site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Taariikhdda qarranka Soomaaliyeed ee qoran dadku ma iska dhex arkaa?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Taariikhdda qarranka Soomaaliyeed ee qoran dadku ma iska dhex arkaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Monday, November 20, 2000 - 11:34 pm
Qarran,oo ka duwan dal iyo dowlad waxaa lagu micneyen karaa dareen guud oo ka dhex jira ummad meel ku wadda nool aminsana in ay adanaha kale isaga dhow yihiin kana mideysan yihiin waxyaabo badan sida afka dhaqanka iyo taariikhdda. Haddanu qacidadaas ku eegno Soomaaliya waxaa muqata in taariikhdda qoran ee qaranka soomaaliyeed, beelaha soomaaliyeed aysan isku si ugu xusneyen. Laga bilaabo qarnigii XVIaad ilaa iyo sabankii SYL waxey taariikhaddu si tafatiran u muujisaa beelihii sida firfircoon uga qayeb qatay halgankii qaran dhisid u dirirka iyo siduu ahaa organisation systeme ki ay isku maamuli jireen kuna kala danbeyeen. Beelo badan oo sabanadaas jirayna ma xusto tariikhdaas. Sababo badan ayaa fasiri kara arrintaas qasabna ma ah in dadku kala karramo badan yahay. Waxaa fasir kowaad noqon kara in gobaha iska horimadyadda ay ka dhaceen dadki deganaa iyo kuwi ka fogaa aysan isku si uga qayb qadan loolamadaas. Waxaa dhici karta in anan loo bahan iyo sababo kale oo baris dheer u bahan halkana aan lagu soo kobi karin. ujeedadeydu waxaa weye in aan qaran jiri karin marka qayeb ummadda ka mid ah aysan iska dhex arag taariikhdda qarankaas tasoo la mid ah ruux isku eegay murayd oo anan arag foolkisa ee ku kale arkay, waxey la mid tahay qof qatay dhalasho dal shisheeye. Umadna sidaas kuma jiri karto. Waxaa talo iga ah madama tarrikhddu tahay wax adene qoray in dib loogu noqdo dood cilmibaris ah laga sameeyo si loo helo wax soomaalidda midnimadodda af,diin,dhaqan dhameystira.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.