site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay Somalidu isu yasaan?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Maxay Somalidu isu yasaan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Friday, November 24, 2000 - 04:55 am
Asalama calaykun warahmatulahi wabarakatuhu
Waxaan garan waayay sababta ay Somalidu isu yasaan iyagoo ah dad Muslin ah oo dhaqankoodu isu dhawyahay ilaa xad, waxaan arintaan idiin waydiiyay waa iyadoo wiil Somali ah loo diiday gabar Somali ah. Please qofkii sababta garanaya isaga oo aan cidna aflagaadayn ha soo gudbiyo. hadaan ogaano sababta waxay sahlaysaa inaan caadadaan (aniga ila xun) aan la dagaalano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

l.laaf

Wednesday, December 13, 2000 - 07:58 am
waligeey ma aan arag somali is jasaya .
adaa mindhaa isjasa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.