site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Duduble ma hawiyaa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Duduble ma hawiyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Monday, November 27, 2000 - 04:13 am
waxaan bartay oo aan jeclaaday gabar ii sheegtay inay tahay duduble ay na igu tiri
waxaan ahay qabiilkaas walaalayaalow iga soo
caawiya oo iissheega hawiye iyo daarood wuxuu yahay
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 04:18 am
aniga waxaan qabaa iney yihiin daba dhilif
h/gidir waxaana sheeko ku maqlay in ay habar gidir
ay ka heleen jidka dabadeedna ay korsadeen
maxaa yeelay h/gidirtu xitaa ma guursadaan
run ahaan tii ma dhihi karo waa midgo

marka weydii dadka iiga cilmiga roon
salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAADI-CADE

Monday, November 27, 2000 - 03:05 pm
Ninyaahow hadaan kaaga jawaabo su'ashaada ah Durufle ma Haabiyaa haa waa Haabiya.
Laakiin waxaad tiri Gabar Durufle(Duduble) ah ayaan sxb la noqdey inaa lilaahi wa'inaa ileyhu raajicuun ,,,,,,,,,,,,

War nin yahoow ka carar ha guursan walaahi hadii kale waa lagaa wasaa oo naagaha DUDUBLAHA waa wada dhilo oo nin kasto waa ninkooda oo siilkooda maba la aha wax qiimo ah oo HAWIYEHA daga CEEL-BUUR waxeey ku mahmaahan magaalada CEEL-BUUR waxeey ku dhisan tahay:
SIR CEYR(QIYANO H/GADIR)
SOOR MURUSADE(DEEQ CUNO)
•••• DURUFLE(DUDUBLE)

Waana rumoo HABARGIDIRTAA iska wadwadato oo waa cawaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULKA

Tuesday, November 28, 2000 - 11:26 am
AWALBA BAADICADE AYAAD DHAQAN KA AHAYD(GIIRGIIRYAHOW) NACALA KU SOL, WAR MAXAA GABDHAHA KUU GEEYAY.
NIMANKAN IS WEYDIIYAY CADA DUDUBLE YAHAY
WAXAAN KU IDHI DUDUBLE WAA DHULBAHANTE LAAKIIN WAXAY LA DHAQMEEN OO LA DEGAAN YIHIIN HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiraab

Tuesday, December 05, 2000 - 07:36 am
Wasaaqiinta ku kulantay internetka ee aan aqoonin sumcada qabiil leeyahay kuna xadgudba qabiilada ka sharafta badan kana dadnimada badan mawaxey moodeen duduble inuu yahay mid uga baahan dhalasho waxa aad sheegteen oodhana wuu iskala weynyahay waa na dhalad oo jid lagama helin mana la korsan qabiilada aad dusha ka saareysaana waxba ugama jiraan.

Hadii aan la hadlo midka isku magacaabay baadi cade adiga ayaa magacaagu yahay baadi jid laga helay markaasaad cidku sheegeysaa waxuusan ahayn
teeda kale duduble ma ahan macnaha loogu maah maahay waxa aad ku fasirtay ee waa in magaalada ceelbuur ninkasta uu jeclaa inuu guursado gabar duduble xoolahiisuna ku bixiyo.

Kan isku sheegay dhul waxaan ku dhahay duduble ma ahan dhulbahante ilaah ayaana ka koriyey inuu gun ku abtirsado oo magac wuxuu ka yahay maxamuud hiraab habar gidirna mar waawalaalahiis marna adeer ayuu uyahay qabiilna wuxuu ka yahay hawiye oo aan lala simeyn.

