduu madaxweynaheeda yahay hawiye
macnaha ma aha inay dowladdu ay tahay dowlad
hawiye waa sidaan qabo , inkastoo qabiil wax
lagu qaybsaday laakiin qabiil walba kama marno
meesha waa haddaan lays indhatirin.
midda labaad dameeraha waa la wada dhaqdaa inkastoo qolooyin lagu forjeeyo marka maxaa keenay inaad inaad isku qasto qabiil iyo qaran
baasaboorkase ma hawiyaa keligii baa qaadan mise
cid walboo taageersan dowladdan .
ugu danbeyntii aniga uma arko su,aasha munaasib
ragga jawaabahoodana macquul bay ahaayen markaan
ka reebo labadan nin.
mudane
Walaal waxyaalaha qaarkood waa laga xishoodaa
weliba ruuxaad la hadleysid markuu dumar yahay
marka allaha haku hadeeyo.
yusuf
waxaad moodaa inaad topigii aad ka baxday oo wax
aan loo baahnayn aad faraha la gashay marka bal
u yara kaadi xaajadu yeynaan weecane.

mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Sunday, November 26, 2000 - 12:41 pm
Yuusuf,
Naageeska waa ii daran yahay, qofki ku kacaaneh,
waan naageestaa,haddii aad dacwad qaadeeyso ama aad dad kala mas laxeeyso ama u kala fareeyso wanaagana, si cadaalad ah baa loo hadlaa,marka yaanan kugu mirqine afkaada gaabi.

Ruun,
Su'aal qaldan jawaab qaldan beey leedahay, magacyadana nin iyo naag magac umbaa la sitaa, waxaan u arkaa in aad tahay nin magaca soo huwaday, ula jeedadaada si bareero ah uga dhac,
oo xumaan iyo samaan mid u bareer,dameerkana somalidu way wada dhaqataa, waxaanse hadalkaada u fahmayaa in raguba Dameero ay ku jiraan, marka haddii aadan horay u arag rag dameer ah, waa kan
ee ka soo war doon.

Fowzi,
waad ku mahad santahay, sida aad u taabatay, xeerada salkeeda, rag midiyo loo qariyana ma nihin,Ruun haddii ay naag tahayna,Dumar Hawiye, ka badan oo iyagaan u daayay, haddii uu nin yahayna anigaaba u taagan uusan i dhaafeeynin,waqtigaan lagu jirana sharci ma jiro, qofkise gardaro la soo is taago, waxaad isaga reebi kartid Shanta iyo Sharafdaro ayaa la isaga reebaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Sunday, November 26, 2000 - 04:05 pm
Yusuf mahadsanid walaal.

Mudaneh, Shabeelka ba asagoo caadi ah ay la hela oo la sawiray ee maxaa damerka loo wayey. mase waxaa isleedahay sheeko dhaalfo ayaa cid ku harawsan kartaa. Teed kale markaad Yusuf aad ku leedahay waad nageeneeysaa. Adiga maxaa kuleelka; hadal xun kaa keenay haddu naageeys aheen, muxuu yahay. Nageeys daraadiis ayaa magac uu soo badaladay.

Fowzi, si wangaasan waad uu hadashay. Lakiin weli cid ka jawaabtay su'aasheedu malaha. Dawladda ka taliso hotel lafweyne iyo hotel Ramadan aniga ma huubo inay Somali oo idil matasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Monday, November 27, 2000 - 05:42 am
ruun,

walaaleey maalmahaan oo dhan waxaad u soo luudeeysay haddii ayba tahay dmg iyo ictiraafkeeda,maxaad kol hore sidaan ugu cadeeysan weeyday ra'yigaada adigoon u soo marin dameer, iyo duunyo ilaah ina wada siiyay?
bal horta mid laba mid mid iiga qabo, dameer la sawiro waa la waayay, micnaheedu waa dameeradi(ragii) way qooqeen wax beeyna tabayaan oo mudo dheer ay moogaayeen, ee adiga iyo inti kula midka ahayd ku soo noqda xamar idinkoo nabad ah waynu iska heli dameer la sawiree.
tan labaad, dmg somali dhan in ay matasho maxaa kuu diiday in aad hubto?
mise hawiye diid baad tahay?
haddii aad tahay iska daa dmg ahe, hawiye talintiis hub,oo dhareerka iska duw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Monday, November 27, 2000 - 04:54 pm
lol ruun:

