site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SALEEBAAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: SALEEBAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Friday, November 24, 2000 - 05:13 am
Akhyaareey qabiilka saleebaanku ma hawiyaa mise daarood? intyse degaan?

Gabar aan is baranay ayaa ii sheegtay in qabiilkeedu Saleebaan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 05:18 am
saleebaan waa midgaha hawiye
iska jir yey kuu qarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afxumodiid

Friday, November 24, 2000 - 05:40 pm
Hadii aan u jawaabo ninka isku sheegay anonymous horta waxaad tahay nin jahadiisii kalumay oo aan aqoon waxa uu ka hadlayo iyo waxa kale, hadiiba aad Saleebaan ku sheegtay midgo waxaana lamid tahay naag masaytay oo laga dhalay 9 caruur ah haddana caayeysa ilmeheeda aabahood.

Ninka layiraahdo Mahad waxaan kuu sheegayaa hadiiba maanta aad tiri Saleebaan waa qolaba waxaad lamid tahay nin yiri 114 quraanku maxuu yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Saturday, November 25, 2000 - 02:15 am
To mahad

qasab ma aha inaad barato SALEEBAAN waayo waa qabiil aan ku firfircooneen xumaanta
waa qabiil dagan
waa qabiil aan faan badneyn
waa qabiil asturan
waa qabiil xishood badan
waa qabiil qof walboo somali ah jecel
waa qabiil aan laga sheegan
waa qabiil haddaad qof ka barato aad jeclaaneysid
waa qabiil madmadoow
waa qabiil runta jecel
waa qabiil dadka ku dhex nool
waa qabiil dhul fiican degen
waa qabiil somali u siman tahay
waa qabiil gabdho qurxan
waa qabiil gabdha ka dhashay guri dhaqashadda ku wanaagsan
wali hooyo saleebaan ah oo jaq-jaq lugu furay ma jirto
waxay leeyihiin dumar ragooda ka danbeeya
reerkoodda dhaqda


marka hadii aad gabar ka baratay adaa nasiib leh


nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CERO WEN

Sunday, November 26, 2000 - 02:30 am
halkaan waxaan ugmahcelinayaa WIIL SHIDAN anigoo uga mahadcelinaya sida uu usiiyey jawaabta ninkalayiraahdo mahad oo ah nin aanlasocan aduunka iyo aremha somalida qofkuna waxa uukufiican yahay in uu ogaada waxajira inta uusanhadlin kahor, wadmahadsantahey WIIL SHIDAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CERO WEN

Sunday, November 26, 2000 - 02:32 am
halkaan waxaan ugmahcelinayaa WIIL SHIDAN anigoo uga mahadcelinaya sida uu usiiyey jawaabta ninkalayiraahdo mahad oo ah nin aanlasocan aduunka iyo aremha somalida qofkuna waxa uukufiican yahay in uu ogaada waxajira inta uusanhadlin kahor, wadmahadsantahey WIIL SHIDAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iiddow

Sunday, November 26, 2000 - 03:38 am
Adoo yibir guursadaa ka roon intaad saleebaan guursan lahayd waa dad dhintay oo mooryaan ah. naagahoodna waa areeboyaal wasaqbadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Sunday, November 26, 2000 - 06:40 am
TO DHAMMAAN SOMALIDA HALKAN WAX KU QORTEY

saleebaan waa qabiil caan ah kana dhashay
habargidir, waxaan ka bartey dad fara badan
waana dad wanaagsan sharafna leh, sida aan
qabo waa dad aad u degan aadna wax la qaybsan
kartid ama wax kuu ogol.

dadka aan ka bartey waxaa ka mida nin la
yiraahdo cisman hawie oo hanti ku leh easta
africa, waxaan kaloo dalka imaaradka carabta
aan ku bartey nin caan ah oo la yiraah Axmed
Sahal Cali ahaana Generaal ka tirsan Ciidamada
iyo dhallinyaro kale.

