site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

(SDVP )xisbiga barwaaqa sooranka somaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Ururada Kale - Other Political Parties: (SDVP )xisbiga barwaaqa sooranka somaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohammed awil

Monday, December 04, 2000 - 08:29 am
hadaa tahay somali doonaya dalkiisa in uu wax kabadalo waxaan diyaar aanu unahay in aan rag iyo dumarba aan walaalayaal aan idinkusoo dhawayno gacmo furan waan kuu baahanahay . hadii aan xisbigan idiinkaga sheekeeyo waxaan ikugu nimid magaalada stockholm sanadkan 00/1/23 taas oo macnaheedu ahayd inaan dhisno xisbi kabaxsan wadanka kadibna aan wadaxaajood aan layeelano dhamaan kooxaha iskuhaysta sidii loo xukumilahaa dalka somalia nasiib waxaa noqotay in dhamaantood looga yeeray djabuti anagu hadaan nahay xisbi siyaasadeed oo uhalgamayo danaha dadwaynaha somaliyeed iyo dalka mustaqbalkiisa waxaan doonaynaa inaanu noqono kuwii maanta waxkabadali lahaa xaalada dalka uu maanta kusuganyahay waaxaan aaminsanahay xukunka wadanka inuu kayimaado shacabka somaliyeed ayna gacanta ugu jirto siyaasada wadanka lagu xukumilahaa taas oy go aanku uu ka imanayo paarlamanka wadanka walaalayaal waxaa maanta loobaahanyahay madaamo aanu nahay dadkii kaliya ee wadanka wax utari lahaa inaan kafakarno dalkeena waayo ilaa mudo 11sano caruurtii noqonlahayd mustaqbalka wadanka inaysan dhigan skol suaashu waxaytahay kooxahaani ee isku haysta wadanka xukunkiisa haday dadkii dhalinyarada ahayd qaarna aydileen qaarna aan waligood skol dhigan oo aysan waxba baran yaa mustaqbalka xukumaya wadankeena mawaxaan soo ijaaranaynaa dad noo xukuma wadanka mise isticmaarlabaad ayaan galaynaa . dhamaan somaliwayn rag iyo dumarba waxaa igala soo xiriirikartaan emailkaan {lo.kvmnynas@samhall.se
ogow xisbigan waa midkii ugu horeeyay ee lagu dhisay waxa layiraahdo somali wayn oo aan wax qabiil ah aan lug kulahayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhaadhaan

Wednesday, March 14, 2001 - 03:44 am
waxaan qabiil ku dhisneyn maanta ma jiraan ee ninyahow maxay tahay ujaadadaada ugu weyn ee aad u aasaas tay ururka maxaadse u soo qori weysay waxa uu ka hadlaay oo ay ku saleysan yihiin ajandihiisa yaase gudoomiye u ah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 09:52 am
Mahamed cawil

Ha la hadlin kan weli qabiilka aaminsan bal meeshu qabiil la tago ayaynu arkaynaaye.

Ma oga in qofkii qabiil dhaqmaa uu ilaahya ka fogaaday.

hala hadlin dadka noocaas ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.