site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MEESHAAN MA WAXAA LOO FURAY REER BAADIYAALKA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: MEESHAAN MA WAXAA LOO FURAY REER BAADIYAALKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 28, 2000 - 05:41 am
SOOMAALIYEEY GOORMAAD ISKA DAYSAAN ANAA SIDAA AH IYO ADAA SIDAA AH OO WAX QABSATAAN OO SIYAASADA ADUUN WEYNAHA LA SOOCOTAAN SIDA UU MAYKAN IDIIN ADOONSADO IYO REER GALBEEDKA IDIIN DHAQAN ROGAYO OO AAD ISKA DAYSAAN DHAQANKII BOQOLKA SANO LA SOO DHAAFAY EE WAX MA GARATADA KU DHAQMI JIREEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 09:01 pm
SXB DHOORAYAAL AYAA INTA BADAN MEESHAN WAX KU QORA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.