site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Garxajis waa inuusan ka xishoon hilible inuu yahay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Garxajis waa inuusan ka xishoon hilible inuu yahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Wednesday, November 22, 2000 - 08:44 am
waar yaada, xoolo qalidu iyo hilibluhu waa hido iyo dhaqankeenee yeynaan cay u ka dhigin ee aan ku faano. Waa sida kaliya ee aan tujaarta super awal aan jeebabkooda ku baadhan karno. hadii kale waligeen super awal gaadhi mayno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Thursday, November 23, 2000 - 06:46 am
TO:GARXAJIS

MAGACA WAAD ISKA SOO QAADATAY EE DADKA LEH U DHIG.
HILIBLANA CAY MAAHA HADII AAD ISLEEDAHAY KA DHIG
WAAYO CID AAN CUNIN HILIB MA JIRTO,MARKAAS ANIGA
WAXAY ILA TAHAY "CHEAP TOPIC" IN UU YAHAY WAXA
AAD MEESHA KU SOO QORTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garxajiskkk

Thursday, November 23, 2000 - 09:30 am
subeer awal iyo cigaalba anakaa wasna ii saxiib ninkii aad kabaha oo qaadi jirtay sida haa oo la hadlin mar danbe.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.