walaal si khalada bay su'aashii u bedeleen ...very smart young lady baad tahay and top of that u are funny...please keep the good work...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Monday, November 27, 2000 - 05:39 pm
Mahadsanid sister.
Mudaneh, waxaa cadeeysatay cuqdaad hawiyaha lagu xanto.
Aniga haddi aan rabo dawlada KMG inaan ka hadlo boqol topic ayaa forumska ka furan, haddii aan rabaana mid cusub waa aan bilaabi kare. Lakiin dawlada aan xataa Xamar oo idil uu talin, Somali weyn iska dhaaf dood iigu dhiman ma jirto Su'aasha keliya ayaan ka qabay baa waxay tahay sabata Dameer loogu sawiriwaayey baasaboorka cusub? Haddaadan arrintaa xogogaal uu aheen iska amuus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xumaan diid

Tuesday, November 28, 2000 - 05:36 am
ruun walaleey sidii qof caadi ah u haddal ee ha iska nac nac leeyn lakiin sidii qof dumar xishooda oo kale ayaa mudneyd inaad hadalkaaga dhadhanka uu leeyahay aad maceyso .haddii ay kugu jirto soomali naceeyb waxaad u tahay shaqsi aniga kuma lihi qabil hebel baad tahay lakiin warka isku soo duub soomaali naceeb baa kugu jira anigu hawiye ma ihi laakiin dumarka hadalka wey qurxin jireen sideedaba adiguse ma garanayo lol.feel sorry just by your self.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Tuesday, November 28, 2000 - 09:36 am
okay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Tuesday, November 28, 2000 - 10:05 am
Ruun ,

haddii ay dhab kaa tahay oo aad taagan tahay in jawaab uun lagaa siiyo suaashaada, isa soo gaba gabeey oo dharka tabal caarada ah, magaca tabalcaarada ah,luqada tabalcaarada ah, soo dhigo
oo adigoo ah sidi ay umaadaa kugu dhashay, u kaalay, dabadeed waad heli jawaabta aad raadineeyso.

xumaan diid,

nin u yeel, iyo inan u yeel midna dood inoogama furno dhinaciisa/dhinaceeda ee ha soo astajooto , ka dibna aan u soo noqono su'aasha ka jawaabideeda,iyadoo dhinac isu soo raacday,weligee ma arag qof dumar ah, oo caar sheegidiis ku hor carareeyso, ee afka in ay qabsato , xishooto, oo ay u hadasho si edeb leh ayeey ahayd, hadaba ogoow balaayo iyo baas beeynu la doodeeynaa.
war san.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxali

Tuesday, November 28, 2000 - 11:33 am
I had a fleeting dream!
A BEAUTIFUL SOMALIA
Capital:Mogadisho
Commercial Capital:Berbera
Education & Technology city:Hargeisa
Cultural center:Burao
Main languages:Somali & Arabic
Government:democratically elected president(four year term)
Clan system:abolished

Please complete this list.....
I forgot the rest when i woke up!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHALOW..

Tuesday, November 28, 2000 - 11:46 am
Assalaamu caleykum,
Ruun.
horta waxaad u muuqataa qof caqli xambaarsan, waxbaase kaa khladan, si kastaba ha ahaatee anigu su,aashaada waxaan uga jawaabi lahaa ku farax ama ka nax dowladan soomaalaa leh, hadii alle u qorana wey luga istaagi doontaa, qabiil lehna ma jiro, hubaal waxaa ah sida xumaandiid sheegeyba in soomaali neceeb jiro, ogowna in mar aad ku khsbanaan doonto inaad baasaboorkaas qaadato, hadii aad sharaf doon tahay, hadii kalena midka aad isku haleyneyso ee ree galbeed baad fiiso somalia ugu soo gali doontaa, ama inaad ka shaqeysato laguu diidi doonaa, waxaana ceeb ah inaad cadawtgaada(somali) u martido!
to dhamaan..
wali waxaan idin leeyahay boggan waa mid ahlu-xigmo, isku daya inaad fikradaada oo magacyo wadan ka dhiibato, sida lawada ogsoonyahayna hadda ra,iisul wasaaraha waxaa farta laga saaray furihii safaarada kampala, oo dhinicii aqoonsi dowladda ciil kama hayo, midda ruun tiri xamar xitaa kama taliso, waxaan ka leeyahay mahal mar baa wax sidii larabay u socdaan?
waxaa socda wadahadallo sida eey u badantahayna guul baan laga rajeynaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Tuesday, November 28, 2000 - 07:00 pm
xumandiid, aragtiiddaad baad ka haadashay, taas oo aan uu arkey nacnac ruubi dhiman!

