site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gudubiirsiga ma nasabaa mase waa midgo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Gudubiirsiga ma nasabaa mase waa midgo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, November 22, 2000 - 01:29 am
waxaan u aqaanay in gudubiirsiga ay yihiin gunyar oo reer sheeq isxaaq xoolaha u qalo lakiin maanta netka markuu na qaribay.
yay waxay la dhex taagan yihiin garxajis baa hilib qala iyo habar awal baa foolxun.
waar walaal anigu waan yaabaye bal figradaada ku darso..
hilib quruna gudabiirsigii haysan jiraybaa leh..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Wednesday, November 22, 2000 - 03:57 am
waar caliyoow maxaa dadkaa rabi abuurtay ka doonaysaa haday nasab yihiin iyo hadii kale ma aday ku dulsaaran yihiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaroone

Wednesday, November 22, 2000 - 05:06 am
TO:cali:

waa runtaa saaxiib waa dad qurun ah,oo aad u qarmuun,oo urahaya,oo aan nasabahayn.
waana arin jirta inay izaaqa xoolaha u raaci jireen,ilaa hadana wey raacaan xoolaha,weyna qalaan hilbka,inata qurunka ah ee soo hartana iyaka ayaa cuno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Goroyocawl.

Wednesday, November 22, 2000 - 08:59 am
Xaga qoomuluudnimada iyo Isaaqa, Sheekhiinii sh. Isaaq yaa ahaa mid aad iyo aad u badhi wayn oo markuu socdo xitaa waxay badhidiisu odhan jirtay kun, kun,, kun laba kun,, kun laba kun Etc.

Horaa loo yidhi Isaaq wuu karaa ee laakiin ma kaso
waayo qof waalani wax kasta wuu falaa laakiin wax sax iyo wax qalad ma kaso.

Isaaq horaa loo yidhi Isaaq:

"Midgo ururay uun baad tihiyo reer gabooya ahe"

Naag Isaaq ah oo ahayd habar yoonis oo uur wayn lahayd ayaa beri Hargeysa timid, kadib ayaa waxaa arkay mid habar awal ah oo qayilsan, markaasuu saaxiibadii ku yidhi Aar bal taa eega Allah maxay dharagtay oo ay wax cuntay, dibiro ayay dhaqaaqi kari ladahay.
Naagtii ayaa ugu jawaabtay waar waa la I wasee adigana kuwan ku agjooga mid ha ku riixo.
Halkaas ayay gay-nimada habar awal ka bilaabeen, wiilasha wada creamka marsan ee saliida sitaa waa sidaas. waa qoomu luut.

Goroyocawl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOSAASO

Saturday, December 02, 2000 - 09:08 pm
GABAR GUDABIRSE AYAAN ILAH KA RAJEYN.WAA DAD SHARAF,DIIN,AQOON LEH WAA DAD NAAGO QURXOON.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeysawi

Thursday, December 07, 2000 - 12:34 am
caliyow horey bey soomaali inoogu mahmahdey inta isxaaq cay kaaga gooyo gacan kaagama gooyo.markaa hacaytamin nin yahow inkastoon inaga(isxaaq) ahaan ay naan soomaaliba ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.owdhere

Saturday, December 16, 2000 - 01:37 am
war caliyaw wad edeb darantahay adigaga oon ahayn isaaqayaad donaysaa inaad reerka cay usoo jidid waana wax badanaaba kadhdaca internetka in doqonkasta inta wax uusan ahayn iska dhigo dabaeedna cay iyo dhibaato usoo jiido qabiilkii uu iska dhigayay dadka sida fudud ugu dagdagana waxaaan karajaynayaa inaysan nacaskaas ookale ujawaabin waxaana soomaaliyeey idin kula talin lahaa inaydaan wax wanaagsan mooyaane wax xunba aydaan kuqorin halkan sidaas ayaanu khayrku kujiraa......//////nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.