waxaana u sheegi lahaa dadka maangaabka ah ee
somalida sheeganaya inay wax kale bartaan inta
ay maalinba la soo taagan yihiin qabiil hebel
muxuu yahay, maxay tahay danta kuugu jirta qabiil
barashadiis, maxaadse uga jeedda marka aad indhaha
isasoo tireysid aad leedahay waxaan rabaa in aan
wax ka ogaado qabiil hebel, aniga waxay ila tahay
taasi wax faa'iido ah kuu soo kordhin mayso sxb
ee waxay kaa tahay qabii cay ( aflagaado),
doqonimo iyo wuxuushnimo.

ma jiro qabiil somaliyed oo aan lahayn dad xun
iyo dad wanaagsan mana aqbali karo qofkii yiraah
qabiilkeyga ayaa ugu wanaagsan somalida waaana
qof aan waxba kala socon aakhiro adduuntoona.
qofkaasna waxaa uu la mid yahay dameer, sac,
camel, ey ( dog ) ama mukulaal.

dadkaasaw miyaad ka weydeen adduunkan casriga ah
wax aad barataan quraan, cilmi adduun IWM, intaad
isku hawleyso wax aan dani kuugu jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Sunday, November 26, 2000 - 07:39 am
Aad ayaad u mahadsantahiin martida isugu timid girigaan saleebaan.

Qaasatan martidda sharafta leh sidda CERO WEN iyo ABDIKIRIN XASAN

sida walaalkeen ABDIKIRIN noo sheegay waxaa wanaagsan inaan wanaag is weydaarsano cilmi kalena barano.

waxaan kuu sheegaa yeysan ku qaadin caro ku eg inta dagaalka sokeeye ku egyahay, wixii dhacay waa dhaceen,qabiil qabiil cafiyey ma jirin, qabiil qabiil ka fiicana ma jiro.

ninkii saleebaan wax qaladda ka tabanaayow raali ahaw, xaal qaado, qaladaa dhacay cafiska ma reebna, na cafi, guriga gurigaagi waaye caddaado imaw caano iyo hilib ku soo dhawaw.

ugu danbeentii XAQA ALAAHEY HANA TUSO HANA LA IS CAFIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dina

Sunday, November 26, 2000 - 08:03 am
idite vse na hui! vi menya zaebali, vse chego-to bazarite, a nikto po-russki poobshat'sa ne hochet. Vot sizhu tut i zhdu printsa kotorii bi so mnoi pogovoril!

nu davaite bazar'te dalshe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Sunday, November 26, 2000 - 09:40 am
waxaan u maleynaa magacu inuu yahay magac dumar waa DINA

hadaad dumar tahay walaaley waa luuqatee mase saleebaan ayaad tahay, luuqatu ma luuqad saleebaanbaa, mooryaan luuqad kastey taqaanaahe bal aan kuu jawaabee ii soo turjun ALAHA ku barakeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samadoon

Monday, November 27, 2000 - 09:51 am
halkaanwaxaan ugajawaabyaa somali yegtaha oranaya luuqadu maluuqad saleebanbaa oo raciyey moryaan luuqad kasteey taqaan, walalhadaadan wax aqoon lamasoogalo intarnedka, sidaas oogeyd qabiil kiinoodhan ayaa badowdaasa walaalwaxaan kugubogaadinayaa hada ayaad jogtaa meeshii aad kafaa iidesan laheedee adiga iyo qabiilkaagu,waadmahad santahey,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Monday, November 27, 2000 - 07:03 pm
MA JIRO WAX QABIIL LA YIRAAH
INTUUSAN DAAROOD DADKA CUNIN??????????????
QABIILNA WAXAA NA TUSAY DAAAAAAAAAAROOOOD
WAXAYNA ISUGU JIRAAN DAD XUN IYO DAD FIICANBA MARKA SOOMAALI WAXAA KU SOO AADAY DADKII XUMAAA .. EE HALA DULQAATO INTA LAGA GUDBAAYO SOMAALIYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Monday, November 27, 2000 - 10:34 pm
Asalama caleykum waa bil ramadaan

Mahadow hadii aad tahay ninkii furay doodan ha caayin qabiilada sida daarootka iyo kuwa kale.

haddii aad tahay mahadkale sidoo kale, waayo su`aal jawaab ayey leedahay waxbaana lagu su`aalay.