Mudaneh, ma haddad iso noqotay oo aad jeebka kala soo baxday aakhiyaarnimoo? Caar iyo sheegadiisa adiga ayaa bilaabay, ee harawsigga jooji. Aniga iyo adiga ma filaayo xiishood micnahiisa inaan isku sii uu aragno.

Sahalow, dawladda Somali oo idil ma matasho, Somali oo idil haddi ee matasho, raagga hoogaanka uu hayo labo hoteel kuuma koobnaadeen, ee ruunta maa la isku sheego.

Meeye raagii xooggagaalka aha? May ka jawaabaan sababta dameer loogu sawiiri waayeey basaboorka cusub?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DooliDurguf

Tuesday, November 28, 2000 - 08:12 pm
lol@dameer
Waa yaabe gabartu dhib badanaa:)

Dameerka waa gaadiidka dowlada ilaa iyo hada. From Lafaweyne to Ramadan that's the only transportation system. President Saladboy's special Limo is a female donkey called Cadar. He was qouted saying that he has never enjoyed sleeping unless he had a ride with that donkey. They did consider Dameer's pic for the KMG bank notes but the government of Djibouti didn't like the idea. Yet they had to consult with Yemen's government as well.

I always wonder why they never consider dooli as the national KMG symbol because Mogadishu's most populated animal is DOOLI. That's second after flies:-)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabarHawiye

Wednesday, November 29, 2000 - 05:52 am
Ruuuuuuun,Dameerka ku sawiridiisa ayaa waxaa hor istaagay, somali farabadan oo sheegteen in
Dameerku nolol maalmeed koodu uu ka mid yahay, cidina aysan gooni u sheegan karin.

tan labaad ee diiday in sawirkaas la qaato, waxay ahayd, DMG waa doowlad loogu magac daray dadka dan yarta ah ama laga badan yahay, sidaas darteed
umadahaas ayaa ayaa loogu daneeyay sidi ay doonaan in aan laga daba hadlin, waxayna doorteed
inta hadda lagu soo sawiray,
ee adiga su'aal guud, marna gaar ahaaneed aan ku weeydiiyee, reer Waqooyi haddii aad tihiin, othereska kuma jirtaane, maxaad doowlada u xijineeysaa Hawiyaha?
mise Koonfur ayaa midoowday ayaad ka dhimaneeysaa,
naa wax isku fal,iyaga cid aan ahayn kuma geeyaan,
ee raga xod xodashada iyo af dheerida kala tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHALOW

Wednesday, November 29, 2000 - 11:19 am
Assalaamu caleykum..
Ruun walaasheey, wali farbaa ii taagan!
horta waa runtaa in dowladda aan hada loo dhameyn, laakiin sida aad la socotaba hada waxa uu madaxweynuhu la shirayaa col.c/laahi yusuf, mid ka mid ah caqbadaha ugu waaweyn ee dowlada, hadii lahantana daarood inta dhiman waa kacaan!!
reer waqooyi iyaga ganbar baan loogu fadhiyaa, laakiin waxa ugu weyn oo illaa hadda DKMG ah isku haleyneyso waaa ereyo uu horey u yiri mudane cigaal" reer koonfureed hadii eey wax macquul ah noo keenaan waxba ma diidanin" iyo waagii shirkii qaahira oo uu yiri "waxaan oggolhay common cuurency, common immigration" waana waxa hada DKMG ah eeyba danacsantahay oo ah FEDERAL, marka walaaleey gacalka ha iska biibin
doolli: walaalkeey horta dooligu ma aha sida aad sheegatay, ee waa minority!
hadii uu ahaan lahaana sidaad sheegatay malugu soo daabici laheyn paasport-ka, qasaaraha uu geysto aawgiis oo eey ku qiyaaseen saxaafada xamar illaa 300.000$ sanadkii!!
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Wednesday, November 29, 2000 - 07:13 pm
lol@@ Dooli waa iga qoslisay, xaata Gabarhawiye (oo magacii soo badalatay) waa iga qoslisay.
Gabar Hawiye walaal ma carabaha ayaad degantahay? Yaayaha, kor-wareeg waaba dhameeseey! giro dheer aa soo gale si aad qabiilkeeyka ku ogaatid haye.
Moogoo, adeerka waxaa tirhaadda godka capo iiga dhig


