site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Horta Hawiyaha qabiilkee baa aad u yaqaan sida Dameeraha loo wado?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Horta Hawiyaha qabiilkee baa aad u yaqaan sida Dameeraha loo wado?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salmaan

Thursday, November 23, 2000 - 05:20 am
Waxaan arkay Hawiyuho marwalba uu ka fakarayo
siduu u iibsan lahaa dameer.

Markaa Qabiilkee baa dameer wadista ku xariifsan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Thursday, November 23, 2000 - 08:45 pm
kuligeen waan wadi naqaana oo waa hanti ILAAHEY na siiyay. ALXAMDULILAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yallaxuw

Thursday, November 23, 2000 - 10:05 pm
Jamaaca waa idin salaamay, waxaan idin iri Dameerkeena, yaa wax laga shekin anugu hadaanahay Hawiye ´Dameerka waxaan u leenahay Caado, waana kan la idinka saaray Xamar, Damerrna hadaanan haysan laheen meel ma gaarneen ee dameerka afkaaga kaceli.
Waad ogtihiin in Xamar dameer la'aan ay jirilaheen, dhaqankeena noodaayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayow

Saturday, November 25, 2000 - 12:18 pm
ye xaad ka rabtaa dameerkey biyahaas idhanshaa waan ku shaqaystaa la aantiis abaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RICHGIRL

Saturday, November 25, 2000 - 03:17 pm
LOL.........Dameerada islaameed xaa laga rabaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CERO WEENEERO WEENE

Sunday, November 26, 2000 - 01:56 am
walaal ninka sheegaya dameeraha haweye miyuusan ogeen in dameeraha haweyekadaayey rarkii oo hada lagadhaansado magaalada xamar daaroodka kuwaas oo looyaqaan kuwii aykunasteen dameeraha HAWIYE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CERO WEENEERO WEENE

Sunday, November 26, 2000 - 02:01 am
walaal ninka sheegaya dameeraha haweye miyuusan ogeen in dameeraha haweyekadaayey rarkii oo hada lagadhaansado magaalada xamar daaroodka kuwaas oo looyaqaan kuwii aykunasteen dameeraha HAWIYE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Sunday, December 03, 2000 - 04:44 pm
DHULKA DAAROODKA IYO ISAAQA LABADABA DAMEERADA WAA LAGA RARTAA WAXAAN AHAY REER PUNTLAND DAMEERANA DAD KU SHAQEYSTA WAA JIRAAN.XAYAWAANKAN LEH DAAROOD AYAA XAMAR LAGU RARTAA CAQLIGAAGAA INTAA AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h w y

Friday, January 26, 2001 - 03:13 am
saleebaan dabaal aamus yaan kuu dhameynine
daaroodka waa nec bahaye yaadaarood kadameer badan
miyaad ogeyn in lagu faano dameerka sida belega
oo kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 05:11 am
Runtii aniguba waxaan u malayn jiray in xamar kaliya dameer joogo oo uu hawiye kaliya soomaali wato dameerada>
laakiin markaan 1991 xamar ka qaxnay waxaan aadnay kismaayo oo aan dameero badan ku arkay oo-
uu daaroodku soo bililiqaystay waxaan tagay balad xaawo waxaana ku arkay halkii gaari inay ku xiran- yihiin afar dameer yaa wada mareexaan?
waxaan tagy gaalkacyo dameero badanaa waan ka tagy waxaan tagy boosaaso kaba daran hawiye ma wadine majeerteen ayaa waday waxaana arkay in suuqyada lagu gado .
hargaysa tagay oo waan ku arkay jabuuti sidoo kale dhabta ayaan ogaaday oo meel walba oo aad tagto in dameer joogo oo qabiilka dhulkaa dagan wado dameerkaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hawiye

Wednesday, February 07, 2001 - 11:00 am
Midkaan soo jeediyay su,aasha waxaan oran lahaa war daanyeerka koowaad ayaad tahay waxaana daliil u ah su,aasha aad haatan soo jeedisay.
waayo dameeraha somalida oo idil ayuun baa wada wada laakiin waa lakala badanyahay.
hawiyuhuna waa dadka ugu yar.dadka ku taqasusay waa isaaqa oo waxay kusoo raran jireen jaadka kolkii lamamnuucay sida aay aadka ugu yaaqaaniin ayaanu layaabi jirnay waayoo anigu hangashtii hargaysa ayaan ushaqayn jiray oo jaad ayaanu ugaarsan jirnay.
Arintii iigu yaabka badnayd waxay ahayd:mar ayaanu baaraynay jaadka markaas ayaanu waxaanu helnay information ah in uu dameer ay wadaan laba ruux oo ay midi tahay dumar in ay wadaan jaadka waxaanu u istaagnay wado uu soo mari lahaa waxaana
kusugnay wado dhinaceeda waxaanu rajaynaynay in uu dameerku qaaylin doono mar ala iyo markii uu wadada marayo laakiin wax qaylo dameer ah ma aanu maqal markaas waa ay nadhaafeen labadii ruux ee dameeraha watay oo jaadka ku waday dameerka.
markaas ayuuna raad raacnay waana qabanay.su,aal ayaanu waydiinay sababta keentay in uu dameerku qaylin waayay waxayna ii sheegeen in ay mariyeen garaaso waxay ii sheegeen marka lamariyo dameerka garaasaha in aanu qaylin.
taas aad ayaan uga fajacay waxaana layaabay sida ay dameerka ugu taqasuseen qolyaha iidoorka.
sidaas iyoi jawaab wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 06:24 am
to wiil hawiye
Afkaaga gaxwo xaraar iyo marakh muufo oo khamiir ah ha lagu qabto cawadii, subixiina bakeeri dangawiis ah iyo lammo xabbo oo moos ah shab halgu siiyo,
wixiin sheegi lahaay oo dhan adaaba si quruxsan u dhahdi kheyr allah ku siiyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.