Waxaan la hadlayaa kuwa soo caytamay ma kuwii ay ka bursa deen xamar baad tihiin mise kuwii ay ku gumaadeen ceelbuur ileen kuwa kale cay uma quuraane dudublane waa la ogyahay inuu cay ka saliim yahay ee kii soo weydiiyey suaasha ah yuu galaa duduble ka fogow adigoo kale gabar lama siisto oo waxaad tahay mid duli ah kan jaamac isku sheegow ka fogaw internetka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Woqooyi

Tuesday, December 05, 2000 - 08:25 am
Waar anagii baad midga yar yar sanka naga mar marisay.Waar woqooyi hadii aad ku noolaan lahaydeen midgaad noqon lahaydeen.Waxa idin asturay Koonfur oo laysku dhex qarsoon yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duduble

Wednesday, December 06, 2000 - 11:26 am
to: ninka jaamac dad aad wax weydiisato malahid marka aad meesha su aashan ka fureysid koley aniga waxey ila tahay in aad tahay ninka caynayo
oo isu soo jawaabey maxaa yeelay sheekad adaa isku biloowbey hadana isku jawaabayo laakiin waxaa tahay ninmanka aan arki karin habargidir oo meesha warxumo u soo gala su aal?? ninka baadicade isku magacaawey matihid baadicade xataa hawiye nin majeerteen oo ciil qabo baa tahay hadey naagaheenii ay dhilo ku ahaayeen ceelbuur adinka kuwiinii kenye beyku yihiin oo kuukaayo baa nacdey laakiin pimp maad aheed xagee ku aragtey gabar duduble oo dhila mase weykudiidey
qaraar baa ku haayo <<<<gay>>>>> weynaadey baatahay hana caayin mardanbe duf hakaa gashee sheelada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Thursday, December 07, 2000 - 04:33 am
waad mahadsantihiin
anigu umaanan furin in laysku caayo ama lay aflagaadeeyo su,al baan idin weydiiyay
hadii aad aqoon u,leedihiin ii soo jawaaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hangool

Friday, December 08, 2000 - 07:42 am
To. Jaamac

Duduble waa dad wanaagsan waxay degaan Ceelbuur hadaan nahay Dhulbahantena waxaan qabnaa inay yihiin dad Dhulbahante ah oo weliba reer Cali geri kasii ah Daraawishtii.

Markaa sidaa ula soco waa dad dhalasho iyo dhaqanba leh eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HG

Friday, December 08, 2000 - 12:49 pm
waryaa xayawaan duduble xordege waa niman ah mohamud hiraab yaan loo gefin mana ahan dhuloos ee cali geri ayaa ah celi duduble, mida kale waxaa kadhashay halyeeygii XALANE waxaa kaloo kadhashay ninkii yiri hashani maankayga gadaye mamasaarbey laqday SIYAAD DHERYADHOOB runtii waa dad aad u wanaagsan xaga gabdhaha aad ayey u quruxbadan yihiin wax ceebaalana malahan. ee ninyahow hadaad dooneysid waakaa!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 09, 2000 - 10:16 am
TO :: Hangool
WAXAAD TAHAY NIN AAN AQOON U LEHEEN UMADA EE KA FIIRSO WAXAAD LEEDAHAY

Magaalada CEELBUUR waxaa leh MURUSADE ee dadka dhul ay laheen afka ha galin

CEELQOXLE AYEE KA DEGAAN DEGAANKAAS OO DHAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cardoofe

Sunday, December 10, 2000 - 05:02 am
duduble waa niman habar gidira waxa aad sha ku haysaan meshaad ka keen teen kula noqda doofaaryahay meesha ku aruurtay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Sunday, December 10, 2000 - 06:11 am
waxaan garan waayay dadku hadii ay dad muslim ah yihiin waxa laga rabo?
duduble waa dad muslim ah oo nasab ah ee iska dhaafa dambiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoyo

Sunday, December 10, 2000 - 06:57 am
haa waa hawiyee iska dhhf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelbuur

Sunday, December 10, 2000 - 10:12 pm
Nimanka caayay duduble, waxaan dhihi lahaa koley maalinbaa ilaah idin xisaabi doonaa, shaydaanka maalin ayaa la sugi,.
ragga leh ceelbuur waxaa leh murusade, waxba hanoo kale turjumina ee magacaaya noo daaya.

BAADICADE.
ninka la baxay , baadicade ma tihid ee umada magacooda u daa.