Sahlow, adiga iyo Wiil Shidan ba waxaa tihiin labo akhiiyaar, marka awgiin ayaan su'aasheeddi oo la noqday.

Macsalaama, hana lees caafiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabarHawiye

Thursday, November 30, 2000 - 03:43 am
Ruuuuuuuun,umadu waa iska wada magacyo badan tahay, haddii aan somali nahay waanba ka sii xag jirnaa umadaha kaleh waayo si caadi ah ayeeynu u leenahay laba iyo saddex magacba qofkiba, oo adigana waan arkaa magacyadaada, haddii aad maleeyneeyso in aan qabiilkaada raadinayo, ma dhicin , qofkaad tahay iyo reerka aad ka dhalatayna su'aal kama qabo, adigana sidoo kaleh oo suaalaha iga daa waynu is garanaye,waxaan kaala qabsaday adigoo leh, suaasheeydi waan la noqday, weliba dhallinyarada qaarkood awogood,way kaa istaahilaan in aad sharafto dhalinta, laakiin weli suaashi jawaabteeda, qof aan adiga ahayn laga dooni maayo, ee sidaan u keentay suaasha u uga jawaab,haddii aaysan marki horaba kaa ahayn,dhallin baan la dooday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Thursday, November 30, 2000 - 06:48 pm
Gabarhawiye, su'aasha haddan jawaabteedda aqaan soo ma aan bandhigeen, ee adiga, adiga ayaa iiga dhow meesha qorsha lagu hayee, na soo wargeli.
Kolley aniga hadda waan ka harey jawaab raadiiskii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Saturday, December 02, 2000 - 12:35 am
Ruuney nafta raaxadeeday aad ayaad u mahadsan tahay, waxaana u maleynaa jawaabo aad rabtay iyo kuwo aadan rabin intaba waad heshay,waxaana ani ahaan dhihi lahaa;
Soomali ahaan...... dhibka iyo isdurka in muda ah ha la joojiyo inta dowladda ka is taageyso.

Hawiye ahaan.......ruuney BOOC QALALAN AYAA NALOOGU TUKUBOOYAA,oo la leeyahay waa dolad hawiye, marka haddaan isla hadda baasaboorka dameer ku masawiro foodada waa sii badanee, sidaa daraadeed waan ka dhaafnay dameerka.

ruun ahaan......... I LOVE YOU SIS, haddii aad noo ogoshahay in baasaboorka lagu masawiro dameer walaaley anagaa kaa jecel in dameer iyo moxog lagu masawiro ee COD ha la qaado, haddii somali oo dhan ogolaado in lagu masawiro dameerka waan sameyneynaa waana heynaa masawiro badan oo dameero hawiye ah ALBUNADUU noogu jiraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHALOW

Saturday, December 02, 2000 - 10:55 am
Assalaamu caleykum..
wiil-shidanow..
horta waxaan ka xumahay inaad jeceylakaga iyo danaha ummada isku lifaaqdo, adoo dano gaar ah leh, dameerna loogamaba doodin meesha lagu dooranayey sawi9rada baasaboorka, maxaa yeelay ma ahan xayawaan soomaali la goono tahay,
walaasheey ruun..
horta walaaleey waxaan jeclaan lahaa in adoo qanacsan lagu diro, maxaa yeelay wali hadii su,aashii kaa buuxdo ma aadan ciil beelin, aniga sidaan soo sheegeyba waxaan aaminsanahay in dameerku uusan somali matali karin, maadaama uu dunida oo dhan (approx.) ku nool yahay, mana jirto dowlad cid u gaar ah, laakiin mid somaliyeed baa jirta, midda aqyaarnimadana walaaleey adiga xitaa isku day bal inaad si iqyaareed u hadashid adoo mahadsan, maxaa yeelay taas waxey kaa caawineysaa inaad ka caado yeelato hadal wanaaga!
berri waxaa laga yaab inaad dad wax u noqotid, sida aan kuula rajjo weynahay, bal kawaran hadii afkaagu soo dafo magacyo qabiil!!??
waad mahadsantiihin dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunsiriga isaaq

