site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Bucul Bacayr ma Habar yoonis iyo H/Awal oo kaliya ayaa ka tafiirmay mise kuli Isaaq oo dhan?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Bucul Bacayr ma Habar yoonis iyo H/Awal oo kaliya ayaa ka tafiirmay mise kuli Isaaq oo dhan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Historian

Wednesday, November 29, 2000 - 08:29 pm
Ninkii bucul bacayr ee aan wada garanayno Imisaa ka bad qabta Isaaqa? Warka ha la cadeeyo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasteexo

Friday, December 01, 2000 - 06:12 am
runtii waxaan arintaa isku haynaa dad badan oo isaaqayaga ah waxayna ahayd arrin jaahilnimo ah oo dhaqan xun ayay ahayd laakiin waa laga gudbay
markaa walaal waana bil ramadaan in dad nasabkooda lacaayana waa xaaraan ee inaga daa danbiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayraan

Friday, December 01, 2000 - 10:04 am
Nasteexo
Ma fiicna adigoon timaha hoose soo xiiran aad halakan timaado.
Bucur wuxu dhalay duulka Absame la yidhaahdo hadda
Bacayr waxa ka tafiirmay duulka isku tilmaama Hartiga.
Bucur+Bacayr=Koombe+Kablaxlax=Doorood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PROVE

Friday, December 01, 2000 - 10:08 am
If
Bucur+Bacayr=Doorood
then
Doorood=Bucur+Bacayr...
we all know Bucur=Midgaan &Bacayr=yibir
therefore
Doorood=Yibir+Midgaan...you can also infer that YIBIR=DOOROOD-MIDGAAN.
Knowing that Yibir+Midgaan=Nasab Dhiman
then
Doorood=Nasab Dhiman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 08:06 am
iidoor caqliga ilaahay horebe idii
kaqaaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.boqor

Sunday, December 24, 2000 - 02:10 am
war nimanyahaw magaca daarood waa gacan galay nacaskii damca inuu wax caayaba muxuu afkiisa wasaqda badan usoo mariyaa waar marka hore huurada kasoo cadayo inta aanad daarood afkaaga soomarin. intaasi waa iga talo mida kale daaroodku waa dad badane markaad doonaysid inaad wax caydid qabiilkii aad gooni ucaayaysid ujawaab laakiin dadka oodhan hawada caayin nacasyahaw aan akhlaaqda lahayn waxaana adiga aad kaaga fiican midgaan iyo yibir iyo caadaqaataba /.ugu dambeynii doqonoow qfgaaga suubso ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil daarood

Sunday, January 21, 2001 - 08:59 pm
garqaade.xayraan.hadii aadan runta iska indhi tirayn bucurbacayr waad taqaan in uu ahaa ninkii habaraha isaaq ay ku abtirsadaan oo dhan waxa cadayn u ah =habar jaclo+habaryoonis+habar awal-bucurbacar==habaro]so darood kuma ab tirsado.habaro.markaa runtu waxay tahay in habraha uu qabi jiray bucurbacayr waxa intaa kugu darayaa in falaari gilgilisha kaaga fuqayn

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.