site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jaa garanaya sababta xawaadle uu ogaadeenka wabiga ugu shubay?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Jaa garanaya sababta xawaadle uu ogaadeenka wabiga ugu shubay?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yassin hassan

Tuesday, November 28, 2000 - 08:40 am
somaliyeey waxaan maqlay in uu xawaadle
dad badab uu ogaadeen ah uu wabiga kushubay -
maxey aheyd sababta uu wabiga ugu daadiyey -
taariikh xagee ah ayeyse leeyihiin xawaadlaha-
iyo ogaadeenka??
miyey isnecbaan jireen???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan hassan

Tuesday, December 05, 2000 - 03:31 am
eazy bro
xulufo siyaad ayey ahaayeen oo dhamaantood jaajuuz ahaa. takale gaajo ajey ahaayeen marka
waxaa laga baqayey abaar hadii loo ogolaado in ay degaan waayo waxaa jirtay in tuulo barqaawo ah
uu udhow hargeysa ladejiyey markaana tuuladii looga guuray abaar kaliya. takale ma,aha dad dhaqan wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mumin xassan

Tuesday, December 05, 2000 - 04:24 am
iyaga maxey wabiga ka sameynayeen hadeysan dabaal aqoon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 02:01 pm
WAXAY WABIGA UGU GUREEN DAAROOD AYAA LUNSHAY DARAJADII AY LAHAAYEEN.21 SANO SIYAAD INTUU MAJEERTEEN ISKA ILAALI IS LAHAA AYUU HAWIYE KOBCINAYEY WUXUUNA GAARSIIYEY DARAJO AANEY U QALMIN.LUG NINKII IS JABIYA ISAGAA KOLEY U JIISI.WAATAN MAANTA XITAA DAMEERADII HAWIYE DAAROOD FACEYSTEEN.XAWAADLESE OGAADEEN ISKA DAAYOO GAALJECEL AYUUSAN ISKA CELIN KARIN OO OGAADEEN KA TIRO YAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

inagalool

Thursday, December 14, 2000 - 09:49 am
sababta dadkaas maatida ah wabiga loogu shubay way iska cadahay waayo kaan ogaynoow barigaas waxaa jiray colaad qabiil oon meela ku salaysnayn cidkastana waa reer hebel loo dilayay waxaana filayaa kuwii falkaas sameeyay hadii maanta lawaydiiyo inay aad uga xunyihiin sababtoo ah wax kadambeeyay oo dilka noocaas ah laga faa'iiday majiraan qabiilka xawaadlahana markii ay habargidir kaqabsatay gobolkoodii waxy qaarkood kusoocarareen ooay magangaleen ogaadeen waxbana lamayeelin marka dhibku waa iska dhacaye talagal sidaas usiiwayn oo lagalahaa majiraan ogaadeenkuna waa dad dulqaad badan waxaana rajaynayaa in ay arintaas iska cafiyeen wassalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

joodax

Friday, December 15, 2000 - 05:43 am
waxaan u maleynayaa iney ku sugeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaqaane

Tuesday, December 26, 2000 - 11:21 am
sababtu waxay tahay xawaadle waa dad aan diin lahayn aan marti iyo sharaf toona aqoon ogaadeenkuna waa xoolo aan isu gargaarin waayo ogaadeen iska daaye xawaadle bahgeri ayaa ku filan waayo waayagii beled weyne gubay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 11:26 am
to yaqaane.
xawaadle iyo bahgeri waa dad deris ah oo walaalo ah aadna isu guursada waxaana filayaa in wanaagga maanta dhex yaala uu soomaali oo dhan u noqdo tusaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 11:30 am
wanaag ma jiro xaw. xisaabtan ayaa sugaya ee ha ku tashto taas aar soo gandoodsaday wuxuu gaaro waa dili

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 11:31 am
dabaal ma soo baratay hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Wednesday, December 27, 2000 - 02:51 pm
TO. YAQAANE BROTHER WAXAAD TAHAY NIN CAQLIBADAN ALLAHA KU DAAYO. OGAADEEN HADUU MID YAHAY WAXAA KUMA DHACEEN.ANIGU MA IHI OGAADEEN WAXAAN AHAY DAAROOD DAAROOD IYAGAA IS BADAY. WAXAADSE KU CALOOL FAYOOBAATAA IN MARDAMBE AAN HAWIYE LA AAMINI DOONIN LANA WADA DEGI DOONIN.WIXII DHACAY WAA DHACEEN EE WAXAA IGA WAANO AH HAWIYE ADUUNKA DAAROOD AYUU U NECEB YAHEE WALAAL YAAN LAGA DHIGAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil hawiye

Thursday, December 28, 2000 - 01:10 am
Ali
walaal been ayaad sheegtay, walaahi inaanan daarood necbayn waa walaalaheen, waxaan neceb nahay waa amxaaro iyo wixii daba dhilif u ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugaas

Thursday, December 28, 2000 - 02:44 am
to. liibaan hassan

walaal xawaadle oo markay dhar qabaan futatoodu muuqato (macawis xaydan ) ama isaaq oo dhaqan u haysta in gaalo la daba ordo ogaadeen dhaqan xumo kuma sheegi karaan waa qabiilka oogu diin wanaagsan dhaqankuna waa diinta islaamka midka oogu fiican.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raage

Monday, January 01, 2001 - 08:48 pm
to*liibaan.waxaan kulee yahay mataga iska daa .inta aadan ogaadeen ka hadlin plate-.kaaaga soo sax.sababa ta oo ah.xawaadle waa qabiil kolba qabil hawiye kuriixo.oo mar layiraah waa laylo kase . waa majeerteen . waa ogaadeen.markii aan dib u fiiriyay sababahaa aan kor ku.xusay' aan soo ogaaday in ay yihiin qabiil wali ay calamad su aal saarantahay. markaa liibaan waxaan'hadalkii ku soo gunaanaday qabiil ka uu xawaadle galo soo hel kabac dina isu keen keen oo jawaab ha lagaa helo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL YABAR

Tuesday, January 23, 2001 - 02:01 pm
ARXAWAADLE MAXAAD KA TAQAANIIN XAWAADLE HAWIYANA MAAHAN SXB DAAROODNA MAAHAN MARKUU OGAADEEN WABIGA KU SHUBAAYEYNA WAXAA KA DANBEEYEY SIYAAD BARE OO SOO DEJIYEY DHUL XAWAADLE DOQOMO DHEH MARKA SXBOW OGAADEEN DHULKIISA ITOBIYUU KA GATEE INAY GAAJO QABATEY MAXUU DHUL XAWAADLE KA SOO DOONAY WAXAAN KU LEEYAHAY SXB HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAADA HOOYO XAWAADLANA WIXII IGU YIMAADA DHUL XAWAADLE WABIGAA SUGAAYA SAAS LA SOCO.MIDA KALE SXB OGAADEEN DABAAL HA SOO BARTO HADII KALE BIYAHA AA SUGAAYO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.