somali waa hal, hal luuqad,hal diin,hal midab, laakiin waa kala han-weyn yihiin waana mid bini-aadanka oo dhan qabo. qabiil qabiil ka fiican majiro mid mid ka xunna ma jiro.

wali ninkii sharixi kara SALEEBAAN waa furan tahay dooda,aniguna waxaan dhihi lahaa SALEEBAAN qabiil somali ah oo kuwa kale la mid ah,odaygii SALEEBAANA waa ninkii ugu horeeyay oo somali ah oo XAJKA taga oo dad badan waxey ugu wici jireen XAAJI SALEEBAN, duiyaddiisa maantana waxaa loogu wacaa ilmo XAAJI SALEEBAAN.

wacaleykum wasalaam
ramadaan wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Tuesday, November 28, 2000 - 03:16 pm
to ; wiilshidan
sxb waxaan ku waydiiyey ninka maanta jooga oo aan aqoon saleebaan raba tuu dumarka oo dhan ka doortay .inay tahay saleebaan . soona dhexdhigay internetka .oo aduunka oo idil laga aqrisanayo ma waxuu waayey eheladeeda ? waa qalad inuu soo dhex dhico meeshaan mustaqbalkiisa ?waana cawaan aan waxkala ogeyn .waxaanse suaalay hrta asagu yuu u dhashay??????maxuma inuu gabar habargidir ah wax la wadaagee? (ad ayaana unasiib badantahay .aqoon la aanta aankuu leeyahayee ilaahay u xamdi naq)waa ninka gabadha doonayow. hadaad rabtana aqoon habargidir orod galgaduud tag ee waydii .waa maxay SALEEEBAAN.JAWAABTA HALKAASAA KA HELEYSAA
nacalaa la gafuur xuntahay .nabee inaadan soo noqoteensagaal doofaaraa iska kaa dhasheeeeee
doqon. najis najis dhalay aan ku arko........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M

Wednesday, November 29, 2000 - 04:00 am
WAR SALEEBAAN WAA GOBTA HABAR GIDIR
SALEEBAAN WAA GOBTA HAWIYE WAA QABIILKA KALIYA EE KAGAABSADAY FALALKII XUN XUMAA EE HABAR GIDIR KU KACAYSAY. SALEEBAAN SIFIICAN BAAN U AQAAN WAXAAN DHIHILAHAA SALEEBAAN WAA QOLADA KALIYA EE HABAR GIDIR AAN ISKA AF FAHMI KARNO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Original-MAHAD

Wednesday, November 29, 2000 - 05:31 am
Waad mahadsantihiin dhamaan intiina ii soo jawaabtay.

Waxaan meesha ka arkay inay ku jiraan dad aan isku magac wadano.

Sababta aan u furay qoraalkani waxay ahayd anigoo rabay inaanw axyar ka barto qabiilka aan sheegay ee Saleebaan, waana ku mahadsantihiin dhamaan.

Marnaba ma oran saleebaan ma dad xunbaa sababtoo ah qabiil xun iyo mid wanaagsan midna ma jiro. Qofka shakhsiga ah ayey ku xirantahay oo qabiil walba dad xun iyo dad fiicanba waa leeyahay.

Waxaan si gooni ah ugu mahadinayaa inta qabiilka Saleebaanka wanaagooda ila qaybsaday.

Soomaaliyeey ha la is xushmeeyo. If we don't respect each other no one else will respect us! Markaad qurbaha joogtid hadaa qof Soomaali ah necebtahay ama aad jeceshahay dhibkiisa waxaa lamid tahay adigoo la dagaalaya qof kula saaran markab hoosta ka dalooshamay oo biyo kasoo buuxsamayaan "sinking ship". Marka itaad is dagaalaysaanw axaa ka fiican inaad marka hore badbaadisaan markabka "soomaaliya" kadib aad waxaa isku haysataan ka wada hadashaan. Waa iga talo and it is up to you hadaa qaadanaysaan iyo hadii kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JINI