Thursday, February 15, 2001 - 08:56 am
wax khasaarayaa ma jiraan wala weneey anigu waxaan ahay nin isaaqa oo aabihiin ah waxaan ahay ninkii ili baray xoriyada waxaan ahay ninkii xawayaanimada ilka soo saaray ee bili aadamka ilka dhigay laakiin xayawaano african ah ayaad igi noqoteen aniga ayaa igu soo kala celiseen. any way haddan aniga ayaa dawalnimadaydii soo ceshaday waxaan jeeshay passport cid igu khasbaysaa ma jirto wala ween wexeed lakiin waxaan garan lahay ilaa hadda nooca aad ka dhigaynsaan iyo sida aad u eekaysioinaysaan sababtoo ah ma taqaanaanba .,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Soomaali

Monday, February 19, 2001 - 07:56 am
TO: SOMALILAND OR DHUL SOOMAALIYEED----------------salaan kabacdi, basaboorka cusub hadii aad ku sawirteen dameer way ilaqaldantahay maxaa yeelay Dameer waxa uu kunoolyahay soomaalia siiba gobolka banadir marka way ilaqaldantahay in aad sheegataan hadaad tihiin Isaaq, hadaadba saas ujecishihiin dameeradeena lasoo xiriira wasiiradeena Isaaqa ah ee jooga Xamar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Soomaali

Monday, February 19, 2001 - 08:14 am
TO: SOMALILAND OR DHUL SOOMAALIYEED----------------salaan kabacdi, basaboorka cusub hadii aad ku sawirteen dameer way ilaqaldantahay maxaa yeelay Dameer waxa uu kunoolyahay soomaalia siiba gobolka banadir marka way ilaqaldantahay in aad sheegataan hadaad tihiin Isaaq, hadaadba saas ujecishihiin dameeradeena lasoo xiriira wasiirada Isaaqa ee jooga Xamar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANIYAD

Thursday, February 22, 2001 - 09:54 am
TO. RUUN

YOUR ACCENT LOOKS LIKE HAWIYE AND PROBABLY YOU ARE ONE SO SHUT UP.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kii kugu xoogay xamar

Tuesday, March 06, 2001 - 07:19 am
To; Ruun ma aqaan waxan kuugu waco let say you are bitch maxayelay waxad tahay daarood adna faa-iido malihid gabdhaha daarood waxay jecelyihiin iney dhuuqaan ••• Hawiye waad ka mid tahay adigu .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar

Wednesday, March 28, 2001 - 11:56 am
Anigu waxaan fahmi waayey waxa nagu direy reer xamar. Ma arkeysid nin reer waqooyi ah oo dhiig leh oo hadal haya xamar. Awalna isku dhaqan meynaan ahayn, siddiina haweenka maanaan kufsan jirin, sidda majeerteenkana khaniisiin ma lihin. ee nadaaya reer xamarow. Baasaaboorkiinu haddii baranbaro ku sawirantahay iyo hadii macasaro ka ureysabo meel ku gaadha. Kahadar from Somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FIFOSOUTH

Wednesday, March 28, 2001 - 03:02 pm
walaashay ruun waan ku salaamay salaan kadib waxaan kuu sheegayaa sidii ay dadkii hore u sheegeey in dameerku uu yahay wax ladhaqdo lagamana maarmi karo. hada kahor waxaan tagey buulo xaawo maarkaa ayaan waxaan arkey dameero ka foolxumn kuwii caasimada muqdisho oo lagu xireynayo gurii dhaxdiisa markaas ayaan waydiiyey sababta loogu xirayo markaas ayay iigu jawaabeen waa nalaga xadayaa marka ruuney sidaas
ayuu dameerka magaaladiina uu ka yahay "BMW"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FIFOSOUTH

