site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QOFKA SOOMAALIGA AH MAHORMARO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: QOFKA SOOMAALIGA AH MAHORMARO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Tuesday, November 28, 2000 - 01:04 am
Anigoo ra,yigayga kahadlaya,hadaananahay ummada soomaaliyeed maskaxdeena makorto oo kamawaynaano waxaan tobansano kohorwadnay ayaan wali kujirnaa waa(qabiil).Hadaanimid wadamadan horay umaray xataa oo aan aragnay qaabkay unool yihiin isxaqirid la,aan,kaladambayn,istixgalin laguwadanoolaado.Kasoo qaad haduu ku cunsuri ah soomaalida wax kasheego,waxaan isla dhexqaadaynaa muxuu naga rabaa muu amaan nasiiyo,anagoo og inaan canshuurtooda cuno,dumarkoodana kufsano,wadankoodana kunool,maxaan ugu waano qaadan la,nahay in anagoon cayr isasiin,waxbana istarin aan isu diidno meeshaan ogayn ee nololba aan lahayn waa wadankiiye aan anagoo soomaali is la,ah aan noloba aan u,ogolayn angoo xataa halklaan joogno.Hadaan kahadlo waxyaabaha qofka maskaxdiisa kobciya waa aqrin badan,barashada cilmiga & isudabaqidiisa si aad udhaxasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban 2

Tuesday, November 28, 2000 - 02:50 pm
Waan kugu raacsanahay waxa aad halkan ku qortey.

balse wallaal adigu isu billoow oo erayada aad qorisid wax u dhexeeysii.

si eey noogu fududaato inaan u aqrino.

waad mahadsantahey
wax aqris wannaagsan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.