Thursday, November 30, 2000 - 08:00 am
MAHAD INTAAD MALAHA CAAJISKII KAA BATAY AMA AAD QAYISHAY AYAAD SALEEBAAN INTERNETKA DHEX KEENTAY.DADKIINA ISKU DIRTEY OOD DAMBAAJISEY.ANIGU WAXAAN AHAY REER PUNTLAND SALEEBAANA WAAN AQAAN WAA DAD WAX WALBA KALA SIMAN QABIILADA SOMALIDA EE REERKA INTERNETKA HA KEENIN WAAYO MID AAN WAX GARAD AHEYN AYAA KU AFLAGAADOONAYA.RAMADAAN KARIIM DHAMAANTIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabane

Thursday, November 30, 2000 - 08:42 pm
Run ahaantii Saleebaan waa qabiil aad iyo aad u Dharsan maxaa yeelay intaasi oo dad ah waxaay isla qireen in Saleebaanku yahay dad fiican oo nin walba oo Soomali ahi uu ladhaqmi karo, run ahaantiina hadii aan Saleebaan sifeeyo waa dad aad isugu kalsoon wax qabad fiicana leh hadii aad dad ka barato ayaad ogaan lahayd wax galkooda iyo wanaagooda waana mida ay dad badani ku amaanaan, hadii aan eego dagaaladii sokeeye run ahaantii waxay muujiyeen dulqaad iyo in ay Soomalibadan badbaadiyaan Ilaahbaa waxbadbaadshee, waxaana la hubaa in dad badan sababtooda loo sii daayay ay maanta aduunyada joogaan walina lama sheegin qof Saleebaan nolol ku qabtay oo ladilay ciduu rabo ha u dhashee, gabdhahoodu waa kuwo Ilaahay edeb & asluub ku manaystay,
waa gabdho hawlkaro ah,
waa gabdho aan maya aqoon,
waa gabdho qurqurxoon,
waa gabdho edeb leh,
waa gabdho ninkii helaa nasiib leeyahay,
waa gabdho asturan oo diinta ku fiican, inkastoo ay taasi tahay hanuun Ilaahay
waa gabdho,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Thursday, November 30, 2000 - 10:51 pm
To jabane

Kun jeer aad mahadsan tahay, waana BIL SOON ee ilaahey kheerkeeda haku siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheeg

Friday, December 01, 2000 - 01:43 am
salama
saleebaan madmadoobe ha ii faanin
dad caadi ah weeye dadkeyna cunaan
waxaana saleeban u fiican lafta la yiraahdo dashame inta kale ma jiraan saxiibayaal sidaa ula socda
ramadaan kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabane

Friday, December 01, 2000 - 08:20 am
To: Rur sheeg ugu horayn waad mahadsantahay marka xiga walaalow waxaa fiican nin waliba waxa uu sheegayo in ay runta ku salaysantahay ee maahan in aad ka hadasho waxaadan aqoon, taasi waxaa cadaynaysa sida aad u kala hadashay waxaad tiri saleebaan waa dad caadi ah hadana waxaad sheegtay in ay yihiin dad xun sida aan hadalkaaga ka dhadhansaday hadii aan si kale u qaatayna raali ahow, mida kale mafiicnayn inaad kahadasho saleebaanka dhexdiisa. Saleebaan dhamaantiis waa isku dhaqan iyo dabeecad mana kala fiicna, ninka furay topigan waxaan ku dhihi lahaa hadiiba ay gabadhu ku yeeshay ha labalabayn ee ka gaar nasiib ayaad leedahaye. Sheekadani waa midii ugu nadiifsanayd ee si sax ah oo aan la,iscaayin afkaar la,isku waydaarsado,
waad mahadsantihiin Dhamaantiin, wassalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatuhu,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABIIL DIID

Friday, December 01, 2000 - 06:59 pm
ASLAAMU CALEEKUM WARAXMA TULAAHI WABARAKAATUHU
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN SALAAN KABACDI
WALAALAYAAL WAXAAN AADUGU FARAXSANAHEY SIDA AAD
WAXISKU WEEDIISEN WAAYO WAARABADAAN WALAALAYAAL
QOFWALIBA ILAAHEY HAKABAQO HANALAISKA DAAYO DANBIGA IYO WAXA QABIILKA KUSABSAN WAAYO QABIILADU
MAKALA FIICNA,
WASALAAMU CALEEYKU WARAXMATULAAHI
WABARAKAATUHU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABIIL DIID

