site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BEESHA BIYAMAAL DAGAALKII AY TALYAANIGA LA GALEEN WAKHTIGEE AYUU AHAA?MUXUU TALYAANIGU BEESHAAS ULA DAGAALAMAY? IGA JAAHIL TIRA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: BEESHA BIYAMAAL DAGAALKII AY TALYAANIGA LA GALEEN WAKHTIGEE AYUU AHAA?MUXUU TALYAANIGU BEESHAAS ULA DAGAALAMAY? IGA JAAHIL TIRA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Saturday, December 02, 2000 - 04:25 am
WAXAAN DOONAYAA INAAN WAX KA OGAADO TAARIKHDAN BEESHA BIYAMAAL IYO TALYAANIGA DHEX MARTAY.
WAAD MAHADSANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULBAHANTE

Saturday, December 02, 2000 - 02:21 pm
soomaali
qabiilka kaliya ee taariikhda lagu haayo ee la dagaalamay gumaystayaashii wadanka haysan jiray waa DHULBAHANTE.qabiil kale lama haayo so forgett it bro.
TAARIIKH AAN JIRIN 2000 LAMA ABUURI KARO SO GET LOST.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 07:35 pm
To: Dhulbahante.

Iga raali ahow inaan kusaxo ayaan rabaa saxiibob, Biyamaal, waxay kamid ahaayeen boqortooyoyingii ugu horey ee ka jirijiray wadanka, boqortooyadii biyamalka waa jibiyey boqortooyadii Galadiga, waxaad ogaataa iney tariiqda ay had iyogoor ay qoraan kuwa guleysta, Tariiqda dhulbahantah iyo Sayid Mohamed Abdulle Hassan waxay aheed mardhow, 1900. Saxiib waxaad ogataa inaan ahay nin dhulbahanta ah oo kuma xaqiraayo, Askarta ugu badan ee Sayid wata iyo xaruntiisa waxay aheed, TALEEX. Lakiin Ogow Tariiqdu Qabiil malaha, Boqortooyadii Biyamaalka, iyo Boqortooyadii Qaladiga, iyo tii Majerteenka, waxaa kaloo jiray Boqortooyadii AWDAL, Tarriiqahas waxaad ka heleysaa Librarykasta.
Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Saturday, December 02, 2000 - 11:42 pm
dhulbahante:

soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin aniga yidhi rag iska reeb.waxaase ku saxay anonymnous.in la kala faaiidysto way fiicantahay, taariikhda aynu soo marnayna wax aynu iska waydiino iyadoon la eegin qabiil.

anonymous waad ku mahadsantahay jawaabta aad bixisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Sunday, December 03, 2000 - 06:27 pm
anonymous
aniga ayaa dhulbahante ah...lol
so wax jira ma jirayaan,awdal,biyo maal,galadi,iyo tii majeerteenka,,,,,lol
get lost....
beenta kala tag meesha ma qaadanayno e...

hadalka kiisa caatada ah kama helo saaxiiboow..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante2

Monday, December 04, 2000 - 05:40 am
dhulbahante:

saaxiib mawduuca maad fahmin ayaan filayaa.waxa kaaga filan anigu taariikhdan waxba ka garanmaayo laakiin inaad tidhaahdo ama aad sheegto wax mawduuca ka baxsan looma baahna.

bal akhriso waxaad qortay oo dib isku sax.

sorry!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real dhulbahante

Monday, December 04, 2000 - 11:43 am
Kan Isaaqa ah ee iska dhigaya dhulbahante waxaan kuu sheegayaa hadii aanu kaa xoraynay Ingiriiskii aad daba dhilifka u ahayd ma waxaad istiri waxa kaliya eed dhulbahante ugu abaal gudaa in aad iska dhigtid doqon dhulbahante kolkaa dhulbahante xataa hadaad dhuusada dabaysha kala martidna waxba uma dhimi kartid waayo qabiilka keliya ee ka xanaaqq marka laga hadlayo xorinimo doonkii somaliyeed waa la yaqaan.
biyomaalkuna waa ay ku haboon yihiin inla sheego siday gaalada uga xoreeyeen koonfurta somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 02:43 am
Soomaali oo dhan gumeystaha wey la dagaalantay, waxaana dagaaladaas ka mid ah kan Ingriiska la lagalay oo dhacay qarnigii 19 dhamaadkiisii.

Fiiri halkan:

pobox.upenn.edu/~fbl/singhbutta.htm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 02:46 am
Soomaali oo dhan gumeystaha wey la dagaalantay, waxaana dagaaladaas ka mid ah kan Ingriiska la lagalay oo dhacay qarnigii 19 dhamaadkiisii.

Fiiri halkan:

http://pobox.upenn.edu/~fbl/singhbutta.htm

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.