JAAMAC:
Hadii aad rabto gabar duduble, waa iga daacade walaahi waa gabdho sharaf iyo qadarin mudan, hadii aad guursato, inaadan naag kale damcayn, waa dad ahlu diin ah, daaacad ah, reerkeeduna waa ay ku xushmaynayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/WAXADSAME

Monday, December 11, 2000 - 04:13 am
dhamaan dadka isugu yimid gogosha duduble
waxaan umalaynayaa inuusan iiga baahneyn in aan meeshan ka amaano waxaa loogu yeera (XORDAGE)
ninkii garan baa garan

ugu horeyntii aqiyaarta waad mahadsantihiin
dagaal wuu dhacay soomaali oo dhan baa qalad qashay cidii wax naga tabaneysooy raali naga ahaaw
xaal qaado soo dhawaaw guriga gurigaaga waaye

ninkii igu yiri waxaad tahay daarood ninyahow darod sanka ha iga galinin maxaa yeelay ilaahba igama dhigin

ninka isku sheegayo jamac

duqa horta waad hurudaa maxaa yeelay hadii ilaah ku siiyay gabar xordaga ahi nasiib baad leedahay
ninkaagan intuu na soo kaxeeyay gidigeenba internetka na wada keenay ugu horeyntii waad noo gaftay nin yahow hadii aad tahay somalidi la yaqiinay garna ku gasho garna kaa baxdo ninyahow naga garbax danbi baad naga gashay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yarimes

Wednesday, December 13, 2000 - 07:46 am
haber-gidir ayaa gumeysata run, ahaantiina ma,aan isdhaheyn haber-gidir ayaa wax gumeysani in ayaga lagumeyta mooyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilHarti

Wednesday, December 13, 2000 - 08:16 am
Habar Gidir, Abgaal, Murursade, Duduble, Afar Qooble, dhamaantood waa midgo.
Nasabadoodu aad ayay u yartahay xaqiiqadii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hangool

Thursday, December 14, 2000 - 01:39 am
to. Dhamaan qolyaha kor lagu aflagaadeeyey.

WalaalayaaL xaal baan idinka siiyay qofkan sheegtay magaca Hartiga waxa uu ku hadlayna waxba kama jiraan qolo cayna inaga Soomaali inaga reeban.

Dudublana sidaan horeba uu idhi waa dad sharaf leh xumaan iyo cay midna ma mudna.

Laakiin dee nimanku waa Dhulbahante ee sidaa ula Socda.

Ka naxoow nafta waa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-karanle

Monday, December 18, 2000 - 11:22 pm
Duduble waa yaraankii hawiye Cali-geriga dhulbahante la degana waa jilib Duduble ka baxa taasi waa xaqiiqda haddii lagu qancayo

"waana ka xumahay gobta sharafteedii lagu tumanayo"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-from bledweyne

Thursday, December 28, 2000 - 04:53 am
durufle amba diifle waa adoon laga keenay dalka zaiir ee ma,aha hawiye waagii horena waxaa gumeysan jirey xawaadle.
waxey habergidirta uraaceena waxaa waay
iyaguba markii hore waxey ahaayeen dad lagumeysan jirey. marka waxey ay isku raaceen maadaama labadoodaba lagumeysan jirey.
waxa loo yaqaano iskaashi..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali geri

Friday, January 12, 2001 - 02:54 am
Hadaan nahay cali geri waxaan aaminsan nahay inaan asalkeenu nahay duduble kunatagnay cariga dhulbahante sheeko taariikhi ah laakin aan aaminsanahay dhalashadeena meesha ay salka kuhayso ooah halkii aan ku dhalanay waana magaalada ceelbuur.

Hadii dhulbahante nalagu tilmaao waxba kama qabno oo waa dadka yagii hadii duduble nalagu tiriyana waa asalkii aan kasoo farcanay waana hayb lagu abtirsado tan u dhaladsan una sharafta badan ee cidii cayda ayadaa caayan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.