Friday, December 01, 2000 - 07:03 pm
ASLAAMU CALEEKUM WARAXMA TULAAHI WABARAKAATUHU
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN SALAAN KABACDI
WALAALAYAAL WAXAAN AADUGU FARAXSANAHEY SIDA AAD
WAXISKU WEEDIISEN WAAYO WAARABADAAN WALAALAYAAL
QOFWALIBA ILAAHEY HAKABAQO HANALAISKA DAAYO DANBIGA IYO WAXA QABIILKA KUSABSAN WAAYO QABIILADU
MAKALA FIICNA,
WASALAAMU CALEEYKU WARAXMATULAAHI
WABARAKAATUHU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Saturday, December 02, 2000 - 01:13 am
To run sheeg

Run ayaad sheegtay hadaad tiri saleebaan waa madow yihiin waayo waxaan nahay dad afrikaan ah,
laakiin sida aad u kala qaybisay walaal waxba kama jiraan waayo waxaa qaybsama wax badan lakiin waxaan nahay dad isku dhex nool oo aaminsan inaynaan kala qaybsamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xog ogaal

Saturday, December 02, 2000 - 01:37 am
waa dad xun oo markasta mucaarad ah

dowladii siyaad bare mucaarad ayay ku ahaayeen

dowladii jenaral ceydiid mucaarad ayey ku ahaayeen

dowladdii brother cali mahdi mucaarad ayey ku ahaayeen

inna salaad-boy ma ogi sidey ku yihiin, dad la aamini karo ma ahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhan

Saturday, December 02, 2000 - 01:40 am
ma maantaa mooryaan naloo amaaney xageen aadnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 03:32 am
Aniga oo ah oo ah nin hawiye waxaan rabaa in aan idiin sheego saleebaan waa midgaha hawiye


SALEEBAAN WAA MIDGAHA HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moor

Saturday, December 02, 2000 - 07:16 am
waryaa qabiilada soo baro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIRO WEYNE

Tuesday, December 05, 2000 - 06:15 pm
TO anonymous waxaad sheeganeeysaa hawi adigoo kalana manoqankaro hawiye hadii aad daneyneeso
Inlaguujawaabo isisoosheeg markaas ayaan kuu
Jawaabayaa anigoo ah ciro weyne,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIRO WEYNE

Tuesday, December 05, 2000 - 06:19 pm
TO anonymous waxaad sheeganeeysaa hawi adigoo kalana manoqankaro hawiye hadii aad daneyneeso
Inlaguujawaabo isisoosheeg markaas ayaan kuu
Jawaabayaa anigoo ah ciro weyne,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIRO WENE

Tuesday, December 05, 2000 - 06:23 pm
TO anonymous waxaad sheeganeeysaa hawi adigoo kalana manoqankaro hawiye hadii aad daneyneeso
Inlaguujawaabo isisoosheeg markaas ayaan kuu
Jawaabayaa anigoo ah ciro weyne,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabane

Tuesday, December 05, 2000 - 09:07 pm
Ninka isku sheegay anonymous waxaan u malaynayaa in uusan astaahilin in loo jawaabo maxaa yeelay, yuu yahay haloo jawaabee, magacii, fadlan soo sheeg magacaaga ha,isqarine markaasi ayaa laguu jawaabayaa,, waxaana filayaa jawaab ku qancisa in aad heli doonto oo aan cay lahayn sidaadoo kale,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Thursday, December 07, 2000 - 10:47 pm
To Anonymous

bro horta midgaha raganimo kaama liitaan
karti kaama liitaan
qabiil kaama liitaan
aqoon kaama liidaan
arag kaama liitaan

sida aad nasab u tahay ayey midgo u yihiin

sida aad qabiil u sheeganeyso ayey qabiil u sheeganayaan

marka isweydiiyoo midgaan maxaad ka taqaan?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.