Wednesday, March 28, 2001 - 03:17 pm
To Khadar!!
O youh listen!!! I'm sorry yr are iddoor qurmoonow haday hawiye nagaha kufsadaan, idinkan hooyinkiin kufsataan. Kuufur wax ay uga baahantahay somalind majirto. Soo waxaan jeclaan lahaa in gidaarka nool dhex dhig "sida berlin" maxaa Waqooyi laga keenaa ilaa jaad iyo nude women iyo kuwa diinta ilaah Caanaya. No one needs U guys except Ithipie....HEY leaves us alone south doesn't need U. Go your own business.
i'm happy you have your government.
>>>my brother/sister
forgive me if i hurt U
peace your on islam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Wednesday, March 28, 2001 - 07:51 pm
lol@@@@@@Fifosouth, waa iga qoslisisaay,BMW aaaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamud

Thursday, April 05, 2001 - 11:29 pm
TO:RUUN

"RUUNEEY WALAALEY HIDAHA YAAN DHALAN ROGIN HUGII AWOWGEEN BOHAL YAANAN LAGU RIDIN LAGA ROORIN DHAQANKII"

Soomaaliya waa dhulkeenii hooyo "DAMEER" halga dhaqdo ama "LAND CARUISER" ha laga wato waa wax la yaableh in lga doodo "HAWIYE naagahuu xoogaa MAJEERTEEN waa qaniis ISAAQ soomaali uma baahnin" oo aan dan noogu jirin walee nin ka maarmo inuusan jirin "ISBARMUUTADII" qaboobeed ee xamar. ee waa iga talee seen ku soo ceshanaa.

hadii aan qof wax u dhimay ha la iga raali noqdo.

PEACE & LOVE ALL SOMALIAN INSHA ALLAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 12, 2001 - 01:34 pm
Ruun su,aal lamida su,aalaha caadiga ah bay waydiisay,dadkan usoo jawaaboo dhana waxaan u arkaa dad cuqdadaysan,su,aal waliba lahaa jawaab.Aragtidayda gaaban Ruun Hawiyaha waxay rbaan ainay samaystaan taariikh hor leh oo cusub,waxay dhaqan ulahaan jireen oo dhan way dafiraan sida digirta,Dameeraha,kabihii waterburuufka ahaa iwm,waxay kaloo iska raaraadiyaan dhaqan aysan lahayn,sida inay deeqsiyiin noqdaan oo wax bixiyaan,dumarkoodu hada waxay xirtaan dahabka,diracyada,waXAY JECEL YIHIIN INAY DHISTAAN GURYO DHAGAX IWM,INAY DHOOFAAN OO QURBAHA BARTAAN WAY ISKU BOORIYAAN.xATAA WAXAAN ARKAY KA DIB MARKAAN UKUUR GALAY INAY YASMADA DADKA LAYASO AY WANAAG UYAQAANIIN DHAWR GOOR BAA LABO NIN OO HAWIYE AH OONU SAAXIIB NAHAY WAXAANU ISKU MAAGNAY INAANAY DADKA MADAW AAD U CAAYIN WAAYO WAXAY INTAA KU HAYAAN SAMBUUQDA WAYN DAY GAFUURKA DAY,YAGANA WALAAHAY INAANAAN ADUUNKA INTAAN KU NOOLAA WAX GAALA IYO MID ISLAAMABA AANAAN ARAG CID KA MADAW WAA MADAW XAD DHAAFA OO CIRID GUDGUDUUDAN OO ADIGU WAAD ISKA GARAN KARTAA SIDUU HAWIYE U EEGYAHAYE MARKAAD ARAAGTO RUNTII INDHAHAA KASOO BOODAYA HADAN MEELKASTA WAXAY LA TAAGAN YIHIIN AR IGA TAG WAXAANAYO ISKU DAD MA NIHINE ADOONTA AH IWM,MAALIN BAAN INTAAN KU QOSLAY SIDAY DADKA ULA DHAQMAYAAN DARTEED UU MID KAMIDI ILA DAGAALAMI GAARAY OO WELIBA I AFLGAADEEYAY,MARKA RUNTII HAWIYE WAXAAN QABAA INUU MEEL WAYN LA,YAHAY CUQDADINA AY DIGADA KA DHIGTAY.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.