MAXAMED | Sunday, November 26, 2000 - 07:54 am ASSALAAMU CALAYKUM WAA RAMADAAN HA LA DAAYO DANBIGA OO YAAN LOO NOQON HADDII RABBI IDMO. WASALAAMU CALAYKUM |
SuleeqaKaniini | Sunday, November 26, 2000 - 01:12 pm Maxamed: caleeykuma salaam, waa waano wax ku ool qofkii qaadanayo, ee su'aal aan ku weeydiiyo: dambiga xaaraanta ah ramadaanka ee aan xaaraanta ahayn inta kaleh muxuu yahay?oo aad inaga waanineeyso. |
MAXAMED | Monday, November 27, 2000 - 06:49 am wasalaamu Calaykum Walaal Suleeqa Danbi marna ma banaana, waxa xun aan iska reebno, waxa wanaagsanna aan is farno ILAAHAYNA wadada xaqa ah ha na tuso AAMIIN----- wasalaamu calaykum |